QIIMAHA XAAFADA NASRA GARDEN IYO INTA LAGU KIREEYO IYO QAABKA DHISMAHA GURYAHA OO DHAMEYSTIRAN

  Рет қаралды 24,065

Ajmal Services

Ajmal Services

Жыл бұрын

Пікірлер: 52
@ahmedjeylani5188
@ahmedjeylani5188 Жыл бұрын
Abyo🤩 somalia🇸🇴 & mogadishu alle hanoo hormariyo dalkeena 🤲, Maxaa Kenya maa aaday Aduunyo 🌍 🤔waxaan kaso slmyaa Fr🇫🇷🇸🇴
@layla9360
@layla9360 Жыл бұрын
Maanta waankaa xumaadey walaashey somaliya inteeda kale ayaa kabadan borama hargeysa bosaso illaahey somali hasoo aruuriyo intii maalinba meel kutalaalmaan isirka somali eeboow ilaali oo islam ahaadaan
@mohamedibrahim7236
@mohamedibrahim7236 Жыл бұрын
Kenya somali badan ayaa ku nool sida dalkoodi camal waaye
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Asaalam aleykum sister thanks you know you did good job but my self I love ❤️ so much my country viva somali 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Meshan waxbadan ayan rabey information ina ka ogaado mahadsanid wll qiimaha Nala wadaag i.a
@munasuleqofarah1041
@munasuleqofarah1041 Жыл бұрын
Dalkiina ku soo noqda shegada aheed Abayo. Doqa waa runta waa xoriiyat. Lakiin Dalkena ka fican soo maha in dal sheiisheye
@zaytunali8190
@zaytunali8190 Жыл бұрын
Asc Sacdiyo, waad ku mahadsan tahay duubitaanka Nasra garden , waxaan jeclaan lahaa inaad noo soo sheegtid qiimaha dhulka . Allah ha kaa siiyo ajar badan shaqada wanaagsan aad bulshada u heysid. Aamiin
@jamiilayusufhaajar6692
@jamiilayusufhaajar6692 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا علي جهودك اختي لو تخبريني عن حي سوت بي بارك الله فيك
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 Жыл бұрын
Masha Allah walaal jazaaka Allah
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Mashaa allaah thanks information sister but l love my own country 💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Abaayo xamar kaliya ma ahan wadankeena ee dadka ku baraaruji ineey dhistaan wadanka oo dhan inshaa Allaah
@azizahmed3708
@azizahmed3708 Жыл бұрын
Asc ww,,, waxaan kaaga mahad celinaa sida wanaagsan oo hufan oo aad uuga warbixisey xaafada nasra Garden,, runti aad iyo aad aan uuga heley sharaxaada wanaagsan iyo muuqaalada fiican ,, maadaama aan ka tirsanahey qurbajoogta soomaaliyeed horeyna u booqdey xaafadaas nasra Garden. Shaqa wacan ayaan ku leeyahey
@fali2695
@fali2695 Жыл бұрын
Mash Allah
@yasom1929
@yasom1929 Жыл бұрын
Nabad lee ma ahanee somalia ayaa dhaanto thanks
@Abdifatah__7
@Abdifatah__7 Жыл бұрын
Abayo waxan ka cod sana markad labato in ad vlog ka so diyarisid xafada dabaqeynka dhica ex kontorol iyo sos u dhaxesa gul bn ku rajeyna in sha alh ♥️🙏
@faisadahir4686
@faisadahir4686 Жыл бұрын
Deegaan keeyga aniga imaaraadka ayaan degenahay xamar usoo guuri rabaa inshaa allah dadaa igu dheheen labo dhagax deg xaafad wax barasho fiican leh ayaan rabi lahaay
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
Love 💕 abaayo thank you
@Caruurtaofthekorn
@Caruurtaofthekorn Жыл бұрын
marka somalia iyo kenya arin kale isku qabtaan hantidiina iyo naftaadu khatar bay gali doontaa. iibsada somalia kaliya
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 Жыл бұрын
Intaan kenya kagadan lahaay waxaa ii dhaanto dagma dayda in aan kagato
@biibinur1771
@biibinur1771 Жыл бұрын
2 iyo fadhi meeqa waye abayo
@qalimoowchannel3161
@qalimoowchannel3161 Жыл бұрын
Mashlaah waleesha
@saaqeeyOfficialChanel
@saaqeeyOfficialChanel 11 ай бұрын
2020 igu danbesay nasr garden
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 Жыл бұрын
Dhul iyo wadalkeenii Allow dhul fiican nooga wada sahal
@adoontiiallechannel9458
@adoontiiallechannel9458 Жыл бұрын
Kkkk walhi wa yaab nairobi dhusuq badan maa noo xayesiineysa meshan wa nasra garden states inta yer ee nuureyso
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Soomaaliga iisadey meeshaa fooshaxun hadana dalkaagii ahay waa qof xanuunsen ee ilaahay hacaafiyo wer dhulkii quruxbadnaa aada gabadhaan yer ee iguboorineysa meeshaas arageeda aad kanaxaysid wer naftiina iyo xoolihiina unaxa oo dalkiina berwaaqadiisa dhista anigu waxaaan soomaaliya ahay gurikadhisamayo aduunkii waa kalaguur ee idinkoo cararaya oo ceyr ah baad soomaaliya u soo cararidoontaan. Qurbo joog 35 Years
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 Жыл бұрын
Somalia alllow noo hagaaji
@asmahassan93
@asmahassan93 Жыл бұрын
Abaayo jaamacadaha Nairobi ma aqbalaan ardayda somalia ka yimaada oo secondary ka soo dhameeyey somalia
@ismhan2398
@ismhan2398 Жыл бұрын
Oo diyarad muqdisho to Kenya oo toosa Maa la furay waa imisa qiimaha somalia hala maal gashado dadkeygoow
@SaSa-vh5fo
@SaSa-vh5fo Жыл бұрын
Nabada waa nolasha dalkeena ala haqaboojiyo dadkeena ala hatuso wanaaga qabyaalad intay ku jiraan aduunka waa hurumaray
@adoontiiallechannel9458
@adoontiiallechannel9458 Жыл бұрын
Narobi qabow qashin bulaacado kutaan iyo cafimaad la.aan ugu imaw
@ima6291
@ima6291 Жыл бұрын
Hadana inta wadankeenaan rabnaa mahe ma rabno dalal shisheyaha waan nacnay
@arabe9921
@arabe9921 Жыл бұрын
MEESHAAN MADINA CADEEY MIYAA MISE XAMAR CADDE💚💚💚
@salmashariif7215
@salmashariif7215 Жыл бұрын
wamahadsan tahay Abaayo guriga 3 qol daaradiisa Aaduu uyartahay qofkii ilmaqabo kale baskiilka meel lagu wado maleh
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Aqas foolxumaa ilaahow haigeyn
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 Жыл бұрын
Allow yaana kagadan
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 Жыл бұрын
Hassan sheikh balayo ku aragtay. Ghabadi Mogadishu no shadeenjirtay xiita Kenya u carartay
@samiraomar1103
@samiraomar1103 Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
hhhh wa iga qoslisay sacdiya xasn waa wadaniyad wllo danaheedeee u baxday hada
@noormohamud9677
@noormohamud9677 Жыл бұрын
Asc huuno dalkeenii soomaalia nooga soo waran
@wadaniga
@wadaniga Жыл бұрын
Soomaalidu dalkoodii waa gubeen kenya ayay u wada yaaceen iyadiina waxay kadhigeen qaali,
@azwaan-hussein
@azwaan-hussein Жыл бұрын
Haaaa
@nasraabdullahiahmed5351
@nasraabdullahiahmed5351 Жыл бұрын
Xamar kharax iyo dhac ayaan ooga soocarar nay. Rooble bahane 😂
@aslimmohamed9049
@aslimmohamed9049 Жыл бұрын
Soomaali miya?
@homedicor4719
@homedicor4719 Жыл бұрын
Kenya
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Kenya 🇰🇪 iyo Ethiopia 🇪🇹 Degiddeeda & Guri kale yeelashadeedu natiijo ma lahane Dalkeenna Allaah ha nooga Qabto cadowga bi’ithnillaah. Africada MADOW waa cawaane Ummadda soomaaliyeed na waa laayaan maalin kastee garacda sanka dhuudhigaa
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
adeer ha isla barbar dhigin wadan kalabanbeen iyo dowlad leh iyo wadan aan dowlad ka jirin ciidankeenana cabtooy wada yihiin marka saas u ogow
@adontiallah6637
@adontiallah6637 Жыл бұрын
subxanalaha hadalki badna miyaa kenya la adaey awoow awow wali hadalkii badna miyaa
@neeha12
@neeha12 Жыл бұрын
Abayo maxa gabadha saas ugu caysay soo saa lagama fiicna, ogoow hadalka wanagsan wa sadaqo eray xun haku oran gabadh walasha ah maxaa yeelay hadeysan ku cafin maanta malin aan eheeyn baa ka shalaayneysaa dulmigana illaahey ma jecla ogow❤️
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
@@neeha12 dadkeena wxy u hadlaan afkaaga qoyan maxaa kaa soo gaaraayo ma ba jirto 😢😢
@maryanhassan3347
@maryanhassan3347 Жыл бұрын
Mashaa alaah dheh ha laqin gabdha islaameed
@munasuleqofarah1041
@munasuleqofarah1041 Жыл бұрын
Dalkiina ku soo noqda shegada aheed Abayo. Doqa waa runta waa xoriiyat. Lakiin Dalkena ka fican soo maha in dal sheiisheye
@munasuleqofarah1041
@munasuleqofarah1041 Жыл бұрын
Dalkiina ku soo noqda shegada aheed Abayo. Doqa waa runta waa xoriiyat. Lakiin Dalkena ka fican soo maha in dal sheiisheye
MUQAAL XAFADA SYOKIMAU /YAMIN STATE NAIROBI
22:21
QISOOYIN
Рет қаралды 17 М.
Когда на улице Маябрь 😈 #марьяна #шортс
00:17
100❤️ #shorts #construction #mizumayuuki
00:18
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
FOOTBALL WITH PLAY BUTTONS ▶️ #roadto100m
00:29
Celine Dept
Рет қаралды 74 МЛН
QAYMAHA BOSASKA XAFADA NASRA GARDEN ESTATE
13:17
QISOOYIN
Рет қаралды 8 М.
MUQAAL. ESTATE YADA UGU NADIIFSAN NASRA GARDEN ESTATE
12:32