Qisadii Khaalid Binu Waliid iyo Dagaalki Mu,tah ee Ruum || Qeybti 1aad

  Рет қаралды 1,706,569

Abdihaliim Ali

Abdihaliim Ali

Күн бұрын

Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
👉Abdihaliim.Alli@gmail.com
Wixii Fariimo ah iigu Soodir Instagram kaan 👇 👉 / abdihaliim_ali
Page keeyga Facebook 👇 Iga lasoco sido kale
/ cabdixalimcali
My Tiktok👉 vm.tiktok.com/...
Waa Anigoo Ah #Abdihaliim_Ali Kusoo Dhawaada KZbin keeyga Mahadsanidiin❤
#Like_plz
Kadib sanado badan oo naceyb iyo dagaalkala uukla dhaxeysay rasuulka iyo asxaabtiisa malafileyn iney dhamaad keeda noqoqn doonto inuu soo ilaamo geesigan weyn subxaana alamuqalibul quluub muqayiyil axwaal wuxuu ahay saxaabigan mid da diisa dhax dhaxaad tahay markii uu soo ifaayay nuurka islaamka wuxuuna ahay mid kamid ah ragii ugu gesisanaa carab uguna siyaasada fcnay xaga dagaalka wuuna islaami lahay sidey u islaameyn sxbadiis waana hadii uu aabihiis ahan laheyn yaa umaleyneysan aabihiisa waa kii alle uu kuso dajiyay 9 ayadood oo ila qiyaamaha la aqrinayo waxaana ugu danbeysay inu wacal yahay markii hoyadiis uuweydiyay ne waxe dhahday waasax waana Cabdu Shams Waliid Ibnu Muqiirah asagane waa qalid ibnu waliid waana mid kamid ah hogaamiyaasha quresh ee fara kutiriska ahay
waxa uuna Khaalid binu Waliid ka qeyb qaatay dhaman dagaaladii dhex maray Muslimiinta iyo mushrikiintii Qureysh marka laga reebo dagaalka Beder oo uu ku maqnaa dhulka Shaam
markii lagaaray dagaalki uxud waxey queysh kadhigtay garabkeeda midig farad fuulkoodi qaalid ibnu waliid waxana joogay badix cikrimah ibnu abiijahal dagaalka ayaana biloowday qalidne kor ayu kala socday ilaa markii danbo qureysh lajabiyay flaarleydii uu nabiga kudhahay buurta haka daganina xata hadi an guleysano ama nala jabiyo markii ey arkeyn musl;imiinta oo guleysten qureshna caraty waxey kaso dagten burta waxeyna qilafdeyn hadalkii nabiga scw qalid ayaana arkay wuxuuna kafaa iideystay fursadaas wuxuuna dhabarka kajabiyay muslimiinta waxeyna malinkas kadileyn muslimiinta 70 saxaabi uu kamid yahay muscab ibnu cumeyr o aha kii calanka usiday muslimiinta quresh ayaana guuleystay dagaalka uxud maalmaha wey soconayan waxaa lagaaraya dagaalki qandaq
Khaalid ibnu waliid ayaa sidoo kale kamid ahaa raggii ugu firfircoona ee Madiina soo weeraray dagaalkii Axzaab ama khandaq muslimiinta ayena go doominyan ila alle uu ku diro dabeelo iyo argagax weyna laabanayan Naceybkii islaamka uu uqabay khaalid ayaa isku badalay jaceyl, wixii markaas ka dambeeyay Khaalid binu Waliid wuxuu ku jihaadayay jidkii alle markii lagaaray dagaalki mutah qalidne ma uusan aheyn hogaamiye wuxuu ahay askari rasuulka wuxuu calanka udhiibay sayid binu xarith marki uu dhintayne waxa lawaregay jacfar ibnu abii dalib asagane ruman kii aya kajareyn gacanta wuxuu ku qabsaday gacanti kale ayadane wey kajareyn kadibna garabka ila markii danbo ey kadileyn alle hakuu naxariisto shahiidki labada gabood janada kulahaayow waxana qabtay gadashis clahi binu rawaaxah asagane sxbadiis ma uusan kadanbeyn waaladilay ciidamadii muslimiintane waxey bilabeyn iney dib u laabtan calankane waxa qabtay sxabiga ladhaho saabit ibnu arqam wuxuu kudhahay muslimiinta doorta hogaamiye ayaka dhan ne waxey isku raceyn iney udhiban kan ugu dagalka badnay wana qalid binu waliid wana dagalkii uhoreyay uu galay marku so islaamay kadib markii uu qabtay qalid calanka wuxuu awooday in niyada usoo celiyo mideeyane muslimiinta markii malinka uu dhamaday cidamadi ruumne ey baxeyn habeynki qalid wuxuu iskugu yeray askarta wuxuuna dajiyay kaartadii dib ugu rashadii ugu weyneyd ee soomartay tariiqda badana dib ugurashada dagaalada waa jab lkn wa qasab markii aaladagaalameysid ciidan kaa badan oo joogane dhulkooda ciidamada ruum wey kulaba jibaarmaayen muslimiinta qalid ibnu waliid alle haka rali noqde wuxuu u ciyaray kaarto wuxuu sameyay habeenkii ciidamadii midigta kadaagalamayay ayuu amray iney aadan bidix kuwii jogay bidixne wuxuu amry iney imaadan midg kuwi dhaxda kadagamayay ne wey isbadaleyn kuwi gadale aya soo hormaray si ciidamada ruum ey umaleyan in ciidamada muslimiinta eeysan aheyne ciidamdii ey ladaagalamayen 6dii malin e hore qalid qeyb kamid ah ne ciidamada wuxuu amray in fardahoda ey lafuulan buurta markuu dagalka bilowan rabane eykasoo dagtan ayakoo alahu akbar dhahaayane waxey kiciyen bor si loogu maleyo in gurmad ey u imaden muslimiinta markii ruum ey maqleyn takbiirta muslimiinta wey argagaxeyn ruumne ma eysan fahmin tiradooda kadibna qalid werar ayuu ku qaday ruum wuxuuna u dhigay cashar eeysan iloobin waxa lagu shegay saxiixul buqari in in qalid ibnu walid alle haka raali noqde iney gacantiisa ey ku jabtay 9seefood kadib markii uu cadad badan kadilay galada ayuu halmar amray ciidamadiisa iney dib ugurtaan ciidamada ruumne wey layaabeyn mana eysan fahmin waxey isweydiyen side ulaabten ayakoo

Пікірлер: 627
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
hana ilobina Like 👍 Qeybta Xigto jimcaha insha allah 🥰❤️
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
@Ritaash official mardhow dalban
@bashinhobashka6770
@bashinhobashka6770 2 жыл бұрын
Soo padi
@talisocabdi8814
@talisocabdi8814 2 жыл бұрын
I.a ciid wanaagsan❤ 🔥
@talisocabdi8814
@talisocabdi8814 2 жыл бұрын
I.a ciid wanaagsan❤ 🔥
@safiyokhaliif2908
@safiyokhaliif2908 2 жыл бұрын
🥰
@xalimoabdiqadir6463
@xalimoabdiqadir6463 Жыл бұрын
Masha alaah wll shaqo fiican baadqabatay💝🤲🤲🤲🤲
@imaanmoha973
@imaanmoha973 2 жыл бұрын
Wlhi wa oyey Khalid wageedi sida rasulkenu ugu farxay maslh🥰
@mustafshaati7342
@mustafshaati7342 2 жыл бұрын
Allaaha ku xifdiyo(amiin🤲)walaal wanagana horay ugu soco 👳‍♀️
@aishacuud9940
@aishacuud9940 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay Abdihaliim ali
@cabdirasaaqyare6107
@cabdirasaaqyare6107 2 жыл бұрын
Abdi halim ali cusman binu cafaan saxaabigii ugu xishodka badna yaa
@claahixuseen-lp9jm
@claahixuseen-lp9jm Жыл бұрын
ilaahow danbiga waalidkeen dhaaf kuwamacalimiinteena dhaaf ilaahow kuwaxanuunsanaya kadulqaad😢
@nimcoahmetthirzihirzi387
@nimcoahmetthirzihirzi387 2 күн бұрын
Ggg😮😮😮😮😊😊😊😊😍😍😍😍😉😉😉😘😘😘😘😘❝
@mrgames3721
@mrgames3721 2 жыл бұрын
Magaceeyga waa Khalid Waxaan jiraa 12 sano waan ku taageeraa 2019- 2022 legend filimadii shactarada ahaa inoo Soo dig KZbin kaaga abdihaliim cali please 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺 waan u xiisnay familkayga way ku taageeraan filimadii shactarada ahaa wan u xiisnay anaga iyo asxaabta please 🥺 waan rabnaa
@caashoadan5036
@caashoadan5036 2 жыл бұрын
Wll maanta waxaa laga sheekeeyay samigaa oo ah saxaabi weyn oogeesi ah isku day inaad kudayato waayo waxaa wadataa magaciisa
@farxiyoxasanxasan3180
@farxiyoxasanxasan3180 2 жыл бұрын
Haduu rabi isiiyo wiilale kuli magaceyada saxaabiyada yeelane doonane ine sha allah
@saalimcaana8375
@saalimcaana8375 Жыл бұрын
Wll maanta samigaa ayaa laga sheekaynayaa
@AnabXayi
@AnabXayi 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 Жыл бұрын
Kusaliya xabiib keena muxamed scw scw scw scw scw scw
@updirahmanhajar1103
@updirahmanhajar1103 2 жыл бұрын
M.a wxan sugnaa waa qeypta 2aad insha allah
@umeymamohammedabdillehmoha1880
@umeymamohammedabdillehmoha1880 2 жыл бұрын
keep going waxan jeclahay qisadi khalid binu walid waxan sugi laahai qebti 2aad
@macmednuur4468
@macmednuur4468 2 жыл бұрын
Thanks 🥰🥰🥰
@slntvnews7147
@slntvnews7147 2 жыл бұрын
😍😍😍😍
@luishamsik6017
@luishamsik6017 Жыл бұрын
Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created prophet Muhammad 🕋🕋🕋
@naadirmaxamud3653
@naadirmaxamud3653 2 жыл бұрын
Nashiidada isheega magaceda🥺❤️❤️
@mrkl9165
@mrkl9165 2 жыл бұрын
Thanks walaal party 2
@nazrazead
@nazrazead 2 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@mulkimhd7760
@mulkimhd7760 2 жыл бұрын
Wll ramadaanta hadey dhamaato mawadeysaan qisoyinka wllhi waa farxad weyn🥰
@Moha_22112
@Moha_22112 2 жыл бұрын
Cajiib. Waa qiso cajiib wlhi
@AliMohamed-oz9lj
@AliMohamed-oz9lj 5 ай бұрын
P😊
@sumayahassan4440
@sumayahassan4440 2 жыл бұрын
CIID MUBARAK ABDIHALIMALI
@azma4456
@azma4456 2 жыл бұрын
Thanks wllky sidad codsigena u tixgalisay wlhi Khalid binu walid qisadiisa sidan u jeclhy mahadsanid mar kle wllky ❤️💯
@abdullahiyare639
@abdullahiyare639 2 жыл бұрын
Keep Going wll
@marwaanmusa2825
@marwaanmusa2825 2 жыл бұрын
Thanks you abdi halim iyo captain majid 😊
@farduzabdilahie3589
@farduzabdilahie3589 Жыл бұрын
يا هقلب القلوب ثبت قلبى على دينك😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@IqlaasIbraahim-mw8wv
@IqlaasIbraahim-mw8wv 2 жыл бұрын
Ninka kaliye aan vediyadiisa dhameystay 👑🙈😍🤴
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
🥰❤️
@samiirajaamac6251
@samiirajaamac6251 Жыл бұрын
@@QulasadaFilimada ma
@linkitube2824
@linkitube2824 2 жыл бұрын
Weydheertahay jimcaha lkn soo dhaweey captain majid Allaaah ha idin xafidee aduun io aaqirobo....
@ikraanshdahir6275
@ikraanshdahir6275 2 жыл бұрын
Masha allaha wlkey abdihalim Ali noo soo badi qisooyimka saxaabada halkana ka sii wad shugren allaha ku xiftiyo 🤲❤️
@rayanabdirashid884
@rayanabdirashid884 2 жыл бұрын
Rabi ha ku xifdiyo wllky waan jclahy Markaa Asxabaha kahdlesoh io dhamaan waxaa soo desoh m. A♥️♥️♥️
@hamzeahmednanee7406
@hamzeahmednanee7406 Жыл бұрын
Masha allh ku saliya nabiga sce scw scw
@ciidowxasan8958
@ciidowxasan8958 2 жыл бұрын
Masha alah
@mohaaiidaadi9804
@mohaaiidaadi9804 2 жыл бұрын
Manshallh
@absameosman9113
@absameosman9113 Жыл бұрын
ManshaAllah qaalid ibn walid was and will ever be undefeated hero of our umah.... May Almighty Allah bless our lovely companions of our beloved prophet Mohamed s.a.w
@maxamadcabdisalam4901
@maxamadcabdisalam4901 Жыл бұрын
Faafreeb i
@iidmaxamed9355
@iidmaxamed9355 Жыл бұрын
Masha allah
@iidmaxamed9355
@iidmaxamed9355 Жыл бұрын
Iid maxamed
@dhindhiin3885
@dhindhiin3885 Жыл бұрын
Waligeen sidaa uguuleysta muslimeenew❤😍🤲🤲🤲❤❤❤❤❤
@faaraxfeeytin6032
@faaraxfeeytin6032 2 жыл бұрын
Allaha haku xafido walal m.allaaah 💘💘
@rashkapoi4044
@rashkapoi4044 2 жыл бұрын
Qisoyinka wa jecla😍😍
@cadaana8787
@cadaana8787 2 жыл бұрын
Legend alweys legend
@umaymoyareey5904
@umaymoyareey5904 Жыл бұрын
Masha allaah waalaalaheyy❤🥺🖤🦋
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
Mnshaaa Allaaah tappaarakllaaah shugrn wll jazzaakllaaah Dhmmntnb AllaaHuma Aaameeen Yaaarab
@saaficawad9884
@saaficawad9884 Жыл бұрын
Allaw janatau fardawsa
@Ciilow__rashford10
@Ciilow__rashford10 2 жыл бұрын
Wllkie abdi haliim cali allah ku sharfo
@iqriinamoha8545
@iqriinamoha8545 2 жыл бұрын
Maashalaalaah laakiin wey nagu fogtahay
@wallwall6587
@wallwall6587 2 жыл бұрын
maasha aallaah
@user-cr4ug6uv3f
@user-cr4ug6uv3f 2 жыл бұрын
abdihaliim cali keep going ✌❤
@maxamedaxmedmaxamedaxmed-zu1ge
@maxamedaxmedmaxamedaxmed-zu1ge Жыл бұрын
Masha Allah wllyal wllkeyga ig yar aa xanunsan igu so duceya inu alle iicafiyo
@cabdulaahimuusecali3978
@cabdulaahimuusecali3978 Жыл бұрын
Ramadan mubarak❤❤
@yuuusufshakaal8309
@yuuusufshakaal8309 Жыл бұрын
Maashaalaahas
@abdirashiddahir7982
@abdirashiddahir7982 2 жыл бұрын
Qisadii Khalid bin Walid qeybta 2 noo soobobsii plzzzzzzzzzzzzz
@HodanAdam1
@HodanAdam1 9 күн бұрын
Allahu agbar allahu agbar❤❤❤❤❤ allahu agbar ❤❤❤❤❤ allahu agbar ❤❤❤❤❤ allahu agbar❤❤❤❤❤
@sophiaa.mohamed2964
@sophiaa.mohamed2964 2 жыл бұрын
جزاك الله خير 🥰✌
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@deeqociiseahmed5779
@deeqociiseahmed5779 2 жыл бұрын
Mahadsanid markale
@mck89
@mck89 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤🥰
@samiiramohamedeigaal2776
@samiiramohamedeigaal2776 Жыл бұрын
M.A
@sowdaibraahim8192
@sowdaibraahim8192 Ай бұрын
Acs
@abdishakurhassanmohamed9631
@abdishakurhassanmohamed9631 2 жыл бұрын
Saif kamid ah saifaha alle ee galka laga saaray khalid ibnu waliid ibnu muqiirah.
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Mahadzanid ❤ khalid seeftii Alle geeesiga muslimka❤
@SumayoIbrahim-yz4qd
@SumayoIbrahim-yz4qd Ай бұрын
Allah haku naxariisto geesigii islaamka❤❤❤❤❤❤
@pubgfunny5761
@pubgfunny5761 2 жыл бұрын
Wll muqaaladii shactirada soo dhig🙏🏻
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Aaaamiin yaarabi 🤲 rabiyoow allha karaalinoqdo
@najuuomar2719
@najuuomar2719 2 жыл бұрын
Alihii soo hanuuniyey Ayaa mahad iska leh
@anisatamaam6701
@anisatamaam6701 2 жыл бұрын
Soobadi qisooyinka saxaabada👍👍
@axmedwarsame1845
@axmedwarsame1845 2 жыл бұрын
Masha Allah noobadi wllo
@monaabdi2020
@monaabdi2020 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah eid Mubarak❤ bro keep going💞💦☪❤🖇
@redlion7176
@redlion7176 2 жыл бұрын
Qaybta labaad soo dada ji walaal
@maryamaruun7179
@maryamaruun7179 2 жыл бұрын
Allhu akbr diintena macan badna🥰🥲
@raxmaqurux3307
@raxmaqurux3307 Жыл бұрын
Keep going
@mustafcabdi9016
@mustafcabdi9016 2 жыл бұрын
Wall Awey khaalid ibnu waliif qaybtii2aad
@abdifaaidmohamed7664
@abdifaaidmohamed7664 2 жыл бұрын
Qeybta lawaad nuusuudar🙏🙏❤❤❤
@guulwade7732
@guulwade7732 Жыл бұрын
M.a wll qisooyinka saxaabada soo badi plz ilaahay ayaa kaa abaal marinaayo Kuuna barakaynaayo dad badana aqoon ayay kafaa iidaayaane mahadsanid wll
@farhiaismaiismail191
@farhiaismaiismail191 Жыл бұрын
Mashallah allah
@siciidosiman8816
@siciidosiman8816 2 жыл бұрын
Mnshllah allahu akbar
@yuusufyuufaa6502
@yuusufyuufaa6502 Жыл бұрын
Aaway qeybtii 2aad . Captain maajid
@Angella392
@Angella392 2 жыл бұрын
Away Walal qeybti Labad pleas
@naciimomaxamed8839
@naciimomaxamed8839 2 жыл бұрын
Kuusuudar 🥰🥰
@xuseenmaxamed1722
@xuseenmaxamed1722 Жыл бұрын
أفصح الله لسانك وأجزل ثوابك . أحبك في الله 💕💕💕💕💕
@shukrixasan1388
@shukrixasan1388 Жыл бұрын
Scw.scw.scw.sce
@user-mj8uj5nv9c
@user-mj8uj5nv9c Жыл бұрын
😢😢😢😢
@samiiramohamedeigaal2776
@samiiramohamedeigaal2776 Жыл бұрын
M a
@samiiramohamedeigaal2776
@samiiramohamedeigaal2776 Жыл бұрын
Scw scw Scw
@samiiramohamedeigaal2776
@samiiramohamedeigaal2776 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@shakazolashakazola9613
@shakazolashakazola9613 Жыл бұрын
Allhu akbr diintena macan badna ❤❤
@caishaakariim2901
@caishaakariim2901 2 жыл бұрын
Soooo badi abooowe 😔🥺
@xuseencabdi9297
@xuseencabdi9297 Жыл бұрын
Asc
@sheekofilms5941
@sheekofilms5941 2 жыл бұрын
m.a wll fann ay tahay
@sjcirro2460
@sjcirro2460 2 жыл бұрын
ABDIXALIIM ALI IS BACK PIN 📌
@user-mt6dy5hm4i
@user-mt6dy5hm4i Жыл бұрын
AANKU SALINO NABIGEENA MUXAMAD SCW ALLAAHUMA SALI CALAA MUXAMAD
@abdulahiabdirashiidibrahim2023
@abdulahiabdirashiidibrahim2023 2 жыл бұрын
Walaal Dhor mar baan arkay adigoo dhahaya cumar bin caas mana ahan sidaa ee waa “Camar bin caas” . Camar iyo cumar waa kala labo
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 жыл бұрын
Wa ogahay lkn Ani madama carabi ku Hadlo sida carabta le dhaha camar iyo cumar isku macno aye kuso arure wasida muxamed iyo axmed
@shuceybcabaas648
@shuceybcabaas648 2 жыл бұрын
Thnks wll
@axmedaxmedmaxamed1632
@axmedaxmedmaxamed1632 2 жыл бұрын
apdi halim ali waan ku tagera lamber 1
@mavionaagfiyoow9177
@mavionaagfiyoow9177 2 жыл бұрын
Sallhu caleyhi wasalm♥️
@mahadyare2506
@mahadyare2506 Жыл бұрын
Allaaahu Akbar ✊❤️
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@tiktokttt3765
@tiktokttt3765 2 жыл бұрын
soobadiwalaal waanjecelnahayyee kipgomin😇🥰🤑😂
@hamsecismaan865
@hamsecismaan865 2 жыл бұрын
Allaahu akbar
@kingziisokingziiso
@kingziisokingziiso Жыл бұрын
Maasha alaah
@ayaanmaxamed6400
@ayaanmaxamed6400 2 жыл бұрын
keep going walkey
@kaysegaap-ow4bl
@kaysegaap-ow4bl 5 ай бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar❤❤❤❤
@sihaammohamed8296
@sihaammohamed8296 9 ай бұрын
Maasha alaah geesi geesi dhalay❤❤❤❤❤
@Ziizow10
@Ziizow10 2 жыл бұрын
plsss brother part two soo gali🦁😍
@user-ez7un1wx1r
@user-ez7un1wx1r 6 ай бұрын
shaqo kakhayr badan ma jirto horay u soco❤❤
@fadumoxasan2500
@fadumoxasan2500 Жыл бұрын
hana ilobin Lake 👍 Qaybta xigta jimcaha insha allah❤❤❤❤❤
@hanadmacalin3047
@hanadmacalin3047 2 жыл бұрын
M.a wlle keep goin pro
@maxamedshaadho3595
@maxamedshaadho3595 Жыл бұрын
Nansha alaah
@ayuubckhadar8365
@ayuubckhadar8365 2 жыл бұрын
well qaybta 2 hadda hadaad soodhigtid like iyo maalin walba Ayan kusaara sxp
@cabdifitaaxcabdiweli2700
@cabdifitaaxcabdiweli2700 2 жыл бұрын
Walaal qeybta labaad
@caliabdurahmaan556
@caliabdurahmaan556 2 жыл бұрын
Keep going zxp
@hanjsssbhshhs7790
@hanjsssbhshhs7790 Жыл бұрын
Mashallah❤❤❤❤
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Qaybta xigta wllo
@bushroabdulahi
@bushroabdulahi 2 жыл бұрын
allahu akbar
Qisadii Nabi Muse iyo Fircoon Bilow ilaa Dhamaad || @QulasadaFilimada ❣️
32:07
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Dagaalkii Bader oo dhameystiran | Film
13:56
Suhaib Media
Рет қаралды 168 М.
Dagaalkii October | Carabta iyo Israa'iil | 1973kii
26:42
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 145 М.
Qisadii Abuu Dar maalintii uu Dhimanaayay || sheekh xuseen cali jabuuti
19:36
Tasbiix Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Perang Badar (313 Vs 1000) 😍😍, Perang Uhud ada di link deskripsi 👇
10:01
Ponpes BUQ PinMer Channel
Рет қаралды 4,3 МЛН
Qiso Xanuun Badan Naag Gubtay Yaanyur Sh Maxamuud Xaliike
14:56
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 114 М.
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН