AYADOO LA QABO AYEE WALI JECESHAHAY WEXENA KA CODSATAY INUU CAFIYO MAADAMA AABEHED U SABAB U AHAA IN

  Рет қаралды 33,217

Ahmed Kallaa

Ahmed Kallaa

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@AhmedKallaa
@AhmedKallaa Жыл бұрын
Hadii aad dooneso barashada qur'aanka kariimka hab online ah waxa kuu diyaar ah waqti walba macalin kaa haqabtiri doono fadlan laxariir whatsapp numberkan +254714573534
@ahmedshafee833
@ahmedshafee833 Жыл бұрын
Walaal iska ilaali in aad dhahdo ilaahey wuxuu dhahay adigoon garaneeyn ayaad dheheeyso Shukran
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Жыл бұрын
Illaahow intii qalad aan ka galey iney i cafiyaan ii kas yaa rabbi
@NadifaElmoge
@NadifaElmoge Жыл бұрын
ilaahey Hormarhagugaarsiyo Saaniyo Sikificanayankuurajeynaya Horeycusoco Walal Ahmidkalla
@cabdinaasirxuseen6620
@cabdinaasirxuseen6620 Жыл бұрын
Maasha allah
@yussufhussein6955
@yussufhussein6955 Жыл бұрын
qalafsanaa subhanallah
@fadumo2199
@fadumo2199 Жыл бұрын
Waaaw maanta waa noo qurxisay istuudiyaha axmef kalla mashallah
@AhmedKallaa
@AhmedKallaa Жыл бұрын
Shaqadaas dhan inaa qabto commentigaaki hore igu qasbay 😂😂thanks🙏🏻
@sacdiyoducale2257
@sacdiyoducale2257 Жыл бұрын
Gabadhan qalad malahan ninkan qalad kamey galin no rali galin abee ficaan o gabadhisa ilashaday ayaa dhalay
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 Жыл бұрын
Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Akhi Axmad kala mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
Abaayi cafis arintaa uma baahna. Wasba qalad inuu aabahaa daba maro isagaa la rabaa inuu aabahas u tago oo dhaho i cagi gurigiisa buj bilaa idan ku galay
@mahamedhaaji418
@mahamedhaaji418 Жыл бұрын
Brother barnamijka wuu fcnhy lakin adiga waxaa ku fcn in aad markad xaga diinta soo daliilsato haddi aad taqaan
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Жыл бұрын
Subaxnalah
@JffFff-hb6vn
@JffFff-hb6vn Жыл бұрын
Ahmed. Kallaa. Salan. Sare. Wadguleysadi. Gulcaynkurajeyna. Shaqadada. Horiuwad
@SamraaahmedCali
@SamraaahmedCali 4 ай бұрын
Alla islaweynaa ninku miyaad qabtey waaba khalad inay cafis kaadalbato adaaba khaldan aaba dhan gabadhiisi maqaaxiyo la aaday kibir badnidaa
@FjdghrGhrh
@FjdghrGhrh Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤👍🏻
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
Gabadhaa aabo fiican baa dhalay oo ilaashaday , insy gabadhi warwareegto waa waxa looga faaiidaysto , aabahaa baad maqashay ninkana danbi kamaad gdlin kumuu qabin inaad is dhibto looma baahna. Siduu khayr kugu jiro Alaah baa og, looma baana hadalkiiisa
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je Жыл бұрын
Sifiican, walee ma qasaaro ruux waalidkiisa taladiisa qaata, tanaana tusaale kuugu filan.
@فتحيهمحمد-ط3ش
@فتحيهمحمد-ط3ش 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Mrsqaramii
@Mrsqaramii Жыл бұрын
Walashey beey kudhacdey saan okale😪😪
@jasonhimothytatum4439
@jasonhimothytatum4439 3 ай бұрын
wilka barnamijka siqalat a u wada wa qasbesa umada lakin maficna adiga brogaramkada ku quruxsa nesa
@NaturesBestOne
@NaturesBestOne Жыл бұрын
Daaha iyo kuraasta wad naga badashay QURUX , wa qeyr inaad is cafisaan
@jamaaludiin891
@jamaaludiin891 Жыл бұрын
Gabadhani sabab ay cafis u waydiisato ninkan majirto khaladna kamay galin, ninkan dabeecadiisu.........!!!!!!!!!!!
@Khadarcade11
@Khadarcade11 Жыл бұрын
Naagtu cod Xuma laxowla😳😳
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Жыл бұрын
Hhhhhjhhhh waa nin kibirsan waryaa calaf iskuma laheen gabadha saas ogow anigaba qof aan jeclaa ayaa waayay waa caadhi
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
Qalad lagaama galin ,qofkuu ikhtiyaar buu leeyahay miyaad qabtay, hs idku qaldina wax
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Жыл бұрын
Abaayo cafis ugama baahnid ninka kumana qabin wax kale mesha mayaalaan’ haduu saas kuu rabay markiiba intuusan maqaayado kula aadin buu abahaa u imaan lahaa’ Hadana adoo cafis waydiistay aan loo baahnayn ayuuba buur isasaarayaa
@JffFff-hb6vn
@JffFff-hb6vn Жыл бұрын
Alqalad. Marjoc. Qaladka. Wowdaca. Bes. Waxfican. Inlescafiyo. Hadiddhadi. Macafinayo. Waqalad. Wayo. Adigaaya. Qalad. Gashi. Waxad kagashi. Qalad. Allah. Waxad. Dhadi. Yarabbi. Isamax. Asnawokusamaxhi. Marhaba. Adigainlagusamaxo. Wadrabda Besisad. Waxsamaxdo. Marabdi
@Xasan910
@Xasan910 Жыл бұрын
Ninkani xanuunba ma haayo muuna jecleen hadala ka fahma ciilna ka ma hayo
@ficaney-f5j
@ficaney-f5j 22 күн бұрын
gawada ayada fuley ehed wlhi aniga hirir jecel dibkan kasomaray Allah aya oga ayado sas ey tahay o wilibo qof walbo magalada jogay ey rer kena igudiren qabil dartiii wilka an jecla deganka an dagnen wey kuyarayen wil shasheya ah ayey nagaracde ayey dehen hawen walbo walaidili jire 3telephone aya dab laigaride rafad ayan kasomaray lkin wan samre anigo oynayo ayan hadana kafarxin jire qabil darti kagamatagayi ayan dahay marwalbo garabkada ayan taganahay wlhi hawenki 7sac 8sac ayan lakulmi jire sifo an olashekesto niyada udiso o u ee arkin inan rerkena lasafanin hita wakalkey aya dil ogu hanjawe wilkan jecla lkin haubixin ayan dahay aniga aya kujoga Alx after 7years jecel wan iskursane malintii u isodonanaye walalkey kii u hanjawe inu dilo ayan wacay waxan kudahay hussein aya isodonan rawaye ogow ok ayu idahay hadu gur karawo wa diyar 2013 ki ayan isbarane 2018 kii ayu isodonte 2019 kina aroskena ayu ahaaa Alx hada wa carurteyda abohod hadey kagoontahay qofka jeceshahay inat gursato cid kugudiri karto maloho Always dacad ahow sida jeceshay Allah wukusamen Ala maxan inbadan Allah gacmaha utagay o an kabaryay wilkan jecla inu calaf igudaro Alx Allah ducadeyda wu aqbalay 7years wan shekeysaneyne 6years na wan isqabna 11years waye love you forever my loverly husband❤
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 Жыл бұрын
Sorry
@ShukriKassim-q6c
@ShukriKassim-q6c Жыл бұрын
Waxas qalad mahan gawadha qalad maleh walidked swaway
@saadiadagan4794
@saadiadagan4794 Жыл бұрын
Beenley qofa jeceshahay waqti uma wanesid
@AashaQaali
@AashaQaali Жыл бұрын
Waxani waa been
@mshire3995
@mshire3995 Жыл бұрын
Masha Allah
@makimaki7484
@makimaki7484 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@JffFff-hb6vn
@JffFff-hb6vn Жыл бұрын
Alqalad. Marjoc. Qaladka. Wowdaca. Bes. Waxfican. Inlescafiyo. Hadiddhadi. Macafinayo. Waqalad. Wayo. Adigaaya. Qalad. Gashi. Waxad kagashi. Qalad. Allah. Waxad. Dhadi. Yarabbi. Isamax. Asnawokusamaxhi. Marhaba. Adigainlagusamaxo. Wadrabda Besisad. Waxsamaxdo. Marabdi
@CaliMaxamud-k5v
@CaliMaxamud-k5v Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 37 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 62 МЛН
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 21 МЛН
Qabiilka Saxda ee Marwo Khadiija Oo maanta La Fashilay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:13:08
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 30 М.
Way i khiyaantay o waxan arkay iyado .....sheekada Jilaa Ck
28:44
Cadceed channel
Рет қаралды 16 М.
Ruwayadii sir naageed lagama salgaaro
9:55
ahmed bashash official
Рет қаралды 10 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 37 МЛН