Qiso hooyo single mother iyo ninkii furay maxaa kala qabsady?

  Рет қаралды 11,977

Luul youtube

Luul youtube

3 жыл бұрын

Пікірлер: 49
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 жыл бұрын
Dumarkaani iyagaa khaladka leh intay is leeyihiin wax badso bay dhib isu keenaan.
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 3 жыл бұрын
Hadii markii hore hunguri awgii ay u tiri nin Malihi, oo ay kala quranyihiin. She can’t force him to pay! Sharci nin ka u qasbayaa majiro. Takale caruurta qurbaha joogta maskax bay leeyihiin, they’re very intelligent. Oo isku ma wadi karaan, malcaamad iyo Quraan lagu sii wadoo, beentii na gurigii bay ka socota aabe imaqabo ee garac baa tihiin baa lacag lagu helayaa.
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 3 жыл бұрын
ASC WLL QAALI LUULA WALAAL CARUURTU WEY KORAYAAN MACQUUL MAAHA SANADKII 2 GOOR KALIYA DHAR UMA BAAHNA 3DII BILOODBA MAR DHEH UGU YARAAN
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 2 жыл бұрын
Wlh dumarka dhiban allaha ufududeeyo shoow aduunyo wax walba waalaga helaa
@FOWSIA100
@FOWSIA100 3 жыл бұрын
Asc wllo nin aan rebin in uu biisho caruurtiisa cidina ka khasbi Karto sikasta isugu qornaada anagaa heyno qaar leyku qoraayoo u baabiiyey nolashiisii iyo shaqadiisii professional ka aheyd yaanad ubadkaa biilin Alla hadeeyaa hadeysma
@madinaomar1842
@madinaomar1842 3 жыл бұрын
Aamiin ilaahaw noo xafid ubadka
@suleekhacali3900
@suleekhacali3900 Жыл бұрын
Haa
@jacaylanlagulawadin5865
@jacaylanlagulawadin5865 3 жыл бұрын
O habo anaga xagayga waxasi kama jiraane Hadaydan wada joogin xita Waad Sheegaysay warqad Aaba nimo aya lasiinaya bes Buuq ma jiro Xita hadaad kala tagtan caruurta bilkodi way helayan Buuq laAn
@sucadabdlle498
@sucadabdlle498 3 жыл бұрын
Gabadhasi maĺaha ilmaha inu dhalay banay shegin ee yurub xata haday kala laba wadan joogan oo u shaqeeyo abaal loguma qabe dawlada u sheeg lkn hadanad odhan isga dhalay ada dhiiqo cagaha lagalay kkkk wlhi rqga somali way ku ba,een qurbihii
@umuraage8617
@umuraage8617 3 жыл бұрын
Asc wllaashey labada qof hadii ay kala takeen inayba isaga weydiisato xaqba uma lahan sababtoo kii nagu qornaa ayaaba buuraha is saarayeen ma gabadh uu bilaa sharci la’aan uu qabay ee dowlada u tag ee u sheeg inay ilmihiisa yihiin ka dibna baaritaan ayaa la marsiinayaa haduu yiraahdo ma dhalin dhiig ayey marsiinayaan ka dib hadii cadaato inuu aabaha ilmaha yahay sandulaa looga soo qaadayaa Wcs.
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 2 жыл бұрын
Ilmahaaga dafir ama kacarar bixinta xaquuq dooda koriimada majiro habaar ka weeyn oo maanta ku dhici lahaa qofnool allow adaa kaa magan galay midaas
@umuraage8617
@umuraage8617 2 жыл бұрын
@@AmiirNadridov Aamiin aamiin wllalkey.
@aslihassan8181
@aslihassan8181 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@asmacali111
@asmacali111 3 жыл бұрын
Sax sax
@talisomaxamuudcumar8499
@talisomaxamuudcumar8499 7 ай бұрын
Kadib na waxaay ku leeyihiin gaalada ilmeheeyni qaadatay
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 3 жыл бұрын
Allah hasoo hadeeyo nimankeena. Qaar badani waa Masuuliyad ka carar mana yakh yakhaan. Shame
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 жыл бұрын
Awalba edeb darro iyo xoolo jacayl bay isugu qori weydey
@samsamjama144
@samsamjama144 3 жыл бұрын
Scw Aicha
@zuhurali8697
@zuhurali8697 3 жыл бұрын
Asc sister luul❤️❤️❤️❤️
@asmacali111
@asmacali111 3 жыл бұрын
fariid luul
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 жыл бұрын
Laxwalba mesheey is dhigtaa lagu bireeyaa,,,teeda kale raga Somaliyeey kal naxda malahan ee kalbaqdey leeyihiin,,,ee dumaroow ifinkaa isugu wacan dhibkoo idil.
@BangeeniBangeeni
@BangeeniBangeeni 2 жыл бұрын
Odayada hadii aad nacdeen dee maxad ku faleysaan guurkooda dee maad iska deysaan ee aad guursataan ajaaniibta ileyn cay 24 hours waa laga qurux badan yahee
@hodanyusuf5001
@hodanyusuf5001 3 жыл бұрын
War dumarow odayashan ciyal koda. Ku qora bilaa caleek
@ahmedismail3388
@ahmedismail3388 3 жыл бұрын
Cashaluul, qolkani ma waxa u noqday mid ragga laga buufiso?
@BangeeniBangeeni
@BangeeniBangeeni 2 жыл бұрын
Waxa ay rabtaa in dowlada lacag ka qaadato hadana ninka jaf jafato dabadeed ninkale lugteeda hayo midasi yaa aqbalayo dee ninka kale ay hoosta ku wadato ee lugteda hayo dee caruurta ha ku biilato ninkani ee ay iska eriday isagana mida kale ee ligteda uu hayo ayuu biilayaa ee iska daaya isla meeteysashada iyo dhaqaalo sameyn
@liibaanismaail6618
@liibaanismaail6618 3 жыл бұрын
Aamiin Yaalaah
@suleekhacali3900
@suleekhacali3900 Жыл бұрын
Asc masha allah ale haku xafido qali
@mumhalimo2396
@mumhalimo2396 3 жыл бұрын
Asc haka qaado han ashkatayso waa nin xun oo ubadkiis xooray
@madinaomar1842
@madinaomar1842 3 жыл бұрын
AAMIIN ILAAHAW UBADKA NOO XAFID
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 3 жыл бұрын
Haa
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 3 жыл бұрын
Haa
@hayadali8383
@hayadali8383 3 жыл бұрын
Scww
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 3 жыл бұрын
🤣 Luuley qosol baa tahay al faraxiya🤣
@BangeeniBangeeni
@BangeeniBangeeni 2 жыл бұрын
Awalba guurka dumarka waxa uu ahaa damac ah heblayo soo xareyso dabadeed waxoga caruur ka hel diwlada kaga biilo ee isagana iska eri dhowr maalin ka dib ku dheh biil meel ku sheeg dabadeed reerahiina ku biilo nin maxuu kuu sheegaa qurbe qasaarahiisa waa tan koley laga soo saari maayo caruur biyo weyso kuu shuba waxa dhici doonta waa qaldaneenee maxa la inoo qaban waayey wax ina waaniyo lama waayey fidnada idinkana halkiina ka wada faaiidadeeda si loo helo
@suadhussein1669
@suadhussein1669 3 жыл бұрын
Fal fal maxaa la dhahaa?
@nimo5432
@nimo5432 7 ай бұрын
LUULEEY AWRKA DANBE AERKA HORE SANQADKIISUU LEEYAHAY KUWII WADAMADAN LUGUDHALAY WAXAY ARKAYAAN LABADII ISKADHASHAY OO KAYIMID DHULKEENII OO BUUQAYA IYO HOOYO HAWSHII GURIGII YOODHAN LADHACDHACAYSA WIILSHIINA WAXAY SAMAYNAYAAN SIDOO AABOHOOD SAMAYNAYAY GABADHIINA WAXAY QAYIBAYSAAH SIDII HOOYADEED URARNAYD INAY URARNAATO ANNAGAABA WADANKII QAAR KUDHALNAYE KUWAAN HALKAN KUDHALNAY CID CAWINAYABA MALEH WAA DHAQAN AAN LADIXI KARAYN
@hayadali8383
@hayadali8383 3 жыл бұрын
Salaant lamaqadayo miyaa
@alphamale5802
@alphamale5802 3 жыл бұрын
Salaantada sac ku boor. Wa caleykum masalaam quruxey.
@farhionur6221
@farhionur6221 3 жыл бұрын
Asc walaal hadii ay income tax kula xareystay 3yrs domestically they're marriage, in usa
@abdirahmanomer5077
@abdirahmanomer5077 3 жыл бұрын
Iska daa faaraxoo
@samiraali1401
@samiraali1401 2 жыл бұрын
Dumar iyaga khaldan marka hore intay ciyalku yaryar yihin oo waxlagu sinayo waa ka rali in ninku banan ka ka jogo iyado dhalqe firinaysa markay ciyalkii kala Koran dhaqalihi soo yarado war isku kay qor Bay bilabaysa dumarow idinku isa saxa
@abdirahmanomer5077
@abdirahmanomer5077 3 жыл бұрын
Adiga maa lagu qabaa
@alib3114
@alib3114 3 жыл бұрын
Xaliimooyinka iyaka waa qaldan yihin
@munamohamed143
@munamohamed143 3 жыл бұрын
Ma aroosi lahayd? Su’ aal xumidaa?
@deeqonashaat5336
@deeqonashaat5336 3 жыл бұрын
@@munamohamed143 🤣🤣
@BangeeniBangeeni
@BangeeniBangeeni 2 жыл бұрын
Heblayo maxa caruur la aan ku dhigay maad mid soo xareysatid haduu doono qamro ha cabo ee dee jaf jafo markii aad caruur ka heshid ee tarooliga sadex kuu saaran tahay waa aad isku filan tahay ee iska ceyri diwlada guri bay ku siineysaa waxoogaa shilimaad ah ma adiga nin u baahan markii aad iska erido ninka dabadeed caruurtiisa reerkaada ku biilo markii aad jiilaalka kaga baxdo dee duurka ku sii daa daroogiiste dilaa gangester ha noqdaan caruurtiisa ee adiga maxaa ka galay caruurta ilaa 7sano ka bacdi waxa uu keenayaa madax adeyg iyo buuq marka koley caruur laga dhigay agoon aabahooda nool yahay koley biyo weyso kuu shubi maayaane qurbe ha laga tashado dalkii ha loo laabto caruur tayo leh halkaa bay jiraan
@alphamale5802
@alphamale5802 3 жыл бұрын
Naag somaliyeed oo qurbaha joogta balaaya guursata. Waar kuwa wadankii jooga ogaada waa naag iyo naag la'aan.
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Na raga dhulkii joogay guursada rag qurbaha ma jirane wa wada fadhi kudirire
@mumhalimo2396
@mumhalimo2396 3 жыл бұрын
Haa
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 54 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 9 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 7 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Gabadhii shaqala u ahayd yey sixun ula dhaqantay
12:28
Luul youtube
Рет қаралды 1 М.
Single mam ama hooyo kaligeed maxaa ka aaminsantahay?||
8:25
Maandeeq Aanood
Рет қаралды 485
Wargelinta Menopause-ka / Menopause Awareness
7:14
Barashada Xaawo
Рет қаралды 1 М.
Ma Tahay Hooyo Single ah?
1:14:46
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 30 М.
QISO GABADH NINKEEDII AFRICA DIB UGU CELISAY
59:03
Luul youtube
Рет қаралды 11 М.
Qiso xijaabka iyo dhibka lagu hayo wadamada reer galbeedka
13:13
QISO CAJIBA HOOYO DAAL IYO IDARYEELID LAAN NINKII KAGA TEGAY
1:03:10
Luul youtube
Рет қаралды 16 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 54 МЛН