MAANDEEQ OO WACDARO KADHIGTAY 14 SANO KADIB XAFLADII XUDAYDI Live AMAARA ALI SHOOBARE .

  Рет қаралды 422,341

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
You Can Contact us for all Your inquiries.
Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Пікірлер: 342
@maygaagguure2048
@maygaagguure2048 4 жыл бұрын
Fanku soomaalidu haddii uu hooyo leeyahay waxa u hooyo ah u Faadumo-Maandeeq.Alle caafimaadka iyo cimriga ha u barakeeyo.Wuu iga ilmeysiiyey muuqaalkan Maandeeq 😭😍😍
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 4 жыл бұрын
Maygaag Guure wllo hooyada fanka somaliyed wa gabdhi ugu horaysay heesta gududo carwo gabdhi la yidhi gududo carwo gugi la allaw yaa gashanti ja dhiga
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Faiido Iyo waxtar Maandeeq Cod iyo qurux ayay ku noqotay 77 sano jir dhexdu u xidhantay bal kuwa ag taagan eeg iyagoo oo 30 jir ah dhexdu balaadhatay
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Maygaag Guure kzbin.info/www/bejne/gZXOlHl_i66GgZI
@donraage3313
@donraage3313 4 жыл бұрын
mujajiloyin qaramiya
@mahadshire1019
@mahadshire1019 3 жыл бұрын
Wrong wrong, Hooyada fanka soomaaliyeed ee iyadoonan gabar u heestaa ayan jirin gabadha irdaha u furtay oo gabar soommaali u heesta ugu horeysay allaha naxariistii janno ha ka waraabsho waa KHADIJO CABDULLAHI CAMEY DALAYS AUN, "No questions asked" Maandeeq waan jeclahay oo aan taageera codkeeda
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 4 жыл бұрын
Axeey ax aduunyoyo xaalka ba'a walahi waan jidhiidhicooday maandeeq oo gabawday codkii Eber Illaahay dambigaaga ha dhaafo eedo 😭😭😍😍
@ubahabdulle4531
@ubahabdulle4531 4 жыл бұрын
Maasha allaah Mama Fadumo A maandeq kaahin sidiiii ay u qurux badan tahay fanaanintii hore dad is jecel ay ahaayeen Ilaahay ha siiyo cimri dheer iyo ciaado suuban. Heeseheeda aad baa u jeclahay ♥️♥️♥️
@Abdulkga
@Abdulkga 4 жыл бұрын
God bless Xudeydi, Mandeeq, Qalanjo and the rest of the Somali legends!
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Amiin
@Damalchannel
@Damalchannel 3 жыл бұрын
Fààdumo abdilàhi kaahin maandeeq Xasuustaadu marbay kaà ilmaysiisaà Allah cimriga hakuu dheereyo Caafimaad Iyo cibaado alle hàkugu dhereeyo Xudaydi iyo wixii inaga hoseeyabà Alle ha u naxariisto
@xamdaiftin1454
@xamdaiftin1454 4 жыл бұрын
Hadaan geeridiisa arkayey xudaydi Alle ha ha u naxariisto One months baa ka soo wareegtay markii xafladan loo qabtay Qofna ma oga inta uu mawtku usoo jiro Alle ha u naxariisto inagana ha inooga daba Naxariisto
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Xamda Iftin kzbin.info/www/bejne/gZXOlHl_i66GgZI
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@tusmoaadil6258
@tusmoaadil6258 4 жыл бұрын
Xudaydi waa living legend waa fanaan kii saaray laxan ka ugu horeeyey Tani waa hargaysa oo hirarka gaaban waan ku la hayaaye habeen wanaagsan heestii ugu horaysay ee loo sameeyey radio hargaysa
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 жыл бұрын
hadal macanow habeen wanaagan kkkkkk ax ax yaa Hargeisa
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Link heesta isii wll
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Ashqaraar🙊 Faduma Cabdullahi Kaahin MAANDEEQ iyo Axmed ismaciil XUDEYDI iyo dhaman fanaaniinta da'da yar Wlhi farxadiina waa ii farxad ❤❤🇸🇴 Fanku hana deeqo oo midnimadu haynoo Jiheeyo
@shucaybadam9089
@shucaybadam9089 4 жыл бұрын
😥😥😥😥 Jidhiidhico ayaa jidhkaygii saaqday markii ay mikirifoonka qabsatay Allahayow adaa mahad leh oo igu simay inaan Codkeeda maanta la iiga sheekayn, Jasahayga eebbaa jannadiisa iga siin bay tidhi, ilaahay uun baa abaalka aad nagu leedahay kuu gudi kara, rabbi Jannadiisa guri hakaaga dhiso Maamo. Farxad baan la ilmeeyay wallaahi😥❤❤
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Allah maxaan sugaayey muqaalka xafladaan maandeeq wey qiirootay xasuus iyo waayo waayo ayay gashay waqtigeda kuma ay qasaarin walle diintana wey baraty ❤️❤️❤️fanaanada fanaaninta ugu jeclaHy maandeeq cimri dheer iyo caafimad allow ku barakeey big legend astaan qaraN 💙💙💙💙
@maxamedbmstudio
@maxamedbmstudio 4 жыл бұрын
Mandeeq o qiirotay wayo ayaya gashaya
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Hooyo Maandeeq ilaahow cimri dheer iyo caafimaad ku sii, wey u adkeysan weydey heesteedii oo la silcinayo, sidey u boobtey makafoonkanba ka heley. Ilaahow idin wada xafid dhamaantiin.🙏🙏❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Faaisa waa ku salaamay
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
@@ugaasraage4178 Waan kaa qaadey walaalo gacaliye 🖐
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
@Unique Zara Meyla aragtey walaal?
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
@@faizamohomed9763 gacaliso faiza sidoo kale soo dhowow ❤
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
@@faizamohomed9763 Whtsupkyga soo gal faiza gacaliso +49+5214735014
@mahamedomar3525
@mahamedomar3525 4 жыл бұрын
Ax wlhi waan ilmeeyaay maamo fadumo abdillahi KAAHIN MAANDEEQ alle khaatumada khayr ha kugu khatimo Wan ku soo duceeyaa maamo sharaf ku le bulshada somaliyeed ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 4 жыл бұрын
Ameen yaa allah
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Sida aad fanka ujeclaydeen Alle Cibaadsds hakuu jeckaysiiyo❤
@yousufismail5770
@yousufismail5770 4 жыл бұрын
Old is gold,dadkii qaaliga ahaa, mamo fadumo cabdilahi kahin maandeeq, sharaf iyo qiimo ayaad ku leedahay umada somaliyeed.
@luuljaamac1190
@luuljaamac1190 4 жыл бұрын
Allow Kudhowr Aaqirayo Aduun Aamin
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 4 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto macalin Hudeydi oo shalay 08 04 2020 kugeeriyooday dalka Uk geeri waa waxaynu wada sugayno dhamanteen 😥😥😥😥😥
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 жыл бұрын
Allah qurux badanaa mama maandeeq Maasha Allah ,,dheereey dhexe yareey Maasha Allaah
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 4 жыл бұрын
Khadja Issa hhh mama mandeq masha allaah khadija adu sida maandeeq ma tahay mise gabay gasirey aya tahay hhhh😁
@nomadic-lady6192
@nomadic-lady6192 4 жыл бұрын
Adeer xudeydi iyo maamo maandeeq ilaahay ba cimriga u dheerayay waayo waa dad qalbi nadiifa leh. Maandeeq weligay wan jeclaa waa very classy lady.. heesaheeda waxan ugu jeclaa sidii webi durdurayoo labadiisa daamood...
@riiserage3629
@riiserage3629 4 жыл бұрын
Hadalka aan aad ujecleystey ilaaheyna karaali yahey waa 14 sano ayan kamaqna waana kabaxey cimrigeyga ayan kuxisaabtamey ayadana Allah ha udanbi dhaafo wixii hore tan danbana Allah ha ka aqbalo waa gobtii soomaalida waxa sii liicaya maanta xudeydi iyo maandeeq waxan wada afka cas ee wada agtaagan codkeeda ma keeni karan 100 sano oo danbe
@markalemidnimo3859
@markalemidnimo3859 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Macalin Xudaydi Caawa waa inaga hooseeyaa
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Yaa salaam mama fadumo Abdilahi kaahin mandeeq qurux iyo codba alla wuu ugu deeqay iyado aynigaas ah allaw cimriga iyo cafimadka u dherre
@omaryare8826
@omaryare8826 4 жыл бұрын
Waan ilmeeyay wlh maandeeq Allaha cimriga kuu dheereeyo
@kalidbentufek3074
@kalidbentufek3074 4 жыл бұрын
ماشاء الله على فن جميل من الحجة والحاج وفن اخوالي روعه وايضا ذكر الجحة لعدن مدينة احييكم
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 жыл бұрын
Eedo maandeeq ax yaa wadani yaa salaam tolay maamo caku gabow boqorada codka somaliyed I am glad inaad ka nasatey fanka oo aad iska cibaadeysatey ala maxan u xiisney codkaga macan cimridheer iyo caafimaad alaah kusiiyo maama qaali💖💓💟💝💖💟💝💓💖💖💟💟💟💓💖💗💟💝💝💖💟💓💖💖🎁🎁🎁
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto marxuumka aduunyadu waa sidaas ee allaha noo dembi dhaafo aamiiin yaa allaaah
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 3 жыл бұрын
Coronavirus ayaaa dilay Xudeydi father of Cuud haloo duceeeyo Allah yarahmath rahimiin. Kuwa xanuusan Allah ha caaafiyo Aameen
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
I love mandeeq special my favorite women The legendary, Nimco Dagan❤❤
@BALIGUBADLETELEVISION
@BALIGUBADLETELEVISION 4 жыл бұрын
Masha Allah Waa edaday Maandeeq - Laacibadii Fanka Somaliyeed woooooow
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
heestaaan waxaan kusoo xasuustaaa sxpkeeyga qaaliga ah ahmed wali abukar ahmed oo shaqo wadaaag aynu nhy mustaqbalka dhawna aan wiilkeeyga kusammin doono insha allah wee love youu mama maandeeq mama qalanjo iyo aabo xudeeyda god bleess the rest the somaali legend
@Somalilander
@Somalilander 4 жыл бұрын
0:25 Allahayow Janniyo naar Adow kala jaheeyee Aniga jooga iga maqan Qalbigaygu la ma jiro Oon jab iyo maamuus Jirrab adag la soo maray Oon jab iyo maamuus Jirrab adag la soo maray Isagana jacaylkuba Uu la yahay dad jaallaa Sideen ugu jaheeyaa? Jibintoo hillaacdiyo Sida johorad nuurtuu Meel ii la joogoo Jibbaadiyo kalgacalkana Nafta waan u jari laa; Sida roob Jirtaalaa Ama jeerta webiyada Ee joogta weligeed Sow kan jabadka iga galay Jisahayga Eebbaa Jannadiisa iga siine Jisahayga Eebbaa Jannadiisa iga siine Waxay tahay jawaabtaydu Inaan kaba jalbeebtaa Hadduu jabiyay wacadkii! Jaleeladu ma geed baa? Jigriguna ma qori baa? Jilbiskuna ma bahal baa? Anna jololo’daydii Ma waxaan jirayn baa Dadka laba jardaaqaa Jirjirroole siduu yahay Hadba jeego kuu dhiga Ee aan dhannaba jirin Iyo waxa la jaadaba Jaliilkaan ka magangalay Iyo waxa la jaadaba Jaliilkaan ka magangalay Nabsiguna hadduu jiro Hayska jalabuteeyee Loo joogi doonee -------------------------------- Ayeeyo Maandeeq Runtii waad iga oohisay ilaay cimri dheer, cibaado suuban iyo caafimaad kugu duceynayaa
@nashwawalidi7788
@nashwawalidi7788 4 жыл бұрын
oof caleeek my edo mandeeq
@solomonsalad5991
@solomonsalad5991 4 жыл бұрын
waad mhdsnid
@bellashariif4214
@bellashariif4214 4 жыл бұрын
SomalilandPower aamiin heestAn mar walboo aan dhageyso waan la ilmeeyaa omg it’s painful 😣 you can’t understand until you go through 😭
@bellashariif4214
@bellashariif4214 4 жыл бұрын
Slndp thank you 🙏
@solomonsalad5991
@solomonsalad5991 4 жыл бұрын
@@bellashariif4214 my EX bay ixasuusisaa mar ay isoo dirtay
@abaadirguulwade1288
@abaadirguulwade1288 4 жыл бұрын
Walahi waan ilmeeyey oo dhaba😭 wax kale lama ilmeeyn wadaniyada💙🇸🇴 kamuuqata dadkii hore iyo isjeceeylka iyo maxabada dhextaalay iyo dadka ama jiilka badalay booskooda oo ah kuwo dhamasan dhankasta oo qaar dhaqan doorsamay iyo qaar qalbi caruurabay iyo qaar qabiiloobay kala noqday WAAN KAXUMAHAY WLH CADIIM.😭😭😭
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 4 жыл бұрын
Wlahi waa wax laga ilmeyo wllo dad waa dadkii hore siday u lab xadhnayeen isu jeclayeen dadnimay lahayen dusha iyo hostaba goob bay ka ahayeen wlahi ilaahay intii dhimatay ha u unaxariisto inta kalena cafimad iyo cimri dheer ameen dadka hada wlahi waa dad ka badalan dhaqan iyo dadnimaba oh oh somali waa tii hore
@yassinkhalif2976
@yassinkhalif2976 3 жыл бұрын
Mandeeq mashallah Allah ha xifdiyo cod aad uu macan.fanaaninta soomaliyeed waa kuwaan.manta xidigaha geeska iyo bk ayaa fanaanin inoo ah waa nasib xuumo.
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
Waa markii iigu horeysay ee like saaro hees sababtana waxey tahay fankii hore aad ayaan uga danbeeyaa mammo maandeeqna siduu kale aadbaan u jeclahay illah haku xafido. Heeskuna waa hees xasuus igu leh.
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 4 жыл бұрын
Maansha Allah weli dhexyar iyo qurux Allaha ku daayo Maandeeq
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
MAANDEEQ IYO XUDAYDI CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN ALLAH SWT HA IDIINKU DEEQO JANATUL FARDAWSA HA UGA DAMBAYSIIYO
@rukiyamuse7332
@rukiyamuse7332 4 жыл бұрын
Ilaahey hasohanuniyo dhamaantod macal inaga qatuma kheyr insha allah
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Fadumo cabdilahi maandeeq ❤arab sheikh isaxaaaq ❤❤
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 4 жыл бұрын
Jab Libaax waa habaryarteey macaan masha’allah
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 жыл бұрын
Geed labka sheekh isaxaaq 💪
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Masha allah ala quruxbadnaydaa mashanallah
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 haa baa la yidhi iminkaba waa model woman walaahi
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 жыл бұрын
@@mohamedismail8560 kkkk
@sudiissa5701
@sudiissa5701 4 жыл бұрын
Fadumo abdullahi maandeeq timiri jabtay qurux ayaa loogu bixiye♥️🌹👏👏
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 4 жыл бұрын
Wuxuu habeen wayn oo la isku arkay 2020,, oo taariikhda galay ❤️
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 4 жыл бұрын
Maandeeq masha ALLAH maskaxda wa joogta lkn codka hirig hirig galay
@sharmaakemuhumed1059
@sharmaakemuhumed1059 4 жыл бұрын
Waxba badan baan sugayey maandeeq qaybteeda xusuus bay gashay alle haku xafido mamo ❤
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 4 жыл бұрын
abdirahman somaliow walal barnaamijkaasi oo dhan nooso gali thanks
@eng-fahadabdirisaq8143
@eng-fahadabdirisaq8143 4 жыл бұрын
Edo faadumo Abdillahi kaahin maandeeq allah danbigaga iyo ki walidkaba hadhafo cimrigana haku barakeeyo ❤
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Fahad Abdarasak kzbin.info/www/bejne/gZXOlHl_i66GgZI
@abusalman1242
@abusalman1242 Жыл бұрын
Aad baan ujeclahay heesaha Maandeeq ilahay haku xafido
@khalidabdilahi7714
@khalidabdilahi7714 4 жыл бұрын
Waaw waa quruxdii waabari Alle cimriga iyo cafimadka ha ku barakeeyo maamo faadumo abdilahi Kaahin mandeeq mss timiri jabtay
@maxamedjaamac508
@maxamedjaamac508 4 жыл бұрын
Maandeeq heesaheeda heesta aan u jeclahay waa heesta ay axmed gacayte la qaado ee la yidhaahdo sixir jacayl Walaahay dhiigaa ku istaagaya ❤❤❤
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Maxamed Jaamac anba waan siigtee sidaan ahay bal eeg inta markay qaadayso jidhdhico ayaa kugu istaagaysa
@deqah
@deqah 4 жыл бұрын
MANSHA ALLAAH HOOYO MANDEEQ ALLAHA KU DHOWRO AMEEN AMEEN
@farduusahmed6171
@farduusahmed6171 4 жыл бұрын
Haday geeri ku dayso gabow baan ku daynayn fan waa kii hore 💜
@shabcanmohamed2286
@shabcanmohamed2286 4 жыл бұрын
Faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq long life mom😍❤😍
@barrygolden6873
@barrygolden6873 Жыл бұрын
AUN Xuddeydi faaduma Cabdullaahi maandeeqna ilaahay Cimriga allaha dheereeyo.
@mohamudgaraad1853
@mohamudgaraad1853 4 жыл бұрын
Boqorada fanka maandeeq we love you we love you're my vever
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Mohamud Garaad kzbin.info/www/bejne/gZXOlHl_i66GgZI
@aishaagane2623
@aishaagane2623 4 жыл бұрын
Yaaa iga horeeya like isaara waxaad kaheshaan arkaa
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Wallaahi oohin baa i qabatay. Naclad haku taalo gabawga, bal eeg waxa sidaa u heesaysaa waa Maandeeq ee. Boqortooyo
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Geeri iyo gabowba geedkood ha ba'o. Maandeeq iyo xudeydi waa sharafta fankeena.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Way qiiraysantahay ee maandeeq da'mooyee codkeeda isma badalin xasuus bay gashay
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 жыл бұрын
Horaa loo yiri gabow wa geeri maandeeq waxey ahayd boqorada codka somaliyed alaah ciyaalnimadeeni iyo barisamaad kii bey nasoo xasuusisay wa qof qaaliya walahi waan qiiroodey markaan arkey iyadoo mar kale noo heesaysa ilaahey baa mahad leh nagu simay arageeda iyo codkeeda qaaligaa oon waligey jeclaa ilaahey cafi iyo caafimaad hasiiyo 💖💟💓💝💗🎇💖🎁💖😍🥰🥰🥰
@malikaaded3555
@malikaaded3555 4 жыл бұрын
Gaboobka aa meesha dhigay poqorada codka faadumo cabdullahi kaahey mandeq
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
@@malikaaded3555 kaahin weeyaan
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 3 жыл бұрын
MAAMO MAANDEEQ HOOYO ALLAHA KU XIFDIYO. AAMIIN
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 Жыл бұрын
Iyadoo weynaatay Bay wali codleedahay nimco dagan laga sotaa old is gold ✨️
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 4 жыл бұрын
Faadumo claahi kaahin maandeeq Alle ha ku xafido
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 жыл бұрын
Ale ha u naxaristo abihii cuudka somali
@hamsetaani5338
@hamsetaani5338 4 жыл бұрын
Wlahi waan ooyey qiiro darteed alle haku dhowro maamo fadumo c.lahi kahin mandeeq
@kamiila3941
@kamiila3941 4 жыл бұрын
WooooooW yaaasalaM fananad qaaliya hooyo maandeeq 👍👍👍👍👌🙏🏽🙏🏽🙏🏽❤❤❤👌👌😍👍👑👑
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Waa in taariikh laga qoraa inta xusuusteeedu joogto
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 4 жыл бұрын
Sax wlahi intii kale dhintenbe inta nol
@abdisalaancumar8239
@abdisalaancumar8239 3 жыл бұрын
Alaha unaxariistee erayadii abwaankeenii waynaa cabdillaahi diiriye sooraan
@ahmedbile7044
@ahmedbile7044 4 жыл бұрын
WAAWAAAAAW WAAAWAAAW MAANSHAALLAH WAAYA WAAYO ADDUUN CAARYAALE WAA GABOWDAAYE BERYAY GOB AHAYD! MARRAAWAAXID
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 Жыл бұрын
مهما طال الليل فلابد طلوع الفجر ومهما طال العمر فلابد دخول القبر habeenka intuu doono ha dheeraado waxaa khasab ah inuu waagu beryo intuu doono cimrigaaga ha dheeraado wxaa khasab ha in iilka lgu dhigo
@randamuuse780
@randamuuse780 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢ax ax maamo qaran faadumo abdilahi kaahin mandeeq
@abdiqanimusa5201
@abdiqanimusa5201 4 жыл бұрын
Maandeeq inta Gabadho meesha joogaba ka dhalin yareeysan kana style iyo qurxoon waxey quruxey la gaboowdey.
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
Masha allah waa edaday baligubadle asal eesh calaaa- ALbaabada adag ayey ka dhalataye sidaas ula socda kkkkk
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 жыл бұрын
kkkkkkkk
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
@@FaadumoArdo soomaaha inaabti arab iyo albaada adag ayey kasoo jeedaa
@hakiim25
@hakiim25 4 жыл бұрын
Maamo Faadumo Abdillahi kaahin maandeeq❤
@dhabeeluguba237
@dhabeeluguba237 4 жыл бұрын
Ilahayow cimriga idiin dheere 😭😭😭farxad baan la ooyey wlhi
@ahmedbile7044
@ahmedbile7044 4 жыл бұрын
MAANDEEQ IYO XUDAYDI Cimriga Allaah haydiin barakeeyo. Khaatimadana khayr haydiin ku khatimo. HAYBSO CALANKAAGA
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 4 жыл бұрын
Wale gaboo wa cudur Mamo Maandeeq ba hadey sidas u heyseyso waxay ka mid ahed gabdhi hii ugu cod ka mcn wabar marka la yirahdo waxay na ta one fav my fav aiyada iyo Allah ha u naxariiste eedo Saado Cali ,mamo mandeeqey Allow cilmiga dheerey adi Iyo dhaman Somali legends ba inta ka hartay fanaan wa wabari inta kale is ka amusa 🙏
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 4 жыл бұрын
#Faadumo C/Laahi #Maandeeq waa Fanaaniintii hore Alle Caafimaad Taam ah ha Ku Siiyo
@Musalsalmedia1
@Musalsalmedia1 3 жыл бұрын
Faadumo abdilahi KaaHin maandeeq HooYo Zharav ku n0low🙏🙏
@shabcanmohamed2286
@shabcanmohamed2286 4 жыл бұрын
Nimco yaasiin iyo ayaan cashuur idina long life😍❤❤
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 4 жыл бұрын
mama maandeeq allah ha xifdiyo
@ahmedbile7044
@ahmedbile7044 4 жыл бұрын
WAA FARAKUTIRISKA KA HADHAY SOMALIDII SOMAALIDA AHAY. DUNTII XARIIRTA AHAYD! DAHABKII LUMAY!
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 4 жыл бұрын
Cajiib Hooyo Fanaanad wayn faadumo abdulahi Kaahin Maandeeq, waa mid ka mida dumarka fara ku tiriska ee aan fanaaniintii hore ka taageero ilaa hada heesaheeda waan jeclahay waan dhagaystaa.
@nasromohamed4374
@nasromohamed4374 4 жыл бұрын
woow mandeeq 😘😘
@WaqalmusicProduction
@WaqalmusicProduction 4 жыл бұрын
Fadumo Abdillahi mandeeq amesan wayeey walhi codka
@ahmedabdikarim8220
@ahmedabdikarim8220 4 жыл бұрын
Haduu geeri kudeyso gabow baannku dayneyn ahmed ismail hudeydi io faduma abdullahi kaahin maandeeq waxay kanoolyihiin fankii soomalida iilahy haubarakeeyo cumrigoda
@instyle7978
@instyle7978 4 жыл бұрын
Ahmed Abdikarim kzbin.info/www/bejne/pZKlgaqqn9Wjjas WALAALKAAGA USAAR SUBSCRIBE IYO LIKE
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 4 жыл бұрын
Ahmed Abdikarim allaah yarxam hu
@sakiniouskingpower8498
@sakiniouskingpower8498 4 жыл бұрын
Hada Allah u naxatriisto
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Alle yaraxma xudeydi doraad bu dhintay 😥😥😥😥😥
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Ahmed Abdikarim kzbin.info/www/bejne/gZXOlHl_i66GgZI
@daahiryariisow
@daahiryariisow 4 жыл бұрын
Waay duqowday fan waay is daayeen Cimrigeeda alaha dhaayrayo maandeeq wali waa qalanjo ma Sha alah
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
daahir1981 yariisow2881 quruxbay la gabawday dhexda wali u xidhan bal kuwa ag taagan ee yaryar eeg ee foosto dhexdu noqotay
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 4 жыл бұрын
Dib baan ugu noqday codkaagii hore ee da'da yaraa si aan kuugu hiiliyo. Ilaahay kuu hiili aamiin.
@liibanabdi7263
@liibanabdi7263 4 жыл бұрын
Walahi sxb dikale malmahan mama mandeq andhagasanaya cood iyo qurux diid kugadhaysa majirto
@osmansadiq5603
@osmansadiq5603 4 жыл бұрын
Subxaan maamo faadumo cabdulaahi maandeeq ❤️❤️🙏😭
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Ilaahow cimrigeeda u barakee ilaahow khaatumada u suubi xudeeydi iyo maandeeq waa dad umada qiimo ku dhexleh
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Said Abdulla amiin walal waa dad aan soomali dad u dhaw soo marayn
@wiilqaraami2435
@wiilqaraami2435 2 жыл бұрын
Waan Hubaa alleylahee inaad LA qiirotay codka hooyo maandeeq ee like isaar xasidnimadu mafiicnee
@maryancalimomm.p6474
@maryancalimomm.p6474 4 жыл бұрын
murti iga dheh waa heesihii hore cimri dheer alle haku siiyo
@taloiyotusalechannel7469
@taloiyotusalechannel7469 4 жыл бұрын
Illah darti igu sara inti la isku jecela dadba igu fanaya somlind ayan ahay hhh ana leyhy somali ahay yaa ah calnki cawale hhhhh
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
😊😊😊😊ilhy dartii iyo kle daa dadba leh
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 4 жыл бұрын
Viv Somaliland you down
@ak7vibes691
@ak7vibes691 4 жыл бұрын
Ilahy ha idinka cafiyo wixi tegay ,mashalah wa khatimo wacan
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 4 жыл бұрын
Quruxi wa asal wale ee maaha make up iyo is cadays bug ah. Bal eeg sidey Maandeeq ugu duqowdey quruxdeedi MashaAllah asal dhalad Somali ah ❤️🙏
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Maaanshalh tabarkallh maamo aan jecelahy
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Ababaay Fani waa kii hore Yaa Maandeeq Hooyo Cafimaad iyo cimri dherer
@ifrahfarah9261
@ifrahfarah9261 4 жыл бұрын
Masha allah alle waxaan kabaryaa cimrigaa mandeeq uu kalee in uu igadhsiyo cafimad qaab allenaa iyadana haa uu siyadsho amiin ii so dhahaa please
@fatumaabdi8887
@fatumaabdi8887 4 жыл бұрын
Quruxi Waa udhalasho maandeeq cimri dheer legend waye
@geeljiregeeljire9856
@geeljiregeeljire9856 2 жыл бұрын
Camaara ali shoobaro Waa hore in ay heesto ayey ahayd
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 4 жыл бұрын
Masha Allah mamo Faadumo weli waay xoogantahay Allow caafimaadka usiyaadi. Amiin Amiin Amiin.
@aartv6661
@aartv6661 4 жыл бұрын
Ugbaad aragsan medai SABSCARIBE HAYLA DHAFINA TAGERAYASHA
@zamzamjamac2571
@zamzamjamac2571 4 жыл бұрын
Ugaabad asc
@umafaysal8440
@umafaysal8440 4 жыл бұрын
Waa w ugbaad qurux badan mise waa qof magaceeda wata
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
Hhhhhh waa been
@gedikhadar9300
@gedikhadar9300 4 жыл бұрын
Hanbalyo
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 3 жыл бұрын
MAAMO MAANDEEQ HOOYO ALLAHA KUXIFDIYO. KU ILLAAWI MEYNO. ADIGA IYO MAAMOOYINKEENI GUDUUDU CARWO. DALEYS. DUNIYO. HABON
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 4 жыл бұрын
mashalah faadumo cabdulah maandeeq ilee waa nooleed waa dhimatay ayaaan maqlay codkeedii waa isbadalay
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Haaruun Macalin waa 77 sano jir
@ahmedyusufmursalmursal3596
@ahmedyusufmursalmursal3596 2 жыл бұрын
MaaShaAllaah Fanaanadeena qaaliga ah F,A,Maandeeq.
@أدنحسن
@أدنحسن 4 жыл бұрын
Maandeeq WAA SABAH DA SOOMAALIDA
@faha9585
@faha9585 4 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH QURUXBEY LAGABOWDEY ILLAAHAY WUU DHAMEYSTIREY
@omarnouh1560
@omarnouh1560 4 жыл бұрын
Mama faadumo cabdilahi mansha Allah
@abdullahdiirey4039
@abdullahdiirey4039 4 жыл бұрын
Adon dada waa take hore 😓😓😓 arag sida u faraxasan yehan alo cimareg udheray iyo caafimadakad iyo ciwadada along aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 47 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 23 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Maandeeq oo 10sano kadib wacdaro ka dhigtay London
41:46
Curubo Films HD
Рет қаралды 63 М.
Taariikhdii Xudaydi iyo guulihiisii fanka
7:09
Universal TV
Рет қаралды 11 М.
Qaraam-ka Iyo Mahadhooyinkiisa, Sheekooyin Xiiso Leh (XUDAYDI)
23:42
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН