Gabadha muslimada Ka Mid Noqo walaalaha aan ku midownay khayrka iyo dacwada KZbin-kani waa Channel lagu soo gudbinayo Dacwada islaamka iyo dhamman waxa umada anfacayo Gaar Ahaan Dumarka @GabadhaMuslimada
Пікірлер: 814
@nasiryre144Ай бұрын
Rabigee baa mahad lahaade ❤❤❤ Ku Yiri suuratul azmur Waxaad dhahdaa Nabiyow addoomadayda ku xad gudbay Naftooda ha ka quusanina naxariista Eebe, Eeba dhaafa danbiyada dhamaantoode, waana dambi dhaafbadane naxariis badane.😢😭❤️ Allah allaah ilmada waan cishanwaaye rabi gee mahadisa waa mid aan xad la aan ah in loo mahdiyo habeen io maalin bu mutaa u mahdiya waa inoo naxariis badan Yahee alx rabil caalamiin 😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@khadijamohamed94203 ай бұрын
شكرا sheikh xuseen cali jabuuti allha ku xafido اللهم صل وسلم عليه نبينا محمد
@user-by7lv5jx8k4 ай бұрын
aan Kusallino Nabigeenu MUHAMMED SAW❤😢😊
@mariamhazzan1103Ай бұрын
Bedel khayr qabo allaha ku siiyo aabe xuseeb Cali ❤
@mukhtarabdukadir20494 ай бұрын
Shiikha gursi maxa loogu dhigi waaye wuu taagan yahey shiikha. Allaha ku barakeeyo shiikh❤
@user-vi4wn2fr7t2 ай бұрын
اللهم صلى على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد ❤❤ سبحان الله والحمدلله والله اكبر ❤