No video

Qiima Dhaca Qofka Islaamka uu isku keenayo Sh Mustafe Haji ismail

  Рет қаралды 126,169

Dacwa Tv

Dacwa Tv

Күн бұрын

Don Bosco and Boqol Soon High Schools
Under Ansaaru Sunna Trust School - Nairobi

Пікірлер: 98
@yaqubburhan7858
@yaqubburhan7858 3 жыл бұрын
Walaalaha ANSAARU SUNNA TRUST waxaan ka codsan lahaa haddii ay fariintaydan arkaan inay maxaadaran English translation ku hoos qoraan, dad badan oo qurbo joog ah iyo gaalo badan oon Soomaaliga fahmayn ayuu ilaahay ku soo hanuunin lahaa xaqiiqdii baan aaminsanahay. Mahadsanidiin
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 жыл бұрын
Sheekh mustafe waa aqoonyahan caalim ah waa aftahan mawduucu ku beegmo sidiisa u kala dhiga waa sheekha aan ugu jecelahay illahay cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereyo
@carfooncadey7309
@carfooncadey7309 3 жыл бұрын
Aamiin
@dekayoussoufdeka5967
@dekayoussoufdeka5967 3 жыл бұрын
Amiin
@abdinorkoshin1094
@abdinorkoshin1094 3 жыл бұрын
Jazaka Allah khayre. Waxaa Ila haboon muxadaradan in luqada English ka Lagu turjumo hadii la awoodo, si ay uga fa'iideystan dadka afka somaligu Ku yaraday kuna nool meelaha waxaan Laga hadalayaa Ku badan yihiin.
@ServentOftheGracious
@ServentOftheGracious 3 жыл бұрын
Madaxwyne Fadlan daawo muqaakan, Xorey coldoon, La Xisaabtan Abaarso. kzbin.info/www/bejne/jJbSqnqjmbGricU Xaqii Coldoon maxaad ugu tumanaysaa, oo Xaqii ardayda abaarso oo la gumeysanaayo YAA U MAQAN! ***Fadlan daawada muqaalkan, Xoreya coldoon, U Dooda wllkiina Xaqa ardayda u doodaaya! oo Intu Xabsi Ku Jiro, Maalin yaynan ku dhaafin aadan u ducayn una olalayn Xoriyadiisa!
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
Ilahay hakasofurto xaq bukutaganyahay
@ServentOftheGracious
@ServentOftheGracious 3 жыл бұрын
@@sahromohamed4375 Allahuma Ameen
@sophy20233
@sophy20233 3 жыл бұрын
استغفرالله العظيم الذي لا اله الاهو الحي القيوم اللهم اجعلنا من اهل الفردوس الاعلى اللهم اجعلنا من اهل القران وخاصته
@Wardhi99
@Wardhi99 2 жыл бұрын
Jazakallahu khayran Akhi sheikh Mustafa hajji Ismail Barakallahu fikum Akhi
@osmanabdi320
@osmanabdi320 3 жыл бұрын
Sh musdafe is one the best and prolific scholars in Somali community he who listen to his lectures it will change a lot in his /her life
@bashiirceeleey3468
@bashiirceeleey3468 2 жыл бұрын
Rrrrrrrr
@bashiirceeleey3468
@bashiirceeleey3468 2 жыл бұрын
Rrr44rrrrrrrrrrrrr4
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 жыл бұрын
Waxan jec laan lahaaa muxaadara daan inay Gaari doonto ;dhamaan somalida ,ka faideystaan kuna Dhaqmaan insha'Allah
@craxmaancali2010
@craxmaancali2010 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin ilaahey cimri dheer cibaado badan hakuugu deeqo sh mustafe
@Wardhi99
@Wardhi99 2 жыл бұрын
Barakallahu fikum Akhi Jazakallahu khayran Akhi
@dekayoussoufdeka5967
@dekayoussoufdeka5967 3 жыл бұрын
Suldaan culumaaa sheekh mustafe haji ismaciil haruun
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 3 жыл бұрын
Subxanalah wa maxadiro layaab leh cid walbo fududaysay inanu dhagaysano ilhy haka abal mariyo wlllhi ad bay u macaan thy wa maxadiro waqicedi timid Qalbiga nogu qabobay Ansaru suna wllayal kulanadano kale badiya Aakhirayi Adunba wad ka faa'idaysane
@farixaabdisalaam2613
@farixaabdisalaam2613 3 жыл бұрын
Masha'Allah, Allah sheekha ha barakeeyo oo cimrigana ha u dheereyo
@somalilander_girl9474
@somalilander_girl9474 3 жыл бұрын
Aamiin
@saynabhussein1746
@saynabhussein1746 3 жыл бұрын
MaashaAllaah sheikh mustafe adiga iyo culimada kalaba illaahay haydin xifdiyo
@mustafagedi3772
@mustafagedi3772 3 жыл бұрын
Mashallah may Allah reward him for his deeds and grant him happy life in this world and hereafter ameen
@pahzanemohamud7158
@pahzanemohamud7158 2 жыл бұрын
Mazha alla muxadaradan qimaha badan waxa diyariyay sh.cabdibaasid axmed o ah nin cajiiba oo hazta 10 master iyo 2 PhD wana professor iyo sheekh mustafe labadaba ilahay haka abaal mariyo
@fowsiyaabdulaziz8094
@fowsiyaabdulaziz8094 3 жыл бұрын
Mashaallah my favorite Sheikh. Jazakallahu qeyr for your amazing lectures.I always look forward to listen to you. I wish like many others it can be translated in English so our young English speaking can benefit from it.
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu qeyran sheeq mustafa Waa muxaadaro qayim ah qofkii meel dheer wax ka arko.uu ku cibro qaato.
@mohamadali4723
@mohamadali4723 3 жыл бұрын
شيخ مصطفي بارك الله فيك
@hamdaibrahim3389
@hamdaibrahim3389 3 жыл бұрын
Mansha allaah shekh ilahay ha ku xiftiyo
@abdallemahamed6807
@abdallemahamed6807 2 жыл бұрын
Manshalah sh mustafe jasakalaah
@lulmohamed181
@lulmohamed181 3 жыл бұрын
Jazaaka Allahu shiikh mustafe.cimri dheer Allah ha ku siiyo.aamiin yaa Rabi 💞
@aqoonkororsi2024
@aqoonkororsi2024 3 жыл бұрын
Masha Allah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 жыл бұрын
Qabyaaladda waa dulmi iyadaa dhulkaaga kaa kaxaysa, kaddibna sabab unoqota inaad khaniis ama khaniisad noqoto, kaddibna aad dulmi difaacdo.
@abdialasow6277
@abdialasow6277 3 жыл бұрын
Masha allah Shukran
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 3 жыл бұрын
اتذكر مقالة نحن نعيش في عصر التفاهة المعبد اهم من الانسان والزفاف اهم من الزواج ومراسم الدفن اهم من الميت والملبس اهم من الجسد
@fartunahmed6381
@fartunahmed6381 3 жыл бұрын
Masha allah sheq mustafe alle swr hano xafido
@sharmakemaxamud6222
@sharmakemaxamud6222 3 жыл бұрын
M.alah my fov sh mustafe
@museadan2109
@museadan2109 3 жыл бұрын
Sheekh illaahay haku xafido amiin
@dr.ahmedabuna
@dr.ahmedabuna 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH DHAMAAN CULIMADA SOMALIYEEDA ALLAH IDIN DHAWRO.
@fatimaahmed2087
@fatimaahmed2087 3 жыл бұрын
Manshaa allh Alle ha ku xifdiyo sheekh mustfaa
@odayjama1829
@odayjama1829 3 жыл бұрын
Walaaahay waxuu sheegayoh sheikhu waa waxa maanta dhalunteena haysatah .
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 2 жыл бұрын
Mansha allaah xifityo
@hidayojiryare9046
@hidayojiryare9046 3 жыл бұрын
Mash allh
@liipanmuuse1176
@liipanmuuse1176 3 жыл бұрын
Sh. Mustafe Sh. Ismaaciil sh. Haruun maasha alaah waa sheekha kaliya ee dhalinyarta u ah laf dhabarta haysa walhi dhalinyar badan Nolosha uu fahansiiyey xitaaa aniga waa sheekha dhalinyarta markaste wacdiya waayo uxu ogyahay inay yihiin kuwa dalkan badali kara oo khaliya
@deeqamaaida5949
@deeqamaaida5949 3 жыл бұрын
آللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤️
@Abdirahmanmohamed20245
@Abdirahmanmohamed20245 3 жыл бұрын
Allah yaxadidk shhiq mustapha
@najaxmaxamuudcali4461
@najaxmaxamuudcali4461 3 жыл бұрын
Masha Allah sh.mustaf jasaka Allahu khayr
@salixudin
@salixudin 3 жыл бұрын
MashaaAllah. Barakallahu.
@cabdimaxamedcabdi8868
@cabdimaxamedcabdi8868 3 жыл бұрын
Sh mustafa
@lionofsomaliland9
@lionofsomaliland9 3 жыл бұрын
Walalayaal shiikha sulayman qaynuuni taariikhdiisii noo dhamaystir kudhaha idinkaa iiga dhowe
@cqaadirmahamedahmed2380
@cqaadirmahamedahmed2380 3 жыл бұрын
Mashallah
@apdikanihazzan8138
@apdikanihazzan8138 3 жыл бұрын
asc wllo Hawl diined ka doonaya shekh mustafe inuu isharaxo wana wx dhaba wllo marka iso jawaab
@sidiiqmaxamed9035
@sidiiqmaxamed9035 3 жыл бұрын
Sheekh
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 жыл бұрын
Masha Allah waad cadysay nolosha laga kumay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
الله اكبر
@cabdisamadmahdigadiid6453
@cabdisamadmahdigadiid6453 3 жыл бұрын
Masha.allah
@user-lb3ks9xd4n
@user-lb3ks9xd4n 3 жыл бұрын
Wallee sheekha run buu sheegay
@khadraabdullahi6881
@khadraabdullahi6881 3 жыл бұрын
Jazakumulah kheyr
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 3 жыл бұрын
sheikh mustafa sometimes English khutbadaada ku soo dar please because dhalin yarada qurbaha afsomaligu wayi ku leetaan fahankiisa barkala kala feek
@ahmedasherif9378
@ahmedasherif9378 3 жыл бұрын
Anagaaa idiin turjumi
@esmahan143
@esmahan143 3 жыл бұрын
Waxaan aaad ula yaabay dadka dislike saaraya ma waxay kala garaneyn like ama dislike🤔🤨
@tusiye4356
@tusiye4356 3 жыл бұрын
ubadka hanyaridi ka daaya waalidow , oo ogaada inaad diintiisana bari karto , duunyadiisana bari karto , sida tusaalahan muuqda oo kale . waxaad ka dhigi kartaa jowharada ilaahey kusiiyey diktoor amase diktoorada ilaahi abuurtayna yaqaan aduunkiisana yaqaan bulshadiisan wanaag la jecel sida tusaalahan kuu muuqda oo kale . allaahu akbar
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
MashaAllaah wa run ilahay hanoxafido
@user-zq4qu8tn9j
@user-zq4qu8tn9j 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hamadou ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedkhader4923
@ahmedkhader4923 3 жыл бұрын
aqoontiiyoo qofa
@axmedmaxmed8667
@axmedmaxmed8667 3 жыл бұрын
Western civilization interested material
@saynabhussein1746
@saynabhussein1746 3 жыл бұрын
Yaa Allaah xaqa na sug
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 жыл бұрын
Aniga oo ixtiraam u haya diinta suuban ee islaamka iyo culimada waxaan idiin sheegayaa sheekh mustafe waa nin eegta danihiisa aduunka waxaa cadeyn u ah maanta somaliland waa lagu so duuley gudo iyo debed waxaa ku soo duuley beesha uu ka soo jeedo ee habaryoonis hadii uu sheekh yahay oo uu ku hadlaayo xaqa ilaahey sheekhow ma coldoon baa waalan mise somaliland hadii uu yahay adoon ale oo run sheeg ah maanta somaliland iyo ina coldoon runta ha u kala sheego sheekh mustafe waxaa jecel dhamaan cadowga somaliland i don't know why waxaan dhegeystey sheekh mustafe oo leh kuwii siyaad bare ridey waxay ahaayeen xaasidiin subxaanalaah hadaba wax kasta oo hore ha dhacaan khalad iyo saxba abu sheekh malaha waxaad is moodey nebi maxamed swc maanta ma coldoon ayaa sax ah oo dhamaan reer somaliland waa gaalo mise coldoon waa sheydaan loo soo direy umada reer somaliland waxaanu kaaga fadhinaa jawaab deg deg ah anagu ilaahey ayaanu ka baqnaa ee adiga kaama baqno maxay kugu jeclaadeen farmaajo iyo dabo casar oo ay inta kale dhamaan jamhuuriyada somaliland ku naceen walaahi waa yaab goorma ayey snm iyo usc noqdeen xaasidiin goorma ayaad sxb noqoteen siyaad bare oo diidey quraanka ilaahey sheekh anigu ma hubo in uu ilaahey ku jecel yahay laakiin waxaan hubaa in ay faqash aad kuu jeceshahay ilaahu yaclam ilaahey ayaa og sababta
@caalimmahdi9938
@caalimmahdi9938 3 жыл бұрын
لاتكونو حمقا انتم الدين يستملون اسما مستعاره تستعملون اسم الدين وانتم حكومه مخفيه 🤔😁
@samuelkilla8365
@samuelkilla8365 3 жыл бұрын
Brain waching
@io7008
@io7008 3 жыл бұрын
Brainwashing NOT Brain waching. I think you need a brain to spell correctly.
@MegaCigaal
@MegaCigaal 3 жыл бұрын
Shekhu wuu salaman yey lakin in laga hadlo in dadkan aan Soo gafhi karayn meelahan sidii loo gaadhsiin lahaa diinta danyartana loo caawino lahaa.. ningaala iyo timi lajara non sense wxii dadka u dana iyo diinta halaga hadlo
@mohammednur6169
@mohammednur6169 3 жыл бұрын
Ciwaanka muxaadarada u fiirso horta sxb.. muxuu ka saabsan yahy
@amiinboos7632
@amiinboos7632 3 жыл бұрын
Wuu kahadlaye ma muxadaradan ayuun baad arkatay sxp kolba wixìi taagan ayaa laga hadlaa
@MegaCigaal
@MegaCigaal 3 жыл бұрын
@@amiinboos7632 garte
@museadan2109
@museadan2109 3 жыл бұрын
Kkkkkk hadigu maxaad dadka u qabatay! Ask yourself questions before ask someone else!!
@MegaCigaal
@MegaCigaal 3 жыл бұрын
@@museadan2109 what's kkkk 10 qoys oo Somaliland daqan dumar iyo caruur danyars ayaanu caawinaa
@sidiiqmaxamed9035
@sidiiqmaxamed9035 3 жыл бұрын
Mashal Allah sh.mustafe
@ayanayan5030
@ayanayan5030 3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdikarimadamhaji8493
@abdikarimadamhaji8493 3 жыл бұрын
Mash allaah
@user-zq4qu8tn9j
@user-zq4qu8tn9j 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hamadou ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayannoor577
@ayannoor577 3 жыл бұрын
Mashallah
@xasanyuusuf5529
@xasanyuusuf5529 3 жыл бұрын
Masha Allah
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 3 жыл бұрын
Mash Allah
@muxamedcabdulahi8050
@muxamedcabdulahi8050 3 жыл бұрын
Masha allah
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Guusha Dhabta ah ᴴᴰ┇► Sh Mustafe Haji Ismail 2023
21:22
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 6 М.
Waxyaabaha Daalka ku Ilowsiiya || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
18:52
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 43 М.
Dulmiga iyo dhibaatada laga dhaxlayo || Sh. Mohamud Omar Dirir
54:30
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН