Qiimaha Sedexda Casho Ee Muqdisho

  Рет қаралды 17,608

Shuayb Rooy

Shuayb Rooy

Ай бұрын

Пікірлер: 41
@rashiid187
@rashiid187 Ай бұрын
1991 ayaa muqdisho eegu danbaysay ilahay nabad haygu geeyo. Dad fiican ba degena wan ku faraxsany horu marka iyo ammanka ka jira. ❤ from burco
@NuurAxmed-xv4vr
@NuurAxmed-xv4vr Ай бұрын
Walalyal Hana ilabina adiga burro aniga bulo marer, waxanahay 1
@WariyeMahadkoofi
@WariyeMahadkoofi 26 күн бұрын
I miss mogadisho 6 bilood kahor iigu dambeysay from hargeisa
@biiftagroup9688
@biiftagroup9688 29 күн бұрын
Walalayaal ❌Fast Food 🥘 iska dhaafa caafimaadka uma fiicna
@user-vp3nd5lv8w
@user-vp3nd5lv8w 28 күн бұрын
Maalin kasto ma ahan Balse bishi hal ila labo mar camal Inta kale malinti soor hawenkina canbuulo ☑️
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq Ай бұрын
Mash allah uk ban joga wan ka helay layla food thank u🇸🇴❤️👍
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq Ай бұрын
Cloveska cuntada xiro walashay inta ba ka dhiman soheyb walakey gaarsi laylo ama ku caawi thank u brother 🇸🇴❤️👍
@aminabdikadir7796
@aminabdikadir7796 Ай бұрын
Marka dalka ka maqan tahe 8 bilood oo qurba joog cadi iska dhigto gloves beeel
@warfajama
@warfajama Ай бұрын
Maqaayada aad ka cuntid lagama xirto😂😂😂😂
@siradm
@siradm Ай бұрын
Xamar meel ka fiican maleh. Mahadsanid
@BossHamza765
@BossHamza765 28 күн бұрын
Somalia ❤
@darikmo
@darikmo Ай бұрын
Bro gacnta ku fadhida mash allah❤❤❤
@suleiman1537
@suleiman1537 28 күн бұрын
Maalin cafe 👌
@mohamedsalad6299
@mohamedsalad6299 26 күн бұрын
Gabadha fadlan gloves ha is ticmaasho bulsho wax ka cunto
@bimajijeylni1995
@bimajijeylni1995 23 күн бұрын
Gloves ka asaa cudur eh abayo iyo hoyo markii cajiinka qasaayo ama cuntoyin kale samenayaan gloves miyee isticmalaan ii sheeg waxa dab ayuu maraa bro
@akashicman2338
@akashicman2338 Ай бұрын
Shaqo wacan
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Ай бұрын
Maashallah baaraka Allah Waa hormar
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq Ай бұрын
Leyo cunto macaan ku yaaca ciyaal xamar sorry aniga waxan joga uk 🇸🇴🇸🇴❤️👍
@enggaradofficial9533
@enggaradofficial9533 Ай бұрын
Allaha u barakeeyo layla iyo intii kale oo shaqaysanaysa lkn iga gaarsii gabadhaas cloveska cuntada xiro dheh si muuqaalada danbe macaamiil badan kuugu soo jiidaan thanks
@user-ph6cr3ft9k
@user-ph6cr3ft9k Ай бұрын
Ar legend ki aha
@sb-xf7rk
@sb-xf7rk Ай бұрын
sxb videoga caadi ma ahan waxa hoos u dhigay audience ga thumbnail ka thumbnail fcn ka dhig sxb
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 Ай бұрын
Layla ha la taageero oo ha laga adeegto
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio Ай бұрын
Camerada noocee is ticmaasha? Iyo microphone ka
@guuleedraage8486
@guuleedraage8486 Ай бұрын
Asc sxb xageed ka dhacday
@munasar10001
@munasar10001 26 күн бұрын
LEYLO AYAA UGU SHIDAN KU YAACA
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni Ай бұрын
Gabadh karti badan❤
@user-nl3sy5mc6t
@user-nl3sy5mc6t Ай бұрын
dadka wax daawada muuqaaladaan oo kale inay dawadaan maxaa u diidey
@sdinim8695
@sdinim8695 Ай бұрын
Very cheap quraac qado casho I spend $50 here in USA 🇺🇸 😂
@therealprince889
@therealprince889 6 күн бұрын
😂😂😂
@therealprince889
@therealprince889 6 күн бұрын
Faiso waye
@AbdishakurHero-lg8vr
@AbdishakurHero-lg8vr Ай бұрын
Sheekada qimaha maba laga hayee secamal xariifow
@shuaybrooy
@shuaybrooy Ай бұрын
Muqalka dhameyso walal markas aad ogane
@mohammednoor7729
@mohammednoor7729 Ай бұрын
asc walaal shuceyb maqaayada beydan marka aad joogto gabadha caatada ah ee timuhu gadaal uga xiran yihiin hade weey qaawan tahaye maxaad is astur walaaleey u dhihi weeysey ajar ayaad ka heli laheyde
@waxkalekaalayiskaarag
@waxkalekaalayiskaarag Ай бұрын
gabar timo qaawan maba ku jirtee mise wiilka timaha gadaal u xirtay ayaa naag umaleesay hhhh subxanallaaah
@shuaybrooy
@shuaybrooy Ай бұрын
Kuli wa wiilal wll 😂😂
@mohammednoor7729
@mohammednoor7729 Ай бұрын
@@waxkalekaalayiskaarag walaal raga muslimiinta ah waa ka mamnuuc ineey timaha sida haweenka u xirtaan waa la deysan karaa iyadoo dhaadheer lkn in la xiro sharciga islaamka ayaa diidaya adigana koleyba waa taqaanaa rag culimaa,udiin ahe weeydii
@mohammednoor7729
@mohammednoor7729 Ай бұрын
@@shuaybrooy kkkkkkkkk waxa tinta u xiran tahay maa wiil ah waana ceebeeyey kaas ee aaween waalidiintiisi meey ka wada xiiraan nin ha u ekaadee
@ileey-Teens
@ileey-Teens Ай бұрын
Cloves ka sho dheh. In ma cuneyn. Cunto kacno laku qabday
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 Ай бұрын
Sicirka noomaad sheegin laakiin waad Ku cusubtahay you tubeka
@shuaybrooy
@shuaybrooy Ай бұрын
Muqalka dhameyso walal markas ad ogane
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Caasimad weye muqdisho waxa fiicnaan laheed inay isaaq ama daarood lahaan lahaayeen. Hawiye ayaa hantiyay ka soo cararay tuulooyinka
Xamar Weyne | Dagmada TAARIIKHDA  & Goobihii  Aan Ka Tagay
9:48
Shuayb Rooy
Рет қаралды 9 М.
Maxay AJAANIIBTA U Jeclaadeen Cuntooyinka Maqaayadaha SOOMAALIDA
4:20
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Купили айфон для собачки #shorts #iribaby
00:31
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 13 МЛН
Waa sidee Ceelalka  ugu waa wayn  deeganka Bulaale🇪🇹
11:10
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 162 М.
quruxda caasimada muqdisho 2024
4:47
ak yare production
Рет қаралды 1,4 М.
Oday Rooraaye, waxuu muddo dheer quudinayay Somalida Cape Town
8:04
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
14:35
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 32 М.
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 78 М.
接下来就是路飞救两个小孩#海贼王  #路飞
0:39
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 4,2 МЛН
9999 iq guy 😱 @fash
0:11
Tie
Рет қаралды 7 МЛН
Kitten Party After Exhausted Mother Cat Meltdown #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:32
ВОТ ЖУК ХИТРЫЙ 😂😂
0:42
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 2,2 МЛН