Qisadii Qowmu Tubbac | Boqortooyadii Deegaannada Yemen

  Рет қаралды 94,644

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Qiso cajiib ah oo uu alle SWT noogu wariyay qur’aanka kariimka ah, Qowmu tubac waxaa qur’aanka kariimka ah lagu sheegay wax hal mar ka badan
Waxaa lagu xusay aayadda 37aad ee suuratu dukhaan, waxaa kaloo lagu sheegay aayadda 14aad ee suuratu qaaf
Sidoo kale dhacdada qowmkaasi waxaa lagu xusay suuratu saba’

Пікірлер: 79
@abubakarkarama1362
@abubakarkarama1362 Жыл бұрын
Sxbow waxaa tahy qof igusokordhiyay aqoon Diini ah iyo qisooyinka labo faa iido M.a
@cabdicabdilahi9442
@cabdicabdilahi9442 Жыл бұрын
.
@HassanMahamud-nz7vo
@HassanMahamud-nz7vo 10 ай бұрын
Ani xatar wll
@abdiwelimohammed3004
@abdiwelimohammed3004 Жыл бұрын
M.a alle hakaa abaal mariyo zxp❤
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 22 сағат бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Mahadsanid walaalo hore usoco alle haku barakeeyo ❤❤
@Alahuakbar134
@Alahuakbar134 Жыл бұрын
Ialaaho janada nageey amiin amiin❤
@Alahuakbar134
@Alahuakbar134 Жыл бұрын
Amiin walaal
@mohamedosmnwilkiza63
@mohamedosmnwilkiza63 Жыл бұрын
Walaal macaan nabi dul kifli iyo nabi yuushac ka soo hadal mahad sanid walaal macaan ❤
@naasbarkade7612
@naasbarkade7612 Жыл бұрын
Sxb alle ha ku xafido m. Allah
@abdirahmangurey5757
@abdirahmangurey5757 4 ай бұрын
Alle hakaa ajar siiyo inshaa allaaah❤❤❤
@CabdarashiidmaxamadBule-qz4rc
@CabdarashiidmaxamadBule-qz4rc Жыл бұрын
itaal medi allh idin barakeeyo
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Aamiin dhammaanteenba
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
SaaS waaaye so badi wll
@kassimali
@kassimali Жыл бұрын
Allah ajar iyo xasanaad haka siiyo walal awais aar
@bigminechannel8710
@bigminechannel8710 Жыл бұрын
Ajar Allah kaa siiyo masha Allah
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Aamiin walaal
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Mansha allah wallkay mahasnida ❤❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏
@calijabac5733
@calijabac5733 Жыл бұрын
Awes Aar Wan ku salamay ustad
@abukarsadiq4809
@abukarsadiq4809 Жыл бұрын
Masha Allah wllo qisooyinka so badi
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 Жыл бұрын
rabi ajri iyo xasanaad badan hakaasiiyo trikhahdan fcn.mhdsanid
@merzaanlii6209
@merzaanlii6209 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@Aadan-w8i
@Aadan-w8i Жыл бұрын
Waad mahadsantahy wll
@aliafrika06
@aliafrika06 Жыл бұрын
Thnk you mudane aweiz
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
adigaa mudan Ali
@merzaanlii6209
@merzaanlii6209 Жыл бұрын
Walaal nosuu diyaari asxaabo xijir
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Thank you Itaal
@nasirbedel5318
@nasirbedel5318 Жыл бұрын
جزاك ا لله خيرا.....
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 Жыл бұрын
Maasha alaah
@hassanabdibacor4479
@hassanabdibacor4479 Жыл бұрын
Alla Dartiis kuu jeclahay walaal
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Thanks walaalkeey
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 Жыл бұрын
Mashalaah ❤
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Жыл бұрын
MAA SHA ALLAH WALAL
@AnwarKhan-re9tz
@AnwarKhan-re9tz Жыл бұрын
Aweys fadlan qisada asxaabul uqduud noso diyari mhdsanid🙏
@aweyshaji
@aweyshaji Жыл бұрын
Qisada Asxaabul Ukhduud waa tan mar hore ayaan diyaarinay ee daawo: kzbin.info/www/bejne/eaK7ep9mpZJ7pNk
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Waa la diyaariyay way ku jirtaa channel-ka ee daawo sxb
@Sumaayah182
@Sumaayah182 Жыл бұрын
Jazakallah qeyr wllo
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR MASHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤
@Maxamed_tarax
@Maxamed_tarax Жыл бұрын
Masha allah
@tvqoola8956
@tvqoola8956 Жыл бұрын
Abraha isagane nooga soo waran
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Жыл бұрын
Thanks 👍👍👍
@cabdiraxmaanaxmed1625
@cabdiraxmaanaxmed1625 3 ай бұрын
Hadii tubac magac boqoro ahaa luudna magac nabiyuu ahaa fircoona magac nin buu ahaa naga daaya fasiraada alle ayaa nagu filan uma baahnin buugaga aad taariikhda beenta ah ka warisaan caqliga ha shaqeeyo
@Mrgray6000
@Mrgray6000 Жыл бұрын
Maaasha aallaah📄
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
Sxb qaali qisada nabi aadan soo gali
@musegaladi9858
@musegaladi9858 Жыл бұрын
Wisoyinka hajoogin
@realheero486
@realheero486 6 ай бұрын
M.a ajar Allah ka siyo😢
@AliHasan-io7ou
@AliHasan-io7ou Жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@SamowadegeneraltradingSamowade
@SamowadegeneraltradingSamowade Жыл бұрын
Tubac nin daalin ah oo Yemen joogi jiray ayuu aha oo ciidamada badan wadan jiray gaal ah daalin ah
@hafsaali3754
@hafsaali3754 Жыл бұрын
Sxiix 🙋
@CabdicaliCabdicali-xn5tv
@CabdicaliCabdicali-xn5tv Жыл бұрын
as xabta macana wll
@mohamoudabdisamedmohamed8197
@mohamoudabdisamedmohamed8197 Жыл бұрын
Channelka hada habenki fiirsan majogi karo waa jeclhy asxbta iyo wadamada iyo dhaqankoda thnks zxp
@khaalidabdirashiid1550
@khaalidabdirashiid1550 Жыл бұрын
Manshllh
@zakariyemaxamedwali4356
@zakariyemaxamedwali4356 7 ай бұрын
💖💖💖💛💛💚💚💙💙💘❤
@Rafif-quran
@Rafif-quran Жыл бұрын
Mahadsanid wll maashalhh❤
@abdallahbinabdallah.
@abdallahbinabdallah. Жыл бұрын
Alsaabul cuqduud ayaa ku dhiman.
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Mar hore ayaan diyaarinay ee ka daawo
@alorecadde-
@alorecadde- Жыл бұрын
Zhp waad mahad santahy allaha kaa abaal mariyo codsi baa wataa wll musica yar ka saar zhp🙏
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Haye, waan ka dhaafeynaa musigga
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
Xadaaraddii aduunka carab iyo yuhuud baa sheegatay, annaga teennii meeday.
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
Kkk kuli waa ka halaagy xaku falee Mideeda kle anga taariqdena wexer ma bilaawataaa sayidka iyo wax aan macro laheyn
@Samaaletv
@Samaaletv Жыл бұрын
Reer banii Israa'iil waaye walaal Soomaaliyan reer banii Israa'iil ayeey ahaayeen
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
@@Samaaletv Hhhhhh Soomaalidu reer bani israaiil iyo carab midna ma nihin soomaali waa soomaali, Aduunku reer bani israaiil iyo carab wuu ka weyn yahay, iyagoon jirin baa aduunka xadaarado ka jireen, israa'iil nabi yacquub baa la yiraahdaa nabi yacquub caruurtiisa bey ka farcameen, nabi yacquub kahor majirin, afrikaanka dadka iyagaa u facweyn uguna taariikh dheer, taariikhdeenna baa la boobayaa oo la leexsanayaa.
@princessamal5959
@princessamal5959 Жыл бұрын
Quraanka sheegaya ayaka waxey iska sheegten maaha mida kale umado la halaage maxa ku falee 😂
@princessamal5959
@princessamal5959 Жыл бұрын
@@Samaaletv war bal sug
@ilhaanadn5832
@ilhaanadn5832 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@CabasAhmed-i2q
@CabasAhmed-i2q Жыл бұрын
🎉
@daadirxajicismannux425
@daadirxajicismannux425 Жыл бұрын
Rer saba qisada dooliga oo biyo xireen kla jarey 😊
@MaxamedAli-v8c
@MaxamedAli-v8c 6 ай бұрын
Plz ka daa oo ka reeb musiga plz
@seynababdulaahi6818
@seynababdulaahi6818 Жыл бұрын
Mhdsanid
@FaysalcaliMuse
@FaysalcaliMuse 3 ай бұрын
hhhhh❤❤
@deeqcade163
@deeqcade163 Жыл бұрын
noo soo padi faaido bdn ka helne
@asadaksheyasadakshey3760
@asadaksheyasadakshey3760 Жыл бұрын
Asad abu karbi
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
❤❤❤
Qisadii Asxaabul Aykah | Qowmu Madyan | Nabi Shuceyb CS
11:31
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 110 М.
Thank you mommy 😊💝 #shorts
0:24
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 33 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 572 М.
qisadii salman al farisi shiikh salax macalin
38:03
shikh-saalax-macalin
Рет қаралды 1,1 М.
Qisada Nabi Yuunis CS | Nabigii uu Nibirigu Laqay
9:21
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 48 М.
Qisada QAARUUN | Ninkii ugu Hantida badnaa Caalamka
15:37
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 100 М.
Qisadii Hud hudkii Nabi Suleymaan CS & Boqorad Balqiis
8:13
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 103 М.
Thank you mommy 😊💝 #shorts
0:24
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 33 МЛН