'Waxay nagu yidhaahdeen Beerka iyo Kelyaha ayaanu idin kala baxaynaa." Qisadda Wiil 7 Jeer Tahriibay

  Рет қаралды 62,553

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 98
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 ай бұрын
Gabadha waraysaysa yarka maaha professional wariye.
@XaawoIsmaaciil-k3w
@XaawoIsmaaciil-k3w 2 ай бұрын
Dalkeena alle hanoogaajiyo dhalinteenii waa mid xiran mid ladilay mid Bada kudhintay yaarabii😢😢😢😢😢😢😢
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Ай бұрын
Marka hore tahriibku waa xaaraam wayo nafta ayaa halis galaysa ilaahay ayaa risiqa bixiyee nafta lama haleeyo from hargaysa
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@azadmohawi6095
@azadmohawi6095 3 ай бұрын
Looks fake story, doesn't seem like a realistic.
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 ай бұрын
100% fake ayay u eeg tahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Maad iska dhageysatid waa bilaashe
@mohamed88466
@mohamed88466 3 ай бұрын
Waar mahadsan tihiin intii wakhti igaga lumi lahaa taladiina ayaan qaatay waan k baxay
@asmarshow2400
@asmarshow2400 3 ай бұрын
Absolutely mind refused the History to realize then I came to Comments section I just read your classic comment it’s seems Fake story agreed with you 😂
@Hodan-xb8qk
@Hodan-xb8qk 2 ай бұрын
War inigo isleh maxa khaldan Ayan arkay dad sidaydo kale ah
@goojacade4325
@goojacade4325 2 ай бұрын
Nafarkani halkii tahriibta laga rabey wuu iska qayili jirey kadibna laxankanuu usoo garaacay waalidkii 😅
@SiciidoCowr
@SiciidoCowr 2 ай бұрын
Khubris ayuu yimid wiilkaan runtii Khubris waa meel dhib badan
@zeheeb4884
@zeheeb4884 2 ай бұрын
Cyprus anaa joogo qfba sibay u tahy qofna way u toosta qfna way la dagta
@MohamedDahir-tn2ol
@MohamedDahir-tn2ol 3 ай бұрын
Mida kale 15 days baan socday(ordayay) cunto iyo biyana maan helin. Waa been Gaadhiga waxa saarnaa oromo iyo masaari. Sidee kukala gartay ethiopian ku way isku eegyihiine
@Hodansooiyosasnag1987
@Hodansooiyosasnag1987 2 ай бұрын
Been badana wilku 😂😂
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 2 ай бұрын
​@@Hodansooiyosasnag1987 Wll masarida iyo Ethiopian ku iska eeka
@fmg63772
@fmg63772 2 ай бұрын
Allaah ayaa ku badbaadiyay mardanbe ha samayn
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 2 ай бұрын
caaanaha iyo helebka geela baa ku caawiyey oo chirkaaga caafimaad lahaa wanaagsan. maashaa allaah.laguma cuno laguma cawryo.
@Dsaxan
@Dsaxan 3 ай бұрын
Engilishkisu badanaa isaga dadka aan garanayna badanaa😂😂
@ibraahimSulub-zm3no
@ibraahimSulub-zm3no 3 ай бұрын
Naga baandhee adeer
@Cabdicumar32
@Cabdicumar32 3 ай бұрын
Aar inaanta waraysiga qadaysaa Ma caraartabay isleeday waxay waxnoo beenio
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 3 ай бұрын
Pakistanta maxaa keenay meesha?
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 3 ай бұрын
Bal wanaaga oramadu u samaysay ee hadana uu caayayo eega midgaan yare
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
😂😂😂
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg 2 ай бұрын
Walaahi.wa.arinaxdile Alxamdululah
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 2 ай бұрын
Gabadhan waresiga qaadesa ma ahan gabdha xirfadeeda leh sida wareesi loo qado 😂😂😂😂😂😂
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 3 ай бұрын
Yarka sheekadiisu ma saxna ee maxaa ka qaldan
@isxaaqnimcaan6350
@isxaaqnimcaan6350 2 ай бұрын
TV 📺 aad kahadashid markad heshid ciyalo fanproj tahay wixii aad dawan jirtay uga shekaynasa 😂😂
@hooyomacaan9744
@hooyomacaan9744 2 ай бұрын
Bisinka kadib kadib badanaa waryarkan wuu wareray
@isxaaqnimcaan6350
@isxaaqnimcaan6350 2 ай бұрын
Wllo waxani tahriib maahe jigjiga iyo wajale dhexeeda uun miyad moday inad zuudan gadhay 😂😂
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 2 ай бұрын
Kkkkk
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
discount noosame sheekhow
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 war ka kala daaya bal inay wax qaldanyiin inila aragnaye
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 2 ай бұрын
Igama dhaadhicin 😊😮
@isxaaqnimcaan6350
@isxaaqnimcaan6350 2 ай бұрын
Markan aad komada kujirto inay gabadhi saldhiga tagtay ilayn dadkan isma af garanasane yaa shekada kadaba geeyay 😂😂
@Zamzam-xs1dq
@Zamzam-xs1dq 2 ай бұрын
Cid walbuu la socdo ma kaligiis baa luqada garanaya nafarkan waa mid wada been ah mida kale bakistaanka xadka ethiopia iyo sudaan ku tahribayo muxuu ahaa been badanaa
@MohamedDahir-tn2ol
@MohamedDahir-tn2ol 3 ай бұрын
Fake story Xitaa qoloda TV gu maba edit garaynba
@baashecabdi6703
@baashecabdi6703 2 ай бұрын
Qofku inteebuu biyo la,aan noolaan karaa Geela ayaa 15 cisho biyaha ka maqnaad
@isxaaqnimcaan6350
@isxaaqnimcaan6350 2 ай бұрын
Geelu bilaa biyo bil ayuu ahan karaa 😂😂😂
@Iftiin-q3f
@Iftiin-q3f 2 ай бұрын
Anu 10 ban malmod ayanan biiyo cabiin
@SaalixIbraahim
@SaalixIbraahim Ай бұрын
Waa wax dhici kara in ma gafuhu qof kuu lacag ka waayo suu doono ka yeelo Maalmo dhaweydna wuxuu mid nooga sheekaynayay inan yar oo tahriibtay oo magafe gacanta ku hayo timihiina madaxa ka dhukurey20 000$ lacag ahna laga rabo .ta yar waan aqaaney war maxaa ku dhacay sowtii iska shaqeysaneysay markaa ta yari iney ladnaanta xajin kari weyday ayaan ogaadey Markaa tahriibku dhibtaasuu leeyahee hala iska ilaaliyo Hadaanu dhib lahayn alle ma xaaraantimeeyeen tahriibta
@haliil2020
@haliil2020 3 ай бұрын
Kkkkk 15 cusho waxna ma cunin waxna ma cabin waanan dagaalamay iga baandhe abti
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
maxaad kaga cadaynysaa😂😂
@KowsarCumar-p6c
@KowsarCumar-p6c 2 ай бұрын
Wax waa cunayey lkn wax kufilan mahay su sheegay
@abiib531
@abiib531 2 ай бұрын
Horta cidkasta ma laso faddhisiyaa tv kkk anagaa war aragnay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
kkkkkkkkkkk dagi waa lagu soo fadhisin waayay
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 ай бұрын
Mar 8 deedna ku day libaax
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 2 ай бұрын
wiil halkeelagaisticimaalaa. inan maadkuhadashid
@LaylaMohamed-yj9up
@LaylaMohamed-yj9up 2 ай бұрын
Capsule run iyo beenba waa nagu akhriyay😂😂😂😂
@munamire9656
@munamire9656 2 ай бұрын
Markay waydiisay goormad biyo cabtay waxan sugayey inuu dhaho ilaa hada waxba man cunin waxan soxasuustay shekadi anoo saxaraha maraya ayuu libaax I eryado markasban geed kafuulay 😂😅😅
@Dsaxan
@Dsaxan 3 ай бұрын
Sheekada riyo riyo weeye wiilku wuu ku riyoodey mlhn shekadan run uma eko allhu aclam😅
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 2 ай бұрын
Baskooladaa iga gadan laga kala cararay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Waa xaqiiq waxaa uu sheegay wiilku❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 ай бұрын
Dhalinyarada dhulkooda looma dhaamo
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 2 ай бұрын
Waa beenti, aduunka Meel ay ka jirto In ruux lagu xad gudbo ma jirtee. 2 badiina Nagala taga Beenta
@xundhurgaal
@xundhurgaal 3 ай бұрын
Waa Qobrus
@KhadartoClahikahin
@KhadartoClahikahin 2 ай бұрын
Sheko mcn
@AhmedJama-h5w
@AhmedJama-h5w 2 ай бұрын
WAA BEEN CAAD TANI MAQOF KUDILAYA KUSHEGAYA ISBEER BARTIILE KADA GABADHA BEENTA
@Hodo-g8o
@Hodo-g8o 2 ай бұрын
Alle. A x. Ax😮
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 3 ай бұрын
Beenaalalhan yari waa qoloma
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
waa mid gaan
@kamaalDeelka
@kamaalDeelka 2 ай бұрын
Qafwalaboow kuciriqado 😮😮😮😮😮😮
@SakariyeAbdiqadir-os5mt
@SakariyeAbdiqadir-os5mt 2 ай бұрын
Alle danbidhaaf hanooga dhigo beenta intaa leeeg
@asmaabdi7280
@asmaabdi7280 2 ай бұрын
Waa sheko xariro 😂
@AbdinasirIbrahim-y7o
@AbdinasirIbrahim-y7o 2 ай бұрын
Kan wa benalle Walh sheeko ayu ku maqlay tahriibka oo lacag ayu ka dhacay reerkoda ka dibna hawaday ayu ku qayilay lix bilood marku lacagtii so dhameeyay ayu beerihi oramada ku dhex dawakhay reekodina sheeko ayu uso samyeeyay si an lqcagtii lo waydin
@mohamedisak1367
@mohamedisak1367 2 ай бұрын
adigaa hada sheeko nagu dul sameeyay kkkkkk
@Hodansooiyosasnag1987
@Hodansooiyosasnag1987 2 ай бұрын
He's too handsome to be on tv with a nonsense story, he watched too much tahrib stories and decided to come up with his own fake story.
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 2 ай бұрын
Intaan kudhegeystay ilaah haiga cafiyo been intaa laek waliheey maanan arak been ayuu go lahugtay😅😅😅😅😅
@MaxamedXasaan-m6w
@MaxamedXasaan-m6w 3 ай бұрын
Niyow nasiib xumaamo ayaa wan qadatey
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 3 ай бұрын
Legen Legen Legen dhalay
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 ай бұрын
inayi dhegayisato weeyen maha inayi dedejiso
@MohamedHassan-sr9sv
@MohamedHassan-sr9sv 3 ай бұрын
Fake Story. Xagu joga qofka 15 casho nolanaya baad iyo biyo la aan naga wa been cad😂
@aminamud1132
@aminamud1132 3 ай бұрын
Been badana kan yari muxu maluqaya 😅😅😅
@baashecabdi6703
@baashecabdi6703 2 ай бұрын
Iminka ma runbaa n Mise waa musalsal
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 3 ай бұрын
Wax badan oo Been ah uu sheegayaa oo wlhiya
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 3 ай бұрын
Ku lahaa xataa 3 nin ee bakistanida ah nin qudha oo english yaqaanay kuma jiro ee only me yaqanay Macaa halkaasi waxan hubaa inay been thy khyr alle ha ku siiye abti naga miisaan dheh
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
​@bgaayeofficialtube4233 😂😂😂😂 caadibu ugu dul alifay
@fardusabdi9996
@fardusabdi9996 3 ай бұрын
Ilmahani maanu ilaahy kabaqayn waa mxay waxanoo beena
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Beenti maha , ee waxa ka maqan Laxamki sheekada iyo Qaabka sheekda la.isugu xidho
@abdulrazakfarah2478
@abdulrazakfarah2478 Ай бұрын
12 nin Oromo ah baan ka khaa khaayirsiiyay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk fake fake fake
@MohamedSergio-jw5kt
@MohamedSergio-jw5kt 3 ай бұрын
Wàar maxamed waxan oo beena waa maxay
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
😂😂
@LaylaMohamed-yj9up
@LaylaMohamed-yj9up 2 ай бұрын
😂😂😂capsule bahal bilaa laxan ah ayuu inoolasoo fadhiistay
@asmaabdi7280
@asmaabdi7280 2 ай бұрын
😂
@MegaCigaal
@MegaCigaal 3 ай бұрын
Beenta jooji
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Waa runti, balse mayaqano sida sheekada la.isugu xidho
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 ай бұрын
Beenaale caadiya 😂😂😂😂😂
@AadamOsman
@AadamOsman 2 ай бұрын
Aabaheyga share isodhehe
@XamseDahiir-u3t
@XamseDahiir-u3t 3 ай бұрын
Waryaa kabsol dadka beenta kadaaa
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 2 ай бұрын
maaad garanaysaa sxb 😂😂😂😂😂 ma legend wayn baa?
@hanaharyen9522
@hanaharyen9522 2 ай бұрын
Alawaxuben wenayahu izcuno izcalazho klllllooklll
SHIRKII MUQDISHO SALAAN IYO KALAA TAGAAY (4734)
1:08:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,3 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 20 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
SAAXIIBKAY IYO XAASKAYGA😭😭😭qiso waali ah!!!
38:23
Qisas Channel
Рет қаралды 6 М.
PART#1 / FAADUMO QISADII DONTII TAHRIIB EE DAGTAY SILIC RAFAADKII BADA
1:01:31
Hereri & Hargeysa: Nin Ku Nool Bali Gubadle Oo Waraabaha La Hadla
21:24
Ramaasnews Online Tv
Рет қаралды 443 М.