No video

Qiso naxdin leh :- Labo maalin ayay foolaneysay ,ilmo meyd ah ayay dhashey lkn Ninkeedii ayaa si xun

  Рет қаралды 23,344

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Qiso naxdin leh :- Labo maalin ayay foolaneysay ,ilmo meyd ah ayay dhashey lkn Ninkeedii ayaa si xun

Пікірлер: 65
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢 subxaanalah ninkas haka fogaato waxkale ha udhalin iska fur qof Allah aaminsan ma ahan iyada dhibaatada martey xaalada adag ku sugan sidas ula dhaqmey nin kuma noqonayo kaas wa masiibo
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 5 ай бұрын
SubxanaAllah walahi waa calol xumo 😭 illahow imanka nagu sug oo ayadana ugargar adha Awood leh ya Rabi Rahman. Ameen thuma Ameen
@sahraaliomer2625
@sahraaliomer2625 5 ай бұрын
Subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah subaxaallah
@Zaynabah
@Zaynabah 5 ай бұрын
Subxanallaah imanka islamka hala galiiyo imanko ka baxe allaha u so celiiyo😢
@user-fw8im8dx2n
@user-fw8im8dx2n 5 ай бұрын
Inaalilaah..wainaaillayhi..raajicuun
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 5 ай бұрын
Hargaysay ha sonoqon😢😢from puntland dhaqan xumadan ha u sonoqon 😢anaguna wan sosocona😊horor ppl cabsi cabsi😮
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-sn2et1ye9q
@user-sn2et1ye9q 5 ай бұрын
Bismilaahi raxmaani raxiim hala xiro ninkaas nacaska ah
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
Illahey hacafiyo saqir aqirana ha ugadhigo kurbadana allaha katiro wllahi wa cuqubo halke Lasorda laqwi iyo kibir cml xun ah iyo alla kacabsi la anbey Norden intii xumatay ma iyada noleynkarta sbxnllah muxu ahaa ninkas kuhesta naftii cunuga bismillhi wa yab 😢
@ruqiyocmaan-wf8zd
@ruqiyocmaan-wf8zd 5 ай бұрын
Illaahay ha ugar gaaro hooyadaas aamiin aamiin yaarabi
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 5 ай бұрын
Subxanaallah la hawla wallah quwwata illa billah
@kinsinuur7520
@kinsinuur7520 5 ай бұрын
Sabxanalaah. Wadunisidhamatay. Meshani. Waykaxagjirta. Subaxnalaaha 😢😢😢😢😢
@sucadoahmed3387
@sucadoahmed3387 5 ай бұрын
Subxanalah somali ma halkaas beymareysa ilaahow imaanka io islaan nimada nagu sug😢
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 ай бұрын
Subaxanllah somali 🇸🇴 waa dad walan yasiinka
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 5 ай бұрын
Allaah Kariim Waa waax laYaaB leh Subxanallaah
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 5 ай бұрын
Aallah cafiyo hooyo Aamiin Soomali
@rahaabdullahi9796
@rahaabdullahi9796 5 ай бұрын
Subxanalah Daadka xaasidsanaa ❤
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 5 ай бұрын
walaalo Munasar,wax wanaagsan ayaad u haysaa Somalida,ninkiis Somali ma aha islam ma aha,gabadhaas ninkaas haka tashato,yeeysan gurigiisa ku noqon,waaba duliye,
@zainabahmed9405
@zainabahmed9405 5 ай бұрын
Ninku wuu waalanyahaye, shaking kuma jiro e, laakiin aaway tolkiisii iyo cidiisii uu ka dhashay🤯
@hanefa283
@hanefa283 5 ай бұрын
Munasar qalbi adkaa aniga waaba kuxanuunsanaa hoogàan iyo halaagaan
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 5 ай бұрын
Subxaanallah meesha dawladnimo iyo islaamnimo kamajirtomiyaa aaway culimadii hadiise dhibku dhacay cisbataalku firinjeerka meydka mayaal miyaa
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 5 ай бұрын
From Hargeisa ❤
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw 5 ай бұрын
SubxanAllah 😢😢 Allah hooyadaa Somaliyeed oo Ilmaheedii mayd ka ag yaalo Qalbiga hau Qaboojiyo, Hadii sharci jiro ama Xamar Dowlad ka jirto Ma’ma da Haloo gargaaro oo Ninkaa halasoo qabto sharciga hala marsiiyo.
@user-zq8ke1ft7t
@user-zq8ke1ft7t 5 ай бұрын
Subxanalaha 😢
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 5 ай бұрын
subaxaanaAllah soomali sidaas miyay u bahalöwaday gabadha aaway ehelakeedii magaalada wax kama joogo miyaa
@jdjsjdjdj2244
@jdjsjdjdj2244 5 ай бұрын
Wlhi WAA nin aan khiro aqoon qadarta I laahay beniyey gabadha in uu diluu Qatar ugujiraa
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢ilaahow ugargaar hooyadda ninkasna soo hanuuni
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 5 ай бұрын
Waa mid cabdooy ah miyaa xamar wax walba ka filo subxanalah gabdhoow guur ka ka fiirsada waaba wax walan dadka jooga meshas
@jdjsjdjdj2244
@jdjsjdjdj2244 5 ай бұрын
Gabadhas halo gurmado hadey Somali jirto lacag halo aruuriyo kaas nin maahee dowladooy meeshataga
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 5 ай бұрын
WA manexe oo dullesti xunka Munasar Allah hakuxafido😢
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 5 ай бұрын
Subxanalaah aloyaa foshakutuso xanuunkeda sas umajawabteen ilahay hoyadan saqiraqiro omiro jano kuguro alahakaga dhigo abyo sabar kas ninmahanee
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 5 ай бұрын
Subxaanalaa inaaliaahi wa Inaaliaahi raajucuun ale ha ugargaaro aamin Aamin yaarabi
@Xalimo421
@Xalimo421 5 ай бұрын
Ninka qabo aabaha cunuga saqiirey ma fiooba an u maleyna.Subxanalaah. Allaha caafiyo ha na caawiyo masaakiintan.
@fauziahussein565
@fauziahussein565 5 ай бұрын
SUBXANA ALAAH 😢😢😢😢😢
@user-kq5cc1vt4v
@user-kq5cc1vt4v 5 ай бұрын
Allah😢 Allah 😢
@munahussein9687
@munahussein9687 5 ай бұрын
Yaab aragnay somali wa lo yaaba, Allaha u naxaristo
@CabdishakuurCabdullahi
@CabdishakuurCabdullahi 5 ай бұрын
Halo gargaaro wll yaal hooydan
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 5 ай бұрын
Alla hoyoy garacas amuu intuu sasabto waxkale ay udhasha
@user-cn5mw3fr1o
@user-cn5mw3fr1o 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@Yusara256
@Yusara256 5 ай бұрын
Wlhi miskeentan ilahey ha boga Dhayo
@SuhaybasayidSuhaybasayid
@SuhaybasayidSuhaybasayid 5 ай бұрын
Somalida iyagaba qashin ah uf war rag na maha naladhaf bahaladan
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 5 ай бұрын
Subxnallah away dadki ninkas dhalay garaca police ka oo shega wxas nin loodhalo ma aha
@HAWIYE235
@HAWIYE235 5 ай бұрын
Munooy iska daa dag daga, waxa ninkeedi ku inkiray bay qabtaa Maalin hore baa kiis kufsi ah, naga soogaaray gabadhiiyoo kufsi iyo xabsi la iskugu daray . Markaan fabagal samaynayna waxan ogaanay inay gabadhaas galmo xaaraana samaysay
@bossman1024
@bossman1024 5 ай бұрын
Meesha miyan islam jogin away dowladii away culimadii ninku maxu aha
@RealmaanBoy
@RealmaanBoy 5 ай бұрын
FROM MJ😂😂😂😂
@shucebshugri4218
@shucebshugri4218 5 ай бұрын
Salan sare munasar keep going
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 5 ай бұрын
Subxanallah😢😢😢😢
@muxumadcabdi-xh6dw
@muxumadcabdi-xh6dw 5 ай бұрын
Jeff
@faizaali2889
@faizaali2889 5 ай бұрын
Fiqiyoow ilmaha maydka ah aas. Inta aad somaliland ugu soo hanjabaysid calakja buluuga ah baan keenayaa
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 5 ай бұрын
Subxaanallaah 😢😢😢😢😢
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 5 ай бұрын
Subaxnalah 😢
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 5 ай бұрын
Waxaas been inay tahay aa umaleeynaa 😂iska hubi
@user-fu3kl7hg1o
@user-fu3kl7hg1o 5 ай бұрын
Macaafimaadqabo malaha halabaadho
@umumustaqiimbintuibrahim9484
@umumustaqiimbintuibrahim9484 5 ай бұрын
telegramkina maxa kuqoran
@CabdishakuurCabdullahi
@CabdishakuurCabdullahi 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@siradm
@siradm 5 ай бұрын
Booliska u waca maxaa?
@farhiashire814
@farhiashire814 5 ай бұрын
😢
@hanansaid7394
@hanansaid7394 5 ай бұрын
😢😢
@dhoof2140
@dhoof2140 5 ай бұрын
😱
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 5 ай бұрын
ISBITAALKU MUU WACO LAAMAHA AMNIGA MAXEY UGA GARWAREEGAYAAN TAAS BAABA SHAKI KEENII KARTO IYO BAARITAANO SHOW XAMAR LAAMO AMNI LAMA HELI WAAYEE MAXAA KHALDAN
@SafiyaKayse
@SafiyaKayse 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@nurtoabdikarim1920
@nurtoabdikarim1920 5 ай бұрын
😢😢😢
@user-vz9qj1yx7c
@user-vz9qj1yx7c 5 ай бұрын
🥹🤫😭😭😭😭😭😭😭😭
Qiso naxdin leh Xaalada Fu'aad Qatar Ku Jirta by Waagacusub TV
12:52
Waagacusubmedia
Рет қаралды 318 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 334 М.
Muxuu Xasan la marooradillaacay?!
10:24
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 42 М.