😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 jaceylka Wuu dhib badan yahy Balse Qalbi Daacad kuu ah waligaa Nabsi Ha ka Galin 😭😭😭 xanuunka Jaceylka Anigaa Arkay
@AishaMahad-du3vw7 ай бұрын
Sorry sister 😢
@fatimaibrahimfatimaibrahim32143 жыл бұрын
walal qiso xanun badan nag kasta waxay jeceshahay nin fican in ay guursato balse gabadha way saxibated wa mid damac han xasidnimo shaydan wato ayay ahayd lkn waxa ku dhihi laha dumarku wa 5ta farod balse majoratiga weye marka waxa ku fcn in adan saxibada ninka mustaqbalka kula wadagaya adan barin nag kasta ad saxib tihin lama aamino wallaahi wayo sharsocda badankod in uu ilaahay unaxaristo mahane raguna khayanadas wa ku jiraan llaa in uu ilaahay unaxariste mahane walashan ilaahay balagarab galay masha allah ilaahay ducadeda wa ka aqbalay alx bayo mcn guul aya ku rajayn walalkay yaasin ad aya u mahad santahay qisada ad noso tabisay keep going my bro
@ifoong44103 жыл бұрын
Nabsigu ma wanaagsa iyo aad qof biniaadim ah waqti ka lumiso runtii. Thanks for sharing
Wow masha Allah this guy is a guy of multifaceted dimension.
@dahabodegan53273 жыл бұрын
Waa qoso aad uu xanun badan wllhi calosha ayaa ii xanuntay wuu ka nixiyeey raxmanku haku gar garo wlshay 😢😢😢😢😢😢😢😢
@z_a_h_h_m_s_aitogik17673 жыл бұрын
Naagaha nuucaad ah cadaab aduun iyo mid aaqira Allaha siiyo Aamiin yaa Allah
@sahrahassan27553 жыл бұрын
Waalahi waa dhab gabdhu iyaga cadow isku ah walalo Anigu labo jeer bay damcen in ay dhib igaystan gabdh alxamdulih ale ba iga baadbadiyey waxan raba in an la wadago dadkayga Somaliyeed arooskaygi oo 1 week ka haray bay waxkasto damceen in ay gaystan iyaga oo leh waxkasto ee meel an kala xidhidho walalkay yaasiin
@ogeysiscafimad89353 жыл бұрын
AX bismillah walhi waan udamqade markey indhaha qabsatey. Naag guri dumisa iyo nin doqon ah oo raaca waa waxa kumanaan guur o dismilahaa burburiye. i wish she finds someone who treats her like a queen and shows her the true meaning of commitment and love.
Dumarow nimanku waxba ma jeclaadaane ee ha ku hodmina jaceylka kala reebta naagahan soomaaliyeed ee hankoodu hoose wax aan i raahdo garan maayo
@hamdamaygagmeecaad64563 жыл бұрын
Walalaw codkaga wariyinimo ayaad ku so baxaysa maanshalah
@raaqiyoabdinuur87583 жыл бұрын
Naag lalama saaxiibo hadii aad la saaxiibto dhib wax aan ahayn ka faaiidimayso inay ninka qaado ama reerka dumiso inta caqli leh way garanaysaa
@quruxdiihablaha1234 Жыл бұрын
Walaahi nabsigu waakii ku hela qofna lagama galo nabsi aad noloshaada ku burburin doonto aniga qofkii nabsiga iga galay ilaahy ha iiga jaro oo dhibtuu iigaystay ka daran ha hesho
@naimanicma53523 жыл бұрын
Nabsiga waa cajiib qofkii galo wey kasoobixi nacam
@ayanomarhusen30533 жыл бұрын
Wll waligey kuman arag intaa aan KZbin ku jirey lkn masha allah alle waxan kaga baryay janada iyo hamigaga nololed wll waxan ka helay sida aad waxa uu soo tabineysid
Yaasiin nimankana isuma quraan gabdhaha anigaa igu dhacday nin sxbkis igu diray oo xaas buu leeyaho kaa qarinaayey waan xanaaqay xiriirki iyo jacaylki waan soo afjaray waana ka tagay naag kale oo walaashisa buu uguuriyey qniga waan gursaday mar kale bn ogaaday inu isagu isukaya diray oo iyinid oo isagi ishuukaday waan ku jeclahy
@anabusman35533 жыл бұрын
Masha allah waxaa layiri nafsi hagalin
@runjecly55013 жыл бұрын
Yasiinow ha sheegin hno mesha uu jogo hadi ad shegto kuwa yaqano qofkas intii ila fikir ah like 👍 ani xitaa waxan haya qisooyin i quseya lkin waxan haya snpaka on kaga so gudbin insha allah
Nin ku isaga qalad ka leh , Qalbi sii jediyana, lama soo jedin karo,ee Ragow ,jojiya dumarkad u kala gooshaysan iyo xiisaha Dumarowna i,rsaqad saxibada dhafsisan radso
That's beautiful story mashAllah never trust someone especially girls I had so many stories like that jealousy envy are bad disease to trust someone n tell your all details n information u will be in trouble be careful
@nimoali42183 жыл бұрын
Walahi that’s true sis, that why I keep my circle smaller I only have views friends that I have known them for a longtime, and I don’t have best friend, I am my own best friend that’s all.
@nila71203 жыл бұрын
Dear u can have friends but to tell all your deepest information keep it to yourself
Aniga waxan jeclahay nin ugu wanagsan sxptayna sido kale wallhay Alle wa iogyahay dadka dhan isku mid maahan wall Halyeey🙏😊
@arafaisse13503 жыл бұрын
Allah ha ku dhowro wll
@farhiyobare65853 жыл бұрын
Subxaanalaah waa qiso aad u cajiib ah
@mrcalifarax44263 жыл бұрын
Mashallah codah ledahay yaasiin
@axmedcabdi27473 жыл бұрын
Keep going LiBax lkn su aal ma kula wadagi kara haday jawabtu haa tahay ana diyar ayan ahay🙏🙏
@fatimaibrahimfatimaibrahim32143 жыл бұрын
asc walal yasin salanka dib masha allaah codka cadi maha sa heesta murugta uqaday mahad sanid walalkay jazakallah khayr ducada allah naga wada aqbalo اللہ یحفظک جزاک اللہ خیر
@sagalsicid14923 жыл бұрын
Masha allah wllky yasiin halyeey Allah haku xifdiyo
@lullul38753 жыл бұрын
Subxaanalaah waa iimaan la aan taasoo kale iyo qiyaamo
@rayanhassan63893 жыл бұрын
Masha alaaah walalky horay usoco noo soo badi qisooyinka waa daacadi ma hungowdo
@mariaaaden61403 жыл бұрын
Mahadsanid wllo Ducada allaaha inoo aqbalo
@shukriabdullahiali36363 жыл бұрын
Masha Allah walalo
@mulkiosman78282 жыл бұрын
Waa runtaa inna adeer 👍🤴🤴🤴🥰🥰🥰🥰Naagaha Somalida weey u badan yihiin Saxiib iskadaa Walaashaa ayaa Xin kugu Noqon
@rahmahodan85833 жыл бұрын
Sirmaqabe Allaah u sahana! Masha Allah beautiful story. Nafsi mar uunbuu ku soo naanaabin dheh! Waa qiso wax ku qaadasho mudan. Thanks for sharing it wll. Laba sir u heshiisaa caadbay u colawdaa saw hore looma odhan?
Qiso qofku dhacda ta ugu xun ayaan idin la wadagayaa lakin meel aan idinkula wadago ayaan wali day daygedi ku jiraa
@siciidabdixakiin42913 жыл бұрын
Yasiin halyey zxb mid aan ku waydiiyo ma waxaad so gudbisaa kaliya qisoyinka dadka yurub joga kaliya ku dhaceen kuwa dalka joga maxaa dhacy mise iyaga qiso kuma dhacdo mise iyaga aya ah kuwo wayahoda laabta ku haysta