Suuqa Dahabka Qatar | Dahabka Malaga ganacsan karaa ?

  Рет қаралды 133,708

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 380
@ogaansho
@ogaansho 3 жыл бұрын
waxaa xusid mudan in dahabka 21 la isticmaalo kabadan kan 18 .
@secterofficial6001
@secterofficial6001 3 жыл бұрын
Sxp omar waxaan rabay arin aad ii gu wayn oo ilaah hibo isiiyey inaad iga caawiso
@secterofficial6001
@secterofficial6001 3 жыл бұрын
Madaama aad ka imid thy dadka aadka u jecel dhalintooda soomaliyeed
@secterofficial6001
@secterofficial6001 3 жыл бұрын
Waxan filayaa inaad iisoo jawaabto markaad hesho fariintayda
@amiinapdirahman7660
@amiinapdirahman7660 3 жыл бұрын
𝑾𝑳𝒍 𝒐𝒈𝒂𝒏 𝒔𝒉𝒐 𝒎𝒂𝒓 𝒉𝒂𝒅𝒊 𝒂𝒅 𝒚𝒐𝒖 𝒕𝒖𝒃𝒆 𝒖 𝒔𝒐 𝒈𝒐𝒅𝒂𝒚 𝒘𝒙𝒂𝒏 𝒌𝒂 𝒄𝒐𝒅𝒔𝒂𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒊𝒏𝒂𝒅 𝒐𝒈𝒂𝒏𝒔𝒉𝒐 𝒄𝒂𝒓𝒖𝒖𝒓 𝒅𝒊𝒃 𝒖 𝒇𝒖𝒓𝒕𝒊𝒅
@mohamedhassa6349
@mohamedhassa6349 3 жыл бұрын
waxn ahay dahable hargeisa ku le dahable wa runta dahabka 21ka wa midka ugu ibka badan dahabkain ka badan 18ka iyo 22ka thnkz
@yoonismohamoud6749
@yoonismohamoud6749 3 жыл бұрын
Inta jecel Qur.aanka iyo xadithka iyo sunada nabiga scw Like ha isaarto
@muslimhasen1661
@muslimhasen1661 3 жыл бұрын
Walal like ka waan kuusaray lakin like da hakaganacsanin zxp hhhhhhh
@HiboMaxamad-l5r
@HiboMaxamad-l5r 9 ай бұрын
Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxaanaxmed3615
@farxaanaxmed3615 3 жыл бұрын
Aaway dadkii jeclaa nabigeyna mohamed (scw)❤❤✅
@Aboubaker-G
@Aboubaker-G 3 жыл бұрын
Scw
@yusufmm766
@yusufmm766 3 жыл бұрын
Scw
@supermaaymedia
@supermaaymedia 3 жыл бұрын
Scw scw
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 3 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@maxmedcabdi443
@maxmedcabdi443 3 жыл бұрын
Scw
@crronaldo7736
@crronaldo7736 3 жыл бұрын
Aawey dadkii JECLAA xabiibkeena Mohamed like iisaara
@abwanqays8190
@abwanqays8190 3 жыл бұрын
scw nabiga like haku raadsan nabiga wll
@axmedmaxamed6890
@axmedmaxamed6890 3 жыл бұрын
scw scw scw........
@saamiyadaganofficial9222
@saamiyadaganofficial9222 3 жыл бұрын
Waxaan qof idin ku cusub waa video iigu horeyey aan la kulmo wax walbwa waan kuu saaray wlkey ogaansho keep going anoo kugu cusub ayaa wax kaa faiday alxm video yadaadi hore ilaa 2017 ayaa soo booqday runtii way i qanciyeen alxm❤❤
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Saamiya dagan official Welcome saamiya dagan with open bands and heart 👌👍👈.
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 3 жыл бұрын
Mash allah waxan rajaynaya Somalia in AY sidan UU hormarto OO qabilka IYO qurunka ay KA weynadan inshallah
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@abdullahiali161
@abdullahiali161 3 жыл бұрын
Mowduuc sheekoyin xiiso leh noo sosamey mise sheekoyinka sirdoonka wax naxiiso galiyo nososamey.... Thanks Omar Inshar
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
Hadii Alle idmo jmcda ayan dhamayn 3 bilood ka dib hooyaday mcn is Lee yahay u iibi oo abaal gud uga dhig insha allah
@abdaljoseph7480
@abdaljoseph7480 3 жыл бұрын
Hoyaddey khayr ilaah ha siiyo waxay ka shaqeynaysay dahabka wax ka baddan 20 sanno 💖💖
@hafza2135
@hafza2135 3 жыл бұрын
hoyada sodoh ma iinoqon kartaa??😂😂😂walaga soo ag dhawan kara maohoo
@abdaljoseph7480
@abdaljoseph7480 3 жыл бұрын
@@hafza2135 aad io.aad anaaba kugu labisin hada diyaar tahay🥰😂
@smartsignals3311
@smartsignals3311 3 жыл бұрын
SIMPLY OGAANSHO WAAD NA KAAFISAY HORAY U SOCO SXP LAGU DAYDO 🥰.
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid 3 жыл бұрын
5:51 Marki doolar lo badalo Nuuca 24 waa lacag gaaresa $57 Nuuca 22 waa lacag gaaresa $53 Nuuca 18 waa lacag gaaresa $43
@idmanmaxamed3246
@idmanmaxamed3246 3 жыл бұрын
mahadsanid
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@hafza2135
@hafza2135 3 жыл бұрын
mahadsanid walaal
@xamdaapdirahman7626
@xamdaapdirahman7626 3 жыл бұрын
Ma fahmin ma garaamka ayaa laga wada
@barkhadabdillahi560
@barkhadabdillahi560 3 жыл бұрын
@@xamdaapdirahman7626 haa wll. waa nooc kasta 1gm qiimihiisa VEDEO-ga si fiican u dhagayso.
@shuraim4762
@shuraim4762 3 жыл бұрын
Waaw mahadsanid sxb Cumar wax badan baa ii kala bixisay oo mugdi iiga jiray shukran
@abdihakin7424
@abdihakin7424 3 жыл бұрын
Thank you very much wll waan kuu mahad celinaya sida aad noogu soo gudbisay warbixintan 👍👍👍👍👍👍
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah. Baarakallaahufiik habaryar Cumar Iinshaar. Waligaa ku dadaal inaad mujtamacaaga soomaaliyeed wax anfaca isoo gudbiso si aad u liibaanto adduunka iyo aakharoba Lakiin dahabku qiimahiisa wuu isbedbeddelaa sida dollar ka iyo poundka ingriiska
@Colhayechannel46
@Colhayechannel46 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Lkn Ogow Taagerayaashada Badan inay Yihiin Reer somaliland Go Forward brother One Million way
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Mahadsanid Omar Xog Muhiima Ayaad naga Siisay💯 Dahabka😍
@FMGaryare
@FMGaryare 3 жыл бұрын
Masha Allah Omar insha Allah sanadka danbe suqaas wan iman dona🥰🙏
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah waa mawduuc loo baahnaa shukran cumar 👍
@rumaancabdal4429
@rumaancabdal4429 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar waxbadan ayan kafaaiday shukran
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 3 жыл бұрын
Maasha allah caleek anigoo ayaan kudhexjiray xataa sidaa uma aqoon subxaanallah
@shukrimohamed3243
@shukrimohamed3243 3 жыл бұрын
Cumarow wllky niyadeyda makujirtay wlhi wankafikirayay kawaran dahabko in aan kaganasado.shukran laki waifaideysay
@abdikhadararab9802
@abdikhadararab9802 3 жыл бұрын
Omar inshar goormaad imanaysa Somaliya ?
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 3 жыл бұрын
@@abdihassan9054 🤣😂Mxaa kibir ah
@habraactv3799
@habraactv3799 3 жыл бұрын
@@abdihassan9054 18 sano jiryaa ayaa isoo weydiiyey goormaad somalia imaanee miyaad kabaqee" hhhhh Ustaad cumar hore usoco...
@abduwahababdinasir7437
@abduwahababdinasir7437 3 жыл бұрын
@@abdihassan9054 ma niyadiisa kujirtaa war ilaahay kabaq nio ninkan waa walalka fikirka khaldan haka bixinin
@no____name6312
@no____name6312 3 жыл бұрын
@@abdihassan9054 Ilahay hayna Xafido way ficnan lahed inan sida isku wada cafino😊
@abdirahimsaid816
@abdirahimsaid816 3 жыл бұрын
٧٧
@ugbaadmuse4750
@ugbaadmuse4750 3 жыл бұрын
Alleh haku xafido wllo qali omar ishar aad ban kugu xidhanhy wlhi
@Sbazhiri
@Sbazhiri 3 жыл бұрын
Cumarow Hal fargal ah kaliya horay iigu soo qaad markaa Somalia usoo socotid.
@cuudcuud
@cuudcuud 2 жыл бұрын
JIZAAKALLAAH KHEER WAX FIICAN BAAD NOO SHEEGTAY
@daahsonofficial6188
@daahsonofficial6188 3 жыл бұрын
Ustaad hamigeyga waa inaa furto company dahabka soo saaro Hada waxaan dhigataa culuumta dhulka Mr degree gayga ayaan Raba INA KAdhigto mining engineer hadii uu Alle nolol igu gaarsiyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@bellaqueen7914
@bellaqueen7914 3 жыл бұрын
Allaah hakurumeyo riyadada insha allaah
@daahsonofficial6188
@daahsonofficial6188 3 жыл бұрын
@@bellaqueen7914 aamin tnx wllashy
@mustaphemohamed6282
@mustaphemohamed6282 3 жыл бұрын
Ogaansho team👑👌💯
@xamralive
@xamralive 3 жыл бұрын
21 baa jira dahabkaas Sucuudiga iyo imaaraadkaa laga helaa waa kay Soomaalidu iib sato oo u badan tahay 21 ka laakiin 9 baajira UK laga helaa 15 baa jira Finland baa laga helaa dahabka 18 ka waxaa laga helaa Talyaaniga
@momsihaamosmanyuzuf1246
@momsihaamosmanyuzuf1246 3 жыл бұрын
Ogaansho asc wllky ig wayn wlhi wxaan kuubixiyo magaranayo waayo wxad tahy shaqsi xigmad leh Dhankayga respect wllky madaxaa isaaran tahey wnaag kunoolow abod io qoyskagaba ana isooducee inuu allaah awlaada ibarakeeeyo waaildlyna unaxariiiso🙏🏼😭😭😭❤💯
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 3 жыл бұрын
Wllkay cumar wll aad ayaan kaaga muqaaladaada qiimaha leh aad Inoosoo gudbiso waxa kale oo aan ku shegayaa in muqalada aad soo gudbisay ay nolashayda wax ka badaleen
@bahsanehhousseinhersi5881
@bahsanehhousseinhersi5881 3 жыл бұрын
C'est un très bon sujet merci de nous préciser cette type de marché d'or
@fatimamursal7210
@fatimamursal7210 3 жыл бұрын
21 numberka la dheho bay aad u yaala dalka 🇸🇴
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Asc waxa wadaa taxane ( go’aano geesnimo leh ) oo kaga hdlo halyeeyo muslimiin ah Hda xiisaynyso kaso daawo chnlkyga
@ikraamziman
@ikraamziman 3 жыл бұрын
Dahabka waa jeclahay insha allh waxan rajayn kan jeclhay inan so gato mardhow❤
@mowliidmacaane4950
@mowliidmacaane4950 3 жыл бұрын
Maasha Allah sxb qadar nooga soo waran waxa ay caan ku tahay iyo sharciyadeeda waayo 2022 ayaan world 🌎 usoo aadi rabaa cumaroo waan ku sugaa
@ibrahimmustaf228
@ibrahimmustaf228 3 жыл бұрын
Waan kuguracsanahay wll
@hassanjelle6525
@hassanjelle6525 3 жыл бұрын
Ogaansho wllky wllhi adi wax badan ayaan ka faaidey
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN. ...
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 жыл бұрын
Maantaan kala bartay waa cilmi iga maqnaa Mahadsanid
@AhmedRashidvlogs1
@AhmedRashidvlogs1 3 жыл бұрын
Man sha allah walaal qaali ah oo wax fiican noo soo gudbiya
@nasraabdala7797
@nasraabdala7797 3 жыл бұрын
wll omar ka soo hadal arinta afghanistan iyo marekanka
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal onshar
@RAMZAANIofficial2518
@RAMZAANIofficial2518 3 жыл бұрын
Zxp goormaad imaneysaa Somalia🇸🇴🙈
@msatl94
@msatl94 3 жыл бұрын
14,18 USA & Europe 24 Asian 21 Middle Eastern 22 India
@sadiiqcali472
@sadiiqcali472 3 жыл бұрын
Salan sare thanks bro
@Hana571
@Hana571 3 жыл бұрын
Masha allah waxba kaa faiday ani 21ayaan isticmala markasto fargalka wuu iga buusbusma hada kadib 18 ayanba ubadalana insho allah
@taariiqdabaro813
@taariiqdabaro813 3 жыл бұрын
Abaayo aniga dahabki arooskeega wuuba iga ja jabay dhaqsi uuba iga buus buusmay
@raageyare681
@raageyare681 3 жыл бұрын
Maasha allaah sxb qliya
@sadadboy2739
@sadadboy2739 3 жыл бұрын
Gabar kasta comment aqrinaysa wlshy mcn iyo wallky isboqdha 🥰🥰
@Qooyskena
@Qooyskena 3 жыл бұрын
Haloso duceyo caruurta boorame laga aruuriyay oo lugu xiray calanka 🇸🇴somaliya walahi dhibato aa ku hesato xabsiyada gajada hesato iyo daruufta alla ween
@aymphotography6961
@aymphotography6961 3 жыл бұрын
Ogansho vlogg hal mar qatar melaha ugo quruxda bdan nogo so dup 🥰🥰🥰
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Mashruuca dahabka waxaan doonayay inaan dhawaan billaabo, ogaansho waxan mooda inuu maankayga ku jiro❗️❗️❗️Ⓜ️
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 11 ай бұрын
ani xita wan rabay aqon fican kama heesto
@Somalibadboy
@Somalibadboy 3 жыл бұрын
Xilliga salaada ha ku soo beegin wll muuqaalada. Waa talo aan kugu kor dhinayo in badan waxbaad igu kordhinaysee.
@Koko-media234
@Koko-media234 3 жыл бұрын
Aduunka Hal waqti lama wada tukado
@Somalibadboy
@Somalibadboy 3 жыл бұрын
Hhh soomaalibuu usoo geliyaa intooda badani dalka joogane aduunka ina daawadaa halkuu joogaa. Cidiba inama taqaane.
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 3 жыл бұрын
@@Somalibadboy oo somali kale oo dalkale joogta majirto fahan wlkaa
@ahmedgaraad6657
@ahmedgaraad6657 3 жыл бұрын
Aad iyo aad omar allhaa ku dhowro runtii aadbaan kuu tageeraaaa
@hooyadamaanta6220
@hooyadamaanta6220 3 жыл бұрын
Asxaabta ogaansho iso booqda. Ilaahey haidin xafidee.
@Adaawe100
@Adaawe100 3 жыл бұрын
M.a wll cumar inshar alle haku xafido
@engineerxidig4661
@engineerxidig4661 3 жыл бұрын
Mabruuug inaad sfcn muxtawahaada kor ugu qaaday edited cajiiba
@ibraahimdholacase236
@ibraahimdholacase236 3 жыл бұрын
Ogaanaho best youtuber wlhy nin rageed ayaatahy zxb omer hore usoco zhp muqaaladaadu waa best vedios wlhy
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 3 жыл бұрын
Z kuma jiro Af Soomaaliga
@ahmedyusuf865
@ahmedyusuf865 3 жыл бұрын
Dahabku waa hantida kaliya ee la isku halayn karo lacagtu way qiimo beeli kartaa lkn dahabku waa hanti aan qiimo dhicin
@barkhadabdillahi560
@barkhadabdillahi560 3 жыл бұрын
Q1. Dahabka Sicirkiisa yaa Jara?! Q2. Ma jirtaa wax aan Isqurxin ahayn oo loo isticmaalo Dahabka?! Q3. Dahabka Qiimihiisu muxuu isku bedbedili waayay sida Alaabaha kaleba isu bedelaan?!
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 3 жыл бұрын
Waa ii kow caawa lee maqlaa dahabka xirano inuu 18 yhy oo wax kle ku jiraan Shukran walal
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 11 ай бұрын
ma an fahamin ila hada
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 жыл бұрын
Mansha allaaah Cumar Inshaar waan ku salaanay sxb
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 3 жыл бұрын
Apweh 🇶🇦 ciiyaaarahaaaa gorma lagu qabn inshaAllah 🥰
@bilan321
@bilan321 3 жыл бұрын
2022
@sabnaqueen5743
@sabnaqueen5743 3 жыл бұрын
msha allh omar inshaar somaliYa gormad iman
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
Hayaay Ninkii Omar Inshar Oo Update Ah Halkaa Kasii wad Sxb
@maimunaabdullah188
@maimunaabdullah188 3 жыл бұрын
Horey u soco walaal Omar ❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 3 жыл бұрын
Anaga rer somalia hadan nahay tiro uma fiirino blse wxan ku gadana wadan ahan sida singabuur, Dubai, jida singabuurka aya ugu qalisan Jida ku xiga Dubai ugu raqisan comantigeyga hadad aragto waxan ka codsana inad video markle kaso sameyso dahabka oo sababta somalia dahabka wadan ahaan ugu qiimeyan noo sharax
@moogeofficial7259
@moogeofficial7259 3 жыл бұрын
Taageera ayaan ku ahay wll cumar inshaar iisoo jwb fadlan waxbaan kusuaali lahaaye ok🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴
@hooyadamaanta6220
@hooyadamaanta6220 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal macluumaadka aad noso gudbiso.
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 3 жыл бұрын
Mahadsanid inbadan wax bdn ayaan kafaiday
@clkaaficali9764
@clkaaficali9764 3 жыл бұрын
Good topic
@harbisturf1177
@harbisturf1177 3 жыл бұрын
sxb cumar aad bn wax badan kaga faa'iiday jazaka allah
@maariyachannel5300
@maariyachannel5300 3 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho
@queenlulu1069
@queenlulu1069 3 жыл бұрын
Sababtad meshas ugashy wa inad qof dumara dahap uga ibinysay am a hoyo am a qofkle mawduc kliya mnad uglin🔶🔷
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Maasha allaah wllo cumar inshaar Qatar
@hashimabdi7667
@hashimabdi7667 3 жыл бұрын
Walal Sharaf Mudan Omar Inshar
@abdirahman5823
@abdirahman5823 3 жыл бұрын
Omar sxb comentiyada aad ka u fiican mad love saartid please!!!
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 3 жыл бұрын
Waad noo faaidaysay maanta 24k waxaan u maleeyn jidhay in la xirto oo inaan soo iibsado ayaan rabay. Thank you!
@muhsinabdirahmanhaji6516
@muhsinabdirahmanhaji6516 3 жыл бұрын
10min | 1.2k Masha AllaH Wll Cunar ❣💯
@khadarmohamed5607
@khadarmohamed5607 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@ibraahimhassan6336
@ibraahimhassan6336 3 жыл бұрын
M,a keep going wall
@yusramuhumed7321
@yusramuhumed7321 3 жыл бұрын
Mahadsabid walalo
@Aboubaker-G
@Aboubaker-G 3 жыл бұрын
Asc warxmatulahi wabarkaatu Ogansho
@zakariyehassanmohamedmoham9379
@zakariyehassanmohamedmoham9379 3 жыл бұрын
Qofki ugu horeyey ahaye masha allah
@geomanna3995
@geomanna3995 3 жыл бұрын
Wan kahela 😗😗
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 3 жыл бұрын
Mansha Allah allow dahab badan
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 3 жыл бұрын
Excellent information 👌
@axmedxasan1513
@axmedxasan1513 3 жыл бұрын
Aniga dahable ku haysta hargeisa Somalia waxay aad loo isticmaala 21 k
@anwaribra8363
@anwaribra8363 3 жыл бұрын
Asc Wll umar
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 жыл бұрын
Faranti aan mudo jeclaa ayan arkaa Allaah ii sahlo haduu khayr igu jiro
@radwamahamed8795
@radwamahamed8795 3 жыл бұрын
Ameen Ameen
@imaamumuslim4710
@imaamumuslim4710 3 жыл бұрын
walal nagu soo biir mahadsanid
@naimaabdikadir7938
@naimaabdikadir7938 3 жыл бұрын
M.a wll omar horumar wcn channelkena 500k buu ku dhowyhy waxana kuso biirey asigo maraya 900 qof oon 1k gaarin alx wax bdn ba faidey❤️❤️
@yussufmohamed7004
@yussufmohamed7004 3 жыл бұрын
Wat mahat san tehe walal Omar inshar dahabka wat nafahansisat lkn nogutar darka xarirta
@daadaboy8754
@daadaboy8754 3 жыл бұрын
Go forward ogaansho🥰
@ahmett5835
@ahmett5835 3 жыл бұрын
Masha allah waa xog aad umhiima
@nazrimuuse2864
@nazrimuuse2864 3 жыл бұрын
Keep going pro 😘😍🥰💯
@apdirahmanismail2475
@apdirahmanismail2475 3 жыл бұрын
😳
@حمدمحمدعليأمماهر
@حمدمحمدعليأمماهر 3 жыл бұрын
Asc walaal.qaali wat mahat san tahay waana ku farax sanahay in aat yuutubka usoo gacan banaate walaal wax wanagsan ayaan kaafaaiidnaa qer alahakusiiyo habo qaali
@Omar_Dayib_Ugas
@Omar_Dayib_Ugas 3 жыл бұрын
Mhdsanid Omar inshaar
@shaadiyaxariir8261
@shaadiyaxariir8261 3 жыл бұрын
Waa muqaal faaiido leh Halkaa kasii wad
@ahmedader4283
@ahmedader4283 3 жыл бұрын
Ogaansho horay usoco wll
@geomanna3995
@geomanna3995 3 жыл бұрын
Wll inshar go ahead
@abdallamohamud147
@abdallamohamud147 3 жыл бұрын
Dahabka ugu qalisan 1 garam e qadar somalia waba isku mid be
Dahabka baxreeniga /Bahrain gold/Samira’s beauty and diy
11:08
Samiira Sancaani Beauty
Рет қаралды 38 М.
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
Waxaad ubaahantahay in dhabta Lagu Saaro Mudane .
26:07
OGAANSHO
Рет қаралды 24 М.
DAHABKA KEE UGU FCN . / SUAALE. DHALAQAHA KU SABSAN.
15:29
Hamda Home Decor
Рет қаралды 48 М.
Waxan Raadiyey Dahab - Gold mountains in the Horn of Africa
9:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 166 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35