@@diamondalixusein4219 ilaahayaw u naxariiso Allaaahum Aamiin 🤲
@face_king12 жыл бұрын
@@hodanibrahin1569 🤣🤣🤣
@sucadoahmed33872 жыл бұрын
@@diamondalixusein4219 ilahay ha unaxariisto wall🤲
@siciidwadani1312Ай бұрын
waxaan filayaa markii uhoraysay aan daawaday inay ahayd 2011 lkn waxa ay si kadisa iiga soo hor baxday 21/10/2024 12:30Am😢
@joodhaa7616 Жыл бұрын
2013 daawan jiray maanta 2023 dib usoo laabtay😂 Waagii hore run moodiness jiray 😂😂
@ulowosman6802Ай бұрын
Ano dugsiley ah Aya dawanay hadana anaba jogo south Africa 🇿🇦 mel mahan
@dahirmohamedzilva-dj4we7 ай бұрын
Qisadan waxan dhagaystay 2013 Cawana waan ku so Labtay 2024_26_4 haben jimco ah Mawjada xasaana cawa hurto maheLoo
@nimanabdi57117 ай бұрын
😢
@abdisalan76654 жыл бұрын
Qissadan anoo yar ban dhagaystay wlhy ma xasuusto wakhtigay ahayd lkin waxan ku ceshtay imika oo wakhtigu yahay 5:33 galabnimo 2020/12/29 aniga iyo zxpkay A.lahi ismail oscar qisso ku cibro qaadasho mudan weeye runtii
@asmahaji32834 жыл бұрын
Aniga xita hdda dhageysanooya salad maqrib lagu jirk
@yusramohammed63974 жыл бұрын
Anina hda anigo canjelo dubayo ban dhagesanaya
@asmahaji32834 жыл бұрын
@@yusramohammed6397 kula dubooya canjelada😂😂
@xiinfiniin52713 жыл бұрын
2011 ayaan daawan jiray waa qiso murugo leh😴
@maryamaxasanhagaf750910 ай бұрын
2012 daawan jiray waxaan so raadiye 2024😢
@mariamaruun8257 Жыл бұрын
2013 ka dib caawa oo 2023 tahay baan dib ugu soo laabtay😂😢
@Sawdomohamed123410 ай бұрын
Still i waching 9 feb 2024 wlahi lkn waxn filayaa qiso run ah maaha ee waa jiliin😢😊
@zahramuqtaar32998 ай бұрын
😂😂been waaye run mahan lakin beelo waaye sidee iskugu aadiyeen
@habibbinaly61772 жыл бұрын
qisadan 2012 kii baan daawaday...balse caawa ayaan soo xasuustay ...😥😭
@mohamedabdi62664 жыл бұрын
Qisadaan anigoo yar ayaan dhageysan jiray waxba xanun iguma heyn oo waxaa ii bixi jiray kaliya uun music macan oo lagu dhex laray iyo heesaha soo jiidashada leh lkn wax macna ah kama aanan fahmeyn . Cakoye ilmanimaa Maanta oo aan fahmooyana waan gedgedinayaa qisada heesta dhab ahaanshaha iyo dheel ahaanshaheeda. Aduunyoy xaaalkaa ba'
@wllkownayn13293 жыл бұрын
Kulamidaaan ahy wlhi🙄
@mohamedhusien83684 жыл бұрын
December 29/12/2020 Malin talaado ah galp na ah 16:45 joogo Muqdisho Dagmada wadajir xasuus
@zamzamali55463 жыл бұрын
Marmarka qaar xasuus tu waa xanun wllhi waxan dawaday 2011 adban u murugan jiray markan dawado waxa kle oo xasuus ii leh inan ahaa gabadh yar oo marka dunidu u cusubtay
@abshirclaahi64913 жыл бұрын
😍😍
@shukriinashacnihappygirl50833 жыл бұрын
Qisadan 2012 dwaan jirey mrkas tell xitaah ma anan heysen wlhi jclna wxba kma aqnn si eytahy qisadana wlhi waanla xnnsan jirey sida qof jclka wx ka yqan waga wan yra hdan wa 2021 ya ila imdaa xasuus wlhi
@abdulkadirahmed1920 Жыл бұрын
Shekada waxan dhegesty 2013 waxan dib uso xasuustay 2023😢
@qadaryare33382 жыл бұрын
2012 habeynki dorasha xssan sheq waan dawanayey hada oo ay thy 2022 ayaan u xiisey qisadaan 😭😭
@abdirahmaanmohamedali644 жыл бұрын
Taleefan 310 ka daawa jirey wlhi maantana iPhone ka daawanaa LOL😄😄😄😄😄
@mumtazqalanjo23003 жыл бұрын
Aniga camal iPhone 12promax ka daawanayaa
@abdirahmaanmohamedali643 жыл бұрын
@@mumtazqalanjo2300 Wa cajiib aduunyadu wa harka labadiisa galin somahan
@yahyedahir25072 жыл бұрын
Bro anni wxan ka daawan jiry mobile niicle memory 2GB haddana wxa ka daawanaya laptop nolosha step bye step wye
@ismo_official4 жыл бұрын
Waqti hore caawana waa 30/december/2020 1:30 hapeenimo
Aniga waxn izlahaa Ninkaan wuu dhintay ileen wuu noolaa Xalay ayan ku Arkay facebook isagoo live uqu jiro yaab iyo Ama kaab ila noqotay Any way Allah ku hafido wll Izka noolow lkn hadaad Aragto Fariintayda wx kuugula talin lahaa in Aad izka dhaafto Qabyaalada you become qabyaaliste
Qisadan waxaan la daawaday eedaday anigoo yar jacyl waxa ka aqooon sidaa ay thy waan ka murugooday fuaad waxa ku dhacay kadib waxaan soo xasuustay 2024 anigoo wayn oo xiriir jacyl leh alle qof xun igama dhigin hadan reer ayaa leyhy alle ha ibarkeeyo 😢😢
@najmamaha2538 Жыл бұрын
2014 anoo yar ayaan ka dhegeysan jiray Cajald hooyo lahyd oo lagu shubay waxaan xasuustaa iydoo jaarka dhan Aanu meel is kugu imaano Oo la wada dhegeysan jiray oohinta iyo duufkaa lasku dari jiry Maxaadaro cml ma arkysid qof hadlaya 😢Dhab ayaan moodi jiry gabdh jaarka kamida fu aad hwda ka jeclaatay hurdo ma aqoon oohin iyo duco isku dari jirty waxy taag nayd allow iigee hal Mar oo itus wiilkaas aan ka maydho xanunka leylo u gestee😢 2023 waa idin salmyaa inta ila soo raadisay qisadaan😊
@drhd1043 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@fardowsofalsan Жыл бұрын
Intas oo dhn waa ben sen ku dhahy he😂😂😂😂
@suldaandaacad4968Ай бұрын
Qidaan ma saxbaa waxan daawadey anigo aad u yar blse hada waqti dheer ka dib ayaan dib udaawadey still watching 12_novembar 2024 still weli xasuus ayeey igu leedahy
Xasuus wllhi anoo yar daawaday 2012 Dad badan oo markas nolayen aa hadda noleyn sida adeer key,wllkey,ayeeyadey Inta dhimatay ilahay ha u naxariisto Xasuus😢🤍