QISO NIN GABADHU SHUKANSADABA UGA TEGAAYA TELEPHONE 📞 II IBI AMA LACAG ISII

  Рет қаралды 1,052

Luul youtube

Luul youtube

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@kiinyu6160
@kiinyu6160 2 ай бұрын
Wcs wll bisinka bakheelsanaa ✊🏿
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 2 ай бұрын
Alla qosol waynaa kuwa danbe ayeynu u diideynaa e ta hore sii casha luuley
@khadrasaid5165
@khadrasaid5165 2 ай бұрын
Dee waa rune nunka intii ugu horeysay diiday maxaa yaala hacararo intaasuu diidaye. Ma 40 years buu caruur il korin waxan ufadhiyaaba waa inaan ogaado gacantiisa dabercadiisa. Dadnimadiisa waxa dunida kajira waad argtaaye caasha hanoo legdin rag majiro aduunkane dhamaade ragii wanaagsanaa
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 2 ай бұрын
Casshay raga somaalidu xaga gacanta way ku fiican yihiin marka ninkaasi xataa haday ka amusayso haduu awoodo inu ugado weeye
@saafiali3547
@saafiali3547 2 ай бұрын
😂luuley ninkaasi waa ardaydii Xaliye😂😂😂😂😂
@bilana289
@bilana289 2 ай бұрын
Luley ur garden is beautiful maasha ALLAH
@user-mq1qm6qn6j
@user-mq1qm6qn6j 2 ай бұрын
Asc luul wallo waxan umalaynmayo in naago baadan uula kulmay ee hal naag macquul ee dumarka hajaafayn dheh😅😅😅
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 2 ай бұрын
Asc wll c.luul qaali salan sare
@mahadAshkirdirshe1234
@mahadAshkirdirshe1234 2 ай бұрын
Waxa walbo ka wen furuet baa ka wangsan okay haa walhy gabar hada Is bartan waliba hada ku dhadado waxan joogoo ah Europe iyo America 🇺🇸 waaye kula so hadalsaya okay bise hadi kale afirca Ada joogooto waxaye ku lehayada nin ma rabo okay waa sax the walhy waaye jiirtahaya tasu okay mida kale naguu ma raban guuri iyo nolo iyo muqutaqabaka toona ma jiirto okay waa sax waaye walhy waa good questions waaye
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 ай бұрын
De qoftiisa waxay rabto muuna ka caawin kareyrn bakhayl nimada waaxay 😂
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 ай бұрын
adna ku naag la oow
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 2 ай бұрын
Masha allah❤❤
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 2 ай бұрын
Telephone ban rabaa two weeks gudahood waa khalad wuu saxanyahay wiilku waa budhcad dumarkaa uu la kulmay
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 ай бұрын
Walaahi waa runtii ilaahoow Hana ceebayn naagahan gaajada haysaa maxay tahay dhamaantood waa isku mid fucking ciyaalasuuqiin waa wax aan sharaf lahayn 20 nin oo Kala duwan ayaa sheekadan oo kale iiga sheekeeyay
@mahadAshkirdirshe1234
@mahadAshkirdirshe1234 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 ай бұрын
Dadka ibniaadan 2 wax lagu kasbada hadal wanaagsan qalbiga kale lagu hanto mid kale deeqsinimo gacan furnansho marka qof barato wax ka codsado lama siyo wuxu ka codsadey loma diido inta lagu wediyey kala bar half lacag la siya adigane ka qoomamenen waxba ku dhimenin ka go,a lasiya
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 2 ай бұрын
Waar midkaa nama matalo kii rag haddaan nahay
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 ай бұрын
Ma xaliyaa lataliyey tolow
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 2 ай бұрын
@@hodanahmed1329 waa ardadii xaliye
QISO GABADH NINKEDI AY KA QAADAY GABDHAY GURIGEEDA KEENTAY
14:48
Luul youtube
Рет қаралды 1,8 М.
ABWAAN JIHEEYE OO MAANSO KU SOO DHAWEEYEY SULDAANIMADA HADHIYE
6:56
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Qiso xijaabka iyo dhibka lagu hayo wadamada reer galbeedka
13:13
QISADII JACYLKAYGA,WIIL NAAFA AYAA QALBIGAYGII XADAY
11:58
Luul youtube
Рет қаралды 760
Ana buushe oo aan xafladii kaga baxay baa iga soo riftay 🤣
5:53
Maxaad ka ogtahay Guurka dhaxmara Soomaalida iyo Yamanta ?
5:27
Mohamed koronto
Рет қаралды 20 М.
HANOOLAATO  Soomaalidu waa is gumeysataa!
20:25
HANOOLAATO
Рет қаралды 18 М.
QISO YAABLE GABADH GURSTAY NINKII JAARKA IYO WIXII DHACAY
14:51
Luul youtube
Рет қаралды 29 М.
@ الراجل سمح اخلاقو .ماجيبو.
17:29
خالتو مني
Рет қаралды 2,1 М.
*Sheeko | Magaalo Joog Xumo | Qaybta 2aad
19:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 25 М.
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 43 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН