Qisas Al Xawqala 😍❤️🇸🇦💰

  Рет қаралды 71,791

Fatima Muna channel

Fatima Muna channel

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@manaomar212
@manaomar212 4 жыл бұрын
Walhi waa run waana arkey anigo waxaa haystay kucaawiyay wiil habaryar u ahay oo qaliin keli loo galinayo ayuu isoo wacay gobol ku joogay ayaan ugu tagey markan gurigiisi arkey oo maran ayaa ugu adeegay waxa haystey lacag aan guriga ijarkisa ku bixin lahaa ILLAHEY ayaan baryey istaaqfurullah waa badiya walhi 2 sitiman dhacdoda wax walbo waan helay ALHAMDULILAAH
@f.o847
@f.o847 4 жыл бұрын
Asc wll astagfirullaah astag fi ru llaah dheh
@salmaabdulle9150
@salmaabdulle9150 4 жыл бұрын
السلام عليكم اخواتي صحيح لها اثر عظيم بهذى القول لا حولا ولا قوة الابالله حتي انا رايت منها عجب و اسال الله ان ييسر لنا امورنا ، 😊
@FatimaMunachannel
@FatimaMunachannel 4 жыл бұрын
ممكن تشاركينا خبرتك مع هذا الذكر العظيم ؟
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين😘😘😘🤲
@mahajama3891
@mahajama3891 4 жыл бұрын
Manshallah walaalo May allah reward you for sharing this beautiful story. I love the way you always share beneficial information with the people. I love you for the sake of Allah!!❤️
@fadumoali8634
@fadumoali8634 4 жыл бұрын
GGty fry 6f6
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 4 жыл бұрын
Ameeen ya Allah 🤲
@aminismail6362
@aminismail6362 4 жыл бұрын
Please bring more lectures like this my beloved sister mashaAllah tabarakallah Allahu Akbar
@hananhassan5363
@hananhassan5363 4 жыл бұрын
Gabdhan yasmiin cafiimad fiican ayee isku egayahiin walhi inat ila arakay like
@maryamadam6932
@maryamadam6932 4 жыл бұрын
👍👍👍👍
@dahabohilowle590
@dahabohilowle590 Жыл бұрын
Runta wayo cafimad fican
@asmakhaliif4685
@asmakhaliif4685 3 жыл бұрын
Mansha allah wlhy aniguba istiqfarta wax badan baan ka faa'iday allahu akbar
@aminismail6362
@aminismail6362 4 жыл бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar, Subhanallah walhamdulillah walaillaha ilallahu walahu Akbar, shukran my beloved sister, mashaAllah tabarakallah
@kedrashifow9780
@kedrashifow9780 4 жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar subaxanallaah ya allaah yaa rabi tawfiiqda na waafaji 😭😭😭😭
@dekoosman4529
@dekoosman4529 4 жыл бұрын
Masha allah abayo jazakallah sida aad inugu fa idesa wlh qalbigeyga ayuu tabty allaha naga dhigo kuwa xariga alle qabsada
@umamin5463
@umamin5463 4 жыл бұрын
Laa ilaaha ila Allah Muxamad Rasuulu Allah salla Allahu calayhi wa salim
@somalicooking9574
@somalicooking9574 4 жыл бұрын
Imaamka laftiis allah ayaa kahadlasiinayay maasha allah waa duco qimo badan allah hangu anfaco Aamin walaalo jisaakalaa khayr
@warisroobo1759
@warisroobo1759 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah beautiful Qisa Jizakallah khair walaal
@itzfxbxz9589
@itzfxbxz9589 4 жыл бұрын
Masha Allah
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Жыл бұрын
Subxaanalaah alxmdulilah alow adigaa igu filan iina siyaadi yaqiinta dhabtaa Aan kugu qabo aamiin
@umualiya2794
@umualiya2794 4 жыл бұрын
نسأل الله السلامة والعافية
@ramlaruuun6415
@ramlaruuun6415 4 жыл бұрын
ماشاء الله اختي جزاكِ الله خيرا
@zuruurismail4482
@zuruurismail4482 4 жыл бұрын
Manshallah what amazing story Jezakallah khair Fadma Muna Siser! Bring more stories Insha’Allah 🥰🥰🥰
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 4 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن
@diinaarixasan5423
@diinaarixasan5423 3 жыл бұрын
hhh
@adamshardi5221
@adamshardi5221 11 ай бұрын
جزاكم الله خير الجزاء
@fadxaarab6314
@fadxaarab6314 4 жыл бұрын
Mn sha llah waxaanu ka baranay macalimadeena qaliga Ah ee zuhuur qiasas adikri
@aminismail6362
@aminismail6362 4 жыл бұрын
Allahumaa Amiin ya Allah,s,c,w elfu elfu mara
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 4 жыл бұрын
Masha Allah! Jazakallahu kheyr walal qaali
@fatinyusuf2133
@fatinyusuf2133 4 жыл бұрын
Walaalo masha Allah qiso laga fa'ido aya no shekadey Jazak Allah khyr xabbti We need more sister Allah ku sacid xabbti insha Allah
@amishmaawiye7477
@amishmaawiye7477 3 ай бұрын
MashaAllah aniga manta Ayan bilawaya astaqfar iyo xawqala shukran faduma Allah hakarali noqdho abayo ❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 4 жыл бұрын
Masha Allah. Adiga iyo imamkaba kheyr badan Allah ha idin siiyo 🤲🏼
@umoibrahiim968
@umoibrahiim968 4 жыл бұрын
Mashallah tbarakallah
@samiiraali7987
@samiiraali7987 4 жыл бұрын
Allah akbar ilaahay waa Wayne oo wanaagsana ah ilaahaw noo gargaar
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 4 жыл бұрын
الحمد لله والشكر لله رب العالمين
@monakitchen1
@monakitchen1 4 жыл бұрын
Maansha allaah jaza aka laahu kheyr wa qiso ku dayasho mudan 😍🌹
@aminaciid1502
@aminaciid1502 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اختي
@sucdiyamuuse6070
@sucdiyamuuse6070 2 жыл бұрын
مشاءالله اختي فاطيمه جزاك الله خير
@aminaeggeh9567
@aminaeggeh9567 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah Tabaarakillah sister, Jazaakillahu khair and May Allah SWT reward you and protect you and your family. And the Ummah in large, and May Allah store this in our hearts and make us all practice. Aamiin.🤲🤲🤲
@khayrjecelxd4523
@khayrjecelxd4523 4 жыл бұрын
TabaarakAllah*
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 4 жыл бұрын
الحي القيوم الواجد الماجد الواحد الصمد القادر المتقدر المقدم المؤخر الأول الأخر الطاهر الباظن سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم لاحول ولا قوة إلا بالله
@kaafiyaxuseen6071
@kaafiyaxuseen6071 4 жыл бұрын
Maansha allah waa qisoo aad u macaan
@rahmanur5945
@rahmanur5945 4 жыл бұрын
Manshaa allaah waa qiso cimriqaadasho mudan nosobadi walaaashay jazaakalaah khayr
@aishachannel7098
@aishachannel7098 4 жыл бұрын
ManshaAllh tabarakaAllah
@rahmabeautyhealth2349
@rahmabeautyhealth2349 4 жыл бұрын
Masha alaah qiso macaan jezakalaah khayr walaal
@fatumaahmed8061
@fatumaahmed8061 4 жыл бұрын
Ma SHAA ALLAH ILAHAY hakuxafiido waad noofaideeyse
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 4 жыл бұрын
MashaAllaah barakallaahu
@sistersofstars6714
@sistersofstars6714 4 жыл бұрын
Walaalo dar ilaahay baan kuu jecelahay mashallah jazalallahu khayra
@nimoyusuf2588
@nimoyusuf2588 4 жыл бұрын
Manshallah walaalo illahay ku wuu baryadiisa akhbalo ha Inaga dhigo
@suadali793
@suadali793 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakalaah Raxmaan xawqala waa Muhim wallhi abayo noosobaday digriga wanjclhy thanks
@Nimco703
@Nimco703 4 жыл бұрын
Mansha allah tabarakalaa walalo waa qiso aad umacaan ilaahay ayaa mahadsan alxamdulilaa
@zachnur9876
@zachnur9876 4 жыл бұрын
Mashallah jasakumulaah qeyr walaal qisaska noo soo badi
@ruqiyaahmed4194
@ruqiyaahmed4194 4 жыл бұрын
maasha alah adiga iyo imamka khayr alah idin siyo qisa qiima badan no soogudbisen insha alah wan kudayandoono
@marwobuni9872
@marwobuni9872 4 жыл бұрын
Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍🥰😍🥰
@jawahirxasan4303
@jawahirxasan4303 4 жыл бұрын
Asc wr wb Marwo buni abaayo illhy dardiisa ku jeclahy markasto waxaa kugu arkaa meeshi khyr laga daawanayo illhy raali kaa noqdo
@marwobuni9872
@marwobuni9872 4 жыл бұрын
Jawahir Xasan Amen sidoo kale ilaahay hakaa raali noqdo 🤲❤️🤲
@امحديفةيوسف
@امحديفةيوسف 4 жыл бұрын
Anigana sidoo kale marwo buni meelkasto oo kheyr leh waan kuugu arkaa xbbt allah yubaarak fiiki
@aishachannel7098
@aishachannel7098 4 жыл бұрын
Amin an leyahay sheikha ducadiisa
@ummosaara580
@ummosaara580 2 жыл бұрын
Maasha allah tabarakallah Jasakallahu khayr wll fatima muna wll qisaskano kale no so tujun wlhi adban u helay qisdan
@mahamudahmed7774
@mahamudahmed7774 4 жыл бұрын
Masha Allah Allaha Ku Xafdio waan ka Hellay Qisooyinkaga
@hasanguregure8061
@hasanguregure8061 4 жыл бұрын
Walaal wanaag ayaan kuu rajaynayaa runtii waan ku jeclahay
@zaragold1058
@zaragold1058 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 4 жыл бұрын
Wllo noo soo badi manaha allah Chananalkaaga waa chaneel faaido leh
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 4 жыл бұрын
Abay asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo
@umuyakhubahmed7505
@umuyakhubahmed7505 4 жыл бұрын
Mashallaah Allaha Akbar Allaha ka siiyo ajar
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 3 жыл бұрын
Mashaa Allah abaayo sharaf allaha ku sharfo waaa qiso cajiib ah jazaakalaahu khayr
@raxmaluulinacawil2487
@raxmaluulinacawil2487 4 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر
@aminaibrahim4194
@aminaibrahim4194 4 жыл бұрын
Masha ALLAH sis.
@nuuraayaan2702
@nuuraayaan2702 4 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah walashay qaali ilahay ha inaga dhigo kuwa qaata amiin
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
سبحان الله العظيم واتوب اليه
@فاطمةقاسم-ش5ح
@فاطمةقاسم-ش5ح 4 жыл бұрын
ماشاء البه
@safiyaxassan5593
@safiyaxassan5593 4 жыл бұрын
Mansha allah waa qiso cajiib ah noso badi qisaska
@shamsoali4540
@shamsoali4540 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@HafsaHworld
@HafsaHworld 4 жыл бұрын
Mash Allah ukhti Jazakallah kheyr
@umuyahyanaima9405
@umuyahyanaima9405 4 жыл бұрын
Mashá Allah xabibti ajir iyo xasanad Allah kasiyo
@shukri4250
@shukri4250 4 жыл бұрын
Ma sha Allah.
@fatimamohamed2567
@fatimamohamed2567 4 жыл бұрын
Mashallah walaal Fatima ♡♡♡♡
@salmamohamed788
@salmamohamed788 2 жыл бұрын
Asc walalayaalo wax idan ka cod sanay inaad iso ducee alle dar tiis
@umukhalidabdulahi8959
@umukhalidabdulahi8959 4 жыл бұрын
ManshaAllah walal noso badi qisas kan okale mahadsanid
@nuurulceyn9838
@nuurulceyn9838 4 жыл бұрын
Amiin amiin yaarabi
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Asalamacalaykum wllyaal wllhay waa run astaqfurullh badiyaa iyo laaxawlaa walaa quwataa ilaa bilaah wax kastood rabtaan waad helaysaan cafimad iyo akhiro iyo aduunbaa badiyaa saligaa nabigana iyo magacyadaa ilahay raxmaan raxiim iyo kulogoodba
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 4 жыл бұрын
جزاك الله خير يا فاتمه
@mubaarigsamiir-yw1hq
@mubaarigsamiir-yw1hq Жыл бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊 20:00 20:00 20:03 20:04
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 4 жыл бұрын
Wllshay nosobadi qiso yinka kherbadan allah ku siiyo
@milgocaress7879
@milgocaress7879 4 жыл бұрын
Mansha allah jazakumulahu kheyr walalo
@shamsoali4540
@shamsoali4540 4 жыл бұрын
My favourite sister I loved
@luulwarsame87
@luulwarsame87 4 жыл бұрын
MashaAlaah waqiso ad iyo ad ufican walashey ilahay ajar hakasiyo jisaakalaah qayr
@zahraabukar8700
@zahraabukar8700 2 жыл бұрын
Jazzaqer
@sadia.simanomar9754
@sadia.simanomar9754 4 жыл бұрын
Mashaa allaah
@iftingaal6412
@iftingaal6412 4 жыл бұрын
Mashalah waaqisa cajiib ah
@abdialasow6277
@abdialasow6277 4 жыл бұрын
Masha allah Shukran wll
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Jaskallh xbbti qali
@bahjomursal2793
@bahjomursal2793 4 жыл бұрын
لاحول ولا قوة الا بالله
@abdullkarem1692
@abdullkarem1692 4 жыл бұрын
Mshaa allah fatima
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 жыл бұрын
Muna waan ku salaamay walaal mashallah af arabic waa perfect halkee carbta ku dhalatay.
@hindahassan7397
@hindahassan7397 4 жыл бұрын
Mashaaa Allah wllo fadumo Degen khayr badan Allah haku siiyo .
@mohamedwardi1829
@mohamedwardi1829 3 жыл бұрын
Asc masha allaah
@sitrayussuf7881
@sitrayussuf7881 4 жыл бұрын
Masha allaah
@shamsoali4540
@shamsoali4540 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah abaayo ano iskayaraxanusanaya jiiray xankaasna wuxuu ahaa mit aniiga dhiib igufilna wallaahi waligey waakacafimadi imadhihin markaanbadiyey labadas illaahay subxaallaah watacala waa igadulqay subxaallaah Allxaamdullaah
@nasteexonalka2779
@nasteexonalka2779 4 жыл бұрын
maxaa sameyse abayo noga faaidey
@june6206
@june6206 4 жыл бұрын
@@nasteexonalka2779 Astaqfurulah wallaaxawla walaaquwti
@nasteexonalka2779
@nasteexonalka2779 4 жыл бұрын
Shamso Ali abayo ciwaankaada ama nambarkaada iiso dir
@nasteexonalka2779
@nasteexonalka2779 4 жыл бұрын
@@june6206 thanks xppti
@shamsoali4540
@shamsoali4540 4 жыл бұрын
Waa istiqfaarta iyo laaxawla wallaahquwata illaa billaah iyo saliga nabiiga ( scw ) mashaa Allaah kudadaala waliibaneysane
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
Fadlan walal ka soo hadan qisooyinka wadankeena ka dhaca
@FatuushKl
@FatuushKl 4 жыл бұрын
Msh allh
@khalilfootballchannel.2873
@khalilfootballchannel.2873 4 жыл бұрын
Masha Allah fatima
@qadiijaabdi5676
@qadiijaabdi5676 4 жыл бұрын
Masha allaha
@hoyosahro7541
@hoyosahro7541 4 жыл бұрын
Take sis for the story🥰🥰🥰🥰💥💥💯🌹🌹💓
@maryamiiris8650
@maryamiiris8650 4 жыл бұрын
Asc fadumo walaalo allaah ku barkeyo mansh allah
@hindacali1459
@hindacali1459 2 жыл бұрын
Wa qiso cajiba
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 4 жыл бұрын
Maashaa allaah wll
@saynaba5307
@saynaba5307 4 жыл бұрын
Maasha Allah waad mahadsantey
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 4 жыл бұрын
Wllo waad mahadsantahy istiqfaar ayaan malqaati kaga ahay Ilaahay aynu unoqono
@suhuuromar8195
@suhuuromar8195 4 жыл бұрын
Mansha Allah Tabaaraka Allah Qisa jamiilah Fatima muna waa gabadh dhaqan kii Somaliland hablaha lagu yaqaanay haystata
@FatimaMunachannel
@FatimaMunachannel 4 жыл бұрын
5 soomaali hablahoodu ma kala dhacaan Masha Allah walaalo mahadsanid
@diamondluula9358
@diamondluula9358 4 жыл бұрын
Fatimo muna mahadsanid
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
@@FatimaMunachannel mahdsanid qaali
Qiso nin reer Saudi Arabia 🇸🇦 ah iyo fadliga Istigfaar ka  💴 🤔
20:34
Jordan 🇯🇴 qiso Cajiib ah gabadh reer keedi ka luntay 🤔🤔🤔
20:04
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Qisad dhab ah 😍 ma Rabta In Allah caruur ku siiyo 😍❤️ 🤱🏽
23:09
Qisas, Lacgteedi bu ku guursaday💵, maxay sameeysay talow ?!🤔
31:47
Fatima Muna channel
Рет қаралды 46 М.
Qisas ka/ fadliga Hawqala
10:31
AFIFA
Рет қаралды 36 М.
SIRTA KU JIRTO LAAXOWLA WALAA QUWATA
6:29
Baabu Cilmi
Рет қаралды 74 М.
Qiso Cajiib ah agoon saboolnimo lagu nacay Saudi Arabia 🇸🇦🤔
23:31
Fatima Muna channel
Рет қаралды 13 М.
Qisas Al Istigfaar 💵😍
21:28
Fatima Muna channel
Рет қаралды 78 М.
COWBOY FANFICS BE LIKE 🤠
0:58
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН
COWBOY FANFICS BE LIKE 🤠
0:58
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН
chor chor chor 🤣 #shortsvideo
0:16
arati sahani & jyoti 2.0
Рет қаралды 20 МЛН
Kardeşlerim 62. Bölüm @atv
2:13:03
KARDEŞLERİM
Рет қаралды 4,6 МЛН