Qiso || Ninkii Wanaagsana iyo 3dii Bisad || AbdihaliimAli

  Рет қаралды 32,434

Abdihaliim Ali

Abdihaliim Ali

Күн бұрын

Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
👉Abdihaliim.Alli@gmail.com
Wixii Fariimo ah iigu Soodir Instagram kaan 👇 👉 / abdihaliim_ali
Page keeyga Facebook 👇 Iga lasoco sido kale
/ cabdixalimcali
My Tiktok👉 vm.tiktok.com/...
Waa Anigoo Ah #Abdihaliim_Ali Kusoo Dhawaada KZbin keeyga Mahadsanidiin❤
#Like_plz

Пікірлер: 49
@qeylo__quute7067
@qeylo__quute7067 3 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like
@laylaacabdilaylaacabdi6369
@laylaacabdilaylaacabdi6369 3 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر Waa qiso aad iyo aad u wangsan U naxariiso intaad awoodid maqluqaadka ilaahey Si adiganeh laguugu naxariisto xagga eebe. Cajiib wallhi ixsaanku waa wax wangsan . Ilaahey ha nawaafajiyo kherka .
@iqramaxamud3907
@iqramaxamud3907 3 жыл бұрын
Mahadsanid abdulhaliim ali oo xalasha iyo xaraanta kalayaqano wanag wxmadhiwo xumaan mafiicno
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
Mashallah akhii Nabiga scw ayaa dhahay kudaaweeya sadaqada qofkiina xanuunsan.)marka haduu qof uu kaxanuunsanyahay xaafada waa in sadaqada labadiyaa si uu ucaafi maado
@Theoneofthelegend
@Theoneofthelegend 3 жыл бұрын
MashAllah
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Mashaallah waa qiso cajiib eh,,,,, "
@cabdisalaanaamiin6373
@cabdisalaanaamiin6373 3 жыл бұрын
Maanshaa Allah thanks
@hafsamohammedali9417
@hafsamohammedali9417 3 жыл бұрын
M.a wllkey horey u soco
@hafsaabdirahman4519
@hafsaabdirahman4519 2 жыл бұрын
Mashallh wlh wa qoso cajiib 🥺
@riyaaoffcial7315
@riyaaoffcial7315 3 жыл бұрын
Masha allah
@yaxyeabdirizak5690
@yaxyeabdirizak5690 3 жыл бұрын
WLL HADAD NABIGA JECESHAHAY❤❤ 1K #SUBUSCRIBE IGADH SII WLL🙏🙏🙏🙏
@manmowliid3666
@manmowliid3666 3 жыл бұрын
Kusali nabi maxamad
@xabiibomohamedelmi5092
@xabiibomohamedelmi5092 3 жыл бұрын
m.a keep going pro
@abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735
@abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735 3 жыл бұрын
Masha allaah❤❤❤🥰🥰😘😘
@clmajiidaadan5651
@clmajiidaadan5651 3 жыл бұрын
maansha allaah
@Xiisaha
@Xiisaha 3 жыл бұрын
Abdihalim Ali sxb wlhi 1m u qalanta in lagu gaarsiyo runta saa'id u jecelahay muqaalada saa'idana ku tageera
@ilyaas-baaka
@ilyaas-baaka 3 жыл бұрын
wll Nabiga kusali (scw). nagu taageer #subscribe
@saamiyocali9004
@saamiyocali9004 3 жыл бұрын
Scw
@caashocali7312
@caashocali7312 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@abuumar4374
@abuumar4374 Жыл бұрын
Wee fiican yihiin Soo ziyadi
@angryboy.yt1
@angryboy.yt1 3 жыл бұрын
keep going my pro
@maxaaigagalay1611
@maxaaigagalay1611 3 жыл бұрын
Cabdixaliim cali the first one ayaa nug dhay
@haiisheegin8222
@haiisheegin8222 3 жыл бұрын
Abdihaliim ali aad aan kuu taageeraa 👇👇 lake 👍 saar adoo raali ah
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
👍💯
@haiisheegin8222
@haiisheegin8222 3 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli Abdiaiziz wiilka abdiaiziz maxaa isku tihiin abdihaliim ali
@Raabica7961
@Raabica7961 3 жыл бұрын
keep going
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
Faaidada sadaqada 1/ qofka markuu dhimanaayo wuxuu tamaniyaa xogoo in lasugo siduu sadaqa ubixiyo taasi waxey kutusin muhiimada sadaqada( dhamaadka suratul munaafiquun) 2/dhibtaada kugusoosocoto ayey difaacdaa 3/ qofka xanuunsan ayey daawo utahay 4/ iimaanka ayey ziyaadisaa 5/ dadka ayaa kujeclaado sida bakhiilka dadka ey unecebyihiin 6/ waxey damisaa carada ( xinaaqa) Alle 7/ Aakhiro waxey kaagalisaa janada albaabka looyaqaano baabu sadaqah 8/ waxaad kamagan galeysaa munaafiqnimo (ولا ينفقون الا وهم كارهون) Halugudadaalo sadaqada hadaad caqli leedahay ogoow wixi aad sadaqo ubaxsato iney tahay waxa kugujio bankigaaga oo waliba lugusiilaablaabi قال حبيب الله صلى الله عليه وسلم اتقو النار ولو بشق التمرة Qof walbo sii oo kaacodsada inaad caawiso sadaqo ilaa qof aad kuoktahay inuu xumaan kusuubin mooyaane Wllh qatar baan kusuganahay sadaqo bixisti ayaa yaraatay, wll sadaqada bixi. Walow isbuuci aad kabixisaa nus doolar. Usameyso jadwal aad kubixiso sadaqa inyar inyar ,wllh waad liibaaneysaa inshallah
@axmedmustafe2574
@axmedmustafe2574 3 жыл бұрын
Rabi SWT haku dhowr wall . Mahadsanid baan Ku leeyahay
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
@@axmedmustafe2574 Amiin bro gudigeenba Alle hanadhowro الدال على الخير كفاعله Qofki khyrka tuso wuxuu lamid yahay kiisameeye ee sxb khyr inaad sheekto haakadaalin ama xumaaan aad reebto waxa uguweyn oo kusogaaraayo waa ceey, ceyna nabigaa lasocaayay waxba kaamagoyneeso Xaqa Alle hanugusugo
@somalifilmschannel7454
@somalifilmschannel7454 3 жыл бұрын
Fadlan hno like isaar🙏🙏🙏💝
@MohamedAbbaas
@MohamedAbbaas 2 ай бұрын
Saxibkeyow haqabtiraha❤baahideyda baahideyda ayaa rabat walaahi
@yaxyecali914
@yaxyecali914 Жыл бұрын
ALLH😢😢❤❤
@mustafjamaal8713
@mustafjamaal8713 2 жыл бұрын
noosoo badi sheeko noocaan
@carwotaruurieyl2896
@carwotaruurieyl2896 6 ай бұрын
clxaliim noo soobadi
@calicolow1047
@calicolow1047 3 жыл бұрын
5days 3k 😂😂😂😂hhhhhh
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
M.A KEEP GOING
@roberboob2667
@roberboob2667 3 жыл бұрын
Ca
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Asc umada somaaliyeed wll waxan si naxariisleh idinkaga codsana inaad 2k 👉 subscribe inagu caawisan mahadsanidiin 🙏🙏❤️❤️
@troublemaker8714
@troublemaker8714 3 жыл бұрын
Hada iga dambeyso subscribe isar
@ibraahimofficial6018
@ibraahimofficial6018 3 жыл бұрын
Dawo ducadan cajibka ah walalkzbin.info/www/bejne/ZpCnZHqkjrFnmq8
@cadaanigamer8899
@cadaanigamer8899 3 жыл бұрын
Nabi muhamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka😭 caawiyo wll ifkaa lagu yahay wll subscribe subscribe
@samiirocabeeye
@samiirocabeeye 7 ай бұрын
44
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 3 жыл бұрын
#__ Ambaqaad Technology__ kzbin.info/door/Pfe-utjasFASuwdigq6S8A Fadlan inagu soo biir Wllo qaali 5k.........,,,,,,,,.......?
@umamaxamedofficial8670
@umamaxamedofficial8670 3 жыл бұрын
🙏😢Walal keywo hal subscribe ma igu ag mare plz isaar wax kama dhiwayo iga farxi alle haka farxiye plz
@saalaxjaamac3824
@saalaxjaamac3824 3 жыл бұрын
Masha allah
Xanta Dumarka👉😂 || Abdihaliim Ali
8:11
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 565 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,8 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 81 МЛН
Qisadii Khaalid Binu Waliid iyo Dagaalki Mu,tah ee Ruum || Qeybti 1aad
10:52
Qosol🤪 || Habeenka Arooska || #abdihaliim_ali
8:11
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 558 М.
Wiil Somali ah || Cod Quruxoon leh || Quran Suratul Kahfi #like_plz
2:39
QosoL Dr ka  Xoolaha || Abdihaliim Ali
2:18
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 356 М.
Qosoll || @QulasadaFilimada oo #abdihaliim_ali Ladagaalay😱
1:09
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 208 М.