QISO CAJIB AH HOOYADED AYE KASO DHUMATAY O NINKA RAACDAY ASAGOO QABANA NIMAN KALE AYEE GURIGA KEE...

  Рет қаралды 14,198

Ahmed Kallaa

Ahmed Kallaa

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@143-k1d
@143-k1d 4 ай бұрын
tan oo kale aa gabdhaha soomaaliyeed sharaftooda ku ciyaareyso diin iyo dhaqanba tooda heysan yaab walaahi
@FaaisoMuxudin
@FaaisoMuxudin 24 күн бұрын
Inaallahi wainaa ilayhirajicun
@FardodosoCabdinor
@FardodosoCabdinor 10 күн бұрын
Subxanalaah 🙄
@KaltumaSharif-w9i
@KaltumaSharif-w9i 4 ай бұрын
Walashey diintada baro
@143-k1d
@143-k1d 4 ай бұрын
Tan Ninkii Guursaday Aaka Aqli Yar Walee
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 ай бұрын
Ani ari maa ahay kulahaa. Oo asagu ma aribaa
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 4 ай бұрын
Subaxanalah😂
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 4 ай бұрын
Dhaqanka iyo akhaalqad diinta hagaaji reerka Allah ha ku barakeeye,😂😂😂😂😂😂😂
@AliMuumin-h2x
@AliMuumin-h2x Ай бұрын
Midka qaba ayaa dayuus ah, saa wuxuu oggolaaday in xaaskiisa ay la sheekeesto niman kale . Waxaan dhaqan laga soo waariday wadamada gaalada.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
Subxaana laah.way.isla.fiican tahay.waliba
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 4 ай бұрын
Subxanaallah xishood
@jhussain1507
@jhussain1507 4 ай бұрын
Alxamdulillah ilahaaygii nin iga dhigiin mahada iskaleh hadaan nin ahaan lahaah naag walan ayaan aroosi lahaay sacaan 😂
@MahadoMilee
@MahadoMilee 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 4 ай бұрын
Mesha Suuro EeY ku HeYsa.😂😂 Wa Cejina Kulha Ma Adiga Dhly.😂
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 4 ай бұрын
War ridhwan isaak codkiisa u celi 😂😂Lol
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 28 күн бұрын
😂. Waalanaa. Gabadhu. Fudeyd. Baa ka muuqda😊Alaah. Ha Caafiyo
@MaryamApdirahman
@MaryamApdirahman 4 ай бұрын
Dhaqan xumadaan Naga dhaafa bodcast qalad kafahanteene 😢
@cqaadirsheekhcali5670
@cqaadirsheekhcali5670 4 ай бұрын
Subaxanalah😅
@truecomment3650
@truecomment3650 2 ай бұрын
Tan ma fayooba kii qabaa ka daran❤
@maxamedcabdiqani6132
@maxamedcabdiqani6132 4 ай бұрын
Ikraan Ridhwan Kasoo Daaway Isdeji oo Baro Diinta
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 4 ай бұрын
Caruurta mesha maxaa keenay qofta qof fadhiyo ma ahn sxb Marka naga xishooda
@umuaisha6859
@umuaisha6859 3 ай бұрын
Markey naaguhu ismoodaan nin waa saan cml
@inaahmed3734
@inaahmed3734 3 ай бұрын
Arr Ridwaan issaq aaba laiskadhigdhiga macalaa codka xtaa vedioga sida losameyo😂😂😂
@yaroowabdi171
@yaroowabdi171 2 ай бұрын
Middaan wax la taageero ma ahan. Indho adagaa ayaadoo la qabo ayeey tiri saaxiibo niman ah ayaan leeyahay. Gaalada ayaanba sidaas sameeynin. Dhaqanxumadaas gabdhaha Soomaaliyeed oo sharafta badan in aay barto yeeysan follow u sameeynin.
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 4 ай бұрын
Alla dhaqan xuma sede niman ula socona ajnabi iga ah🤭😳
@Faaraxtahaliil
@Faaraxtahaliil 4 ай бұрын
Shuubo
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 20 күн бұрын
Kkkkk waxaay ku hadalaayaso waa cajiib ninkagaga isaga doonatay ceesho eeyagaaga suriin ku xidho maraka hore waa laga maaraamay adakeesigeeda yeelo adiguna maaraan gabadha dilaayaha kkk ma ilamo yaraad dhashaay miyaah cagali xuumaha 😂😂😂
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 2 ай бұрын
Kan nacaska war gabdha dhaqanka Xun maxaa uso gubisa
@kowsar156
@kowsar156 Ай бұрын
She’s sick waaye I lahey hafadiyo
@sabiriinabdullahi7098
@sabiriinabdullahi7098 Ай бұрын
War waxaan naga hor wareeji doqontaadda labalabadeedda uf kulahaa niman ayaan sxb la ahay subxaanallaah naga tag😂 uf waxaan ha keenin mar danbe waxaas jaceyl ma ahan
@-ur9jx8ee1c
@-ur9jx8ee1c 4 ай бұрын
Bayeey Apowe duqaad badnidaa😂😂
@MiskiXirsi-x5o
@MiskiXirsi-x5o 3 ай бұрын
Laba bil wax lagu jeclaanayo
@jaamacBashiir-cx2jz
@jaamacBashiir-cx2jz 4 ай бұрын
Tan waa suuralay
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 4 ай бұрын
Ya ku baneyey adigo laugu qabo inad niman Gurgaga kento dinta ma Baneyn
@CabduqaadirxasanFanax-b9e
@CabduqaadirxasanFanax-b9e 20 күн бұрын
Kkkiiijjj
@yasminbarre6135
@yasminbarre6135 4 ай бұрын
This can’t be real
@SucaadMaxamuud-u7t
@SucaadMaxamuud-u7t 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@mohamedabdullahi7983
@mohamedabdullahi7983 3 ай бұрын
Nag laqabo side niman kale zxb ogadhigankartaa
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Ай бұрын
Dadku iskumid maahan Nina gurigiisa lama tago waa ceeb
@abdoulkadermohamed4699
@abdoulkadermohamed4699 Ай бұрын
niinki goursado aya bila cagliya
@HalimaCawale
@HalimaCawale 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@hannamuhumed8505
@hannamuhumed8505 4 ай бұрын
Wll waa madx adagahay maaha lkn mrkaa marwo tahay inta nin la hasho ma banaano zxptinimo iskaba daa adiga sidaa uga xinaasayso isaga oo loo baneeyay isaga kaa daran adoo lagu banaan u kugu arko adoo nin la hadlaayo
@CabduqaadirxasanFanax-b9e
@CabduqaadirxasanFanax-b9e 20 күн бұрын
Kkkjjj
@abdisamedhassan8336
@abdisamedhassan8336 4 ай бұрын
Fake waaye tan waxeeda walhi😂😂😂adoo lagu qabo sidee niman ula zxbtaa oo waliba gurigaaga ukeenta hadeysan ninkaaga lasocon
@BashkaJj-v8g
@BashkaJj-v8g 3 ай бұрын
Fool xumadan iyo dhaqan xumo
@dekadeka7026
@dekadeka7026 4 ай бұрын
Been waye😊😊😊
@KowsarHusseinKowsarHussein
@KowsarHusseinKowsarHussein 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 3 ай бұрын
😂😂😂😂
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 18 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 19 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 183 МЛН
QOFKI XASID NIMO MARAYKAN UGU SO TARXILAY AYADO 9 JIR AH WACDAY
45:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 194 М.
QISADA IDIRIIS OO CAJIIB AH!@sawdamqaalib
49:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 178 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 265 М.
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 18 МЛН