Qiso layaab ah: Gabadh Maraykan ah oo ka tirsanayd urur Diinta ka saara Haweenka Muslimka ah

  Рет қаралды 68,819

Garaadsan Media

Garaadsan Media

4 ай бұрын

Qiso layaab ah: Gabadh Maraykan ah oo ka tirsanayd urur Diinta ka saara Haweenka Muslimka ah

Пікірлер: 122
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 2 ай бұрын
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar
@habibabintiali6428
@habibabintiali6428 3 ай бұрын
{ قَالَ إِنِّی عَبۡدُ ٱللَّهِ ءَاتَىٰنِیَ ٱلۡكِتَـٰبَ وَجَعَلَنِی نَبِیࣰّا } [Sure Maryam: 30]
@user-qd1dn2dt7n
@user-qd1dn2dt7n 3 ай бұрын
Subxanallah Anagana ab & isir ayaan islam Nahay hadana nalaka la`yahay Diintiina sida wanaagsan ee ay Idin fsrtay ugu dhaqma rabi swt Ha inagu hanuuniyo nicmadan Diintenan macan ee islamka In aan si wanaagsan ugu camal Falno inshaa allah ugu danbayn Wll Garaadsan media 100% Mahadsanid jazaka-allahu kheyr Inoo soo badi barnaamijyadan Qiimaha & sharafta badan si aan Uga faaiideysano maa shaa allah A l x a m d u l i l l a h❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@sahraabdi8630
@sahraabdi8630 3 ай бұрын
Maansha allaaha hore u soco waxaad haleeshey wadadii guulasha mustaqbalkaaga akhiro jasadaada jano illaahey haka Dhigo amiin yaa rabi!
@shukrilibax
@shukrilibax 3 ай бұрын
Subxaanallah ilaah haga badbaadiyo dhagaraha foosha xun eey nala damac sanyahin amiin yaa allaha 🤲
@user-qd1dn2dt7n
@user-qd1dn2dt7n 3 ай бұрын
ءامين ياالله❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 2 ай бұрын
Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha ❤❤
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 3 ай бұрын
xalane iyo gobolada somaaliya oo dhan bey ka howlgaliyaan, subxaanallah waxa tiktok ay dumarka somaaliyeed ka wadaan, barlamaanka xaquuqda xaniisnimad kawadaan, kufsiga wiilal iyo gabdho saqiir ah iyo videoyaal leyska duubo, plsss barlmaanka iyo xukuumadoo dhan aloo sharegreeyo, somaalaay diinteena aan difaacano
@user-yi8uj7wg3n
@user-yi8uj7wg3n 3 ай бұрын
لا حولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم يا حي يا قيوم أنصر اخواننا للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات المستضعفين المظلوبين في كل مكان أمين أمين أمين أمين
@HalimaAli-sf2ww
@HalimaAli-sf2ww 3 ай бұрын
Masha Allah ❤
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 3 ай бұрын
Subxanallah Alle ayaa mahad Iska leh jid xuma haday Ka soo laabtay Allah Ka qabto kuwa fasahaadka wada
@princesszohachannel8356
@princesszohachannel8356 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@calidhakalaf4121
@calidhakalaf4121 3 ай бұрын
Way jiraan waliba Somalia aad bay ugu badan yihiin, dhacdooyin badan oo hada qoysaska Somaliyed ka dhex dhacana badanaa na qayb wayn bay ka yahiin organizationo iyo haayado gaaleed oo arimo’han ka shaqeeya oo una xil saaran, laakiin dee meeday 🇸🇴 dawladii u ilaalin lahayd umadan diintooda islaamka ah iyo dhaqan koodii somaaliyeed
@fos343
@fos343 3 ай бұрын
Allahu ma ina najcaluka finuxuurihim wana cuudubika min shuruurihim
@user-pc1gc1sd7g
@user-pc1gc1sd7g 3 ай бұрын
لاحو ل ولاقوة الا بالله العلي العظيم استفغر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه ❤❤❤❤❤❤❤
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 2 ай бұрын
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤❤❤❤❤
@user-gn9bk1yg8v
@user-gn9bk1yg8v 3 ай бұрын
ماشاءالله
@haania2495
@haania2495 3 ай бұрын
Allahu akbar 😢😢😢
@user-uo8kt2si4n
@user-uo8kt2si4n 3 ай бұрын
Waa sheeko aad u xiiso badan alle haku xafido si fiican ayaad u turjumtay
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 3 ай бұрын
ASC walaal Garaadsan Media Jzk kheyr guuleyso, wa qiso ummada Muslimiinta iney aad ugu baraaru gaan mudan Rabbina ha garan siiyo Dowladaha Islaamka io Shacab koda dabar gonta iyo dhaqan haba binta lo soo waliday sida Daraga, Music sababaya Faxisho rag io Dumar. SALAAMAD
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 ай бұрын
Masha allaah massha alaah
@Pro-justice
@Pro-justice 3 ай бұрын
Mahadsanid Sulekha jazaka lah kheyr
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e 2 ай бұрын
Maashaa allaah wallaal waxaad nalawadaagatay sheekadii ugu xigmada badnayd rabi ajar iyo abaal hakaasiiyo wallaasheena allaah ayaa mahadleh oosiiyay wadada hanuunka allaahu akbar
@saadketsane3037
@saadketsane3037 2 ай бұрын
Masha Allah Alle tiinta Islam ka haku sugu gabadha
@user-pc1gc1sd7g
@user-pc1gc1sd7g 3 ай бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام يا رب العالمين استفغر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 2 ай бұрын
Salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam ❤❤❤❤❤
@user-pc1gc1sd7g
@user-pc1gc1sd7g 3 ай бұрын
آللهم اجعل القرآن الكريم ربيع قلوبنا ونور صدورنا يا رب العالمين 🤲🤲🤲🤲💙❤❤💜🌹💜❤❤
@mohamudawmuse3242
@mohamudawmuse3242 3 ай бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay wallaahi waa arin cajiiba. Adiga Kheyr ilaaheey haku siiyo sharkana ilaaheey hakaa xijaabo aamiin aamiin aamiin.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 ай бұрын
Masha Allah Allahu Akbar.
@user-ty2lv5sw6f
@user-ty2lv5sw6f 3 ай бұрын
Allxmdulilaah rabiyow nawada hanuuni oo fasahaadka naga qabo
@user-hm7ev3oq8v
@user-hm7ev3oq8v 3 ай бұрын
Inshallah hanonon daa iima oo toosan ila geerida amiin
@user-pc1gc1sd7g
@user-pc1gc1sd7g 3 ай бұрын
آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤
@Cawaale131
@Cawaale131 3 ай бұрын
Wll waxyaalahaas khayrka ee lagugu jeclaanayo wad iska daa qabyaalada iyo waxkasta oo danbi kaasoogaadhayo
@aboubakarbilan2767
@aboubakarbilan2767 3 ай бұрын
Machallah iilahay haa soo hanuniyo inta hooga iyo halaga nala damacsan amin kuu dar wll adiga akhrinaya 😢
@wadaniwanaag
@wadaniwanaag 3 ай бұрын
inadeer barmaamijkan oo kale horay umadaawan xofwalba oo muslim nadiif ah wuu kufarxayaa guul garaadsan media
@farahsaid6913
@farahsaid6913 3 ай бұрын
Illahay baa khayr ladoonay rabiyaw iyada anagaba xaqa nagu sug
@maryamisse6494
@maryamisse6494 3 ай бұрын
Allaah hana sugo
@haania2495
@haania2495 3 ай бұрын
Thank you garaadsan ❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 ай бұрын
SubxanAllah ya Rabb Ilaahayow na xifdi dhamaanteen, Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
@user-ty2lv5sw6f
@user-ty2lv5sw6f 3 ай бұрын
Manashallaah illaahay baa jeclaaday
@ugaasduceysane4442
@ugaasduceysane4442 2 ай бұрын
Masha Allah sulekha qaali Allah ha ku xufdiyo
@Gmaaad
@Gmaaad 3 ай бұрын
Kuwa ilahay kadhaliyay reer muslim ah kusoo barbaaray diinta muslimka kadib gaalo noqday baa layaaba
@user-hy6rz1qd9h
@user-hy6rz1qd9h 3 ай бұрын
Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo walaashay qaali
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Subxasnallah
@siradmuse2138
@siradmuse2138 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Mansha Allah waa Qiso cajiiba jazakallaah Abaayo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@hassanjama9465
@hassanjama9465 2 ай бұрын
Thank
@hassanjama9465
@hassanjama9465 2 ай бұрын
Asc
@abdullahifarah488
@abdullahifarah488 3 ай бұрын
Thank you Sis sulekha Abdullahi of Garadsan media for bringing such a real life story with value addition to our society.Such sensitization is very very important at this time.God bless you.
@mohamedhuseen5885
@mohamedhuseen5885 2 ай бұрын
Waad mahad santahay marka hore balse in badan baad dhiig muslim kala rogaysay dagaalkii laascaanood Rabi u t oobad keen qabiil godka kula gelimaayee,dib ha ugu noqon.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 ай бұрын
Subuxaan Allaah ilaaha soo hadeeyo👍
@halimoiman4890
@halimoiman4890 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 3 ай бұрын
Maasha allaah ilaahey ayaa ku jecel hmcn
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 3 ай бұрын
Maan sha allaah baaraka mahadsanid
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 3 ай бұрын
Subxaanallah
@sahromahamud
@sahromahamud 3 ай бұрын
Subxaanallaah Waa Runteed ilaaheey Ayaa Soo Hanuuniyey
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Baarlamaanka Soomaaliya ayey dhexfadiyaan Ha,ada Dowlada ayey ku jiraan
@SaciidBudul-ms5ik
@SaciidBudul-ms5ik 3 ай бұрын
Mashallah❤
@siradmuse2138
@siradmuse2138 3 ай бұрын
Abaayo nosooo badi please
@abdikadirabdirahman799
@abdikadirabdirahman799 3 ай бұрын
Subxaanalaah
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 3 ай бұрын
WAXWALBA OO DHAGAR AH OO AYNOO MALEEGAANBA ILAAHAAY BAA NOOGA FILAN WAA KAAS DHAGARLAYDII ILAAHAAY SOO HANUUNSHEY ILAAHAAY BAA MAHADI U SUGNAATEY.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 3 ай бұрын
Khamriga tuulo walba Soomaaliya maalin walba lageeyo. Waa sidii diinta iyo dhaqanka nalooogala dagaalami ee aan iska qabano durba.
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 3 ай бұрын
Subxana Allah
@konokozmob7528
@konokozmob7528 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@ashqaraarosman6590
@ashqaraarosman6590 3 ай бұрын
Mansha allah
@user-hy6rz1qd9h
@user-hy6rz1qd9h 3 ай бұрын
Ajar iyo xasanaad ale hakaa siiyo walaal
@aboubakarbilan2767
@aboubakarbilan2767 3 ай бұрын
Soo badi muqalada khary kaa Lee wllo qali iilahay sii ad ugu dhawato
@ismailessa669
@ismailessa669 2 ай бұрын
Maan sha alaah ramadan kariim abaayo noo soo badi marnaamijyadan oo kale
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 3 ай бұрын
Cajiib!
@sahroabdiwahab2266
@sahroabdiwahab2266 2 ай бұрын
Masha allah alla xaqa tusay
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 2 ай бұрын
Maasha Allaah
@saadhussein5466
@saadhussein5466 3 ай бұрын
Gabadha magaceeda yaa iisooqora iyadaan Google lahaa Then I will get whole story please Mahadsanid
@user-kp9sg8zi7g
@user-kp9sg8zi7g 3 ай бұрын
waad mahadsn tahay walashay mashaa allh ❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaAli-de4to
@AsmaAli-de4to 2 ай бұрын
Calayhi salam❤
@MohamudAhmed-ce2eg
@MohamudAhmed-ce2eg 3 ай бұрын
Mahasanid
@maryammb7064
@maryammb7064 3 ай бұрын
Please magaceeda nala wadaag mahadsanid ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@konokozmob7528
@konokozmob7528 3 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@mohamudawmuse3242
@mohamudawmuse3242 3 ай бұрын
Maashaa alaah
@user-pq9iw7gg1t
@user-pq9iw7gg1t 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 2 ай бұрын
That was good story.
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤mashlhaa
@samiyajama4943
@samiyajama4943 3 ай бұрын
Subxana laah 😭😭😭🥺
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 3 ай бұрын
Fathia Obsiiye, Mama Malyuun Hana Abukar, naagta keenta Calaf Doon, Malyuun Rooble, naagaha fasahaadka fidiya ayaa lacag lagu siiyaa. Xuquuq DUMAR hadii aad maqashid iska fahan.
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 3 ай бұрын
iyo kuwa barlamaanka fadhiya sida sacdiyo iyo sakiya oo ah sarkaalad ciidanka poliska iyo ilaahay ha unaxariiste khadiijo diiriye intooduba weyka simanyihiin arimahaas subxaanallah
@halimosalad6076
@halimosalad6076 3 ай бұрын
Saxiix
@aliderie4978
@aliderie4978 3 ай бұрын
Mashaa allaah allaah akbar well done sister interest keepgoing never got bck
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 3 ай бұрын
Codka in aad cod kor saarto waxaa ka wanaagsan in aad codka qofka aad soo deyso ka dibna aan fasirto.
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 ай бұрын
soomaali muslinimo ku dhalatayna oo uu iimaankooda ahaa ilaaah kaliya u kali yeeel cibaadadiisa ayaan maanta diintii xaqa ahaa ka baxaya sadex ilaaahna caabudaan
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 3 ай бұрын
Walaahi dadka somalida in aysan aduunklasocon daliil adig u ah wixikulamid ah, dalka ugu horeeyo ee ladoonayo in lagaqleeyo Somalia Kamil juhdiga lagubixiyo musabiixi iyo dani qayb weynbekayihin Hargeysa north Somalia iyo punt meelaha ugu horeeyo ee dalkamlagasoigalo iyo somaliga ee kmid ah wake up reer baariyaal
@khadraabdirahman8228
@khadraabdirahman8228 3 ай бұрын
Intay isku maqnayn beeyo baa inagu maqan
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 3 ай бұрын
Qabrigii madoba ba dhiman alle aan ka cabsano
@mohamedhuseen5885
@mohamedhuseen5885 2 ай бұрын
Thanks
@yuusufahmed8351
@yuusufahmed8351 3 ай бұрын
Asc anoo waayeel ah ilmada ayaa IGA qubanaysa
@cabdicasiismaxamed6458
@cabdicasiismaxamed6458 2 ай бұрын
Maansha alah wll waad fican tahay waa barnaamish aad u qaali ah Lakin wall gabadhaa hada Muslimtay diinti way ka Muqata Lakin adiga kudhashay diintu iyo dhaqanki iyo Asturias si fiican Kanagawa muqato wll sifiican diinteena macan sifican ugu dhaqano
@haania2495
@haania2495 3 ай бұрын
Garaadsaneee fadlan chanelka u badel chanel qisas Iska daa ??????
@ahmedmusa3111
@ahmedmusa3111 3 ай бұрын
asa garasan walaal wanan dhagaysanay turjumadada aadbayna wanagsanayd walaal sheekooyinka dadka soo islamay nooso turjum wadmahadsan tahay noloow walaal macaan
@user-yp1qg8ed5z
@user-yp1qg8ed5z 2 ай бұрын
Ok😊
@gureey3185
@gureey3185 2 ай бұрын
Qusadaani aad ayay ii saamaysay arimahanookale noo keen naga daa snm iyo ssc iyo qabyaalad qurun ah
@Itzmojii
@Itzmojii 3 ай бұрын
Bisinka
@user-pq9iw7gg1t
@user-pq9iw7gg1t 2 ай бұрын
11:12 11:13
@user-pq9iw7gg1t
@user-pq9iw7gg1t 2 ай бұрын
Yaab
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 3 ай бұрын
Maxaad ku xaqiijisay ?
@jaamacyuusuf2697
@jaamacyuusuf2697 3 ай бұрын
Maanta qof cadiya iska dhigtay
@khadarshukri2830
@khadarshukri2830 2 ай бұрын
Dhaqanka gaalada halga fogaado walaalyaal
@user-wi2jj9ks8u
@user-wi2jj9ks8u 3 ай бұрын
M a
@abdicash8787
@abdicash8787 3 ай бұрын
Adiga ,laftaada inaad Muslim tahay ma hubtaaaa sanyareey, adiga laftigaaga aya Muslim nimadaadu shaki ku jiraa, dhiig Muslim baa kugu maqan
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c 2 ай бұрын
Whi waad iga oohisay Erayga Allaah Mise aduunyo 😭😭😭😭😭😭😭 Lkn gabadhan gacmaheedu maaha qof cadran ah e maxaa si ah wajigana waa xijaabatey e sida adiguba aad u banaysay maxaad ugu banayn waydey si aan u rumaysano base hada mad madaw ayaaku jira arinkan.الله أعلم
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 3 ай бұрын
Naagtan Cadaanka ah waa la' khalday runtii markii hore ba kitaabka Bible aqoon Uma lahayn , Rabi Ciise Masiix Nabi waa ka waynaaa Kitaabka Quduuska lama badadelin wanna eraygii Ilaaha nool, Ilaah iyoI Wiiilka iyo Ruuxa Quduuska ah waa 3 equal to 1
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 3 ай бұрын
Allah ha kuu hanuuniyo. Caddaankii baa soo islaamaya, Adigana adigoo ab ka ab Muslim ahaa ayaad diinta ka baxday. Hanuuninta waa xagga Allah.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 ай бұрын
GABADHAAN WAA QOF NASIIB BADAN HADAY MUSLIMTAY ,LAAKIIN QOFKA GUULDARRAYSTAY WAA ADIGA
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 3 ай бұрын
Adigaan Bible-ka wax ka aqoon oo jaahil ka ah...ma waxaa qof banii Aadam ahi liqi karaa: 1) Saddex Ilaah oo hal ilaah isku ah? 2) Ilaah ciddii uu abuuray dileyso? 3) Ilaah ciddii uu abuuray dhalayso? BEENI RAAD MA LEH! Baybalka yaa qoray? Muxuu isu wada khilaafsan yahay? Maxay tahay abtirsiinyaha Ilaahiinna Ciise leeyahay? Maxaa abtirsiinyihiisu isu khilaafsan yahay? Ku darsoo Ilaaha aad aabbaha Ciise ku sheegteen iyo Yacquub baa legdemey, ilaahbaana la legdey!!! Warkaasi maskax noocee ah buu ka soo baxay? ILAAH BAA BAA KA QOOMAMEEYEY FAL UU SAMEEYEY! ma caqli-gal baa? Waa la og yahay dadka noocaagaas ihi ay yihiin kuwa gabadhaan Maraykanka ahi ka hadlayso...Way dhici kartaa inaad Soomaali ahayn laakiin aad Itoobiyaan, Keenyaati iwm Soomaaliga bartay aad tahay... NO MORE FISHING...SOOMAALIDA DHEXDEEDA FASAADKA KALA BAX... IS
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 ай бұрын
@@mahmoudhersi4603 WAR GAALKII AFSOOMAALIGA KU HADLAHAYEY OO AAN UJAWAABAYEY AYEY AHAYD INAAD WARKAAN UDIRTO EE ANIGA WAAD IGULASOO QALDANTAY SAAXIIB
🔴 Al Jazeera English | Live
Al Jazeera English
Рет қаралды 7 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 173 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 1,4 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 32 МЛН
1M OO DOOLAR |  QOFKII SU'AASHAAN KA JAWAABA || Sh Maxamed Kenyaawi
21:30
Daacad Production
Рет қаралды 32 М.
PART 2: NOLOSHAYDA SIDA AY ISKU BEDESHAY QISADAYDA KADIB ~HANI
19:42
Ridhwan Issack
Рет қаралды 176 М.
Sucuudiga Xagee ka yimid magaca boqrtooyaddan? Sideese loo yagleelay?
10:29
Mawduuc Nin Dawladeed waa kuma  MaxaaTilmaamo u ah.
1:07:40
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 7 М.
ARINTI  XASAN IYO DEEQA XOG CUSUB OO ANKA HELAY GABAR DARIS LA AH
17:56
nafisa family chanel
Рет қаралды 17 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
0:11
AngLova
Рет қаралды 8 МЛН
ПРЕДСКАЗАТЕЛЬ БУДУЮЩЕГО
1:00
КиноХост
Рет қаралды 3,2 МЛН
Жизнь КОМАРА (смешное видео, юмор, приколы, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 3,7 МЛН
Can this capsule save my life? 😱
0:50
A4
Рет қаралды 29 МЛН