QISO DHAB AH: Ninbaa la igu qasbay anigoo 13 sano jir ah.

  Рет қаралды 17,413

Ibrahim Hashi Ahmed

Ibrahim Hashi Ahmed

Күн бұрын

Qiso dhab ah oo ku dhacday yasmiin, waxey tiri, anigoo 13 sano jir ah baa walidkey nin igu qasbeen, waa qiso xiiso badan, ayadoo dhameystiran daawo.

Пікірлер: 34
@FAAli-jm4kh
@FAAli-jm4kh 8 жыл бұрын
masha allah masha allah abaayo yaasmiin wlh qisadaan aa maanta ka soo hadashe waa qiso aad iyo aad u fcn iyo aad iyo aad u qiimo bdn wlh wax fcn aa sameese hadii hadalkii waalidkaa yeeshe adigoo dhib kuugu tahay wlh wax fcn waaa manta ani ahaanteeyda waxaa ku dhihi lahaa wax fcn aa soo sameese ilaaheey hanaga dhigo bari adi cml ah uqtii hadalkaaga waa i farxad giliye wlh masha allah allaha yabaarik abaayo ♥♥♥♥♥♥♥ aboowahena ibraahim yariisoow jazaakalaah akhi waa ku mahadsan tahay
@sarasomali7132
@sarasomali7132 8 жыл бұрын
Wllhi waa qiso cajib ah mida kalena Wllhi nasib bad ledahay runtiy habo waxana rajanaya inanu kuligen noqono kuwiy kadanbayno walidken💙💙
@osmannaimo8500
@osmannaimo8500 8 жыл бұрын
Mansha Allah Mansha Allah walahi waa qiso aad ufcn dhamman asxapta daadihinaysa waxaan idin leeyahay Jazakumulahu qeyr Alle ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo
@yahyeali5263
@yahyeali5263 8 жыл бұрын
wow yaska thank you abayo
@sacdiomohamedwawhanney7192
@sacdiomohamedwawhanney7192 8 жыл бұрын
Mashaalaah caleeykum Abayo
@maryanruuna9962
@maryanruuna9962 8 жыл бұрын
walahi wan kaxumaday tan kugu dhaday balse Alx aya Manta joogta adun iyo aqiro ilahey hani naxariisto adiya iyo sayigaga janatul fardowsa hanigo wariiyo all walalyal
@xabibomacalin2966
@xabibomacalin2966 8 жыл бұрын
masha allah abayo Yasmin ilahey aya kaga gargaray wana nabsibaxday oo ilahey wakujecalyahay wayo ilahey aya salax ayuu kusiyay haso xasuusanin
@CafimatFican
@CafimatFican 8 жыл бұрын
Thank you so much aboowe 💙💙💙
@IbrahimAhmed9
@IbrahimAhmed9 8 жыл бұрын
You so welcome abaayo :)
@xamdaxuseen5032
@xamdaxuseen5032 8 жыл бұрын
mashaa allah mam kheer allaha ku siiyo jasaaka allah kheer
@amainamahed393
@amainamahed393 8 жыл бұрын
masha allah yasmin hadal qiro leh jazallahu kher
@Hooda36
@Hooda36 8 жыл бұрын
Masha allaah yasmiin sis hadalkagu aad iyo aad buu ideeqey I gree whit you waxaad tahay oo kamuuqda daacadnimo iyo imaan buuxa Masha allaah illaahay wanaaga hainawaafajiyo waad kumahadsan tahay walaalo👍
@shukrikhaliif7137
@shukrikhaliif7137 4 жыл бұрын
Wlhi sheekadan wey ilmeysiise mum yasmin qof adag ayaa tahy allha ku xafido
@khadroabdi6697
@khadroabdi6697 8 жыл бұрын
qolka sen ugu bodhi gadhaa waxan ubahanhy yasmin blse nasib xumoo mahyoo mel an kalaa soo xiriro
@shujaacyuusuf9619
@shujaacyuusuf9619 8 жыл бұрын
msha allh yasmiin
@abdullahiabdurrahmanhirsio2369
@abdullahiabdurrahmanhirsio2369 8 жыл бұрын
Masha Allah sister Yasmin you may live beautiful, healthy, nice and long life. Sister i download your vedios to show my daughters back home because we do not have strong internet there. Jazakallah kheiran..
@abdullahiabdurrahmanhirsio2369
@abdullahiabdurrahmanhirsio2369 8 жыл бұрын
Can i download...
@lulnasir5048
@lulnasir5048 8 жыл бұрын
mashalllah i love your soomali
@hassanmohamedvlogs9990
@hassanmohamedvlogs9990 8 жыл бұрын
englishka aad soo dhexgalinysid dadba jiro an fahmayn somali sax ah la imow maaama
@falisosman3739
@falisosman3739 8 жыл бұрын
Mnsha allah abayo Yasmin am sorry for you
@mohamedsharif2809
@mohamedsharif2809 8 жыл бұрын
runtii waa sheko xanunbadan lkn masha allah wadka badbaday wll
@hassanmohamedvlogs9990
@hassanmohamedvlogs9990 8 жыл бұрын
ibraahim haashi sxp qaliya waka baxsatey qiso qatar qatar ah soo daadihinaysaa
@saniadestylishqueento3497
@saniadestylishqueento3497 7 жыл бұрын
thnk u ssta Ysmin 4 de gud advice
@xamdiali5507
@xamdiali5507 8 жыл бұрын
wan ka helay qisadan yasmiin thanks wan ku jcylahay
@saniadestylishqueento3497
@saniadestylishqueento3497 7 жыл бұрын
Insha'allah
@maryanruuna9962
@maryanruuna9962 8 жыл бұрын
abayo00 waalidka waa naafta nolosha iyo furaha aduunka abaayo mcn samiirka waa muhiim marna waa malaab marna waa dacar waayo wooqarar yahay balse qofkii ilahey talo sarto maqasaro barinimada aya ilahey kugu naxaristah
@xamdamohamed7254
@xamdamohamed7254 8 жыл бұрын
srry abaayo samiira mash alh ilahy aya kaasobadbaadiyay
@MunaMuna-xv3yl
@MunaMuna-xv3yl 6 жыл бұрын
ax yaa ilahi
@sarasomali7132
@sarasomali7132 8 жыл бұрын
isku mid banu nahay ani xata diric wan necbahay😆
@xabibomacalin2966
@xabibomacalin2966 8 жыл бұрын
abayo sorry lakin baby nuur waraba tariqdisa
@calicariif3746
@calicariif3746 8 жыл бұрын
Sorry gril
@FAAli-jm4kh
@FAAli-jm4kh 8 жыл бұрын
masha allah masha allah abaayo yaasmiin wlh qisadaan aa maanta ka soo hadashe waa qiso aad iyo aad u fcn iyo aad iyo aad u qiimo bdn wlh wax fcn aa sameese hadii hadalkii waalidkaa yeeshe adigoo dhib kuugu tahay wlh wax fcn waaa manta ani ahaanteeyda waxaa ku dhihi lahaa wax fcn aa soo sameese ilaaheey hanaga dhigo bari adi cml ah uqtii hadalkaaga waa i farxad giliye wlh masha allah allaha yabaarik abaayo ♥♥♥♥♥♥♥ aboowahena ibraahim yariisoow jazaakalaah akhi waa ku mahadsan tahay
@fatumadirir9500
@fatumadirir9500 8 жыл бұрын
Firyaal Abduqadir a
@falisosman3739
@falisosman3739 8 жыл бұрын
Mnsha allah abayo Yasmin am sorry for you
Su,aalaha kulanka guurka ka hor
13:54
Ahmed Rashid
Рет қаралды 526
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
DEG DEG RAGII SAYID CALI TOOGASHADA KA BADBAADIN RABAY OO SOO HADLAY
16:30
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,6 М.
3 Xiriirada 💔 iney burburaan soo dadajisa 《 Filanwaaga》
4:25
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 8 М.
3 SANO KADIB OO FAMILY KEYGA LA KULMAY ALHAMDULILAH
8:02
KOKO BULLE
Рет қаралды 643 М.
SAWAARIIQDA KU DHACAYSA LAFTAGAREEN MAANTA (4744)
47:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,3 М.
MUXAADARO QALBIGAGA WAX BADAN KA BADALI DOONTO: DHALINYAROOY....
1:04:38
Ibrahim Hashi Ahmed
Рет қаралды 1,9 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН