Qiimaha la iibiyo Dahabka Suuqyada Muqdisho oo sara u kacay.

  Рет қаралды 18,641

Dalsan TV

Dalsan TV

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadumoShekhaxmad
@FadumoShekhaxmad Ай бұрын
Lamabkeda yaa raba
@miskiin236
@miskiin236 4 ай бұрын
Dan yartu dahab iska dhaafe Noloshaa ku adag Illaahay ha na siiyo irzaaqad waasac ah oo xalaal ah.
@Nicmobishar
@Nicmobishar 4 ай бұрын
Amiiin amiin amiin yarabiii 🤲🤲🤲🤲
@engineeryiriisow
@engineeryiriisow 4 ай бұрын
Horta qof danyar ah dahab muxuu kufalaa
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
waxaan kula talin lahaa Soomalida qofkii lacag kaaash ah heesta agar ahaan lacag ka doolarka haku iibsado dahab sbbtoo ah hoos u dhac wayn ayuu ku socdaa doolarka waana waraaqo , dahabkuna waa lacag dhab ah , caqliyad fog lahaada wlaalyal
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 ай бұрын
Meeshaan Dahab ma yaalo wax u ek qolfo Geed Ka daaday
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 4 ай бұрын
Haa caalamaiya uu ukacay meel wal bo soomaaliya laaakiin qurux
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 4 ай бұрын
Wll dahabku wa lacag adag = $, Dahabka marku qaaliga yahay dollarka raqiis ah dollarka marku kacco dahabka dhaco, Bank aya laga xukuma
@miskiin236
@miskiin236 4 ай бұрын
Waa run dadka lacagta haystaa marna $ Keydsadaan marna dahabka hada Russia,China kulli dahab bey keydsadaan.
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 4 ай бұрын
@@miskiin236 sax walalo tan kalle calamkan wa net isku xiran dowladaha heshiisya ka dhaxeya u fiirso waqtiga Xajka Dahabka wa sii qaaliyoba hadana ma bilaaban Arinkan waqti Dheer ayu jiray. Xajka kadib inu so dhacay u badan tahay. Xili waxa jirtay $8-$10 grm kii u joogay dahabka, bangigii ugu weyna ee kaydinayay Dahabka xaraashay dahabki yaalay, wa xiligay dahablayasha Somalida Dubai dukamada furteen nasiib wanaag cidii ka faidaysatay wa faaiday runtii.
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 4 ай бұрын
Kenya waba 90dollar
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 ай бұрын
Waxa Soomaaliya yaalo Dahab lama oran Karo
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 4 ай бұрын
@@batulasmail8261 hee maxa la oran kara
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 4 ай бұрын
Haa wlh aniga layabey waxa mooda bug waliba la dhaqay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
Soomaliya waxay ka furfurantahay dhanka Gacansiga iyo logistikada , wadamo badan oo afrika ah ayaa Soomaliya dhanta wlahi
@FaadumoMoalim-i6n
@FaadumoMoalim-i6n 4 ай бұрын
85/aan ku gatay. Walahi. Sucudiga. Makkah. Ramadan kii
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 4 ай бұрын
Walaal waxan islahaa xajka marka lagasoolaabto Ayuu jabayaa waban suganayey, 85 baad kaga gadatay Makka waba ku qaali saa,id
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Suuqa Dahabka Qatar | Dahabka Malaga ganacsan karaa ?
11:12
OGAANSHO
Рет қаралды 132 М.
DAHABKA KEE UGU FCN . / SUAALE. DHALAQAHA KU SABSAN.
15:29
Hamda Home Decor
Рет қаралды 46 М.
مقابلة خاصة لـ"العربية" مع ترمب
52:10
AlArabiya العربية
Рет қаралды 265 М.
Nimca oo dahab loo dirsaday damac ka galay iyo Shukri lugeed Sheeko Qosol badan
19:25
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 27 М.
muqdisho qiimaha dahabka iyo xujeydii oo dahab cusub....
10:08
Iqra mudan
Рет қаралды 54 М.
DAHAB GARANKI INTU MARAYO HOLLAND ILA ARKA 🙉 QALBI BEELA👌
20:59
Family Qamar & Moha
Рет қаралды 24 М.
Sidee loo soo saaraa DAHABKA? Qaabkeese loo warshadeeyaa
6:56
Waaberi Media
Рет қаралды 58 М.
suuqa dahabka jidah
9:11
canab channel 1
Рет қаралды 40 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН