No video

Qisada Guurka Umu Sumaya Iyo Sheikh Mustafa Qeybtii 2aad @safiirkaislaamka

  Рет қаралды 94,330

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Пікірлер: 176
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Жыл бұрын
Allaah ha idin barakeeyo adiga,labadaada xaas iyo caruurtooda,sidoo kale Allaah ha u fudeydiyo inta ku dhiban guurka iyo awlaada Allaah haka farxiyo,sidoo kale Allaah ha ina siiyo dhamaanteena caruur isugu jirta wiilal,gabdho iyo xaasas ilaa iyo afar,Allaaha awooda sare ayaan weydiisaneynaa intaas iyo in kale aynaan ogeyn oo Allaah keliya og oo kheyrkeena adduun iyo aakhiro ku jirto,Allaah haka dhigo caruurteena iyo xaasaskeena iyo inagaba kuwo ku dhigma kutubka Allaah raacana sunadii Nebigeena Muxammed ( scw).
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi❤❤
@SahraMoha-kd6zd
@SahraMoha-kd6zd Жыл бұрын
Amiin ya rabi
@jawhara4154
@jawhara4154 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@jawhara4154
@jawhara4154 Жыл бұрын
Qisadaan cml anagay nahaysataa noo soo duceeya walaala yaal laga yabee qof illahay ducadiisa aqbal tahay inuu nagu jiro😢😢
@nasramohamed781
@nasramohamed781 Жыл бұрын
Sheekadan waxan ka baranay damaca biniaadamka iyo allah deeqsinimadiisa subxanallah, dumarkuna waa masaakiin, 2badaba warkiisani ma farxad galinayo waxa u fiicnayd qisadii hore ee madhalaysnimada uu ka badbaaday in uu ku daayo warka.
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
Wax ma uu sheegin, ilaahay ayaa u baneeyay U.Abdirahmaana way u ogolaatay.
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 9 ай бұрын
MashaAllaah اللهم انصر اخواننا في غزه وفلسطين اللهم احفظ أبناء غزه وفلسطين ، اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين
@subeeda12
@subeeda12 Жыл бұрын
Maasha Allah illahay haku barakeyo sheekha Mustafa waa qisooyin cajiiba ah m..a Allahuma baarik
@lailaomar9267
@lailaomar9267 Жыл бұрын
MashaAllaah Allaha ku barakeeyo familkaga quruxda badan
@anisomursal6351
@anisomursal6351 Жыл бұрын
M.a sheikh mustaphe Afar iyo ka badan ba wuu uqalba Allah ha u barakeeyo reerihiiiza❤🤲
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
MashaAllaah, ilaahay sheikh mustafe iyo qoykiisa ha barakeeyo. Geesi .
@munaameen3599
@munaameen3599 Жыл бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيبين حفظكم ألله طل عمركم ان شاء الله الحمدلله على نعمة الإسلام
@user-rg4gr5dl9q
@user-rg4gr5dl9q Жыл бұрын
Mahadsanid safirka lslamka qisada sheik musdafa part 2❤❤❤
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Maasha alaahu shiikh sheekada an oo kale dumar way ku waashaan madaxaa NA xanuuney kkkkk
@rumanhirsi5813
@rumanhirsi5813 Жыл бұрын
ما شاء الله اللهم بارك له اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد
@munaameen3599
@munaameen3599 Жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@FadumoFarax-og4jy
@FadumoFarax-og4jy Жыл бұрын
M.a shiikha ilhy ha barakeyo❤❤❤❤❤❤🎉
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 Жыл бұрын
Masha Alah sheekha ilahay habarakeyo waa qisooyin cajiiba Allahu Akbar
@saynabali9801
@saynabali9801 Жыл бұрын
Masha allah barakeeyo qoysaska quruxda badan ee sheekha wa qiso aad umcaan tan iyo tii kalaba❤❤❤
@munaameen3599
@munaameen3599 Жыл бұрын
سبحان الله الحمدلله لا إله إلا الله ألله أكبر لا حول ولا قوة الا بالله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 Жыл бұрын
Team umu abdirahman 🎉
@JawaahirMaxamed-jn6zm
@JawaahirMaxamed-jn6zm Жыл бұрын
Xaadir🖐🖐🖐
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Жыл бұрын
Hhh
@khadramohamed1238
@khadramohamed1238 Жыл бұрын
Xaadir
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Hhhhhh
@daadirkaaro9787
@daadirkaaro9787 Жыл бұрын
@@fadumoabdallah22350046734858457
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Qasadii waa soo dhacday masha allah sheikha zawjaadkiisa allaha ubarakeeyo
@hoodomuxibo5754
@hoodomuxibo5754 Жыл бұрын
Wad mahadsantahy safirkaislamka allah kuxifdiyo shaqo wanagsan ayad nohaysa
@mushtaqmohamed2239
@mushtaqmohamed2239 Жыл бұрын
Ilaahayoow midaan dumarka jeclayn aniga mooyaane😀🤲🤲
@safiaomar2157
@safiaomar2157 Жыл бұрын
Asc wlshy ku dar oo aadan igu imtixaamin jecaylkiisa🎉
@mushtaqmohamed2239
@mushtaqmohamed2239 Жыл бұрын
Haa wll jaceyl uu ilaahay raali ka yahay oo khayr qaba inshallh wax dhibana aanaan ka arag idam alle
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok Жыл бұрын
Masha Allah tawarakallah alle ha iskukin xafido adiga sowjadahaga iyo caruurtada shar sheydan iyo jinni iyo insi ba alle ha idin ka xijaabo umu abdirahman alle habarakeyo aamiin umu sumayyah na alle ha barakeyo amiin ❤somaliyey Masha Allah udhaha qoysakaan una duceya. Jazakallah
@leyloxusen3809
@leyloxusen3809 Жыл бұрын
Allh idiin barakeyo shiikh adi iyo umu c raxmn iyo umu sumyo iyo dhamn caruurta allhkuu dhowro safiirka islmka ajir bdn allhkusiiyo adigana sidaad marwalbo waxyaabaha kheyrka noolawadaagto
@user-uf8ok5if5c
@user-uf8ok5if5c 11 ай бұрын
M.a ❤❤❤❤❤❤
@ZahraGiryaad-hm3qw
@ZahraGiryaad-hm3qw Жыл бұрын
Mansh alaah ❤❤❤wa shakh romatiya الهم حفظي
@manbileofficial3900
@manbileofficial3900 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@saynabjama8160
@saynabjama8160 Жыл бұрын
Alah haku barakeeyo sheekh mustafe qisadaad waan lasocday 10 sano kahor qiso murugo kubilaabantay farxad kudanbaysay iyo xaskan labaad maalintii meherka waa lagaa yara nixiyay waxanse kufarxa inay farxad kugu dhzmaatay masha alah awlaad intii aad rabtaan alah haydin siiyo adiga iyo xaasaskaaga farxad kunoolaada
@amalmohamed8465
@amalmohamed8465 Жыл бұрын
ManshaAllah wan idin salamey safirka islamaka iyo dhaikh Romantik shaikh Mustafa ❤❤❤ ❤ ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Sheekh allaah ku karaameeyo ducadaadada allaah noo aqbalo
@CaishaMaxamed-mj9nz
@CaishaMaxamed-mj9nz Жыл бұрын
ما شا الله تبارك الله الله يحفظك
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@hooyoruqiyo6188
@hooyoruqiyo6188 Жыл бұрын
Mansha allah ilahay ha u barakeeyo xasaskiisa
@muna607
@muna607 Жыл бұрын
Maasha allah..allah ha idin xifdiyo❤❤❤
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Жыл бұрын
Masha Allah barakalahu fikum
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 Жыл бұрын
Masha alaah jecliya qisooyinkan khayrku mideeyo 😊❤❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏 💖
@fatima20031
@fatima20031 Жыл бұрын
m.a sheikha qisadiisa aad ayey u mcnthy ilaahay ha u barakeeyo reerkisa iyo naftiisa iyo waalidkisba safiirka islaamka adigana wll ilahay haku xafido m.a
@fadumokheyrat8741
@fadumokheyrat8741 Жыл бұрын
Jazaka allah skekh xiliyadas wa duceysta alle wa badan isiyey
@asmameheriye9761
@asmameheriye9761 Жыл бұрын
Mashlah wllo ale haysko kiin daayo adiga iyo xasaskaga
@Khatra_abdirahman
@Khatra_abdirahman Жыл бұрын
Baryada ilaahay aanbadino wan gulaysanaynaa
@AhmedNagei-et5vm
@AhmedNagei-et5vm Жыл бұрын
ماشاءالله وجزاك الله خير
@fatimaosman7848
@fatimaosman7848 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤
@AsmaBashir-ws3rx
@AsmaBashir-ws3rx Жыл бұрын
Jazakalaah kher
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 11 ай бұрын
Mmanchalah🎉wazahamin 👌
@user-el3sl6xz6e
@user-el3sl6xz6e Жыл бұрын
Please iso duceeya Please inuu illaah owlaad na siyo aniga iyo intii ila mid alaahumu amiiin
@RamlaUpdydiirie-xp2uh
@RamlaUpdydiirie-xp2uh Жыл бұрын
Jasaakalaahu kheyr sheik❤
@idilhassan2944
@idilhassan2944 Жыл бұрын
اللهم زوجنى زوجا صالح نقيا غنيا عاجلا غير اجل اللهم امين يارب العالمين برحمتك يا أرحم الراحمين
@sucdisiman4294
@sucdisiman4294 Жыл бұрын
Allahumma Aamiin waxan Allah kaga barya zowj saalix ah In shaa Allah
@abdrizackadanali5047
@abdrizackadanali5047 Жыл бұрын
Ameen yarabi
@abdrizackadanali5047
@abdrizackadanali5047 Жыл бұрын
Ameen yarabi
@abdirahmanmohamed8683
@abdirahmanmohamed8683 Жыл бұрын
amiin
@user-bq6xo3ti5w
@user-bq6xo3ti5w Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمان
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Жыл бұрын
Mashalah tabarakalah ❤❤❤❤jazakalahu khayr culimooy
@ubaxmaxamed3878
@ubaxmaxamed3878 Жыл бұрын
Maasha allaah sh mustafe
@user-om5cn4hn3i
@user-om5cn4hn3i Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله❤
@foosmacalin1389
@foosmacalin1389 11 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@RaaqiyoXuseen-ng4td
@RaaqiyoXuseen-ng4td Жыл бұрын
Msha allh wa qiso cajiib ah
@saynabali9801
@saynabali9801 Жыл бұрын
Safiirka islamka qisaska culimada noo soo badi wan jeclhy qisoyinka culimada
@anisomursal6351
@anisomursal6351 Жыл бұрын
M.a sheikh mustaphe Afar buu u qalma sido ugu faanayo xaasaskiiza Allah swt ha u barakeeyo reerihiiza iyo caruurtiiza❤❤🤲
@ifraahhassan4901
@ifraahhassan4901 Жыл бұрын
Masha Allah barakalah
@user-cs4se5pg3i
@user-cs4se5pg3i Жыл бұрын
Masha Allah tabarka Allaha
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Жыл бұрын
Jazaakumullaahu qeyra
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla Жыл бұрын
Ilaahay reeraha hakuu barakeeyo
@akely690
@akely690 11 ай бұрын
Allah uwlat isse 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤰🤰🤰🤰🤰🤲🤲🤲
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Жыл бұрын
Alla qisadan maxan dhowr jeer soo fiiriyey in la soo galiyey iyo in kale
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Ilaahay haufududeyo nimanka mar gur hadey bilaban majojiyaan
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
Just say MashaAllaah.
@user-wh3ec6uv4r
@user-wh3ec6uv4r 7 ай бұрын
M,a💯👍
@anababdullahi686
@anababdullahi686 Жыл бұрын
Masha allah
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Mashalah
@hiyadaarulqaraar6941
@hiyadaarulqaraar6941 Жыл бұрын
Mansh allaah illaahay habarkeeyo
@fmg63772
@fmg63772 Жыл бұрын
Jizaakallaahu khayran sh
@ridwancadeey9449
@ridwancadeey9449 Жыл бұрын
Mashallah qisadina waan la socda
@sport10011
@sport10011 Жыл бұрын
Allah Akbar
@ShukriShariif-bb7eo
@ShukriShariif-bb7eo 11 ай бұрын
Adayaday@
@munaabdalla9276
@munaabdalla9276 Жыл бұрын
Shiikh. Umu cabdiraxman away saabiradii kor kuu siokhaaday
@Hiis3299
@Hiis3299 Жыл бұрын
Wuxu yiri way iijoogtaa ilamana way iihaysaa mansha Allah labadabana wuu jecelyahay wallhi
@daadirkaaro9787
@daadirkaaro9787 Жыл бұрын
@@Hiis32990046734858457
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 Жыл бұрын
Masha Allah
@hidan268
@hidan268 Жыл бұрын
Naag labad dumar wey neceb yihiin oo xitaa aniga wan necbahay hadana ilahey hadaayo raga fican xaasaskoda sharaf uheesto aniga ano neceb hadana ninka wanagsan in naag lodiido maqabo haduba kufican yahay waxo doono hafalo adiga maa biil laga raba waa my dumarka waxa dhihi laha ninka wanagsan ufasaxa inkasto adag thy hadana ufasax sababto ah rag damac madhafan kii kudhaho wan guursan kudheh wllo qeer allaha kusiiyo 3 xitaa buuxso oo kaliya xaqa iska ilaali hado nin fican yahay woo kusharfa woona kafarxina mida kaleh marka horeba ninka saaid haujeclan hana iska dhadhacin ino adiga qaas kuyahay koley ani saas qaba ninkan ani qaas iima ahan naagto rabo ha kuursado aniga teyda fiirsana hada dhaho ninkeyga naag hado kuursado wan kataga kan kaleh ma saxiix kahesta ino ila guursanen war qofka waxo rabo aaso dheh adiga ilahey ayaaba kuu gargaray sababto naagtas la guursaday wax ay karabto majirto asiga waxwalbo karabta noloshada kuraxeso waxa kuursanayo ha kuursado dheh adna ka walwal la aw walaahi taasa cafimadkada ufican samey nin biniadam inta isdhahi laheyd kama tagayo wale majoogo walbo naftada qiimeso oo adiga qiimo isku yeel oo danahaada kumashqul ino jiro ino jirinba isku mid haku ahaato markasa qalbigada cafimaad uhele ama iska dhadhaci ino kula jirayo walaahi naftada been ushegosa ee isqabo kudhihi laha inta walan laheyd nin naag dhaafi mayo ogaada dumarow runta fican rag waa kii naag qurxoon daba cararo 😂😂😂
@AmalAli-pw9zv
@AmalAli-pw9zv Жыл бұрын
Masha Allah qiso qurux badan
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
Dumarow carqalada iyo qiiro japanka hinaasaha joojiye, ninkan iyo xaasaskiisa waxba la idinka weydiin maayo. Dulucda oo ah baryada ilaahay werye farriintu.
@CirroMedia3129
@CirroMedia3129 Жыл бұрын
Maanshaa allaah
@user-id8rv5xv9l
@user-id8rv5xv9l Жыл бұрын
maanshalh maanshalh ❤❤❤❤❤
@ffggt2577
@ffggt2577 Жыл бұрын
ماشاءالله
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 Жыл бұрын
ادعوني استجب لكم ilaahay waa xaliim waa caziiz u hiiliya adoonkiisa aqbala adoonkiisa
@Barack736
@Barack736 Жыл бұрын
Subaxannalah illohow kano kale ayan ka magan galay
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
Ha ha maba helaysid 😅
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 2 ай бұрын
Hhhhh anu waan ka helyba sheekhu waa wax kale 😂😂
@zahraxasan183
@zahraxasan183 Жыл бұрын
Mashaalaah
@user-ym4xn6nv3w
@user-ym4xn6nv3w Жыл бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🌺👍👍❤️❤️💕💕🙏🥰💖🎉🤰💐🎉🎊🎊🌹♥️💕💕(JAZAKALLAHU KHEIRAN)🎉🥰🥰🥰🌺🌺👍👍👍💖💕💕🎊🌹♥️❤️❤️🌹🌺🌺💖❤️♥️🎊🎊💕💖💐💐💐Sheikh🎉Mustafa🌹🌹🌺❤️(RABBI) Haku xafido (ALLAHUMA AAMEEN)🥰❤️👍👍💐💖🙏🙏🎉🌹🎊💕♥️♥️♥️💕🎊🌺🎉👍👍💐💐💖🌺🎉🌺💖💐💐
@aminanur3754
@aminanur3754 Жыл бұрын
اللهم زوجني زوجا صالحا تقيا نقيا غنيا عاجلا غير اجل
@khadrahaaji
@khadrahaaji Жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🥰🤲
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman Жыл бұрын
اللهم امين
@abdirahmanmohamed8683
@abdirahmanmohamed8683 Жыл бұрын
Amiin
@user-yi5ij6zt2e
@user-yi5ij6zt2e 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hoodomuxibo5754
@hoodomuxibo5754 Жыл бұрын
MASha allah tabarakallah
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye Жыл бұрын
Wad lagala raagtay dee wall😂🥰
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Laakiin gabadha hooyadeed ma waxeydiideysaa in gabadheeda lalaguursado ayadoo teedu gabarkale laguursaneyso taas waa cadaalad daro
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Mashallah
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla Жыл бұрын
Sheekhani waa funny
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla Жыл бұрын
Umu c/raxman ilma kale ilaahay ma siiyay??
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 Жыл бұрын
Laba islaamood oo magacoodii la dhalan gadiyey umu heblaayo waar dhaqan carbeedkan diinta laga dhigayo umad dhaqankeeda bedashaa way khasaartaye ka daaya inta kale waa ok
@IbraahimXasanIbraahimBaa-mb9xn
@IbraahimXasanIbraahimBaa-mb9xn Жыл бұрын
M.a
@user-id8rv5xv9l
@user-id8rv5xv9l Жыл бұрын
@user-if8nr8zt6v
@user-if8nr8zt6v Жыл бұрын
Sheaikhibrahi
@fihimahussein470
@fihimahussein470 Жыл бұрын
oryo walaal waamaxay
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 2 ай бұрын
Malaha waa xaas wll
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Жыл бұрын
Allahuma aamiin
@kikiki1189
@kikiki1189 Жыл бұрын
Very interesting story. Sheik Mustafa waa historian MashaAllah tabarakalah. Sumaya kadib ilma kalaa dhalay ayuu yiri laakiin nooma sheegin wuxuu dhalay. Also, Umm Cabdallah sidii may uga maqantahay?
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Aniga iyo adiga isku warjecli
@kikiki1189
@kikiki1189 Жыл бұрын
@@fadumodahir8667 😆 🤣 😂
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 Жыл бұрын
Ugu danben way timid sheekadi lawada sugayay waliba malin kasta wan egi jiray inay so dhacday alxm alle haidin barakeyo siiba umu c/ raxmaan o anu isku nahay tem min wayan intasi wa kaftan
Shukaansigii Guuleystay  Ee Sheikh Mustafa Akhyaar
24:49
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 28 М.
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 33 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 13 МЛН
BOSSASO illaa XAAFUUUN & WAREEG iyo WAREER!
7:50
Daljir
Рет қаралды 52 М.
3 Qiso Oo Dad Badan Argagax Ku Riday Sh Umal Sh Mahad Sh Shafici
16:58
Wiil yar oo Su aal ka qoslisay weydiiyay Sh Mustafe Xaaji
1:54
Salafmedia
Рет қаралды 237 М.
Waa Kuma Sheikh Muxamed Idiris Waxaa Iigu Naxdin Badnaayd Markaan...
28:52
Guurka Hala Fududeyo || Sheekh Xuseen Cali Jabuuti
6:40
AXADIIS 24
Рет қаралды 52 М.
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН