Qiso Xanuun badan oo ka dhacday Magaalada Jigjiga Iyo Axmaaradii oo Dulaysatay Muwaadin Soomaali ah.

  Рет қаралды 104,659

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 990
@ahmatmoh8137
@ahmatmoh8137 3 жыл бұрын
From hargeisa Run ahanti wa wax laga murogodo aadna wan uga xumaday markan dawanyay video Somali galbed midban idin odhan laha Wad ogtihina inad cadow gacnta ugu jirtan Wa inad ficil mujisan, gacmahana is qabsatana😥 Wna idin so ducenyna
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
Dee wax iska celiya dagaal ku qaada
@nicmahajji168
@nicmahajji168 3 жыл бұрын
Wa zax waa waa sida aad shegtay lkn magalada burburaysa dhaqalo laan ayaa dhici mustaqbalka buur ba.an ay imaaan balse wa inaan ka mudaharadna arintaas 🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 3 жыл бұрын
@@nicmahajji168 af iyo qalin baad ku dagaalami kartaan lkn adin ahan waa laydinka awood badan yahay idinkuna qayb somali kamida ayad tihiin oo somalidii kalena garab idinma siin karto oo iyadiiba idinka daran lkn qalin iyo af wax isaga celiya oo mudaharaada intaasad awoodaane
@sharmakeabdiweli6464
@sharmakeabdiweli6464 3 жыл бұрын
Ninkaas hargeysa iyo burco ha u iib geeyo, intuu baabuur waaweyn saaro, taasaan cidina ka xigin, cidina erey odhan karin e. Reer jig jigana waxan leeyahay nin dhirbaaxo quudheed dugsaday dhaqashadeed maaly e😭. Ee jihaadda walaalayaal wuu idinku waajibay wllhiye.
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 жыл бұрын
Dhulkaaga ka soo carar baad ku leedahay. 😂😂😂😂😂Cashuurta haduu bixinayo anigaa guri ka kiraynaya somaliland peace and love buu is kaga noolaanaya. 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
Somali meesha degaan gumeeystaha madow waa in iska xoreeyan
@sharmakeabdiweli6464
@sharmakeabdiweli6464 3 жыл бұрын
@@ahakimahmedjamanuur5661 horta ma odhan kaso carar lkn haddaan garanyo kaso carar baan odhan lahaaba. hargeysa iyo burcana waa dalkiisi iyo dadkiisi.
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 жыл бұрын
@@sharmakeabdiweli6464 somaliland dheh sxb waaxay burco iyo hargeysa.??
@m50mx64
@m50mx64 3 жыл бұрын
@@ahakimahmedjamanuur5661 siyaasad meesha mataal ee qiiro aya taal yaa somali ah ayay mareeysa, hadi aadanba ahay ethiopian soomaali bartay, waayahan iyaga isku diree soomaalida
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 3 жыл бұрын
2020 amxaar dhul somaliyed ka talinaya waa nasiib darada somali ku habsatay sstv thnk you so much 👍
@fartuunxasan9213
@fartuunxasan9213 3 жыл бұрын
Asc wll nuur iyo jaamac wll ha ujoojinina inta xun wxaa ka badan inta idin jcel wlaahi wxaa tihiin wilasheena aan jcelnahay thanks wll muqdisho
@alinurmahamuud8218
@alinurmahamuud8218 3 жыл бұрын
Fartuun, runtii Channalkan anigoo Germany jooga toos baan u xiiseeyaa wararkiisa xaqiiqada ah
@hassanali-dh7kg
@hassanali-dh7kg 3 жыл бұрын
cidbaa koote ku haysata oo shir uhaysta wali maan fahmin
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 3 жыл бұрын
@@alinurmahamuud8218 meeshad joog tid yaa ku waydiiyey?
@nimoabdi5878
@nimoabdi5878 3 жыл бұрын
Xaqiiq
@abdiabdullahi3023
@abdiabdullahi3023 3 жыл бұрын
Soomaali melkasta oo ay joogan iyaga isugu xoog iyo ficil badan. Reer Jigjigoow iyo soomaaliyeey dhiig isu’yeela oo dadnimo yeesha, caalamka maanta ma jirto umad dulmi ogol.💪🏿💪🏿💪🏿
@axmadshekh5378
@axmadshekh5378 2 жыл бұрын
Eman lawe
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 3 жыл бұрын
wallahi maanta aad baan idiin jeclaaday,dhiigii Soomaalinimada iyo the spirite idinku jira,Allah yacizakum.
@wiilwaal1866
@wiilwaal1866 3 жыл бұрын
Gondor iyo Bahar dar Qof somal kama shaqeeYo. Wa wax laga arkay somalida in dhulkooda lagu xukumo. Duliga ku jira noloshu wa Idinku delqafe.
@saleebanmaxamud2559
@saleebanmaxamud2559 3 жыл бұрын
Waanka xumahay axmaarada jigjiga kuganac sanaysa iyo somalida aygumaysanayso mustafe wax haka qabto hadii kale halagu jihado ilaa mustafkeeda wlhi somali iyo xabashi maynis iyo balas from hargeisa
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 3 жыл бұрын
Hay ha ujoojinnina dadka xanuun San Nuur iyo Jaamac waa 2 Geesi oo aan cidna u joogin ✅✅✅✅❤️❤️👍👍
@abuukarahmed4705
@abuukarahmed4705 3 жыл бұрын
Magaceygu wa abukar Ahmed oo jogga mogdisha wallahi waxaa tihiin iftiimiyasha dhibaatooyinka umadeyna somaliyed heysata mell walba hajoogaane waxaan idin Lee yahay allaha idin guuleyo cadowgiina hoos Allah udhigo
@anoah1517
@anoah1517 3 жыл бұрын
In Europe I rather go to somali shop and give my money rather than someone else so boycat amxaarada
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 жыл бұрын
Business doesn't know race.
@mahadjama1481
@mahadjama1481 2 жыл бұрын
@@Somaliland-First : Yes it has so mind yours and I mine.
@naeimahassan9007
@naeimahassan9007 3 жыл бұрын
Xaanuun badaana runti ad iyo ad ayaa. Uga xumahaay yaa allaah haakaa duulqaado Insha allaah wcs
@abdimohammed7522
@abdimohammed7522 3 жыл бұрын
War ragoow waxaad aragtaan dadku ma wada arkaan, ee wacyi gelinta ugu dadaala, heeryada xun ee saaran ha iska tuureene,...
@saharaismaaciil3150
@saharaismaaciil3150 3 жыл бұрын
Ax ax ax illaahay soomaali ha ugargaaro xabshida halays la celiyo
@xuseencaydiid954
@xuseencaydiid954 3 жыл бұрын
Asc waan idinsalaamay jaamac iyo nuur waanad mahadsan tihiin axmaarana dawlad qabanaysaa ma jirto ee shacabku shan farood iyo calaacal ha isaga qabtaan
@abdilahiahmed1027
@abdilahiahmed1027 3 жыл бұрын
Wiilkaa burco ha noogu keeno wlhi ficil ayuunu uga iibsan reer Joga jiga naf malihidin
@m50mx64
@m50mx64 3 жыл бұрын
@Abdillaah Ahmed : Gobnimo wa taas, Hiil walaal
@guledxarrago419
@guledxarrago419 3 жыл бұрын
Nour iyo jaamac dadbaa idiin salaamayaa Waxaan odhanlahaa sidii gumuska bishangulida halo xasuuqo amxaarada
@ahmedhassan3401
@ahmedhassan3401 3 жыл бұрын
Amxaarada was in layska dhiciyo hadli aanay si fiican u joogayn jigjiga.
@mukhtarmohamedali9886
@mukhtarmohamedali9886 3 жыл бұрын
mahadsanidii wiilsha Ogaaden thank you I like how to explain the issue about Eitopian
@abdirahmansaid2038
@abdirahmansaid2038 3 жыл бұрын
Waan ka xumay dad somaliya oo dhiig ila wadaaga inay sidaa ugu dulmanyiin degankodii wllyal meel aynu uga sowada jeed sano axmaarada Somaliland somalida kale iyo degankuba wixii kasoo baxa dawlad deganka somalida waa inay Somaliland qadataa qodaarta iyo jaadba marabno axmaaro waxay keenty walhi waxaan xasustaa 2012 anoo xabsi addis ababa kasobxy oo 3 bilood gaajo ugu xidhnayn bah dilaad iyo garaacitana nodheraa ayaan hargaysa imidy kadib subax ayaan arkay xabashi bedel bedel leh xafadayada hortagan dedna waxaan so xasuusty dhibky nogays teen iyo siduu xafadaha yagii iyo magalady dii uga shaqaysanayo ninkasi iyo lacagta uu ka shaqaysto waan fikiray malintaa go ankan qaaty ethopianka ama axmaarada ilaa hada il gaaran ku egaa malintaa waan kadiidy hal caag inloga badalo xafadayada dibna u yamaado eriyada waayo waxa sosocdaan ogaa wllyal hays dulaynina ilahay idinmuu dulayne 🤔🤔
@KAAFIYE399
@KAAFIYE399 3 жыл бұрын
From muqdisho Aad ayaan uga xumahay dhibaatada heysata wllhy Somali galbeed Deegaanka axmaarada dad somaliyeed ganacsi kuma lahan. War iska saara axmaarada wllyl
@zakialle9767
@zakialle9767 3 жыл бұрын
Comment wxan ka fahmay iney ree hargeysa yihiin dad naga dhiig badan oo na jecel viva hargeysa 💪🏾
@awadnuur8571
@awadnuur8571 3 жыл бұрын
waa wax mugo leh, waan ku faraxsanahay xogtan aad soo gudbiseen, sidoo kale weli maydaan noo soo gudbin xasuuqa kenyatiga iyo Axmed madoobe ku hayaan shicibka jubooyinka
@Jowher
@Jowher 3 жыл бұрын
Illaah qoom ma badalo illaa ay ayagu isbadalaan. Ee saan isku dhaama wa idinka dhexdiina isjaajuusaye. Illaah iskaga baqa idinki inba isduleeye.
@abdirihinyare1064
@abdirihinyare1064 3 жыл бұрын
Nuur iyo jaamac Waan idinsalamay inta badan Waxaad kahadashaan Wax xaqiiq ah Zhp yaal rag adeg Hore usocda
@TXarardheere99
@TXarardheere99 3 жыл бұрын
Amxaaro Waana In La Iska Qabto Amxaaar Waa cadow meel Kasta Waalaga necebyahy Ayagana cidkasta wee necebyihiin MArka waa in la iska qabtaa xiligaan la Joogo Waa fursad in lala dagaalo Waana In Deeganka soomalida Xuroyadiisa U Dagaalamo Waana Inaa Ka goosana Ethiopiayada kle Sababto ah Ethiopiayo wee kala tagtay Waa cadow MArka Aan Ka faaidesano Hala Isku diyaariyo hana la baraarugo xiligaan waa muhiim
@Wadaniga_1
@Wadaniga_1 3 жыл бұрын
Walaahi Burco ayaan uga imanayaa arinkaa awgii
@MohamedHassan-in7rn
@MohamedHassan-in7rn 3 жыл бұрын
106 dislike amaxaarad maa luuqad nala baratay waaba shakiyay
@SSTV2
@SSTV2 3 жыл бұрын
Maybe
@MohamedAhmed-xg5eb
@MohamedAhmed-xg5eb 3 жыл бұрын
Cabdi maxamuud cumur wax dhaama lawaa ani wadanka hda ma joogo lkn 2016 waxaan xasuustaa bajaajta amxaarada markaa raaco in aan dhihi jirey hit intee
@nurap3027
@nurap3027 3 жыл бұрын
SUBXAANA ALLAH I'm very sorry my brother as a Somali this is heartbreaking story 💔💔💔
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 жыл бұрын
Tomaka.hala.kayn.somalilan❤💋💋💋❤allah.uu.gargaro.walaladay.reer.jig.jiga.❤
@aishaabdikadir4566
@aishaabdikadir4566 3 жыл бұрын
Soomaaliya soomaalibaaleh inshaallah amxaaro iyo tigree waykashalaayi doonaan dhibkey soomaaliya ugeysteen waaigubalan
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mrbaaskadulaaga402
@mrbaaskadulaaga402 3 жыл бұрын
maansha allah jaamac galad iyo nuur waxa tihiin dad somalinimadu ku wayn tahay damiirkooduna wali nool yahay, halka ka sii wada wl shaqadad u haysaan dadka somaliyeed
@moji6625
@moji6625 3 жыл бұрын
Soo dhaweeya cid walba “ waa masaakiin” “waa shaqaale” iska dhaha, hadhawna ooya. Dagaal wax aheyn ma xalineyso. War dhalintaro isaso ururiya oo dhiig isku yeela
@Zailatv
@Zailatv 3 жыл бұрын
Dhalinyalo 500 boqol ah baan u baahanahay guryaha amxarada waa inla gubaa waana in la laayo malinkast
@nicmahajji168
@nicmahajji168 3 жыл бұрын
Anagu hadaan nahay dad somali ah waliba dad muslim ah wana damqana qofka aan qudino iyagana mas ayey nagu noqdaan awlba GAAL FAIDO MALEH 🤚🤚🤚
@binticali2421
@binticali2421 3 жыл бұрын
Alla ciil badanaa somalida kala socodkeeda gumaysi baan gacan ugalnay aaway ragii somaliyee war maad midowdiin oo israacdiin 🇸🇴 kaasaa inaga dhaxeeyee waana dhargaynaa hadaan israacno
@cadoownuur1597
@cadoownuur1597 3 жыл бұрын
Nuur waan ka damqaday waxaan ka soo dadlayaa muqdisho
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
soomaali ayadha isku maqan degaankas weeliged weey kaa jireey weeliba gumeeysi kaa xuun iyo dil iyo kufsi
@abdimohamed3640
@abdimohamed3640 3 жыл бұрын
Jaamac galad abti aan ka seexdo hadal wax matero aanbilawno labadeenu halganka
@mohamedabdul8112
@mohamedabdul8112 3 жыл бұрын
Jamac waad sax santahay 👏👏
@abdiabshir4660
@abdiabshir4660 3 жыл бұрын
Allah Gumaysi xumaa,war amxaarada ha layska celiyo.
@mahadjama1481
@mahadjama1481 2 жыл бұрын
Wa sax iska ceeli ma la rabo ee wa in la baabah laga dhiigo Amxarada.
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 3 жыл бұрын
ALLA CIIL BADANA TOLAY REER JIGJIGA USKAG IGA DHEH UUUIF UUUF MUSTAFOW MADAX WAYNE YAAD U TAHAY HOOGE MADAKAGII UNBAD KU DHEX MASHQUUL SANTAHAY IYO REER HEBAL IGA I LAALI 🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶
@Oucho29
@Oucho29 3 жыл бұрын
Walal keen yanyada muqdisho waa meel an axmaar kulahadla majiro adaa leh
@iftinmudde1073
@iftinmudde1073 2 жыл бұрын
Investigative journalist wariye sare, thanks
@pakistanmedia6874
@pakistanmedia6874 3 жыл бұрын
Walaahi aad ayaa uga xumahay ciil ayaa idilay axmaaro jamhad xasuuqda oo haweenka meedkooda aasta hala dhiso cunada usumaaya nacala dhalay
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Asc soomaaliyey salaan ka bacdi waan salaamayaa labadaan waana rag aan jeclahay anigu waxaan ahay nin 58 jir baan 36kii sano ee ugu dambeeyeyna waxaan joogay Uk .Labadayda waayeel waa (Isaaq iyo Daarood) anigu waan ka quustay soomaali amase labadaas reer aan ka soo jeedaba waa gun soomaali iyagaa jebiyey oo gun ka dhiga ilaa ay Alle baryaan oo isku yimaadaan oo ducaystaan Axmaaro iyo sixirkoodaba way ka adkaan lahaayeen laakiin waa gun gun dhashay ha ducaystaan oo Illaahay ha ka cabsadaan.
@faynuussamriye3149
@faynuussamriye3149 3 жыл бұрын
Walaahi wax laga damqado
@wardaali822
@wardaali822 3 жыл бұрын
Ana idin jecel from somaliland hoyadeyna aad Bay idin xisaysa si ann cadi ahayn😍 😍
@halimaabdow6092
@halimaabdow6092 3 жыл бұрын
Illaahoow Somali u gargaar 😥🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@billowabdi2844
@billowabdi2844 3 жыл бұрын
Ilahayow ha uu gargaarin. Somali wa dad dhintay walal.
@mohankk0015
@mohankk0015 3 жыл бұрын
Anigu wxan wiil 18jir oo joga Nairobi 2019 wxaan tagy ano aad ugu faraxsan inaan taGo dalkeyga 14sano kadib lkn wllhi wxaan sonoqdy ano raja danbe kalahyn jigjiga iyo s/galbed oo dhAn wllhi wxaan Iska dhahayo mhn ee wa xaqiiq kadib markan jigjiga oo ganacsi walbo axmaar horfadiyo runti anaga islii ganacsiyada waa Wayn waxa lee somaali Wana dal shasheeye balse jigjiga wllahi wxaan. Ogaady inaan joogin degaan somali
@m50mx64
@m50mx64 3 жыл бұрын
Su'aasha ah Jigjiga ma soomaaliba leh ? Jawaantu wa MAYA 100%. sababtu wa Amxaaro ama oroma eed sheeganayso ma aragno lkn somaali buux, marka gun wax mayeelato soomaalida maanta wa gun walaalaahi. waxa xaqiiq noqotay " Rag wa ragii hore"
@mohamedabdul8112
@mohamedabdul8112 3 жыл бұрын
Jamac mashallah illaahey ha ku xifdo amiin ya rabi illaah
@abmo2113
@abmo2113 3 жыл бұрын
Waa in aynu iska celina Amxaarada
@mohammedmohamudhamed9979
@mohammedmohamudhamed9979 3 жыл бұрын
Ma Amxaradii qadhmuunka iyo dhilqada iyo injirtu ay dul hehaabaysay ayaa maanta dad Somaali ku abtirsada gumeysanaya? Waa lama arkaan, iyo lamafilaan runtii wax anigu an aamini karo maaha.gormaa dadkan Somaalida sheeganaya sidan maskaxda looga gumaystay oo loo bahdillay? Subhanallah!!!
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 3 жыл бұрын
Waan idiin salaamayaa wariyayaasha aan aadka u taageero halkaa quruxda badan ka wada
@faadumojaamac2637
@faadumojaamac2637 3 жыл бұрын
Waa wax laga naxo. Illaahayoow Umadda Soomaaliyeed Bogooda burcad isku mari . Oo illaahayoow Cadowgeena Cagta hoosteeda gali
@ahmatmoh8137
@ahmatmoh8137 3 жыл бұрын
Dawlad degan somalida waxn ka codsan laha inad khudradina ad kentan hargeisa iyo gobalada somaliland halkas ayanay cidina idinka xigina oo dad walalihin ah
@aarkaafriko8598
@aarkaafriko8598 3 жыл бұрын
Maashaa allaah aad baad umahadsan tihiin labada libaax waa maxamad dheere iyo jaamac galad sida wanaagsan ee aad umada soomaali galbeed ama reer ogaadeeniya oola socodsiisaan wararka dhabta ah ee deegaanka kajira
@aishaabdikadir4566
@aishaabdikadir4566 3 жыл бұрын
Soomaaliya allahmideeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nicmoadam3999
@nicmoadam3999 3 жыл бұрын
Aaaameeeeen wll
@MJ-vt4lw
@MJ-vt4lw 3 жыл бұрын
Except somaliland ameen
@abdimohamed3640
@abdimohamed3640 3 жыл бұрын
Dhab kahadal sidaa dad gaara ayaa ugu Wacan waana adiga
@dubowabdullahi7746
@dubowabdullahi7746 3 жыл бұрын
Asc lets boycott all products from other countries
@mahadjama1481
@mahadjama1481 2 жыл бұрын
No way but just allow Somali products.
@firdawsaabdi8052
@firdawsaabdi8052 3 жыл бұрын
Maansha Allaah Jaamac waa nin dhiigbadan oo waxa uu sheegayo waa run, teeda kale aniga hal talaan ku darsan lahaa qoon aan isbadalin iyaga Allena mabadalo oo aan ka dhiidhiyin duli nimada iyo adoon siga Allena mabadalo, ee is badalka hala yimaadaan dadkan soomaaliyeed uu ilaahay meesha ku abuuray, mida kale dee dadkii daganaa itoobiyo weywada aarsadeene, somaliduna ha, aarsato, oo hayska dulqaadeen gumeysiga, iyo bahdilka, naftu marbey godaa, geeriduna marbey nolasha dhantaa, Axmaarka runta haloosheego haduu diido runtana xabad afka halaga galiyo, soomaalida kunool Ethiopiana ha,is raaceen oo halagu jihaado axmaarada iyo gaalkii kale ee edab daran, dab aan kuleyl kiisa la,arag danbaskiisa lagama leexdo, Axmaaro iney dad gubeysaneyso ayada ha cadayato, afkeeda ayaa xoreyn ubaahane haxoreyso, Jaama iyo Nuur cadawga Alle ha,idinka qabto,🤲 amiin🤲
@Rahatunafsi114
@Rahatunafsi114 3 жыл бұрын
Hadii bahardaar yaanyo lagakeeno(xabuub) waa in iyagana badalka yaanyada wax logeyaa sida malabka subaga iyo xoolaha. Hadii aay ree jigjiga tosaan oo aay beertaan dhulkooda hadee lomabaahno yaanyo jigjiga duleedkeedaba lagahelayo in lodoonto bahardaar.war yaa igu raacsan
@axmedmire5977
@axmedmire5977 3 жыл бұрын
Alle cadowgina hajebiyo reer jijiga 💪💪💪💪💪💪
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 3 жыл бұрын
Dhamaan Qoomiyadaha Itoobiyaanka Ah aad beey u neceb yihiin Soomaalida nooma kala roona Allaha Naga Qabto waxeey noo qabaan Cadawnimo gaamurtay!!!
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 жыл бұрын
Idinku haddaad Meel ka soo wada jeedsataan oo magacan xunee Ogaadeen ceebeeyay OLNF inta yaree wadata odhan Somalida gobolkaan Galbeed hal waaye waraabaa ini cunay.
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Kuwan warkooda uurkan ka necebee Aan ooye albaabka iixidha Allow garansi Reer jigjiga dantooda DUCOOY AAMIIN
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
MARKAS AYEE ARIMAHA SOOMAALIYA FALANQEYNAYAN OO LIDHAYAN MISANA CADOW KUU YIHIN WAAR ISKA XOREEYA XABASHIDHA
@davidadams6944
@davidadams6944 3 жыл бұрын
Hhh maxaa la laiska xoreeyaa xabashi, madaxweynihii Somali weyn baa ba dabada u dhaqaya xabashidii
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@davidadams6944 waax cusub maha waa sidi eey 1978 uu bilbanteey
@khalidyusuf6175
@khalidyusuf6175 3 жыл бұрын
Hargeisa uu u wareejiyo si fiican ayaa loga bahanye
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 3 жыл бұрын
Waan idinsalamay jamac iyo nuur aad ayaan idiin dhagaysta wanan kufarxaa sida saxda ee aad warka nuugu soo gudbisan kuwa adsheegaysana ha ujoojinina sanaan iga gudoma forom soomlilan berbera
@halimab5796
@halimab5796 3 жыл бұрын
Jamac iyo Nur waad ku mahadsan tihiin baraarujinta. Hadda maxaa inoo talo ah? Wiilku waa inuu Gaari Beerta u yeesho Bakhaarna ka kiraysto Jigjiga la yiraahdo Xabuubta Somalida haweenka somaliduna ka iibsadaan
@hersimoallin6546
@hersimoallin6546 3 жыл бұрын
War Soomaalidu waa gumaysi jecel. Meel kastaba waa lagu gumaystaa. Waa damiirlaawayaal. Sidee bay ku dhici kartaa in Axmaaro ay maamusho ganacsiga gobolada Soomaalida. War ninkan keliya ha ugurmanina ee Axmaarafa ganacsiga ka joojiya. Soomaaliduna yaanay wax ka iibdanin Xabashida.
@mossaabdi1539
@mossaabdi1539 3 жыл бұрын
WA RUNTIN WALALE
@maxamedyaasiin3314
@maxamedyaasiin3314 3 жыл бұрын
Waa in aynu ka dagaalannaa
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 3 жыл бұрын
Why somalis are forgetting 1977 when we were together and axmaaro run out of our region, without ussr and Cuba I’m 100% sure that Somali would reign Ethiopia, so first all Somali has to be one to beat our enemy
@A3000BC
@A3000BC 3 жыл бұрын
Afwayne and his daarood clan fucked up that somali union!
@libaaxy6032
@libaaxy6032 3 жыл бұрын
@@A3000BC I think you are the one who fucked up in mentally. And the reason is that why don't you forget about Afweyne and his Darod clan build your own way with your clan and show people of Somalia there's hope and better life without a Darod clan.
@libaaxy6032
@libaaxy6032 3 жыл бұрын
Axmaaro are very weak people but smart. When it comes to fight they use other people like Oromo, Anfar, Urago, Walleyto, Sidamo and many, many others to fight their wars in the name of Ethiopia. If war broke out between Somalis and Ahmaaro only. Ahmaaro will be defeated matter of an hours.
@aishaomar2695
@aishaomar2695 3 жыл бұрын
@@A3000BC Cadowga dhexdiisa sidaa looma hadlo. Amxaarku Soomali oo dhan cadow bay u markaan.
@A3000BC
@A3000BC 3 жыл бұрын
Aisha Omar Midnimo beenbeen a'hi Waa munaafaqnimo waxba matarto! Nin adoonsi ogol cidna macaawin karto!
@malyunukash2975
@malyunukash2975 3 жыл бұрын
ASC ILAAHAY HA NO SOO GAR GAARO. NIN DHULKIISA JOOGO IN LAGU MAAMULO ANAGA ISUGU WACAN. XASBIYAALAAH WANICMAL WAKIIL WALAXOWLA WALA QUWATI ILA BILAAHI CALIYUL CADIIM.
@saynabduale5034
@saynabduale5034 3 жыл бұрын
Anigu ma idiin sheega waxa meesh ka jira inta somalidu leedahay halka ogaadeen baa leh ogaadeena leeyahay anigaa leh waxaad ku jiraysaan sidaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdinasirhassan2887
@abdinasirhassan2887 3 жыл бұрын
Naa maxaad ka hadlaysaa wajigaa gubaye waxaa laga hadlayaayi waa axmaaro ee orod oo cuqdadaada la tag
@AT-774
@AT-774 3 жыл бұрын
Keep go good job. We love you for tigray.
@abdikadirhassan1454
@abdikadirhassan1454 3 жыл бұрын
Waxani waa wax aan loo dulqaadan karin ee hadey mamulka somali state wax ka qaban wayan wa in shacabka siduu u dhan yahay waa iney jojiyan gadashada yayada axmaarada si dadka cunaqabateyn ugu so rogaan axmaarada
@dhamays1845
@dhamays1845 3 жыл бұрын
Goorma ka baxayna Gumaysiga yaa allah na caawi. 😭😭😭😭 illaahay umad ma duleeyo, ineey iyagu is duleeyan ma hane. Wax dhiiglo umada Kuma harin ayaan is dhahaa markaan u fiirsato umada dulinimada siday u aqbalayaan
@abdikarimck5321
@abdikarimck5321 3 жыл бұрын
Adigu deegankaga u hiili oo ormo iyo axmaar haka iibsan oo suuq haka siin dhulkaaga iyo magaaloyinkaga adoo ka heli kara qof soomaliyeed haba ka qiimo badnaade kan somaliga ah waa inaad tusi saa inuu isagu uga xaqleeyahay deeganka ilahay qoom ma duleeyo ilaa ay iyagu is duleeyan
@bisharxassan424
@bisharxassan424 3 жыл бұрын
Ninkaas awood looma isticmaalin lkns siyaasad ayaa loo adeegsaday waxey kutuseysaa somalida iney isku xirneen waana kaxumahay wadankeenii inii saas lugula dhaqma
@libaaxy6032
@libaaxy6032 3 жыл бұрын
War ninka waa la bahdilay asagoo gurigiisa joogo!
@malyounsaid232malyounsaid8
@malyounsaid232malyounsaid8 3 жыл бұрын
Amxatadaa waa qudhun wanaa dad xun oo xasidinaa ooo naa fulayinaa
@jawahirelmi5741
@jawahirelmi5741 3 жыл бұрын
In amxaar laga gato yaanyada ma aho soomaalida waa iney ka gataan wiilka soomaaliyeed
@abdala_isak
@abdala_isak 3 жыл бұрын
Nuur iyo Jamac iyo dhaman bahda SSTV💕👌
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 3 жыл бұрын
Kkkkk Jamacaw markii hore wan xanaqsanaa..ciidan inuu xog ku hor istagay ban modayay..lakin arintani waa karti iyo dadnimo axmaro iyo daciifnimada iyo is xasidida somalida
@abdurazakdugsiye1141
@abdurazakdugsiye1141 3 жыл бұрын
Axmaro uma diidine soomali ayaa u diiday oo waliba la dahaalantay xogtaadu way khaldantahay waaxaana u diiday niman isku sheegay iskaashato loo xidhay kuwasaas oo u adeega amxaaro iyo cidkale ee axmaaro toos kuguma diidayso anyay i qabsatee i soo waydii
@banaje888
@banaje888 3 жыл бұрын
Aad baan kuu salamayaa adiga iyo weriye jamac
@mubarikvivasland676
@mubarikvivasland676 3 жыл бұрын
Amxaaro Maalin ay ka tamar daran tahey ma jirto e nimanka aan iska celino. Waxani wax loo dulqaadan karo maaha, Reer JigJigaw Amxaarada waxba ha ka iibsanina iyagaa iska tegi doonee.. Ganacsiga idinku kala iibsada..
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
75 years sxb kuu daarso taalada jigjiga aye xoog kuu dumin rabeen waax kaale iska daayo amxarka somali region ayu somali kuu amra kaa waran baal
@mubarikvivasland676
@mubarikvivasland676 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs Sxb Maxaa loogu habranayaa Amxaaro maanta... Benshangul oo 10 qof ah ayaa Amxaaro meel iska saaraye sidey wax u jiraan.. Common Reer JigJiga
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 3 жыл бұрын
Ma dad nool baad tihiin,kan kililka xukuma ayaa Amxaar ah yaad qaldaysaan ,war mar horaad bakhtideen dhiigii Raage Ugaas,iyo Qmaan bulxan, Wiil waal meesha ma joogaan ,dhal amxaaro baa meesha degan.
@maxamedjeeri9822
@maxamedjeeri9822 3 жыл бұрын
Kkkkkkk waa yaab magaca ayaa nagu filan
@farxaanqorsheeyechannel2890
@farxaanqorsheeyechannel2890 3 жыл бұрын
Alle ha idin sharfo wall umadda baraarujiya mar walba
@goojacade4325
@goojacade4325 3 жыл бұрын
Maxaad ula dagaalami weydeen ma canfarta ayad ka liidataan laaya walaahi ineydaan tirsiisan lahayn somali galbeedey idinku dagaalka bilaaba gurmadkana anagaa idiinsoo direyna rer somaliland waar dagaalama waa intoo dhimanba weydaane
@ugaznur7269
@ugaznur7269 3 жыл бұрын
Firkirkaa Wan kula qabaaa aanba kaga so horjedo somaliland nimada oo mawqif somaliwayn aminsanadee peace from Quljeed
@Zeus-d2d
@Zeus-d2d 3 жыл бұрын
Cagdheertu hy iyo Arab ayay usoo kacsadaan.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Ee dadku gumeysi ayey ku jiraan bisinka bisinka. Walaahi waa gumeysi waa wax aad looga aad looga xumaado. Aaway ONLF maxey umadda uhayaan waar ordoo mudaaharaad sameeya walaahi waa dullinimo
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
haagu dagalaka jira
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@Yusufxasann sxb hadan kuu daho 75 years kaa waran baal noloshas gumeysataha madow
@malyuunilkacas
@malyuunilkacas 3 жыл бұрын
from burco walaal waa ka xunahay ilaahay ha u gargaaro cadow baad gacanta u gu jirtaan
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 3 жыл бұрын
Waar iska dhiciya xabashida, Iyaguba idiinma ogola dhulkoodee
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
meeshan waa gumeeysi iska dicin maajirto
@cismaancali2038
@cismaancali2038 3 жыл бұрын
Anigu waxan ahay cismaan cali waan idin slmy aad baan idiin amaanayaa khayr hela burco ayaan joogaa
@xasanmaxamed107
@xasanmaxamed107 3 жыл бұрын
Amxaradu waa gumeysi ee laaya oo wax iska dhiciya
@abihusen2842
@abihusen2842 3 жыл бұрын
Nuur iyo j.galad asc cisman ha u joojinina xaasidka ha udiirin
@saleebanali2905
@saleebanali2905 3 жыл бұрын
SXB WAXAAD NOO SHEEGTAY WAX WALIGOOD JIRI JIRAY, ADIGU MA HADAAD OGAATAY. TAKALE UGAADEEN CABAADKA A MA DAAYO MEESHA A WAX KA MATARO. HADABA SXB ADOON XABASH AYAAD TAHAYE AMA WAX ISKA CELI AMA AQBAL ADOONIMADA.
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 3 жыл бұрын
Nacas ayaad tahay ogaden wa kuwi ku xoreeyay manta adoon ayaad ahaan lahayd waxan ad ula yabanahay dadka iska caytamaayo war isku xishooda oo aqlaaq yesha
@dahfur2735
@dahfur2735 3 жыл бұрын
Ogaden sowkuwii aad lahaydeen deegaanka kaligood malaha, oo jabhadii halgamaysayna aad dhahdeen itoobiya ayaa noo dhaanta intuu magac qabiil lagu xoroobilahaa hada markii ceeb lasheegayana waxaad dhahdaan ogadenow idinkaa dhulka leh e iska xoreeya iskaceliya taas waa la iskufahmay adeer nabada ayay ogaadeenkii inala qaateen
@saleebanali2905
@saleebanali2905 3 жыл бұрын
@@mohamudhirsi250 OO IYAGII BAA adoonee SXB ADOON MUXUU KU TARI isagiibaa liitee.
@siciidibraahimfaarax5586
@siciidibraahimfaarax5586 3 жыл бұрын
Walalo waad dadasheen inta xun Waxba inaga qaadi mayaan Runta iyo xaqa ayaa sareyn doona
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 жыл бұрын
Somali meelkasta oo ayjoogto waxay diyaar uyihiin adoonsi adoonsigaa Ilahay ha inoo barakeeyo
@ahmedhirrsigohe8104
@ahmedhirrsigohe8104 3 жыл бұрын
Asc Jaamac iyo walaalkay kale waadkumahadsantihiin waraka aad bulshada soomaaliyeed aad.usoogudbisaan gudbisaan wararka sidaa umda ugusoogudbiya ingana shaandheeya waraka aad ayaan ugudiirsada waraka aad baahisaan Waad mahad sabtihiin
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 жыл бұрын
Jigjiga madaxweyne wadaniyae maxa udiidey halgankeeni masaasue Ku dhamaaday somaliyeey goose dhulyahow aya like aaway gabaygi maxamud Tukaale
@ayderushashi9715
@ayderushashi9715 3 жыл бұрын
Alla ciil iyo cadha badanaa gurigaaga inta laguugu yimaado oo lagu yidhaahdo xaqba uma lihid inaad kunoolaato runtii shakhsi kaliya uun maaha ee dhamaan soomaalida kililka 5aad ayaaa si badheedha loogala wareegayaa deegaankoodii
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 3 жыл бұрын
Mansha allah guuleysta walaaleey waxan joga wadanka maraykanka runti ad ayaan idintageera inta xun ha u joojinina
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
been baad jeceshaheey miya
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 3 жыл бұрын
Faarax maxamed jooga muqdisho wll aad baan uga xumahay dhibka muwaadinkaas isagoo jooga jigjiga maanta waana uga tacsiyeynayaa, waxaana leeyahay inay maanta jigjiga amxaaro kugu joorfasho waa damiir xumada hogaanka umada ee tacsida amxaarada ka qeybgasha walaalkoodna surka uga istaaga
@huseinhabad2229
@huseinhabad2229 3 жыл бұрын
Bilaashad la ooyee ogaadee dad ma aha sxb waa jawaasiis waligoidba gumeysi cagta hoostisa kujira
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 3 жыл бұрын
ASC Nuur iyo Jaamac Illahay qom ma duleyo ila ay iyagu ay is duleyaan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 51 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 81 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН
Prince Of YEMEN Meets President TRUMP!
12:23
Dulla Mulla
Рет қаралды 334 М.
ISKU DIRKA DADKA CAANKA AH IYO BEENTA SOCIAL MEDIA
10:25
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 20 М.
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 51 МЛН