Soowaday anigu. Ilaa malintaas KZbin furtay waan kula socday markii hore tiktok kaala socday saakan dhaweeye raacay sa mise ninkii dhaweeyaha qisooyinlaaga dhegysanaya walahy waan farxay san ku idhi ala sowda miyaa taqanaa suu yiri haa. Intaa aan gadhiga wado iyadaan dhagysataa. Ana waxan ku idhi dhaweeyayashaa kalana bar love tou sister 🎉❤
@fatuhahmet63034 ай бұрын
Asc habo mcn illhy haku sharfo 15 cisho ayaan ku jira silsilada quruxda badan ee sheekooyinkaaga aad actually I love the Arabic story so thank sida quruxda badan aad noogu soo gudbinyso♥️🌎
@ZamzamabshirCabdiqadir4 ай бұрын
Maxa lagu xiray abyo
@maryanmohameddirie20434 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@ShukriaxmedRaage-o7r4 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الكريمة اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤❤
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم جمعه مباركه ❤❤
@FartunIpra2 ай бұрын
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimmohamed34334 ай бұрын
Mashaallah chanel kan hal isbuuc kahoor baan kusoobiree addicted baan kunoqde more than 50 videos already dawaade really good story teller and nice and eloquent girl.horay usoco walashey
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي جزاك الله خير الجزاء
@hawonadar.n90394 ай бұрын
Mashallh tabaraka Sawda ❤ eesh callaa keeko👍👍👌🙏
@SamirSaid114 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤😊
@IfraahIndho4 ай бұрын
Sawday wllo aad ban ku jecelhy allh haku jeclado wlhii qisadada qiso aan ahyn ma dhagaysdo kalsoni awgeed ❤❤❤
@SumayaBashir-zb4gd4 ай бұрын
Asc wallo sowday Wan ku jeclahay dar ilahay wallo waxanrabay qisadi labadi nin ee saxibada aha ee khalid iyo bindar you tubka mad kasartay wan jecladay inan ku cash ceshado marka hadad kasartay markale nogu soceli wa codsi wallo mcn Manta Aya iga qabatay inan dawado marka wanka wayey ee wallo nogu soceli wa codsai wallo mcn ❤❤❤❤ wan ku jeclahay
@sooniyaaabdi25654 ай бұрын
Anixaataa wan kawayay shalay wan jec Lan,lahaa in markale aan dawado
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد❤❤❤
@Nurromohamed4 ай бұрын
Asc anigu waxaan is idhi carabtu way inaga hubsiino yaryihiin hubsiinadu aad bay u wanaagsan tahay ❤
@amaaldegan41564 ай бұрын
Sowda Qaalib bilo ka hore kusoo biiray chaneladeeda aadbaa uga helay sida quruxda badan aad usoo gudbiso qisooyinka iyo codkga mcn inta igu badan waxtigayga channelkaga igaga baxaa waxna waaka faaiidaa allah haku xiftiyo xbbti keep going allah dartii ku jecelhy❤❤❤
Asc walaashay sawda Alx ciladii way inaga baxday sawmaaha waatan ay xayaysiisyadu soo kala dhexgelayaane. Maasha allaah qaali illaahay Ha inoo barakeeyo channelka.
@aminaaboubaker27924 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam juummc moubarka
@nwabdi66324 ай бұрын
Wcs sawda quruxeey waxaan suga habeen walba sheekadad macaan
@Sahuuma__cadey4 ай бұрын
Habo sowda qurx alle hku barakeyo❤❤🎉
@Ahlaammoha24 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على حبيبنا محمد ❤
@FarahShire-h6n4 ай бұрын
Asc dhamantin Drs sawda waa labo qiso oo cajib ah waa sidad shegtay hubsino boqol hal ayey ka qayma badan tahay ❤❤❤❤❤
Sowdaay intaan qisada bilaabn waad nalakaf tani jirtay maadhacay😊
@DheymanQurux-q4k2 ай бұрын
🌷🌹💐💐🎁
@Naj-1434 ай бұрын
Somali waxay dhahaan wareer cawo waaa lo waa baristaaa 😂😂
@kafiaabdi30124 ай бұрын
Sallalahu Caleyhi Wasalam ❤ ❤
@QathanMohamet4 ай бұрын
Mahaad sannid sawda
@SihaamaxSalad2 ай бұрын
scw
@AsmaHassan-oz8ql4 ай бұрын
Wlhi anay igu dhacday qisada gabdhan oo kle gaaska calosha qabay xogana waa cayilnaa marku igu kaco caloosha i barari jirtay hooyaday maalin wlba waxay odhihi jirtay uur ba ledahy heer waxa gaaray ina gaari isu dhigo xita alxm lkn hoyaday way ogatay ina xanusanhy illahy hano dayo hoyoyinka gabdhoda ceeb lama jecla
@MaryamMuxumed-z6r4 ай бұрын
Asc magaceygu waa maryama m.muxumed Waxaan Ajay hooyo mid kamid eh ilmaheyga ayaa and kugu xiran ayadan ka arkay channel kagaa xita labada youtube e and asigu ledahay Maalmaham safari ban ku maqnaa o gobolada eh KZbin kaan eh sowda bilan waxan arka iney kujiraan 27 muqal kolley waan degsanaya dhamman Hal muqaal aad ledahay ima dhaafayo insha allah ❤😊 Hada ka hor comment ma so qorin umaleyna lkn caawo intaas kushegayay sowda maxamuud
@NaaNa3564 ай бұрын
Hooyo macan Ha iga jeclaanin sowada aniga jecele❤😂
@saadaamir69184 ай бұрын
Sawda bllian mashalah
@SabnaMire2 ай бұрын
Anagoo 5qofa oo hal xafad isla joga kudawana sowdoy hooyo ayeeyo iyo laba wallhaya iyo ani
@DoolAli-xz7jz4 ай бұрын
Dag daga sheydan bu ka ahaday dagnaantana xaga rabi waa sheko naxtin ah wllhi 😢
@idilOmar-k5t4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@faadumocismaanfaadumocisma91506 күн бұрын
Soowdo billan la .aanta abaar
@xamdixarago19124 ай бұрын
Msha allah allow awlada bari noga dhig allah gabdhu barisanayda allow walidkeen jano fardowso acla gee ya rabi