QISADA DAGAALKII 28 FEB,GUUSHII CUMAR MAXAMUUD,TAANGIYADII MUDUG,QABASHADA LAASCAANOOD GOOJACADE

  Рет қаралды 18,376

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 10 ай бұрын
Mashaa Allaah waa wiil yar oo ismaartiya ilaahay haku xitiyo geesi geesi dhalaya ilaahay haku daayo yaa rabii🤲🤲🤲🤲🤲👮🏼‍♀️🥰🏇🏿🫶🏽
@hawayamohamud9102
@hawayamohamud9102 10 ай бұрын
Wiil yar oo caqli badan Eedo gacaliye ilaahay ha ku xafido. Aamiin. guul iyo gobonimo. Viva Harti Power. 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌🙏👍👏👍🙏🙏🏽
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 10 ай бұрын
Mashaa Allaah guul guul harti🥰🏇🏿🇸🇴🥰👩‍✈️
@alshifa2673
@alshifa2673 10 ай бұрын
Mashallah Alle haku xafido halyeeye harti guuleeysata
@MaxamudFarah-wh8ww
@MaxamudFarah-wh8ww 5 ай бұрын
Cuumaar. Maxamuud. 28. Dhiigu. Biyo. MAAHAA. SSC. KHAATUMO. HAARTI WEYNE. SOOMAALIYA. GUUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 5 ай бұрын
Masha Allah ilaahay habarKeeyo reer Awoowgay. Cumar maxamuud
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 5 ай бұрын
Asc...somalida oo dhan joojiya qabyalada ..oo midooba. Isaaq..daarod iyo hawiye ...hadiyadii ugu ficneyd hystan oo ah ..Muslim..bye from growe puntland
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 10 ай бұрын
Illahow Abdullahi Yuusuf Axmed u naxariiso, sawirkiisa ayaan arkaa waad naso xasuusisay illaahay jannadiisa haku cazumo
@FaizaNalayeh-fs7em
@FaizaNalayeh-fs7em 10 ай бұрын
Allhamdulalah Allahayaw tol ha noo waayen Amiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 10 ай бұрын
Allah u naxaristo abtigeey Aamiin ❤❤❤❤
@HindaYousuf-v4s
@HindaYousuf-v4s 10 ай бұрын
Harti iyo darood oodhan illahow quwe guul guul guul darood❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 ай бұрын
Mashallaah Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️❓⁉️⁉️
@ahmedyusuf7534
@ahmedyusuf7534 10 ай бұрын
D5❤
@aminabarreabdi5274
@aminabarreabdi5274 10 ай бұрын
Mashalaah guulweeynbaalagagaadhay waadmahadsantahayinaadeerkiis
@TransTime-z6i
@TransTime-z6i 10 ай бұрын
Geesi geesi dhalay Cadiwgaaga allah haduleeyo Allah haku xifdiyo Adoo kalena Ragga harti kadhasheen🌺🌺🌺🌺
@fadumojama22
@fadumojama22 10 ай бұрын
Masha Allah Farid guuleyso Eedo
@zamzamali4347
@zamzamali4347 10 ай бұрын
Mansha allaah Eedo dadaada iyo garaadkaaga ayaa kala wayn allaah ha ku xifdiyo
@khadracawil9607
@khadracawil9607 10 ай бұрын
Mansha allaha halgamaa kabtan caduun aad iyo aad bad umahad santahay wllo
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 10 ай бұрын
MaashaAllaah edo fariid baad tahay ilaahay hanookaa daayo tol khayrka isku kaashada Alle haynaga dhigo, cadawgeenu waa badan yahay 40 sano ayey dadka daarood ammaan la,yihiin oo la laynayaa inaguna intaa waxaynu raadineynaa dawlad iyo soomaalinimo, hadiise soomaali inala garan weydey waa is difaacaynaa dalkeenana waa dhisanaynaa waxa inaka badan dekedeheena iyo xooleheena, dawlad deegaanka soomaalida ee dds waxaan leeyahay waa in aad xoolihiina ka dhoofisaan dekedaha Garacad iyo Boosaaso, NO ather place, dhegaha fura
@fadumojama22
@fadumojama22 10 ай бұрын
Walalnimo cayar maha ❤❤❤
@Cici_mimi
@Cici_mimi 10 ай бұрын
Wiilyar Baadtahay Dhulbahante Abaal Nagumaleh. Puntland Lawadda Dhistay Beey Labbo Jeer Kadagaalameen. Taasina Waajib Beey Ku Aheeyd. Annagu Lakiin Maamulgobaleed Koodda Hadda Lama Aanan Dhisanba.
@Salmacabdulqaadir
@Salmacabdulqaadir 10 ай бұрын
👋👑💯
@halimahassan2535
@halimahassan2535 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 10 ай бұрын
Masha❤❤❤ harti
@joeokieh43
@joeokieh43 10 ай бұрын
libax , wa runtav
@hooyoali8142
@hooyoali8142 10 ай бұрын
Masha Allah Harti power Allow brakee Ameen ❤🇸🇱❤️🌺🇸🇱❤️🌺❤️🇸🇱❤️🌺🇸🇱❤️🌺❤️🇸🇱🌺❤️🇸🇱
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 10 ай бұрын
Harti Nimaan Aqoonbaakudhaha hadalka qaarkiise halyayada Tolkaybaan Aqaan haybadoodiiye waa niman lahubo haday dirir hujuumaane holoshyada iidoor wayagii hootokaladaalay hubkadhigista magaciilabaxay heelkawada gaadhye huunada jabkii Aankudhigay hoogaywada dhehe hati Nimaan Aqoonbaa kudhaha hadalka qaarkiise
@khadracawil9607
@khadracawil9607 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 5 ай бұрын
Cumar maxamuud yaa heli kara waa halyeeyo iyaga iyo hartiga kalaba iyo dhamaan magaca daarood Cumar maxamuud waxay halhanka ku darsadeen kicinta gaarayaashii 30 sano ka hor layska tuuray
@Cici_mimi
@Cici_mimi 10 ай бұрын
Dhulbahante maantay Soo Ayaga Cumar maxamuud Caaya Oo Xitaa Allahaa Unaxariisto Cabdullaahi Yuusuf Godkii Ugudhacay Oo Caaya? Soo Ayagga Dhaha Annagaa Difaacanay Laascaanood? Reerkaan Waji Maleh. Annigu Bartay Ee Ina Adeer Wiilasheenu Waxeey Kudbinteenba Anigu Ma Aqaan.
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Wareeysiga taliyah oo dhameeystiran inader noo so daa ama vedio oo dhameeystiran
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 10 ай бұрын
Ssc darawish darood somali weyn
@mohamudomarfarah406
@mohamudomarfarah406 10 ай бұрын
274saac waaxaad taagantahay cumar maaxamuud kadag reerka dakay lasimanyihiine hanagum
@Cici_mimi
@Cici_mimi 10 ай бұрын
Ma Xajiin Baad Kaqaaddaa Magaca Cumar maxamuud? Maxaa Dadka Lasimay? Haddeey Lasimanyihiin Maxaad Udifaaciweeydday.
@ja1946
@ja1946 10 ай бұрын
Hooyadiis nin bay dhashay adigana hooyadaa waa kugu gablantay
@samirvf
@samirvf 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maslahahmed966
@maslahahmed966 10 ай бұрын
Nooloow eedo nin yar baa tahay laakiin caqli facil badan
@museosman8296
@museosman8296 10 ай бұрын
REER OOYAAYE faan iga dheh iyaga maahee dåd kale maijo
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 10 ай бұрын
Walahi taas igayabisay away nimanki dhulbahante oo daraawiishta ahaa , majeerteenki kale away iyo dadkii kale oo darood ahaa kujiray dagaalka , ileen iskahadal looma handle
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 10 ай бұрын
​@@yasmiindhowrsanrunta lama diido beesha cumar maxamuud ayaa ugu soo horumaray mida kale cumar maxamuud markii danbana taangiyadii ay yimaadeen intii kaartada qodhob dajinayay ciidankana laysku dhafayay isaaq siijoogeen goojacade waatii hilfaha loo qaaday
@jaallebulsho3367
@jaallebulsho3367 10 ай бұрын
😂😅 ina ka xun thy wa macquul cumar barud hayey
@eternalbliss1767
@eternalbliss1767 10 ай бұрын
​@@yasmiindhowrsanMarch 1 baa laga hadlayaa iyo hal dhacdo oo xasuus gaara leh oo cumar maxmud lakawsadeen, gurmadkii hiil-harti loogu yeeri jiray ciidankii ugu horreeyay bay ahaayeen ee gudaha magaalada Lascanod soo gala waxaa kuxigay Dubays/warsangali iyo qaybkale oo cumar maxmud ah oo wada socda maalintii kuxigtay. Gen. Axmed Saakinna xilligii ugu adkaa buu tilmaamay ee xayaysiis cidna uma samayno oo waa nin Bahrarsame ah.
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 112 МЛН
YAABKII ADUUNKA Maxaa Maantay Badhan Kadhacay sir Culus
11:19
S Media
Рет қаралды 4,7 М.