Tatarka Markan firiyay fifironida, dagalka, kago,nanta hadafkoda iyo gesinimadoda wxa iso baxday arimahas dhan in musliminta loga bahanyhy si lo bahiyo diinta xaqa ah e islamka lkn ayagu shar ayay u adegsaden gesinimada mhdsnd sxb
@bilaalchanel14439 ай бұрын
Waxaa la yaab lahayd in ay magaalo dhan bad ama biyo ku fureen
@Amiirka3o9 ай бұрын
MID MACLIN AH BAA ARDAYDA KU ODHAN JIRAY ALA MUXUU WAX BARTAY NINKANINA MUXUU WAX BARATAY
Hadanay Tatarku dumin lahayn Baqdad ama dawladii Cabasiyinta Manta calam islam xadarad iyo cilmi badan ayaa oli lahaa oo ay beriga webiga ku dareen Aduunka khasatan calam islam xadaradii ay lahayen ayay webiga ku dareen Tarikhyahanadu waxay shegaan in Maktabadihi. Baqdad cilmigi yalay oo aha mid adunka odhan laga kenay Lkn dhaman way babi iyen ama gubeen Ugu danbayn Tatarka intodi badnayd marki danbe duriyadodu wa islamen
@ahmedfirato42473 ай бұрын
Soda sxb
@abdirahmanmohamed32839 ай бұрын
Waxaan akhristay buuga 360 bayg waa taariikh ka tarjunta dacfinimad muslimiinta ee hadda taagan hadi wadan muslim ah lagu dulo musliminta kle waa ay daawanayaan waad la yaaabaysaa