Qiso nin reer Saudi Arabia 🇸🇦 ah oo guursaday gabadh Indonesian ah 🇮🇩😍

  Рет қаралды 14,684

Fatima Muna channel

Fatima Muna channel

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 жыл бұрын
Mashallah , ilaahay hanaga dhigo kuwo maalkooda ku Bixiya Dariq Allah Raali kayahay Ameen.
@fowsiyabashir5833
@fowsiyabashir5833 2 жыл бұрын
Masha allah qof wanaagsan bey ahayd oo qalbi nadiifa le koley xaajigeeduna wanaag buu tusey intii yared ee ay wada noolayeen illahaw kheerka na waafaji 🤲
@ruqiyosaid948
@ruqiyosaid948 2 жыл бұрын
Wallaahi sheekadaan markaan dhagaystay hoor kulul baa inshaa isoo dhaafa
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 2 жыл бұрын
Machaallah qiso cibro khadacha leh alhamdoullillah Allow hakha nagaransi
@luulmohamud
@luulmohamud 2 жыл бұрын
Maasha Allah Yaa salaam qanininada in ay qalbigu hami aakhiro iyo taqqwa kaaga buuxo ayey sheegeysaa Kheyr Allah ha ugu abaalmnatiyo 👍
@hoodoabdilahimoxadi7210
@hoodoabdilahimoxadi7210 2 жыл бұрын
Masha allah walahi anaaba jiriricoodey qisadi ugu quruxda badnayd een dhagaystey waatan Mahadsanid habo qaali
@fatimaosman339
@fatimaosman339 2 жыл бұрын
Masha allaah Rageena xaqa aan kuleenahay Allaaaha tuso Ma.shaqeestayaal xaaskooda dhiib uun ula taagan ayeey ubateen
@jhussain1507
@jhussain1507 2 жыл бұрын
Fadima abaayo cimriga iyo cafimaadka maalka awlaada allaha ku barakeeyo walahi aad ayaan u jeclahay qisooyinkaada iyo qaabka aad u soogudbiiso masha Allah fahmada ilahay hakuudeeysto allahuma amiin 🥰
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 жыл бұрын
Habo could you share with with us some of our Sahaaba's lives history , صور حيات الصحابة . Specially the ladies . Thanks 🙏
@umufatimadegen9965
@umufatimadegen9965 2 жыл бұрын
Mashalaah fatima magaca hoyaday iyo gabadhayda curad muna magacayga waw adban ujeclay qisoyinkaga الله يحفظك حبيبتي
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Maasha ‘Allaah Waa Gabar aad u Qiimo Badan Ehlu Diin Ah Allaha barakeeyo ,
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 2 жыл бұрын
Jazakallah allah yahfidak fatima muna
@khadijamohamed6582
@khadijamohamed6582 2 жыл бұрын
Masha Allah Bedell qeer qaba Allah siiyo
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 2 жыл бұрын
Masha Allah tbrkllaahi my beautiful sister Allah ku xafido adi iyo familyga dhaman insha Allah xbbty 🌹🌹🌹🌹💯
@shukrimoalimali8563
@shukrimoalimali8563 2 жыл бұрын
Mash allah gabar wanaagsan ayeey aheed
@umaamina1885
@umaamina1885 2 жыл бұрын
Jzkalaahu qeyral jazaa xabiibti aad ayay qalbiga ii dhaqajisay qisadan waana jeclahay dhaman qisaska aad noo so gudbiso mahadsanid quruxey
@nasraaliahmed1497
@nasraaliahmed1497 2 жыл бұрын
maasha Allah waa qof ahlu iimaan ah
@kkpp8894
@kkpp8894 2 жыл бұрын
Kher Allah hakusiyo xabibti🤲🥰🥰
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 2 жыл бұрын
Walee waa qiso cajiib ah gabadh iimaan leh bey ahayd qofka ilahay xaqiisa dhowra isagana wuu dhowraa walee
@ilhan5798
@ilhan5798 2 жыл бұрын
Masha allh wlhi gabdh ducaysan oo iiman leh by ahayd aad bad u mahadsan thy hbo qali
@nasranur6765
@nasranur6765 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah jzakallahu khayran ukhti fatima muna
@ashajimale6888
@ashajimale6888 2 жыл бұрын
ASC Mansha Allah walaal Fatima kheyr Allaha idin siiyo Adiga iyo Awlaadaba waxaad inoo soo gudbisaa waxyaabo kala duwan oo wanaagsan Aduun iyo Aakhiraba Thanks ❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@yussynas
@yussynas 2 жыл бұрын
I can’t stop crying!
@ayanadam9073
@ayanadam9073 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid abayo
@nasranur6765
@nasranur6765 2 жыл бұрын
احلى القصص
@aishaabdi9897
@aishaabdi9897 2 жыл бұрын
Subxanallah Subxanallah subxanallah, every beautiful story ♥
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 2 жыл бұрын
Maansha allaah laakiin haduu xanuunsado sawjku gabadhu ama hooyadu wehel ma ubaahantahay mise waxa ku waajiba inay u shaqayso ninkeeda oo sida nolosheeda ku dhamaysato .
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 2 жыл бұрын
Waajib kuma ahan
@dekaadar9636
@dekaadar9636 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakala
@Muna4r-
@Muna4r- 2 жыл бұрын
الأحساء waa gobolkaygii I don't forget remember kiisii
@zahraluul8092
@zahraluul8092 2 жыл бұрын
Masha Allah waa Arin cajiib ah
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 2 жыл бұрын
Fadimo muna awey basaasiintii noo soo badi insha allah
@yussynas
@yussynas 2 жыл бұрын
Thank you so much for sharing!
@mumtazmohamad356
@mumtazmohamad356 2 жыл бұрын
Masha allah wan ka helay
@sacdiya1490
@sacdiya1490 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalaah 👍🌹 jasaakallaha khyr wallo ilahay ha ka abaal mariyo qeerka aad no soo gudbiiso Mash Allah
@Hanbiirsha
@Hanbiirsha 2 жыл бұрын
MashaAllah 😭😭😭❤️❤️❤️
@nasranur6765
@nasranur6765 2 жыл бұрын
Qisaskaga ad ban ujecelahay shukran xabiibti
@xamdaxamda6982
@xamdaxamda6982 2 жыл бұрын
Wan ilmeyey subxaanka
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Welcome Fathina muna , ما أحالها قصصك حياك الله حبيبتي 🌹♥️🌹🌹
@uniquelife5616
@uniquelife5616 2 жыл бұрын
الله اكبر 😍
@shukrisheikhahmed9133
@shukrisheikhahmed9133 2 жыл бұрын
Maasha allaah allaha ku xafido
@mohamedaliyussra9741
@mohamedaliyussra9741 2 жыл бұрын
Masha allah sister
@munahussein9687
@munahussein9687 2 жыл бұрын
Masha Allah ayadana Allaha ku xafido
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 2 жыл бұрын
Mashaa ALAAH mashaa ALAAH alaahu akbar.
@kiinyu6160
@kiinyu6160 2 жыл бұрын
Mshallah sis keep going
@farhiasaid1974
@farhiasaid1974 2 жыл бұрын
Emotional story wllhi❤️
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 2 жыл бұрын
Alcuud qof kasta wuu yaqaanaa
@deqasheikh5396
@deqasheikh5396 2 жыл бұрын
Mash Allah
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
Mashallah 🤩
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 2 жыл бұрын
Allahu abkar
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 жыл бұрын
Sobadi qali
@asmahassan2879
@asmahassan2879 2 жыл бұрын
Acm fatima huno samecad yar xidho marka aad vidéo dubayso wayo codkaga aad ayu u hooseya vidéo badan ma daawado codkagaga gaaban darteed mahdsnid
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 2 жыл бұрын
Pliz gawadhan mel dheer garsiiya sida ufirsatan hadane likes umasartan iyo subscribe mardaw kusobiray vidoyasheeda waakusodafray kuli i love it thanks xabibti
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Masha allah
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 жыл бұрын
Mashallah tabaraka
Qiso murugo leh xaaski aabihi aya nacday oo dulmi ugaysatay 💔🇸🇦😭
29:29
Qiso cajiib ah hooyadi bu ka guuray 💔😭🇸🇦😭
18:21
Fatima Muna channel
Рет қаралды 4,4 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Waa kuma Maxamed Deyf hoggaamiyahii XM ee la dilay? Yaase bedelaya?
13:13
QOOMKAAN MA LACNAD AYAA KU DHACDAY?
13:32
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 67 М.
#Qiso xanuun badan qisada jamiil iyo aabihii @Hafsabilanchannel6337
43:32
Hafsa bilan channel
Рет қаралды 4,5 М.
Gabadh reer is ah aya Loo xanibay reer Qasa 🤔
12:01
Fatima Muna News
Рет қаралды 604
Salwan Momika ninki quraanka gubai oo xalay la Di**l Sweden 🇸🇪🤔
35:34
Fatima Muna channel
Рет қаралды 3,1 М.