Qisada Ya'juuj & Ma'juuj | Sidee u egyihiin? Xaggee ayay Joogaan? Maxay qabtaan? Xog Buuxda

  Рет қаралды 80,233

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 89
@Kimlisa-z7u
@Kimlisa-z7u 8 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasallam salallaahu caleyhi wasallam salallaahu caleyhi wasallam salallaahu caleyhi wasallam salallaahu caleyhi wasallam salallaahu caleyhi wasallam salallaahu caleyhi wasallam salallaahu caleyhi wasallam salallaahu caleyhi wasallam 😊😊😊😊😊😊
@nasriincaafinasriincaafi6948
@nasriincaafinasriincaafi6948 Жыл бұрын
Salalahu Calayhii wasalam❤Wankujchy Nabigaygii udgonayow
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
SCW SCW SCW
@mahamudcade8533
@mahamudcade8533 Жыл бұрын
❤ sallallahu caleyhi wasalam ❤️
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 7 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waan jecalahay nabigii udgoonaa
@MaxamedXasan-qw1vj
@MaxamedXasan-qw1vj 6 ай бұрын
Waaw
@NagmaMo
@NagmaMo Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 Жыл бұрын
My little friend you always amazing Ahmed watching from Birmingham UK 🇬🇧
@aweyshaji
@aweyshaji Жыл бұрын
Thanks Axmed
@Saakir-s7h
@Saakir-s7h Жыл бұрын
Bro muqaalada noocan ah inoo so badi fadlan mahadsanid tebintaada wanaagsan iyo luuqadada waadixa ah ee fahanku ku dheehan yahay
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad aways xaaji nuur ❤❤❤
@jibrilhussein9842
@jibrilhussein9842 Жыл бұрын
Légende aweys Aar Masha Allah
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 Жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 3 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa RABBI
@yussufabdi1469
@yussufabdi1469 Жыл бұрын
Shukran ya aqii
@Alqaanuuni798
@Alqaanuuni798 Жыл бұрын
Dadku wey dheheen lkn ha illoobin waxaa la dhahay darbiga maalin kasta way guraan oo ku hawllanyihiin habeenkiina alle ayaa sidiisii ku celiya taasi waa caddayn ah inaysan ahayn maquulka Waana mucjiso ilaahay ugu talo galay inaan la arkin illaa markooda la gaaro.
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 ай бұрын
Habtabintaada Qiimaha badan ayaan wx loo dhigaaba jirin ustaad 🥰💯
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 Жыл бұрын
Illhey nama joojiyo maalintaas
@Dajiye614
@Dajiye614 Жыл бұрын
Waxaan aaminsanaa iney yuuj & Majuuj yihiin indha yarta balse si fiican baan usii hubsadey maanta, Sharaxaad wanagsan baad ka bixisey ustaad , Bal Dib u eeg Tatarkii & waxey ka geysteen dunida! Shaki la'aan iyaga ayuu noqonayaa qoomka laga hadlayo.
@aweyshaji
@aweyshaji Жыл бұрын
Insha'allah sxb
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
Mya sxb iyaga ma ahan dulqarnayn markuu gidaarka ku xiray ilaahy maqadarin inuu 1 mid iyaga kamid ah inuu soo baxo taas waa awooda alle dadkan kale ee mangolia iyo china iyo tataarka iyo juuj wa ma juuj way isku yar egyihin xogaha xaga indhaha iyo wejiga tataarka waxay isaga egyihin dilka iyo dhaca iyo 2 dii aan soo sheegnay wejiga iyo indhaha
@zuhaypaziciith2532
@zuhaypaziciith2532 Жыл бұрын
Sallhu calayhi wa salaama ❤❤❤❤
@djkarrama
@djkarrama Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@CabdulaahiShBashir
@CabdulaahiShBashir Жыл бұрын
شكرا لك
@yassinadan1455
@yassinadan1455 Жыл бұрын
Shukran
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL Жыл бұрын
Scw
@mustafeciro9681
@mustafeciro9681 Жыл бұрын
Wll waxaan ka codsanayaa qofkasta oo eedaanka muuqaalka saaran yaqaan ciwaankiisa inuu isiiyo aways iisoo sheeg wll hadii aad aragto qoraalkayga waa ajar xasanaad aad faaidi doontid
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
Sidee la isu waafajin karaa axaadiista tilmaamaysa inay yihiin qoom aad u badan oo ka badan dadka maanta dunida ku nool kun mar iyo inaan dhahno waa dalka Mongolia oo soomaalidu kaba badan tahay dad ahaan.
@CawilMaxamuud-j9w
@CawilMaxamuud-j9w Жыл бұрын
Isma wafaqayanba mida 2aad yajuuj iyo majuuj waxa laynoo shegay ooquraanku tilmaamaya inay yihiin dad dayr ku xidhan oo ninka salixa ee ilahay mulkaga dhulka siiyay eeboqorka muslimka ahaa uu dayr xadiid kasamaysan ku xidhay dayrka rasuulkenu wuxu inoo sheegay inay malintii alle soo godaba qodaan oo ay insha alah ka ilawan malinta uu alle ugu talagaly mid ka midi odhanayo insha allah inta baribaynu qodayna malintana ay arladan aynu ku noolay soo galayan marka dadka yaan caqiidada iyo sunaha nabiga laga lumin
@tayosiiralawazh9401
@tayosiiralawazh9401 4 ай бұрын
Qodobka sadexaan nabigu waxa uu shegay in ay yihiin qoom wada ehlu nara, dadka narta galayana in ay ka yihiin 99.9% halka dadka kalo dhani noqonayaan 0.1% mangolkuna qaar islam ah wa leyihine bal tana is wafaji. Mida kale nabigu waxa u shegay in ay hal.mar sobaxayan adna waxa ledahay 7 jeer so baxene bal iyana is wafaji Mida
@XamdiXamdiina
@XamdiXamdiina Жыл бұрын
Mahad sanid ustadii kher allah kusiyo
@cabdidhere
@cabdidhere Жыл бұрын
Keep going brother
@supersaylici0831
@supersaylici0831 3 ай бұрын
Muuqaalada noocana aoo badi waana qisooyin iyo taariikh
@faaraxgeesey3203
@faaraxgeesey3203 Жыл бұрын
diinta islaamka ayaa sheegeysa qaabka ugu fudud ee lagu ogaankaro waana mapka rabaaniga ah oo loo yaqaano (natural map) waxuuna kudaabacanyahay luqada rabaaniga ah ee loo yaqaano symbolic language waxaan arintaan ku xeeldheer rugcadaaga kasoo jeeda qaarada madow
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Tatarku muqdisho basaasintooda lagu dilay
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 12 күн бұрын
Waa Turkic mongol turkey tartaaar😊
@Deposki
@Deposki Жыл бұрын
Somalidii aduunka laga joogi la yahey majuuj yaa tabar u haayo ilaahey nama gaarsiiyo xiliga ay sok baxayan
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ love u ustaad
@nimcomaxamed1119
@nimcomaxamed1119 Жыл бұрын
❤❤
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 8 ай бұрын
Waa chinaha malaha😮😢
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 Жыл бұрын
Yufsiduuna fil ardi
@maxamedhal-ujeedo9620
@maxamedhal-ujeedo9620 Жыл бұрын
Dulqarneyn taariikhdiisa nooga soo waran
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 Жыл бұрын
War nagatag yaajuujku waa dad kabadan aadamaha asn naqaano
@Ramadaan1977
@Ramadaan1977 Жыл бұрын
Bisinkow cabsi cabsi waaye
@idrissmohamedmohamedidriss2237
@idrissmohamedmohamedidriss2237 Жыл бұрын
Cawdu billa
@axlaamibraahim-wl4fg
@axlaamibraahim-wl4fg Жыл бұрын
😊
@t5dg
@t5dg Жыл бұрын
Juuj wamaa juuj
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 Жыл бұрын
Asc lakin walal kala sar sheekada magacodu waa juuj wama just dad ma ku qasmayan waxayna soo baxayan marku nabi ciise soo dago dadkoo dhan marka ma nool a ilaa nabi case iyo koxdisa moyee mana arkayan roob ayaa ilahay u keenaya weyna dhimanayan 11:31 11:31
@aslimmohamed6891
@aslimmohamed6891 Жыл бұрын
Darbiga shiinaha IyoThe great wall oo aa film maryekan ah maxey isku jiraan?
@aslimmohamed6891
@aslimmohamed6891 Жыл бұрын
@@Proud_Ethiopia_Ogadenian qumanid waa Maxay Bro?
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
Kuwaas filim wye zxb waana bahalo lkn yuuj kama yuug waa dad beni aadam sideena oo kle ah
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
Oo waxa ma bini Aadam baa ?
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
Hdda mxa iledahy Mongolia 🇲🇳 ayaa ah yaa juuuj 😢
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
Mya way isku egyihin lkn iyaga maaha
@loogexussein4410
@loogexussein4410 Жыл бұрын
Sxb suna ito quranka uun raac waxa kaale waa been iska jiraa
@aslimmohamed6891
@aslimmohamed6891 Жыл бұрын
Dhul qarnayn miyuu australiya ku noolan jirey?
@maxamedaxmedadawe315
@maxamedaxmedadawe315 Жыл бұрын
amar alle ka sokow isku abuur ma ahan jin iyo insiga sidee wax u wada dhali karaan waa adigoo digag iyo geel dhahay wax ay iska dhalayaa wixii isku abuur ah ayaa is dhali kara jinka jini ayuu dhala insi insi wayo alle ayaa noo shegay in insiga dhobo laga aburay asalkoda jinka dabka laga abuuray hadan tada ku raco waa side saynisyanaha bilaa dinta ah dhahan ee ah asalka adanaha waa danyer isa soo badaayay xili ba xili somalida dhahda ged walba dhecanki soo dhalaaa
@abdurahmanadenaden4542
@abdurahmanadenaden4542 Жыл бұрын
Meqo mar bey sonexen qarnigan aan jogno Ilaa awowayashena????
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
1 mar zxb
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Жыл бұрын
waa been iyo khuraagaad
@hakimziyadmohamed
@hakimziyadmohamed 6 ай бұрын
Codkaaga si fcn looma wada maqlaayo sabab kalana ma ahan waa Music-ga ku dhex furan muuqaalka ee sxb markaa hadleeso codadka kale oo dhan hasoo dhex galinin
@BashirSaid-v8u
@BashirSaid-v8u 20 күн бұрын
12:30 Taas waxay la midtahay in uu dhici doono dagaal 3 .oo uu shucaaca nuclearka uu badali doono wax walba .side maql uulyo nooc kale ah soo baxan oo hadlaya .😳😅
@aslimmohamed6891
@aslimmohamed6891 Жыл бұрын
Yajuuj iyo majuuj dadka miyey cunaan?
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 Жыл бұрын
Jin ma aha
@XawoAbdiqadir
@XawoAbdiqadir Жыл бұрын
😳😳😳
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 Жыл бұрын
War dadkan waqti ayay leeyihiin
@umnfalxaab4013
@umnfalxaab4013 Жыл бұрын
Asc
@WalkerAli-xn9cq
@WalkerAli-xn9cq Жыл бұрын
Nio waxaan u malaynayaa inay China yihiin .
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 Жыл бұрын
Umaleyn Mayo In Tatarka & Juud Wama Juud Isku Dhow Yihin Tatarkuna Maba Qaban Tiradas Maybe Way Iska Lahan Karan Arxan Darada Lakiin Isku Mid Maha Mana Lagu Matali Karo
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
Wajiga iyo indhaha ayee isaga egyihin zxb
@Dalmar143
@Dalmar143 Жыл бұрын
Marka soobaxaanaa,arkeenaa sug adi
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 Жыл бұрын
@@Dalmar143 🤣🤣🤣 Hada Nasibka Helo Inshaa Allah Waxan La Jogaa Nabi Ciise CS & Musliminta Allah Ka Xijabayo Shartoda Inshaa Allah Mongolia 🇲🇳 & Mareykan & Reer Yurub Waa Isku Mid Xaga Cadawada Islamka Qowmka Yaa Juud Wama Juud Uma Eko Dadka Dunida Saran Manta Mid An Ku Weydiyee Dalmar 143 Makugu Furan Tahay??
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 Жыл бұрын
Marki dulqarnayn dhisaye darbiga wa usiktay malaha
@faizaguuleed320
@faizaguuleed320 7 ай бұрын
😅
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 Жыл бұрын
Waar waa aadame
@Mo_daani
@Mo_daani Жыл бұрын
Daabada soo baxeysa maxa wye
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Жыл бұрын
khuraafaadka islaamka ee dad fara badan ay diintii uga carareen.
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
Quran qurafad maaha waa hadalki alle
@Dalmar143
@Dalmar143 Жыл бұрын
Ilaah danbigaaga hadhaafo zxp islaamka khuraafaad maaha
@AbdurahmanGuutaale
@AbdurahmanGuutaale Жыл бұрын
War waa kalaam Alle maxaa kaa qaldan Christian ✝️ Maa tahay
@maxamuudxaaji4627
@maxamuudxaaji4627 Жыл бұрын
Intee kuyaaliin
@abdinajibibrahimadan5968
@abdinajibibrahimadan5968 Жыл бұрын
wxasa ka shekynsa o ya kaga shekyu mangolia aye kao jedan yab anga aragnay
@tayosiiralawazh9401
@tayosiiralawazh9401 4 ай бұрын
Qodobka sadexaan nabigu csw waxa uu shegay in ay yihiin qoom wada ehlu nara, dadka narta galayana in ay ka yihiin 99.9% halka dadka kalo dhani noqonayaan 0.1% mangolkuna qaar islam ah wa leyihine bal tana is wafaji. Mida kale nabigu waxa u shegay in ay hal.mar sobaxayan adna waxa ledahay 7 jeer so baxene bal iyana is wafaji Mida
@MohamedOsman-y4e
@MohamedOsman-y4e Жыл бұрын
😢😅huhubuv7
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 Жыл бұрын
❤❤❤
@maxamedmustafmaxamed2347
@maxamedmustafmaxamed2347 Жыл бұрын
Asc
@maxamedmustafmaxamed2347
@maxamedmustafmaxamed2347 Жыл бұрын
qisooyinka noo soo badi
@maxamedmustafmaxamed2347
@maxamedmustafmaxamed2347 Жыл бұрын
😂🎉😢😢😮❤❤❤❤
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
Qisada QAARUUN | Ninkii ugu Hantida badnaa Caalamka
15:37
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 80 М.
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,8 МЛН
Jenkiz khan | Dilaagii ugu naxariista darnaa taariikhda..
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 217 М.
Juuj Wa Maa Juuj Maxay Ahaayen, Naar Maxay Ku Muteen || Sh Umal, Sh Xassan, Iyo Sh Shibli
21:18
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 440 М.
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 56 М.
Qisadii Asxaabul Aykah | Qowmu Madyan | Nabi Shuceyb CS
11:31
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 102 М.