Qisada hooyo 80 sano darbi jiif ahayd !!!!!

  Рет қаралды 158,204

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

2 жыл бұрын

Пікірлер: 555
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 2 жыл бұрын
Miskiin Illaahayow u sahal hooyadan wexey ubahan tahay caawinad gaar ah ee xagee wax Loogu soo dira 😣😣😔😔😔🥺🥺😭😭😭
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Allah ha u gargaaro hooyadan waayuhu dhibey,😪 inanka wariyaha masha Allah waa wiil aad u degan oo si degan u wareysanaya hooyadan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Sheeko calool xanuuna, ilaahay ha ku gargaaro aamin
@apdulhiniyadzame1459
@apdulhiniyadzame1459 2 жыл бұрын
ارحموا من في الأرض يرحمكم من في السماء 😥
@zaamialiatham8319
@zaamialiatham8319 2 жыл бұрын
ان الله عزيز الحكيم❤
@sharlw8877
@sharlw8877 2 жыл бұрын
الله عزيزا كريما لا ينسا أحدا سلاما الك يا اخي العزيز
@mohamedwardimohamed1118
@mohamedwardimohamed1118 2 жыл бұрын
Waxaad ammin nacdiyo, il nugayl ha mudan, meel eegmada u daran, rabbi kuma ag dhigo. Hooyo macaan iyo dhamaan hooyooyinka soomaaliyeed oo dhan ' caafimaad, cimri dherer, iyo cibaado suuban. Allahuma Aamiin yaa rabi
@farhiyamaalin9986
@farhiyamaalin9986 2 жыл бұрын
aamiin
@marwakayseali2278
@marwakayseali2278 2 жыл бұрын
😰😢😭wlhi waxad tihiin dad ku daysho mudan waxan ku rajo weynahey inaan idinko kle noqdo oon umada islamka cawiyo incha allh😭
@nafisanaftaa2963
@nafisanaftaa2963 2 жыл бұрын
RABIYOW HOOYOOYINKA DHIBAN CAAWI YAA ALLAH🥺🥺🥺🥺🤲🏽
@nuuramahamed3919
@nuuramahamed3919 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin👐👐
@adish10osman93
@adish10osman93 2 жыл бұрын
ajuns acasă de ce a trebuit să fie un loc de munca si sa te simti ca nu mai ai nevoie de o parte din., ,
@qayzxaaji4803
@qayzxaaji4803 2 жыл бұрын
Heartbreaking 💔 😭😭😭 let’s help her without talking
@faebalina7786
@faebalina7786 2 жыл бұрын
most of us when we go through hardship we look forward to the future because we feel we have time to change our situation and the hope keeps us going, we can use our health, youth , wealth even if a little and family to assist us , even on an emotional level. But just imagine living to this age and finding yourself in such difficulty,alone, homeless and peniless - it must be hard to look forward except the one who has high eman.Walahi eman in Allah will be the only thing when we lose all the material and social factors which keep us comfortable.She has such humility to her speech it makes you feel embarassed.This could be any of us.May Allah protect this hooyo Ameen and help us to help her and those like her.It's sad this can happen in our society, we do not have a right to have an ounce of pride when this exists.May Allah forgive us.Ameen,I hope your video can have subtitles and reach somalis all over the world.
@shilista4907
@shilista4907 2 жыл бұрын
Soomaali ku hadal wllo
@danxarago8312
@danxarago8312 2 жыл бұрын
Well said walaal. May Allah forgive us.
@faebalina7786
@faebalina7786 2 жыл бұрын
@@danxarago8312 Thank you, Ameen thumma Ameen
@64abl
@64abl 2 жыл бұрын
Amin
@kg6987
@kg6987 2 жыл бұрын
Well said walaal, this is a reality check for us all. May Allah forgive us.
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Igadaa kaasi Caasi buu ahaaye ma Hooyadii oo Gidaar kusoo korisey buu daryeeli waayey Allaah Hooyo Dhibaatada aad Aduunka ku martay tan Aakhiro kuuguma daro aadbaan uga murugoodey Hooyadan
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
HOOYO ILHAY WAX DHIBA MA TUSO INtii dhimatayna ilhay jano fardusa ugu deeq alhuma amiin🤲🥺🥺
@ishwaaqahmed5609
@ishwaaqahmed5609 2 жыл бұрын
Masayrku cajiibsana! Inay mamadan intan oo silica madho sababteda waa masayr😭 Ilahay danbi dhaaf hakaga dhigo mamo dhibkad soo madhay💔🥺
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Alaa baalaayaa usoo dhamaatay sikhraan iyo nin waalanba way soo kufsadeen kolay xataa balwad siday uga badbaaday mooyi tii oo naagkale Lala qabo ayaaba u dhaantay oo ay ahaato hooyo Hoy ku nool ilmana korsata inaa ilaahi wa inaaa ilahi raajucuun kii ilmaha dhalay muxuu ahaa
@ishwaaqahmed5609
@ishwaaqahmed5609 2 жыл бұрын
@@nasyadeuanyeong8707 😡wlhi markaas nin dhan waba naca kawarn bal intu hooyada silic mariyay intaa kale aan la ogeyn kawarn way ka dhalayan maalinkasa ugu danbesa wlh gbdhaha noloshoda iyaga burburinaya iyado 16ama17sano jirta haday nin guursato bal wakase maxay maamuuli kadha ilhow anagana naga qabo oo kuwo fiican bal mustaqbalka noogu dar😢💔
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@ishwaaqahmed5609 Aamiin walalo ilaahay kaasookale adiga iyo gabadh somali Ah Ama muslimka kalena Ah lama kulmiyo booliskii ku yidhi gidaarkaas seexabaa isna kii sidaa utslag uga roonaan siday habeenkaas gidaarka ufadhiisatay bay u fadhidaa ax waa murugo hooyaday bay ku qarni tahay oo wakhtigii calanka dhilinyartii kaxaystay Ah aad baan uga murugooday waxa ku dhacay xishoodkii ayay ilaa Hada sidaa
@AliHassan-rx2pm
@AliHassan-rx2pm 2 жыл бұрын
Hooyadan hadda waa aakhirul cimri e dadkii ehelka u ahaa ha ducaystaan hadda xataa hadaanay tafiirteedii ciddi ka noolayn dadkii u dhawaa hakasoo wardoonaan
@ahmedhadid8493
@ahmedhadid8493 2 жыл бұрын
This is a very sad story, this old lady went through a lot! You can see the pain in her face, i hope she finds her grandkids and get some help. "Allahu Samad"
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 2 жыл бұрын
Wll ado raaliya luuqad baynu leenahy ee taa dareenkaaga ku cabir
@ahmedhadid8493
@ahmedhadid8493 2 жыл бұрын
@@yousufibrahim1208 Waxa aad u baahan tahay in aad cilmu nafsi u tagto!!!
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 2 жыл бұрын
@@ahmedhadid8493 hh cilmi nafsiga maxaa keenay meesha luuqadaada inaan ku xasuusiyo hadaan cilmi nafsi ugu baahanahy waan ogolahy wll teeda kale ninba intii dhibtuu la dhafoora godanyahee cilmi nafsi adaa ubaahan malaha!! Oo maskaxda lagaa gumaystay oo luuqadaadi laguu uriyay 😇
@ahmedhadid8493
@ahmedhadid8493 2 жыл бұрын
@@yousufibrahim1208 Dadka noocaagaas OO kale aya u baahan in nafsiyan la daaweeyo, sababta OO ah, waxa ii muuqata in aad social media u Soo gashey in aad dadka qoraaladooda wax ka sheegto, videoga meesha yaala kamaad hadlin!! Faalo ka bixi videoga ha ku mashquulin qoraalka dadka! Alhamdulilah dadaal ayan ku bixiyey in aan 4 luuqadood ku hadlo OO kamid tahay luuqadeyda HOOYO! Aniguna luuqadaha aan bartey kolba taan doono waan ku qori karaa ku a hadli karaa!!!
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 2 жыл бұрын
@@ahmedhadid8493 wax u sheegayga hadad khalad u aragtay halkaasan kaaga hadhay anu sidii dumarkaad xanaaq hadlysaa ado nin wayna 😂 waan ku salaamay lph noloshaada ada xor u ah waxaad dooni qor teeda kle afar luuqad eed ku fanayso anaguba ka badan wan naqaana ee markay muhiimad timado unban ku hadla adu lkn commentga waxa akhrinaya wa somali ee cidkle maha lahyso ta
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 2 жыл бұрын
Voice of voiceless 😥dhkhtr wll ilaahy hkaa abaalmariyo wnaagaad usmysy
@mohamedidiris3436
@mohamedidiris3436 2 жыл бұрын
Mansha alaah sxb ilaahay qurux iyo wanaag iyo masakin jacayl ayu isugu kaa daraday Alle haku siyaadiyo nimcada
@jamacalinhajjiahmed8780
@jamacalinhajjiahmed8780 2 жыл бұрын
Ilaahow hooyooyinka Cimrigooda U siyaadi 🤲
@zhamsajamaahmed4148
@zhamsajamaahmed4148 2 жыл бұрын
Allah yaa Allah miuaaney dad Muslims lanooleyn ____ilaahayow usahal hooyo ilmaheeda iyo dadkeeda wlahi waa sheeko _XUMAD IYO XANUUN BADAN😢
@sulekhanur3301
@sulekhanur3301 2 жыл бұрын
Illahayow ugargar hoyadn maskiinta ah illahay hakuso nabad celiyo awladada 😭😭
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 2 жыл бұрын
Xanuun Badanaa Hooyo illahow adunka iyo aakhiraba kuu danbi dhaaf
@saladohasan5844
@saladohasan5844 2 жыл бұрын
Qiso callool xanuun ah😥 illahay Jannah Firdowso ha ka waraabiyo.
@bintusulub2450
@bintusulub2450 2 жыл бұрын
Alle haku Soo dhaweeyo mamo awladaada Iyo ehelkagaba 😥😥🤲
@mohameddeeqsi6616
@mohameddeeqsi6616 2 жыл бұрын
Wala helay dadkedi
@bintusulub2450
@bintusulub2450 2 жыл бұрын
@@mohameddeeqsi6616 mnshallh Wll
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 Жыл бұрын
Allha ugargaaro aamiin allow calafka noo hagaji anagana aamiin
@hibadee4072
@hibadee4072 2 жыл бұрын
Very insightful. May Allah grant her the patience to endure the pain of her loss and unite her with her family. Ameen
@suada3852
@suada3852 2 жыл бұрын
What a sad story, this mum needs help. If you showed her story, please helpfull her insha'alla hope she finds Her grandchildren.
@fatimaabdi8996
@fatimaabdi8996 2 жыл бұрын
Please tell us her phone number
@ramlojamac2453
@ramlojamac2453 2 жыл бұрын
Maqawul hadana ibrahim kasi tahay wlhi isku cid nahay anigana kenya joga magacas ilmaha ka maqan mamadas wa inan bafino
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 2 жыл бұрын
La baadi goob mamada
@ramlojamac2453
@ramlojamac2453 2 жыл бұрын
He mxn badi gona ilmaha nag Somali xita lagama daline xita somali hadi laga dali laha ilmahas atlest waxbey ahan lahen lkn nag madow ilmo ay haysato inte lagu arka
@amiiraali460
@amiiraali460 2 жыл бұрын
Aniba ayeeyday abrahim ah hargaysana waa joogna mamada ayaan ka wardooni siwayn aan ugu hawl galo mamadan dhiigu biyo mahee
@D.Rose1990
@D.Rose1990 2 жыл бұрын
May Allah SWT reunite this woman with her loved ones and grant her peace in this lifetime and the hereafter.
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
Ameen ya Allah ya Rabbal caalameen
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Subaxanalah Allah ha ugargaro mumda dhibateysan Allah ha uso dhaweyo carurteya ayeyada u tahaye wa waxa laga naxo dhibatada haysaata hooyadan iyo qarkalo badan Allah ha u gargaro
@kairofab_tube1871
@kairofab_tube1871 2 жыл бұрын
Ilahi ajar iyo xasanad haka siyo walal dhaqtarrr ❤️❤️❤️
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp 2 жыл бұрын
Allah ha ku siiyo khair iyo xaasanad hore u soco habo dhakhtarow mashallah tabarakallah
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan .ax ax Ayeyo Allah ha ku xifdiyo amiin amiin Rafaad badan bay so martay sorry 😞 😞😞😞😞 wiil kagii Allah ha u naxariisto in sha Allah caruur tisii Allah ha ku tusoo iyago cafimad qabaa amiin amiin Allah waxan kaga baryaya cafimad iyo muslim ka Allah ha ku sikhro 😂😂😂😂😞😞😞😞
@xareed1
@xareed1 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 ilahay ha idinka ajarsiiyo
@mdsacad8494
@mdsacad8494 2 жыл бұрын
dhakhtar bigfan and big respect sxb keep up bro
@em2160
@em2160 2 жыл бұрын
Allah how Gargaaro Hooyo Fadumo Caruurtaa ay Ayeeyada u Tahey Allah how soo Bidhbidhiyo. Iyo Reerkay ka Dhalateyba Allahuma Aamiin Aamiin Aamiin
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 2 жыл бұрын
Nin aad dhashay kuma dhalin baan maqli jiray, Ilaahay ha u naxariisto wiilkeedii. Ayadana Ilaahay dhibaatada hak dul qaado.
@Shukrijeyte
@Shukrijeyte 2 жыл бұрын
channel ka kaliya ee soo bandhiga dadka codkoodu uusan meel dheer gaarin DAKHAT CHANNEL guulayso wllo
@ayaanxuseen8546
@ayaanxuseen8546 2 жыл бұрын
mashaa Allh wll qli horu mar wacan🥰🥰🥰🥰
@suhaipmouseahmet8325
@suhaipmouseahmet8325 2 жыл бұрын
Heartbreaking wlhi it's a sad story Hooyo ilahy hakusoo dhaweeyo ارحموا من في أرض يرحمكم من في سماء
@fadumosarhaye8618
@fadumosarhaye8618 2 жыл бұрын
Sideetan. Sanogabadh. Ogaadeenhgidaar. Majiifinaamaxaakhaldan
@aminataali8793
@aminataali8793 2 жыл бұрын
Dhakhter You r stories r very touching in the heart ♥️ And sadly to watch. Makes us feel like crying 😭 and a lesson to appreciate about life. I don’t think u can imagine how much love ❤️ I have 🌹💕for you in my heart ♥️ love 🌷
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 2 жыл бұрын
Aamin yaarabi inshalaah haday noolyihiin wad heleeysa
@salamkala14
@salamkala14 Жыл бұрын
Xanuun uma yara Wallahi guur keedi wiilkedi wadan keedi reer keedi dhalin yaara nimodedi waqtiga muxu dad ciilay 😢
@nasteexoali7199
@nasteexoali7199 2 жыл бұрын
Alla dhakhtarow inader alle haka ajarsiiyo😭😭😭
@fahmijama7794
@fahmijama7794 2 жыл бұрын
waxay rajaynayaa in ay carruurta ay ayeyda u tahay ay hesho . adna jazakamullahu khayran
@Burco20007
@Burco20007 2 жыл бұрын
Are we the most unkind human species in the world. This is most heart broken story I have ever seen.
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 жыл бұрын
Ilaahow iidoor hanahoosdhigin may caawimaan islaanta ay soobandigayaan ee 80jirka nasabnimadu saa maaha iyo islaanimaduba islaantu haday puntland ama jubaland ama kilalka may aado
@najmaapdirahman1550
@najmaapdirahman1550 2 жыл бұрын
Emotional wlhi allaha ugargaro mamadaas adna wll dhakhtarr allaha ka jazai siiyo😓🥺😓😓
@hoodocali7537
@hoodocali7537 2 жыл бұрын
Alle hakula garab gallo wll hawshaad hayso, Hooyo faadumona haw gargaaro
@cawociise540
@cawociise540 2 жыл бұрын
Waan ilmeeyey wlhi😭😭😭😭😭
@hoodoabdi3201
@hoodoabdi3201 2 жыл бұрын
Keep gonig wllkey 🥰🥰🥰🥰
@yveslaurent6582
@yveslaurent6582 2 жыл бұрын
It’s very 😢 to endure such a horrible life almost eighty years! I wish that mum will see her grand children and share joyful 😀 and prosperous life.
@saidoaden9927
@saidoaden9927 2 жыл бұрын
¹
@ruqiyaruqiyaibrahim4957
@ruqiyaruqiyaibrahim4957 Жыл бұрын
maxamuud if iyo aakhiro lgulayo akhiro janada farduusa aamiin walaal guuk guul
@layladheman6534
@layladheman6534 2 жыл бұрын
Ilaahay ayaa umadisa ku diray maxamed dhakhtarow keep going wllo
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp 2 жыл бұрын
Subhanallah walaahay wan oyay Subhanallah war hala caawiyo ilaahay muxu dad isku eegaya
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 жыл бұрын
Aad baan u ooyay runti caruurtu hudanbeyse iyad waa inla caawinya 😭😭😭Alle hawu gargaaro aammiin aammiin yaa Rabi yaa Alle 🤲🤲🤲
@ayaanachinese3132
@ayaanachinese3132 2 жыл бұрын
She clearly needs support and it time to help this mother
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Qof dumara o wayel ah o banan jifta dabcan maskaxda wax ka khaldan yihin mala wax isku xilqama o sida u dhama dhulalka galada haday jogi lahayd daryel bay heli lahayd Muslim wa la shegana iyo naxaris daro subxanalah
@mariaaddey7191
@mariaaddey7191 2 жыл бұрын
Wllhi waa hooyo sabar badan Alle ha u naxariisto ubadkeedina Alle ha u sahlo Wll adigan Alle hakaa abaal mariyo sida aad dadka ugu dadaaleysid
@MohamedAli-yn8ui
@MohamedAli-yn8ui 2 жыл бұрын
Anaa kafaalo qaadan INSHAA ALLAAH habkee ula xidhiidhaa
@mohamedAhmed-oq9si
@mohamedAhmed-oq9si 2 жыл бұрын
Very heart breaking 💔 . Ilahayooow janatul firdaus kukulmi hoyada iyo cayalkeda hadey adunka kukulmi wayan
@deeqayassin8012
@deeqayassin8012 2 жыл бұрын
Subhan allah ilaahow u gargaar aamin
@hannaali3863
@hannaali3863 2 жыл бұрын
Allahu akbar alle haku sahlo carurta ayeeyda utay iyo ehelkagiba mamo
@ifraaxmohamed3276
@ifraaxmohamed3276 2 жыл бұрын
Alle ya xifdak wll qali
@monaosman727
@monaosman727 2 жыл бұрын
manshaallah jazakallah walal
@safiaahmed4900
@safiaahmed4900 2 жыл бұрын
Subxana Allah ilahey anoo wada gargaaro amiin.
@naimanadka
@naimanadka 2 жыл бұрын
Ax ax allaw u gargaar miskiinta '
@sharlw8877
@sharlw8877 2 жыл бұрын
سلام عليكم ورحمه الله وبركاته.Salaa🌷, waxaan ahay Falastiin, dhammaantiin waan idin jeclahay, waxaan bartay luuqadda Soomaaliga, Ilaah baa mahad leh
@naimanadka
@naimanadka 2 жыл бұрын
@@sharlw8877 عنجد
@sharlw8877
@sharlw8877 2 жыл бұрын
@@naimanadka عنجدين هههههه
@ilyaazmaow4662
@ilyaazmaow4662 2 жыл бұрын
Sxb sare waxa tahy tusaale mudan in lagu daydo lpx waan jeclhy in aan noqdo adi cml Iyo kuwa wangsan dhamaantood mar uun waan gaari doona in aan caawiyo umadeyda sida adi cml 😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abwaanyahyehusienali8193
@abwaanyahyehusienali8193 2 жыл бұрын
ILAHOOW DHIBATADA KA QAAD DADKA DHIBAN
@shukri1395
@shukri1395 2 жыл бұрын
Amiin amiin 🤲
@bintusulub2450
@bintusulub2450 2 жыл бұрын
Maxamud dhakhtar Wll Alle hakaa abaal mariyo khayrka aad umadiisa u samaynayso 💯
@cabdikariin5837
@cabdikariin5837 2 жыл бұрын
Hooyo mcn wllhi wano Rafaden ilhow janada idinka waraabi
@sertayo5425
@sertayo5425 2 жыл бұрын
Alleh ha ugargaro
@sir__cmc
@sir__cmc 2 жыл бұрын
Kala badh oow badh dadkeenu waa sabool ay dhibaatooyin nololeed lasoo wada darseen oo aad u dhibban. Waxaasina waa burburka, colaadaha iyo abaaraha.
@sultanzahardid6926
@sultanzahardid6926 2 жыл бұрын
Ilaahayow u sakhir helistiisa aamiin😢😓
@maxamadabuukaraxmad6706
@maxamadabuukaraxmad6706 2 жыл бұрын
Legend my brother
@hodanmindhayare3666
@hodanmindhayare3666 2 жыл бұрын
Waa qiso calool xanuun wadata hooyadan miskiinta dhibato badan ayay martay allah usoo dhaweeyo caruurta aay raadinayso🥲🥲🥲
@hanamuse9359
@hanamuse9359 2 жыл бұрын
Mohamuud Cismaan ajarkad shaqysatay ilahy hakugu badalo wax khayr qaba wll if iyo akhiraba dhibato ilahy kuma tuso😭❤🤲🤲
@shurkia6172
@shurkia6172 2 жыл бұрын
Walaahay I can’t stop crying waa murugo ilaahow inta dhiban caawi meelkasoy joogan Yaa Allah Wiilka soo dayeyna ilaahow ajir iyo xasanaad ku saar meesanka aqiro
@zackayoub86
@zackayoub86 2 жыл бұрын
Allah hawsoo dhaweeyo😍😍
@isiri.2835
@isiri.2835 2 жыл бұрын
WAA REER HEBEL INTAY KU HAYAAN BAY DADKII SILCEEN: WAAA WAX XUN IN GAAG IYO ILMO DARBI LA SEEXIYO
@hodansaleban4824
@hodansaleban4824 2 жыл бұрын
YA ALLAH U GARGAAR AMEIN YA ALLAH 😥🤲
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
Allahu akbar Ilahay swt ha u gargaaro
@halimohussein7292
@halimohussein7292 2 жыл бұрын
Ooh what a life may Allah make it easy to find her grandkids Hadi lagaran lahaa magalada magaceda uu kugursaday yarku markii ba walaheli lahaa
@wasaim5143
@wasaim5143 2 жыл бұрын
Allow ugargar Adiga Awod lehe
@cabdirixmaancabdixakiin9269
@cabdirixmaancabdixakiin9269 2 жыл бұрын
Imtixaan adduun way martay allaha aakhiro iyo qabriga meel ay ku raaxaysato ha uga dhigo.
@nashabdulkadir5537
@nashabdulkadir5537 2 жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanuun badan 😰
@sharlw8877
@sharlw8877 2 жыл бұрын
Woow hargisa love Somalia love 🌿Salaan, waxaan ahay Falastiin, dhammaantiin waan idin jeclahay, waxaan bartay luuqadda Soomaaliga, Ilaah baa mahad leh
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 2 жыл бұрын
Nyaa Walaalay Somaliland ma ahaa Somalia.
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 2 жыл бұрын
Happane 😂 wall allaha kucaafiyo
@samiyamohamed4729
@samiyamohamed4729 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Walo walaahi waa wax laga naxana wlo rabi ha u gargaarana hooyo yinka somaliyeed dhibaataysana rabi dhibka ha ka saarana wlo waa aduunyo quruxna ma lahana rabi ha ugargaaro umada muslinka rabi aabo iyo hooyo ha uga dhigana wlo dhaktar adigana rabi miisanka xasanaadka ha kugu darana Mahadsanid wlo
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 subaxana llah xanuunbadaana
@hawohussein2919
@hawohussein2919 2 жыл бұрын
Alaha islaantan waan gartay waa fadumo dibjiro alaa way gaboowday waxa igu dabasa1994 dagalkii sokeeye
@sakiyaibrahim55
@sakiyaibrahim55 2 жыл бұрын
You’re always legend ❤️❤️❤️❤️
@salmaxasan26
@salmaxasan26 2 жыл бұрын
Alle hawso dhaweeyo wllo thank you my brotherkeebgoing
@farhanxarragofilmsvlogs9633
@farhanxarragofilmsvlogs9633 2 жыл бұрын
Heart touching wllhi
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Allaha kii soo gursaday away hooyo xageen ka raadinaa waa in qol loo ijaaro inay dawarsato ma aha bes inay wada KU noolaato
@xamralive
@xamralive 2 жыл бұрын
Allaa hooyo fiicanaa wiilkaa waxa uu waydiiyay waxba kamaad hagran jirinee waxaad hesho waad siin jertey waxay ugu jawaabtay waxba kama hagranayn ee waan siin jiray waxaan heloba Sidee u hagrataa waa ilmaheediiyee Allaahu Akbar hadalkaasu meel buu i taabtay Yaa Rabi hooyoo dhan Janadii gee
@sahramohamudali8089
@sahramohamudali8089 2 жыл бұрын
Walal ilahey haka abal mariyo adun iyo aqiraba ilahey hausahlo hoyo mcn dhakhtar wlal ilahey ha ku dhowro
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 2 жыл бұрын
Adduunyo waa taas dadow. Nin waliba waayo gaara ayuu ku joogaa Nolosha iyo geeridaba ALLAH baa abuuray si uu inoo imtixaano. Soomaaliyeey isu naxariista maalin aan inaadeer jirin baa inaga horraysa
@sucaadclaahi3116
@sucaadclaahi3116 2 жыл бұрын
Allha usoo dhaweeyo ilmaheeda hooyadanMaxamuud dhakhtar horumar wacan huuno geesiyow
@filzanhussein8188
@filzanhussein8188 2 жыл бұрын
Keeep going bro
@ahassan1205
@ahassan1205 2 жыл бұрын
Muraayada iska saar waayo eye contactku dareenka waa ka qayb Guulayson ilaahay ha u gargaaro maamadaas😢😢
@king__elmi9914
@king__elmi9914 2 жыл бұрын
Allah haka ajar siiyo 😭
@xafsabilaan513
@xafsabilaan513 2 жыл бұрын
😩😩😢😢😢😢😢💔💔💔😭😭😭😭😭😭ilahay haau soodhaweyoo
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 44 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 49 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 64 МЛН
Gabar yar oo 10 jir ah | maxa Ku kalifay shaqadan adag wax ka ogow
13:29
Jasiiradaha ugu qaalisan africa Seychelles | praslin 🇸🇨
10:01
ILKACASE QAYS - NAFAQAYSO WARYAA - WACDARAHA JIGJIGA SHOW 2022
3:08
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1,8 МЛН
1000 miles Ayaan usocday inaan la kulmo dadkan
13:16
Dhakhtarrr
Рет қаралды 186 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 874 М.
SAFIYO TUSMO FT BASHIR JAWI|QABYALAD|XAFLADII BYE BYE|A K STUDIO
5:15
Kaarshe Production
Рет қаралды 2,5 МЛН
Nolosha jasirada malindi 🏝️
12:44
Dhakhtarrr
Рет қаралды 41 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 44 МЛН