Qiso xanuun badan,FANAAN Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dariiqyada Minneapolis iyo waraysi buuxa

  Рет қаралды 13,009

I am Sahal

I am Sahal

Күн бұрын

Waxaan la kulmay Aabbe Soomaaliyeed oo ku dhibban Minneapolis-Minnesota - United States 🇺🇸. Waa hooy la’aan wuxuuna qabatimay maan dooriyaha KHAMRIGA. Iska jira dhallin yarooy balwadaha halista u keeni kara NAFTAADA. Daawasho wacan

Пікірлер: 66
@im2426
@im2426 2 ай бұрын
qabiilow nacala kugu taal erayadiisa wxaa kamid ahaa aniga abgal ayan ahay meshaana majerteen baa ubadaan somali ma herkaas bay gartay qabyallada qofkii wax garaad un baa ifahmi garaa sorry sxb dhibta allaha kaa saaro😢😢
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 ай бұрын
Somali qabyaalada ilahay ha nacsiiyo aamiin yaarabi 😢
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 ай бұрын
Anaa ku fahmay qabiil in laysku dilo laysku dulmiyo mahane wax layssgumo daro
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 2 ай бұрын
walalayaal qabiil muxukutari kara adigiiba hadaad naftada haligtay, aniga on my way to work and after work will isku qabil an ahay ayaa train station ka kudafijiray he was always intoxicated with alcohol meeshu sexanjiray , all we could do is give them nasiha and buy food for them , hadad nlqotiid qof balwad leh ciid kurabta majirto even your own family get fed up at the end !!
@noahD1636
@noahD1636 2 ай бұрын
WAA ISKALA WAYNAHAY Somali baan ahay, waa runtii waa nin hann leh. 🎉🎉
@Koyama548
@Koyama548 2 ай бұрын
Please balwada iska ila liya inta ku jirta ne Allah ka bixiyo an isku wada ducey no 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🇸🇴🇸🇴🙏
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Mahadsanid
@Madinamoon114
@Madinamoon114 2 ай бұрын
Subxanaallah said shah uradsataa adoo qof dibataysan so aragtay hadana adan waxba sinin odana dhihin halacaeiyo illahay baa awodle oku filan qof kastoo aduun kan joga illahayow ugargar umada muslim ka ah meelkasday kudhibataysanyihin amen yaa Allah
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Fadlan nagu soo biir Subscribe the channel ❤ muuqaalka like share ❤😊❤🎉❤😊❤😊🎉😊❤😊❤😊🎉
@mr_Canadi
@mr_Canadi 2 ай бұрын
Abwaan nooga sheekee qaabka aad yurub ku taktey
@Hiirpalmia
@Hiirpalmia 2 ай бұрын
17:30 Här fick vi en viktigt information! Tack för detta Mr Sahal.
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Ja 👏 tack så mycket ☺️
@hamdiaabdalla4772
@hamdiaabdalla4772 2 ай бұрын
Somali Allaha ugargaaro
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Mahadsanid
@im2426
@im2426 2 ай бұрын
Somalinimo haday jirto ninkaas halla cawiyo sxb sahal 😢
@noahD1636
@noahD1636 2 ай бұрын
@@im2426 adigu bilow, waa si wacan
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 ай бұрын
Fanaan buu ahaa gabayada ayuu qaadi jiray tiyaatarka
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Waa nin rag ah oo dunidu ka xoog badnaatay
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 2 ай бұрын
Subxaanalaaah Allah Caafiyo walaal maad Casho siisid ama qado 😢
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Waxaan rabaa in aan caawimaad ka wayn qado uraadiyo hadii rabbi idmo
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 22 күн бұрын
Qofka marka isbedel usameysid oo bubunisid cadi mar hadu hosufirineysid oo iskusawirtid waa kudugsaneysaa aba ufaaneysaa bulji bati nagaha looibiyaa naga bahdada jeclen bushigaaga beerka dhigeen bulji baati looma gadee igasoobaxaa ladhahaa
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
ALLAHA KA MADOBEYO ALLAHA UGARGAARO
@mustafapogba7917
@mustafapogba7917 2 ай бұрын
Keep going the one and only sahal 🎉
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Thank you brother
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 2 ай бұрын
Walaalka somaaliyeed hala caawiyo
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Haa caawimaad wayn buu u baahan yahay
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 2 ай бұрын
O maad hadan cunto ugadid wll o makhayad gaysid dhar fiicana ugadid awaay naxariistii somalinmo aaway xataa shaah umadan gadin miskinka video ka so dubatay bes keliya somaallay please aan u naxariisano qofkena dhiban aniga waxan ku odhan lahay wll ku noqo odayga o sifiican waraysi uga so qad ama xogmaallba haradiiso 😢😢😢
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Walaal qado hal maalin ah wax ka badan baan u qorsheeyey iyo in uu helo caawimaad is bedel dheer ah mahadsanid
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 2 ай бұрын
Oh I am sorry nin kaas odayga ah dhibaato xun baa haysata lkn isagaa u sabab ahaa wax kasta oo ku dhacay
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Aad iyo aad waa runtaa isagaa go’aano qaldan qaatay Ilaahay nolosha ha u hagaajiyo
@user-jt3pm1xb8n
@user-jt3pm1xb8n 2 ай бұрын
Hala cawiyo walayaal
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 2 ай бұрын
sida aad sheegtayna wali wuu sii wada cabbista Khamriga !
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Haa
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
RABBI YASSIR. ​@@Iamsahal143
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 2 ай бұрын
Abwaan sahal waan ku salamey
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Waan Kaa qaaday bro
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 2 ай бұрын
Salaam walaalkay Abwaan Sahal
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Waan Kaa qaaday walaashay guulayso
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 2 ай бұрын
ninkan dhowr mar baa qato u qaatay isagoo restaurant Somali leedahay laga Soo buriyey
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Mahadsanid walaashay
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 2 ай бұрын
@@Iamsahal143 no problem bro
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 ай бұрын
Fanaanku haduba dhaansanyahay ilahay hasohadeeyo
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Haa Ilaahay haka bad baadiyo xaalad khatar ah buu ku sugan yahay
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 ай бұрын
@@Iamsahal143 amiin walaal am sahal.wankusalaamayaa maalindhawayd waxaad timid magaaladayada st cloud waxan daawaday barnaijkad kaduubtay wad kumahadsantahay
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
@@mohameddayib2894 haa sxb sifiican baa la’iigu soo dhoweeyey waana idin soo booqan doonaa mar kale hadii rabbi idmo
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 ай бұрын
@@Iamsahal143 inshalah thanks walaal
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 2 ай бұрын
Franklin iyo Chicago mar walbo istaagaa Miskiin
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 2 ай бұрын
sahal maa gruppboende LSS baad ka shaqayn jirtey?
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Maya waxaan ka shaqaynayey Organisation la dhaho Hela människan.
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 ай бұрын
Soomali baadahay walaalkay aad baan uga xumahay
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Aad iyo aad waa qiso xanuun badan
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
War adiga kasoo waramayaa maad meel fadhiisisid oo wax cunto ah ama biyo siisidaa
@user-jj7ty1cp6u
@user-jj7ty1cp6u 2 ай бұрын
Neve give up waaye
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@D-izzy00
@D-izzy00 Ай бұрын
Share for anyone you know that drinks alchole socially or not.
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Waa runtaa sxb
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 2 ай бұрын
Somalida aan mareykan ku noolryn mafahmi karaan nin sidaa noqdey ma cawin kartid xataa hadaad caawiso meeshi ayuu ku noqonayaa ma khasbi kartid gurigaaga ma geyn kartid wa xaal ka mareykan
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Waa runtaa sxb
@mr_Canadi
@mr_Canadi 2 ай бұрын
Abwaan nooga sheekee qaabka aad yurub ku taktey
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Ok sxb waan samayn doonaa
@user-jt3pm1xb8n
@user-jt3pm1xb8n 2 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 ай бұрын
Dhul ka aad ku faanaysaan dad baa dhistay wali a la Agra la idin ku canshuuroku dhiseen😂❤🇸🇴
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Mowduuca laga hadlaayo dhulku xagee kaga jiraa?
@NASIRJIIM2807
@NASIRJIIM2807 2 ай бұрын
Sorry aboowe ma caawisid 😢
@UpdyKani
@UpdyKani 2 ай бұрын
Wajib miyaa camerada in lafurto marka qof caawinaysid ??
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 ай бұрын
Waan qorshaynayaa si uun in aan ucaawiyo
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 6 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 4,5 МЛН
Nolosha Soomaalida Dagan Magaalada Lyon ee Dalka Franca
7:28
Universal TV
Рет қаралды 15 М.
Niman hilac iyo Issa Habibi iyo Liban oo Djibouti Hôtel kempeski
1:38
امريكا ولاية فرجينيا نُبذَة عن حياتي :
9:11
ألملاكم أبو حمزه ألولايات ألمتحدة
Рет қаралды 87 М.
Daawo Sadiq Farah Haibe oo sharciga loogu diiday Facebook dartiis
5:13