#Qiso

  Рет қаралды 5,403

Hafsa bilan Qisas

Hafsa bilan Qisas

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Ай бұрын
Anigu 3bilodba waan kugu xira hal qiso ima dhaafto qaar baan dhawar jeer dhageystay wali kuma arag adigo wax xumaana ka hadlaya waxaa u maleyna qofka wax kalo uu kugu eedeyu waayey allaha ku xifdiyo sharaf baad mudan tahay wll
@marianahmed5331
@marianahmed5331 Ай бұрын
Abaayo waad mahadsantahey ha u joojin
@IsmacAxmed
@IsmacAxmed Ай бұрын
Walaal qofkaas wuxuu u rabay si uu kuula hadlo uun, anigu kaama aan maqal wax anshaxuma ah inta aan ku dhagaysanaayey, walaal aad ayaad u mahadsantahay, Qisaskaaga shaqada ayaan ku dhagaystaa ee keep going, I'll be happy to listen to you, Qisaska dambi baarista noo soo badi.
@naftadooje9871
@naftadooje9871 Ай бұрын
Waa ninka qaba maamada calyaa dhashay
@dhehasabriye4703
@dhehasabriye4703 Ай бұрын
Eesh calaa sheego
@FatimaApdirahman
@FatimaApdirahman Ай бұрын
Hafsayy anuu waanba jeclahay qisooyinka waqtiga dheer socda my fav❤ Mahadsanid mcnto
@Zahralive
@Zahralive Ай бұрын
Keep going my sister don’t worry we love ur stories
@mohamedabdiadam4136
@mohamedabdiadam4136 12 күн бұрын
Caloshisuu kutusay kaasi e horay usoco wll
@Elyez-
@Elyez- Ай бұрын
Aad iyo aad qofkaas waa qof xaasid ah ee ka gudub’ badka in uu kaa horkeeno buuraba we love you ❤❤
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
Wa qadar
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 Ай бұрын
Manshaallah qisoyin.qiimo badan❤❤❤
@duniyomohamudyusuf9150
@duniyomohamudyusuf9150 Ай бұрын
Asc abyo hafsa waan jeclahy qisoyinkaga anaga marqaati ka ah in adan wax anshax xumaa soo gudbin ee horey u soco❤❤❤❤
@SahracabdiGoox-l6z
@SahracabdiGoox-l6z 28 күн бұрын
😢oh Awowe wuu khaldamay
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar Ай бұрын
hooyada ninka qabo waaye😂😂
@sunrise4459
@sunrise4459 Ай бұрын
Waa iaka fahmi kartaa iyo iska garo ayaad ku gaabsataa anagu ma arkin wax xun ee horey u soco, choice keygu waa qisada dheeer!
@moodemuxudiin3775
@moodemuxudiin3775 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasriinOfficial-me3ch
@NasriinOfficial-me3ch Ай бұрын
Anshax xumo majirto walashey waxani Waa qiso Waa cibro iyo cashar qof wax garad oo caaqil ah unbaana fahmaya qisada natiijada ay leedhy iyo sababta loosoo duubayo Marka qisooyinka kuwa dhaadheer oon qeyb qeyb ahayn Ayaan rabnaa
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar Ай бұрын
xafsaay wan guleystay dabibaare Ayan noqday iso hanbalyeey❤❤❤❤❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Mansha Allah mabruk. Allaha kuu fududeeyo shaqadaada ❤❤❤
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis Ай бұрын
Mash allah fowziyo alfa mabruk😂
@naftadooje9871
@naftadooje9871 Ай бұрын
Keep going walashay qofkii fahmo xun ha u joojin wllo
@awadjama1830
@awadjama1830 Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmiishHassan-z8y
@AmiishHassan-z8y Ай бұрын
Mahadsanid mcny
@KooshassanAllale
@KooshassanAllale Ай бұрын
Wad saxantahay walalo
@sharif_zain_ali
@sharif_zain_ali Ай бұрын
❤masha allah waana ku salamayaa mahadsananid
@anabali1098
@anabali1098 Ай бұрын
Waa sax sanaayeen waana kudhacdey
@AsmaClsalaam-f7e
@AsmaClsalaam-f7e 18 күн бұрын
Scw scw scw scw
@securussoscom
@securussoscom Ай бұрын
In dhallinyaradu saaxiibadood ay dhibaato kala kulmi karaan ayaa laga baran karaa.
@farhiyam3563
@farhiyam3563 Ай бұрын
Waan jecelah sheekadaada iyo sidaa usoo gudbiso
@AshoCabdi-122
@AshoCabdi-122 Ай бұрын
Abyo wax anshax xuma masogudbisid ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@CcasiisAadan-wq4mp
@CcasiisAadan-wq4mp Ай бұрын
Wuu qaldan yahay wll xumaan kuguma arag anagu
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq Ай бұрын
Waad mahdsanthy wlal ❤
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
Abaayo codkaada noo dheere huno. Busaaska Wa waayn ayaan waada oo ku dhageysta qisooyiinkaada. Codka naaga hagaaji inshallah. Mida kale ma maqliin adigo wax xuun soo tabinaayo. Abaayo qisooyinka dulmiiga. Siiba dadka is qabo. Xaaska laysla qabo
@SabiriinAbdiladiif
@SabiriinAbdiladiif Ай бұрын
Wllo gabadha hawalin talefan kaaga kaxun iska hagaji cod keeda waa cadi
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
@@SabiriinAbdiladiif Shukran abaayo, imika keeliya ma aha. Clipya kale oo codka uu aad daciif codkeeda u aha.
@My.fatherisHero
@My.fatherisHero Ай бұрын
QOFQALDAN HADALKIISA HARAACIN
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 Ай бұрын
Asc wr wb somali maxamed
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis Ай бұрын
Wcs
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar Ай бұрын
wall waligey ma arag qiso haafa iyo mid anshaxumo ah qisoyin Ina caadi aheyn ayad nosodeysaa mahadsanid❤❤❤❤❤
@AbdikarimAli-w6d
@AbdikarimAli-w6d Ай бұрын
Inta aan kugu dhagaystaa waa sida dhaqanka iyo akhlaaqda leh.
@Nuseybah-w6v
@Nuseybah-w6v Күн бұрын
Ws wr wb odeyga waa qaldamay muxuu ukashifay ninka suulka ka go’an 😢 axbaabii waan idin salaamay meeshii aan ku yaabay ayaan fadhiyaa
@CibaadoMaxamud-ux7dv
@CibaadoMaxamud-ux7dv Ай бұрын
❤❤❤
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 Ай бұрын
Masha Allah dadka lagama amaan helayo warkoda ka bax
@nashadabshir
@nashadabshir Ай бұрын
Weywarersanyihineiskadey❤
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
Ruun weeye. ❤
@anabali1098
@anabali1098 Ай бұрын
Waa ninkii hooyada qabay
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y Ай бұрын
Wax anshax xuma walee inanay kujirin iska fahma ayad tidha wll subxanalah dadka qar wey dulmi badan yihin ha ujoogin wll howshan ku qabsana kusoco wll mcney
@faadumomohamed3129
@faadumomohamed3129 Ай бұрын
Gabadhaa wax ka og afduubka
@abdulhakimabdullahe6934
@abdulhakimabdullahe6934 Ай бұрын
Ha u joojin qisada sidey udhacdey kusheeg ma muqal ama sida leesku sameeyey oo jiif iyo joog maa sheegoysaa waxaa baa dhacay wa ween miyaa meesha cashier diini kama socsaa waa qisas qisaskuna waa cibro
@ArunDolal
@ArunDolal Ай бұрын
Hora usoco sister how joojin
@MuxumedCabdi466
@MuxumedCabdi466 Ай бұрын
Asalaamucalaykumxafsaqofkaxumaantakaasoosheegaymuufahmiqisadabilawilaadadhamaad❤😂🎉😢😮😅😊
@abdikadirhillow1820
@abdikadirhillow1820 Ай бұрын
Warunta abayo wuqarwa
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq Ай бұрын
Qiso anshax xun kgma arge wllo nso badi qisooyinka
@securussoscom
@securussoscom Ай бұрын
Boliiska iyo dambibaaraha kaalintooda mohimadda sii si ay dambi baaristu u macaanaato. Mahadsanid.
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Ай бұрын
aniga gabadha yartan kaa shakiyay
@DeeqoDeeqo-qm1ye
@DeeqoDeeqo-qm1ye Ай бұрын
Wilka marka la waya baa ogaday ani ino ninka yahay😂😂
@zuhuurxusen3659
@zuhuurxusen3659 Ай бұрын
𝑵𝒊𝒏𝒌𝒂 𝒒𝒂𝒃𝒂 𝒊𝒔𝒍𝒂𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒉𝒐𝒚𝒂𝒅𝒆𝒆𝒅.😂
@AsmaXashi-q2e
@AsmaXashi-q2e Ай бұрын
Mahad sanid abyo anaga wax anshax xumo kugumanan arag
@XusenAbdullahi
@XusenAbdullahi Ай бұрын
Codkaaga wuu soo 2bo noqonnayaa
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 Ай бұрын
Xafso tan aan dhagaysaayo qalqal iga galisay😂 wax hanoga labin danbi baaronaye 😅
@Nuuraabdi-e8t
@Nuuraabdi-e8t Ай бұрын
Shugran qalbi ❤❤
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze Ай бұрын
Been io edabdaro ayuu sheegay qofka saa ku yidhi xppti
@bashirgedi3090
@bashirgedi3090 Ай бұрын
Gabadha caaliya hooyadeed ninka qaba oonmasfiyada ah aa ka dambeeya
@NasriinOfficial-me3ch
@NasriinOfficial-me3ch Ай бұрын
Lkn walashey adiga halkee baad joogtaa inaan ogaadaan doonayaa
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis Ай бұрын
Kenya
@hudoali
@hudoali Ай бұрын
aniga kowba waan ka shakisnaa ninka qabo umu caliya madamo aan darema inu yahay qof lacagta aad u jecel ogu danbayna shakigaygi baa run noqday mahadsanid walashey
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y Ай бұрын
Waxan ka shakiyey ninka qaba calya hooyaded
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
Ninki qabey hooyada baan umalaynaaya.
@CabdilaahiCabdilaahi-x5z
@CabdilaahiCabdilaahi-x5z Ай бұрын
Dad qancis maRabtaa
@abdimuse6945
@abdimuse6945 Ай бұрын
Horta ninka kudhahay Sheeko anshaxa kaxun Baad soo gudbisaa taasi Waa been laakiin kinkaasi Waa muqafil aan waxbaba Fahmin intabadan shekadadu Waanadiif qaladna lahayn laakin Waa somali iyo fudayd Maucarad nimo kasamaysan
@faraxabdalle5743
@faraxabdalle5743 Ай бұрын
Waxn isleyay islanta iyo odayeda iyo gabadha aya kadanbeya lkn wll qaybta danbe qisada labo cod ba isku dhex jira
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis Ай бұрын
Wll gadaal baan ka arkay sorry umana qasdin
@Muhammad-b9c7t
@Muhammad-b9c7t Ай бұрын
Markii aan ogaaday in ninka qabay umu caliyaa tuug waxaan aaminay in dilaagu isaga yahay.waxaanse iswaydiinayay mawuu adeegsan doonaa Caaliya iyo hooyadeed. Miyay jiraan caruur ay u dhashay caaliya hooyadeed mujrim Maxamuud?
@HalimoOmar-re8zp
@HalimoOmar-re8zp Ай бұрын
Asc
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis Ай бұрын
Wcs
@Muhammad-b9c7t
@Muhammad-b9c7t Ай бұрын
Markii aan ogaaday in ninka qabay umu caliyaa yahay tuug waxaan aaminay in dilaagu isaga yahay. waxaanse iswaydiinayay mawaxa uu adeegsan doonaa Caaliya iyo hooyadeed iyo caaliba. Nasiib wanaag ayay u tahay caaliya arintaasi Miyay jiraan caruur ay u dhashay caaliya hooyadeed mujrim Maxamuud?
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis Ай бұрын
Laguma sodarin inay caruur u dhay wll
@HalimoOmar-re8zp
@HalimoOmar-re8zp Ай бұрын
Walhi wax Anaha xuma ka ma maqlalo qurux wllo
@zuhuurxusen3659
@zuhuurxusen3659 Ай бұрын
𝑾𝒍𝒉𝒊 𝒘𝒂𝒏𝒈𝒂𝒓𝒕𝒆𝒚 𝒘𝒆𝒆𝒆𝒆 𝒎𝒂𝒏𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉😁 𝒉𝒂𝒇𝒔𝒂𝒂𝒚 𝒌𝒂𝒘𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒅𝒆,
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis Ай бұрын
Dambi baare aatahay
@AsmaXashi-q2e
@AsmaXashi-q2e Ай бұрын
❤❤❤❤
@sucdikhalif9117
@sucdikhalif9117 Ай бұрын
❤❤
@HanuushHanuush-q3e
@HanuushHanuush-q3e Ай бұрын
❤❤❤
@Ayanmohamedfarah
@Ayanmohamedfarah Ай бұрын
❤❤❤❤
Qiso dambi baaris ah qisada lamanihii @Hafsabilanqis
46:02
Hafsa bilan Qisas
Рет қаралды 1,1 М.
Qiso dambi baaris ah aargoosi gii yaabka badnaa @Hafsabilanqis
42:48
Hafsa bilan Qisas
Рет қаралды 4,5 М.
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 139 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
XAASKEYGII MAAFIYAA IGA QAADAY.😱|| QISO CAJIIB AH.
24:19
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 2,6 М.
Qiso cajiib
14:56
HOYGA QISOOYINKA
Рет қаралды 6 М.
UGU DAMBAYN SAACAD AYA KIISKI XALISAY LKN SIDEE?!!@SawdaBillan
1:01:55
LACAG IYO JACAYL DHAMAADKINA JEEL.😱|| QISO XANUUN BADAN.
42:41
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 3,3 М.
Jaamacadii Dhimashada ee Yeman.😱|| Qiso Dambi Baaris ah.
46:17
#Qiso dambi baaris ah @Hafsabilanqis
56:19
Hafsa bilan Qisas
Рет қаралды 5 М.
Khiyaanada Qofkii iigu Dhawaa.😱|| Qiso Xanuun Badan.
55:57
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 3,2 М.
Qiso dambi baaris ah dambi baare caqli badan @Hafsabilanqis
1:00:26
Hafsa bilan Qisas
Рет қаралды 6 М.