YAAB! WALASHAY NINKEDA IGA MASERTAY GURIGEDA IGA SO CAYRISAY

  Рет қаралды 162,779

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

3 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 300
@cabdulahimuse-zq3ky
@cabdulahimuse-zq3ky 3 ай бұрын
Alle darsii igu soo duceya bil ramadan waye 40 qof ducadoda waa la aqbala bilsha barakesan falikeda in uu alle owlad igu arsaaqo 🥹🥹🤲🏻🤲🏻
@Sadia-35
@Sadia-35 3 ай бұрын
Ilhay hakusiiiyo walal inshAllah
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 3 ай бұрын
illahey haku siyo wll
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 3 ай бұрын
Wll rabi ubad saalixiin iyo saalixaat ah ha iskugu kaa daro
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 3 ай бұрын
Wll Allah awlaad saalixiin ah hakusiiyo
@samirasalah1577
@samirasalah1577 3 ай бұрын
Walal alle waxaan kaaga baryayaa waa bil Ramadan ducadeena waa la aqbalayaa in alle owlaad khayr qabta oo dhkhso ah kusiiyo isha allaah
@zuuzuuahmed6156
@zuuzuuahmed6156 3 ай бұрын
Qof walpo commentika aqrinayo inta ka salama😅
@ramlahassan3638
@ramlahassan3638 3 ай бұрын
😂😂
@cumarcali3561
@cumarcali3561 3 ай бұрын
Anyone who wants to read the comments is welcome
@fadumasharif1749
@fadumasharif1749 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-yy4uo9ir3n
@user-yy4uo9ir3n 3 ай бұрын
🎉😂😂
@user-oq8jb3km2h
@user-oq8jb3km2h 3 ай бұрын
😂
@haffzaomer
@haffzaomer 3 ай бұрын
Dadka fud fududi waa dadka ugu qalpiga wanagsan wllhi😢❤
@Hafsonor22
@Hafsonor22 3 ай бұрын
Sax
@asmarrashid4394
@asmarrashid4394 2 ай бұрын
NIO ARINTAAS WAA MACQUUL LKN GABADHU WAY FUDUDAHAY LKN WAA DAACAD
@Qasaac55
@Qasaac55 2 ай бұрын
Not everyone dadka fudfudu wax Kama fiirisadaaan waxyaalo khadalan bay hory ka qaadanyaan
@nuurcool
@nuurcool 3 ай бұрын
Inta nabiga ila jecla aynu kuwada salino scw scw ❤❤
@maryangurhan5241
@maryangurhan5241 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Caaishcuud
@Caaishcuud 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@faizofaizo5269
@faizofaizo5269 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@user-fw6gk2wi1e
@user-fw6gk2wi1e 3 ай бұрын
Scw
@dekow221
@dekow221 3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalim
@user-iw6tw2dj8l
@user-iw6tw2dj8l 3 ай бұрын
Asc walalaheeyga anjecelahy dar Alle ayaa idiinjecelahy igulasaliiyaa nabigeena muhamad scw scw scw❤😢🎉✅💯💯
@UmulkhayrCumar-dh2bf
@UmulkhayrCumar-dh2bf 3 ай бұрын
𝐒𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰. 𝐒𝐜𝐰
@Arliyaismacil
@Arliyaismacil 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤❤❤❤
@user-bz8dg7mo8n
@user-bz8dg7mo8n 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@yaxyemaxamedofficial
@yaxyemaxamedofficial 3 ай бұрын
Ramadan Mubarak scw scw scw scw scw scw❤
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 3 ай бұрын
Scw scw scw
@shankaroonhaider3985
@shankaroonhaider3985 3 ай бұрын
They way she explains things and her reactions gives me mini Shadiyo Sharaf vibes😅
@abdifatahdhabancad7671
@abdifatahdhabancad7671 3 ай бұрын
Inta aragtay in Qoftaaan fudfudayd ku jiro😂😂😂 like saara
@amalqurux247
@amalqurux247 3 ай бұрын
😂😂😂
@abdifatahdhabancad7671
@abdifatahdhabancad7671 3 ай бұрын
@@amalqurux247 ma aragtay horta kkkk
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 ай бұрын
Marka ma fudfudeeydkeeda aad kamacaashee
@faadumomataan5104
@faadumomataan5104 3 ай бұрын
wllhi waa gabar yar oo caqli badan lkn fudayd ayaa kujira allah haku xafido gabar wanaagsan baa tahay halkaan kaa salaamayaa
@amaaldaahir6611
@amaaldaahir6611 3 ай бұрын
Wey yartahay aya iska dagi donto marke hoyo noqoto inta kasalamena😂😂
@wllawhaa1803
@wllawhaa1803 3 ай бұрын
Wuxu safray isago 12 jir ah 🥰Wuxuu gursady isago 25 jir ah 🥰Waxa lasodiry isago 40 jir ah 🥰Wuxu hijroday isa 53 jir ah 🥰wuxu dhinty
@Arliyaismacil
@Arliyaismacil 3 ай бұрын
63. scw scw scw
@Faiza.cabdikadir
@Faiza.cabdikadir 3 ай бұрын
SallahuCaleyhiwasalam❤❤❤❤❤❤
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 3 ай бұрын
Scw scw ❤❤❤❤
@baarcumar7101
@baarcumar7101 3 ай бұрын
Scw 63 jir
@user-mo3ms9xe1c
@user-mo3ms9xe1c 3 ай бұрын
63
@Hodan.mohamed292
@Hodan.mohamed292 3 ай бұрын
Gabadhu ceeb ma qabtee wey yara fududahay abaayo anigu intaa kaa samaale ogow yaah😂🎉❤
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 3 ай бұрын
Guys inta sidayda sheekada fahmi la like ii saara hadalkeeda wan ku wareerey inta ayaan ka salaamin bas baan ka fahmey
@iqrosheikh3038
@iqrosheikh3038 3 ай бұрын
Inaa fahmo isku dayooyaa😂
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 3 ай бұрын
Ridwaan mid waalana caawa heshy qosolkey iga dhameysay inta ka salaamy intaa ka salaaama lee ku dhameysy shekda
@user-sr5sj2cc9q
@user-sr5sj2cc9q 3 ай бұрын
Waxaan dhihlahaa adaa dhahdey cadi mahan idakasaleme kulaha ridwan😂😂😂
@mohamoudabdinourosmanmaska56
@mohamoudabdinourosmanmaska56 3 ай бұрын
Waalida waa erey xanuun ah, qofna in la dhoho ma jecla, mahadsanid wlle
@sucaadsalam
@sucaadsalam 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 3 ай бұрын
😂😂😂
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 3 ай бұрын
Subhanallaah waa bil ramadhaane itaqillaah gabadh muslimad ah oo lagayaabo in ladulmiyey..maxaad uleedahay waa waalantahay????
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 ай бұрын
Ilahay inta bukta ha cafiyo aamiiin
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 3 ай бұрын
Amiin amiin amiin ya rabi
@saaraali9688
@saaraali9688 3 ай бұрын
aamiin
@NajmaAbdi-uc7zb
@NajmaAbdi-uc7zb 3 ай бұрын
Aamin ya rabi
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 3 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@sahalabdi8529
@sahalabdi8529 3 ай бұрын
illhY sooNka hanaga aqbalo amiin amiin amiin amiin amiin
@adnaabdullah6448
@adnaabdullah6448 3 ай бұрын
Wawa videogan scor ayuu jabiyay 15 mint 1k
@Arliyaismacil
@Arliyaismacil 3 ай бұрын
Amiin amiin amiin iyo salada
@user-bd7iq8pw6z
@user-bd7iq8pw6z 3 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@user-fd9zc9pf9w
@user-fd9zc9pf9w 3 ай бұрын
Sheekadi iigu qosolka bdneyd abid😂😂😭askariga lugtu iso jiidey kuye
@sucaadsalam
@sucaadsalam 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂kala iyo laaba baa uqoslay 😂
@user-om8xv2lk4n
@user-om8xv2lk4n 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 waali badanaa 😂 bisinka
@falastiinaxmed7418
@falastiinaxmed7418 3 ай бұрын
Walhi Sidokale wee iga qoslisay 😂😂😂😂
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 3 ай бұрын
Ninka askariga nin ayaa u ahaa😂😂
@user-oy4ur2xe5w
@user-oy4ur2xe5w 3 ай бұрын
هههههه 😅😅
@doone9873
@doone9873 3 ай бұрын
Wa nag rag ah oo dhiig leh somalida ma jecla qofka dhiga leh o dadnimo badan mashallah wa nag ah wa labo xaniyod
@user-tj2nm8td7q
@user-tj2nm8td7q 3 ай бұрын
Habluhu xaniyo maleh wllo😂😂
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 3 ай бұрын
Hhhh waa naag rag ah kulahaa lol
@rosemarie6347
@rosemarie6347 3 ай бұрын
Ma Labeeb baa qoftu waa maxay naag ragg ah.
@Hafsonor22
@Hafsonor22 3 ай бұрын
@@faysalelmi2091sax waa naag rag ah oo fariid ah 😂😂
@Anayah1._1
@Anayah1._1 3 ай бұрын
Wax walba samaynaysan ina nin ku lifaqdan ma ahe ma joogi kartan gabdho​@@Hafsonor22
@qalbilove2448
@qalbilove2448 3 ай бұрын
Gabadhan wa farid qalbi safiya❤ xafidulaah. Ikraan
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 3 ай бұрын
Manshaallah ikraan you are amaizing I can’t wait part 2
@suleeqo8030
@suleeqo8030 3 ай бұрын
Wllhi waa gabar shactaro badan oo qalbi wanagsan
@user-wm1lk1qe8l
@user-wm1lk1qe8l 3 ай бұрын
Wlhi caawa qosol iima yaro
@user-zn8bx1sd2r
@user-zn8bx1sd2r 3 ай бұрын
Ala gabadhan siday ls ledahay wan qoslay halkannayan ka salamay qli
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 3 ай бұрын
😂😂😂Ridhwan shekadan kuma socoto ani maskin ayan ahay kuteh allow adha wax og
@Arliyaismacil
@Arliyaismacil 3 ай бұрын
😂😂😂
@NuuraYuusuf-pc9ds
@NuuraYuusuf-pc9ds 3 ай бұрын
Wllhi wad ila aragtay ine shekada ku so conin😅😅😅😅😂😂
@fardosa1236
@fardosa1236 3 ай бұрын
😂😂😂
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 3 ай бұрын
😂😂😂
@mahadnuur1348
@mahadnuur1348 3 ай бұрын
Meshan isbital lagu nafiso miyaa yaab kkkkkkkk Inaa kugu nafisaa rabaa
@najaxaadan4857
@najaxaadan4857 3 ай бұрын
Tan yar waa fani qlbi wngsan sharaxaadna ku fiican imagine haday teacher ahaan lahayd
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 ай бұрын
Ardayda si fiican ay wax u bari laheyd 😂
@fahiimaisseabdiisseabdi4030
@fahiimaisseabdiisseabdi4030 3 ай бұрын
​@@sadiasheikh1413 wafahnty😂😊😂😂
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 3 ай бұрын
Masha allaah Ridwan sabar badanaa
@FowziaNoor
@FowziaNoor 3 ай бұрын
Abwe Ridhwan first at all Asc brother please my brother make it longer the stories because as we are listening 😢just ended lasoco part 2
@user-tr6hw6mu2v
@user-tr6hw6mu2v 3 ай бұрын
inta ridwaan isaaq qisooyinkiisa daawan jiray gabadha kaliye qosal miiran ah😂😂 igraanay waa kusalaam Masha Allh bashaash ayaa tahy❤❤
@Rrrrrrrrrr890rrr
@Rrrrrrrrrr890rrr 3 ай бұрын
ikraan abayo qof fican bad tahy qalbi wanaag baa ka muuqda.. waxad isku daydaa inad qosolka iyo hadalka badan yareesid ragga ajnabiga ah hortooda iyo social media... ilaahey xishoodka haku daayo qalbigeygaad gashay waa walasha r❤
@Abdirizzak____Elman
@Abdirizzak____Elman 3 ай бұрын
Inta caawa yaaban ani cml like please 😅😅
@user-cl3le3qr7x
@user-cl3le3qr7x 3 ай бұрын
Wewe una taka nini 😂😂😂
@FardowsaHassan-vf2ct
@FardowsaHassan-vf2ct 3 ай бұрын
Wow wlhi gabardhan waa iga qoslisey runtii fani weye ridwaano noso deey qeybta kaley
@mohahaashi3573
@mohahaashi3573 3 ай бұрын
Walalayal xabiibken an ku salino ❤
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sabrincabdirahman8944
@sabrincabdirahman8944 3 ай бұрын
Scw scw scw❤
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 3 ай бұрын
Scw
@Layloladan-pm4us
@Layloladan-pm4us 3 ай бұрын
Scw scw scw❤
@user-sw4ee5wn8l
@user-sw4ee5wn8l 3 ай бұрын
Scw
@KahinRoble-xo8lb
@KahinRoble-xo8lb 3 ай бұрын
Waa fariid gabardine yar mashalha
@axmedrage8718
@axmedrage8718 3 ай бұрын
Riirdwan allah barkeeyo dadka hora keenjirtaay ruuba kamuqan jirtaaye hada se waxa jiraan dadka bilsi dadka naga shadhe mar gabadha waxa kasheego gabadhi somaliyeed alllah barkeeeyo
@SiciidoCabdiofficial
@SiciidoCabdiofficial 3 ай бұрын
Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️
@AmranmohamedAmranmohamed-hu2us
@AmranmohamedAmranmohamed-hu2us 3 ай бұрын
Scw
@user-sh6sn6lq6n
@user-sh6sn6lq6n 3 ай бұрын
Gabar yar oo qalbi fiican waaye oo fariid ah ilaahey ha ku xifdiyo
@FarxiyaQuruxsan
@FarxiyaQuruxsan 3 ай бұрын
Gabadhaan waanba jeclaaday asaagaga usareey mcntoh❤❤
@user-dd1sx9wu6n
@user-dd1sx9wu6n 3 ай бұрын
مشاعرها ترتسم على وجهها بدقة ❤ تجبرك على الاستماع بكل استمتاع💙
@nimoibrahim6108
@nimoibrahim6108 3 ай бұрын
Ridhwan caawa waxbaa helay 😊
@user-vg1my1jx1z
@user-vg1my1jx1z 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@TheGoldengal
@TheGoldengal 3 ай бұрын
This lady is a story teller😂😂😂😂
@luulbashaar396
@luulbashaar396 3 ай бұрын
Ikr
@sucaadsalam
@sucaadsalam 3 ай бұрын
Absolutely 💯 agree & she’s funny tho😂😂😂
@aliissack6400
@aliissack6400 3 ай бұрын
Haaa wllh 💯
@abdikadirchannel280
@abdikadirchannel280 3 ай бұрын
😂😂😂😢
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 3 ай бұрын
True she is a brave woman
@CaliKuleel10
@CaliKuleel10 3 ай бұрын
Ridhwaan Xariif weeyye Wuu U Hoos Galiyay Intaa Ka Salamaaa
@Calinaaji2
@Calinaaji2 3 ай бұрын
Meshii shahi aku gadesey shaley wila kudhintey oo dhagax kusodhacey guri ladhisayo allow unaxriso
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 3 ай бұрын
Abowe run miyaa? 😢 marwalba wan ka baqaa marka hos marayo wlh
@MuhipoOmar
@MuhipoOmar 3 ай бұрын
Amiiiiin amiiiiin yaa Rabi 😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 3 ай бұрын
ikran wa gabadh farid ah m.a Oo Qalbi fcn cod karna weyh Ikran aan kula kaftame part 2 dheh gabadh Bari gabadh fiican weyeh comment fican ii so qortee wa salamaya 😂😂
@hibocabdinur1968
@hibocabdinur1968 3 ай бұрын
Wan sugila aa wansugila aa qisoyinka ❤❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 3 ай бұрын
Scw scw scw
@umumahiirchannel8215
@umumahiirchannel8215 3 ай бұрын
Wlh waa gabar Masha allh fani ah 😂😂 qosol😂iguma harin cawa ridwa 😂😂
@Tripplemm
@Tripplemm 3 ай бұрын
مَنْ يُرِدِ اللَّهُ بِهِ خَيْرًا يُفَقِّهْهُ فِي الدِّينِ
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 3 ай бұрын
Mnchallah alle wax khyra qaba hku siiyo wllo
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 ай бұрын
Ma lur waayo nooluhu ladnaan uma sinnaan karo lix qad iyo mid laas helay😢 "abwaan halbeeg"
@soudaabdi1120
@soudaabdi1120 3 ай бұрын
Keep going siz❤
@najmasheikh1959
@najmasheikh1959 3 ай бұрын
Ikran waa gwr qalbi wngsn oo athaga m.a hori usoco qali keep going mcnto ❤❤ farhadathi waa farhadeytha wllhi Ben makushegayiye gabdehena somaliyet Dan waa gabda athaga m.a kuligotha inta kasalamaya gacan Ayan ithin tage m.a hori usoco qali ❤🔥💪💯🙏
@ApdiphatahAden
@ApdiphatahAden 3 ай бұрын
Haa wlhi❤❤
@hafsahashi9512
@hafsahashi9512 3 ай бұрын
Ridhwan this is the funniest story 😂😂😂I have laughed so hard
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 3 ай бұрын
Shekadan mid caan raadis lagu raadin naayo u eg tahay iguma socoto wa ka kab sheeka daan Any Keep Going my sister
@Xaawokiin927
@Xaawokiin927 3 ай бұрын
Sidaan u arko u aragty adna😅😅
@user-ij1wn3md2p
@user-ij1wn3md2p 3 ай бұрын
Part2 lasoo dhakhso waa funny gabadhan masha allh.
@user-mz8tt4xj8u
@user-mz8tt4xj8u 3 ай бұрын
Ridhwan issak qofta way ka washay gormaa. Sual lawaydin ayada ayaba. Hor dhici
@suhanimohamed-eg2mi
@suhanimohamed-eg2mi 3 ай бұрын
Can't wait part 2 funny waye taan😂😂
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 3 ай бұрын
Nin isoo waacen imuu siiqaaben waan iska fuuri laaha dumar Somalia Waa duulqadki oo aduunka😮😮
@fowziaali3942
@fowziaali3942 3 ай бұрын
Waa qof qalbi wanagsan way fududahay xooga, dadkaso kale waa kuwa ogu qalbiga wanagsan kaliya qof fahma ayay ubahan yihiin.
@umriyaan9
@umriyaan9 3 ай бұрын
Masha allh wagabar faniya ooqslbi fican qosolkey igadhamey say
@fertunali1007
@fertunali1007 2 ай бұрын
Masha alaah waa gabar qalbi fiican alaha xifdiyo
@user-wl1ir7kd7k
@user-wl1ir7kd7k 3 ай бұрын
Walle inta qof uu ridwaan waraysi la yeeshay caawa arka waxa ka raayay car Bll hadal dhan afkiisa haka Soo baxo haa waan garta warkii dhan ugu kooba qofta walle waa naag waalan ool karti leh lkn waxa yar OO fudeyda ku furan allah dajiye m.
@user-sf4ep4tj4n
@user-sf4ep4tj4n 3 ай бұрын
Waa.geesiyad❤❤❤❤❤❤❤
@FarxiyaQuruxsan
@FarxiyaQuruxsan 3 ай бұрын
Gabadhaan waanba jeclaaday ❤mcntoh asgaaga usareey❤
@sahrahabib3274
@sahrahabib3274 3 ай бұрын
masha gabartan aad ayaan uga heley aad ayey farax uu tahay intaa kaa salama kkkkkkk💯🤲🏻❤️🙏
@hannabarre2762
@hannabarre2762 3 ай бұрын
Naag Nool Oo Fariida Weeye Wallhy ❤😂
@Naagnool102
@Naagnool102 3 ай бұрын
Ma nooli caawa sheekada ila bilow sa uqoslayey lee😂😂
@ahmeyhaji3557
@ahmeyhaji3557 3 ай бұрын
Wlhi qusul igumaharin fuunyy wa kabadaan MashAllah
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 3 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi wllshey illaahey haku siiyo uwad bariyaal ah mcnto😢
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 3 ай бұрын
Naag balaayo ah waaye qosol iguma ha rin caawa 😂😂😂 walaahi waa fariid
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 3 ай бұрын
Gabadhan wa dacaad mashalah❤
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 3 ай бұрын
Keep going my sister
@bedraqani9441
@bedraqani9441 3 ай бұрын
Wlhi gabadhani waa fariid qalbi fiican❤❤❤
@Nuhamiirofficial
@Nuhamiirofficial 3 ай бұрын
Masha allah gabadhan waa lajamad allaha xafıdo
@amednuur3490
@amednuur3490 3 ай бұрын
Mansha Allah waa gabar qalbi fican❤❤❤❤❤❤❤❤ Lk dadka qof kasta o wangsan Waa la xun yahay kan xune dadka Waa u fican yahay ❤❤❤❤❤❤
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 3 ай бұрын
Ikran,anigana intan kaa salaamaa 🙏
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 3 ай бұрын
Wey yartahaya Allaha barakeeyo
@suezhassan7333
@suezhassan7333 3 ай бұрын
Gabadhan Waa dhaawacantahay, xanuun badan haayo xaaax. Aaba yaasha gabdhohooda dayacayo natiijada waatan qalbi maran oo jacayl u baahi qabo. Kiii aabo maqan kukalena ma buuxinaayo booskaas
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke 3 ай бұрын
Yaa fahmaayo hee wakaasaa somalidii illahey saas u ka dhigee😢😢😢😢😢💔💔💔😢😢💔
@user-ie8ik7wo4v
@user-ie8ik7wo4v 3 ай бұрын
XoGa dagdag iyo fudayd baa ka muqda walshy qali
@fahiimaisseabdiisseabdi4030
@fahiimaisseabdiisseabdi4030 3 ай бұрын
Mxa ka gly marka adi😮😢😂😂😂
@Hamze_mi1an
@Hamze_mi1an 3 ай бұрын
Walasha iska cafi Wa bil ramadan wll 🙏
@user-py7wr1tz8h
@user-py7wr1tz8h 3 ай бұрын
Mss inta ka salaama
@user-yh2gg4ym1p
@user-yh2gg4ym1p 3 ай бұрын
RIDHWAANOW WAR TAN CAWA INTAA KAASALLAMAYA AYEEY KUDHAMEEYSEE WAX WALBO CAWA QUF XUN AYEEH HISHAH WLLAHI WAAN KUSLLAMAYA ADIGANA
@user-nk1dd8to9i
@user-nk1dd8to9i 3 ай бұрын
Tan beenaaley waaye qaa,imada
@user-ro7ng3pl5t
@user-ro7ng3pl5t 3 ай бұрын
Qof walba oo dhibana illahay dhibka ha ka qado amiin yarabi
@cabdimacalin1844
@cabdimacalin1844 3 ай бұрын
Ridwaan sxb gabdhaha fudfudud aaqirkaada had aadan ka bixi karin ayeey ku galinaayaan fadlan taxader walaalkeyo inshaa allah❤❤❤
@ZakiyaAbdi
@ZakiyaAbdi 3 ай бұрын
سبحان اللہ
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 3 ай бұрын
😂😂😂
@shukriismail-pw3uk
@shukriismail-pw3uk 3 ай бұрын
Alla manta qosol iguma harin abyo mahadsanid ridwanow gabdhan cml noso radi😂
@sucaadsalam
@sucaadsalam 3 ай бұрын
Anoo hoola haya ayaa dhageesa naya saa la’idhahay miyaada walatay manta😂😂😂😂wa maxay qosolkaan faraha badan
@-farhia
@-farhia 3 ай бұрын
Kulaha Ishan wax kama arko 😂😂😂
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 3 ай бұрын
🤣🤣Qoolka Fateexaada Wariidka ee ogoow Waxaa ka Dhasha Cuquubo🙏🙏
@ladanecade8307
@ladanecade8307 3 ай бұрын
Waa gabadh qalbi wngsan waana daacad
@canabqardho7963
@canabqardho7963 2 ай бұрын
Fududka waxa u dher Gawadhaan stress allow halka ay wax ka hestaan u fududeyo😢
@user-yh6pj8in8w
@user-yh6pj8in8w 3 ай бұрын
Waa runteed anaa soo xareeyey habeenkii lasoo caydhiyey
@NasriinOsman
@NasriinOsman 3 ай бұрын
Miyaad garab
@NasriinOsman
@NasriinOsman 3 ай бұрын
Miya garaj
@Sadia-35
@Sadia-35 3 ай бұрын
Gabadaaan shadiyo sharaf ay badsatay😂😂😂
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤ Intaan ka salama gabadhan 😂😂 Waa hal laqasigede 😂😂😂 Intaa ka salama😂😂
@user-vh3nm6zn8p
@user-vh3nm6zn8p 3 ай бұрын
M.a energy wow waye😂😂😂
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkk sujuu ahay iyo qaxotiga ka imaaday😂waba another level Afsomaliga idhibayo kuteh 🤣
@samiraswety2115
@samiraswety2115 3 ай бұрын
Vaar.ka jooji 😂😂😂
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 3 ай бұрын
@@samiraswety2115 😂🤣
@NimcoFarah-ww8mw
@NimcoFarah-ww8mw 3 ай бұрын
War hedhe idinka laydinkama shekeyn karo miya😂
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 3 ай бұрын
@@NimcoFarah-ww8mw wax macquul ah hanaloga shekeyo walaley😂🤣 lkn wa gabar qalbi wanagsan ❤️
@kowsaraden6145
@kowsaraden6145 3 ай бұрын
Ridhwan lee firi markey dhaxdey afsomaliga ma isku ficnin😂😂😂
@Malyuunmoha772
@Malyuunmoha772 3 ай бұрын
Ridwan caawa qof ka yaabiya uu arky😭😂Sax uu ka bixi la,yhy😂
@kalthomaismail8188
@kalthomaismail8188 3 ай бұрын
Waa fariid yar Ridwan bay ka yabisay qosol ba ka so hadhay 😂😂😂😂😂😂
@apdykanimohamoud6199
@apdykanimohamoud6199 3 ай бұрын
Ridhwan issack Plzz Part Two naga Dhaaf Hanoo soo Gudbine waxan Qiso maahe waa Sheeke mida kale Dadka Naga soo Kala Shaandhe midano kale ugoo Walo Gambiyaaye 😅 👏
@ashahassan8822
@ashahassan8822 3 ай бұрын
Gbdhan waa fariid wx nool
@user-nx3rc4tl1x
@user-nx3rc4tl1x 3 ай бұрын
Ani qosolaa igu dishey caawa gabadhaan
@NishaHazz
@NishaHazz 3 ай бұрын
Intaa ka salama😂😂
@user-qe6dw2kj9o
@user-qe6dw2kj9o 3 ай бұрын
Pls part 2 lasoo dhakhso😂😂😂😂
@amalabdullahi772
@amalabdullahi772 3 ай бұрын
Asc walalaha an jeclahay iso duceya wa bil Ramadan wa intas oo Alle ducadina i aqbalo arin aya igu culus
@Arliyaismacil
@Arliyaismacil 3 ай бұрын
Illhey haku fududeyo insha'Allah abaayo mcn
@amalabdullahi772
@amalabdullahi772 3 ай бұрын
@@Arliyaismacil Aamiin Aamiin walalo qali shukran
@Sadia-35
@Sadia-35 3 ай бұрын
Ilhay hakugu fudeedeyo hbbty inshAllah
@amalabdullahi772
@amalabdullahi772 3 ай бұрын
@@Sadia-35 Aamiin Aamiin walalo shukran
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 3 ай бұрын
اللهم امين الله يسهلك اموركي يااختي Amal
@user-vt7yx9wy5i
@user-vt7yx9wy5i 3 ай бұрын
Shukri iyo cabdullaahi intee ku danbeeyen qoftan warkeedu iguma socdeee
@layaansamiix6592
@layaansamiix6592 3 ай бұрын
Ma arag miyaa. Waa ba la inagu soo caan baxaa meeshaan. KZbin furteen shugri and cabdlaahi family halkaa ka raadi
@user-vt7yx9wy5i
@user-vt7yx9wy5i 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk War nagadaa ma halkaasay u socdeen wuxu
@baarliinahmed9571
@baarliinahmed9571 3 ай бұрын
Ana waaan sugaaa
@ziyaa-isse
@ziyaa-isse 3 ай бұрын
Masha allah qoftam samecado ayaa ku xiran abayo qeylada naga daa noh 😂😂😂
@cabdimahad46
@cabdimahad46 3 ай бұрын
Ramadaan mubarik ❤
@rahmaabdinasir7875
@rahmaabdinasir7875 3 ай бұрын
Xarifad weye isha waxdhan kama arkyso😂😂😂
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 3 ай бұрын
Kkkk insha.caadi bey nola egtahy😂😂😂
PART 2: WALASHAY NINKEDA IGA MASERTAY GURIGEDA IGA BURISAY
24:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 94 М.
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 6 МЛН
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 110 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
KALIYAHAYGA GADAYA WALAHI QOF RABA IGU XIR MXA KA OYSIYAY MAMADAN
1:00:25
XANUN! MISKINTA CAAY AFKA FURATAY MARKI LA SHEEGI WAYEY
22:02
Ridhwan Issack
Рет қаралды 323 М.
HAZAL NINKEEDA WAA LALA WAREEGAY DODBADAN KA......D
4:08
Maqaam1
Рет қаралды 1,6 М.
NASRA ABTIDOON SAFARKAAN MALAYSIA MAXEEY ULA JEEDAY?
27:02
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 35 М.
HANI IYO NINKEEDA WAA KULANSIIYAY HESHIIS IYO XANAAQ
36:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 242 М.
В поисках семьи😢😱
0:56
Следы времени
Рет қаралды 3,9 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
0:10
seema lamba
Рет қаралды 24 МЛН
Pass or fail?🤔 @Colapsbbx #pedro #beatbox #beatboxchallenge
0:45
BEATPELLA HOUSE
Рет қаралды 72 МЛН
СОБАКИ АТАКОВАЛИ МЕДВЕДЯ🐻
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 10 МЛН