QISOOYIN SIXIRKA ||MUCJISO SIXIRKA ||SHEEKH XASAAN 2024

  Рет қаралды 65,112

LIIBAANTA  TV

LIIBAANTA TV

Күн бұрын

#youtube #darisle #youtubeshorts #automobile #live #unfrezzmyaccount #unfrezzmyaccount

Пікірлер: 28
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 22 күн бұрын
Masha Allah Sheekh Xasan intuu ku wacdiyo, ayuu waliba kaa qoslin, Allah ha barakeeyo🙏
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg Ай бұрын
acudubillaah minashaydhani rajiim allow naga hay
@HousseinYare
@HousseinYare 22 күн бұрын
Mashallah mashallah sheikh xassan allah yaax fidaak
@ilhan6838
@ilhan6838 Ай бұрын
Sheikh hassani ilahay haku barakeeyo😂😂😂😂😂
@Maryan_idil
@Maryan_idil Ай бұрын
Kkkk Sheekh xasaan ilaahay cimriga u dheerey 😂😂😂
@KanadidMed
@KanadidMed Ай бұрын
Mashallah inchallah
@Kuresha-r8x
@Kuresha-r8x 5 күн бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 24 күн бұрын
Subaxan Allah
@AsWr-ot3bo
@AsWr-ot3bo 18 күн бұрын
😊Z.
@raaxohasanraaxohasanibraahim
@raaxohasanraaxohasanibraahim Ай бұрын
Subxaanalaah
@abdikadirabdirashid8301
@abdikadirabdirashid8301 Ай бұрын
Kkk
@star-ln1ke
@star-ln1ke Ай бұрын
sheekhow tani waa cabsi cabsi 😱😱😱😱
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Ай бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@NaimaAli-oe8vh
@NaimaAli-oe8vh 22 күн бұрын
😂😂😂😂
@Misterrangi-pb7de
@Misterrangi-pb7de Ай бұрын
M.a❤❤
@abdig2533
@abdig2533 29 күн бұрын
❤❤❤❤axmed Al buni shamsi maarif kubra kitaabka barto jinka shaydanka iyo sixirka wuxuu ku qoren yahay carabig
@user-mh4bb4er5u
@user-mh4bb4er5u Ай бұрын
HADUU WIIL Latanjir Ah Siduu Masjidka U Aaday Ilaa Hada Ilmasarin 12 Sano Dalka Sacuudi M Jeddah
@SanaSuccess
@SanaSuccess Ай бұрын
Hhhhhhhhhhh ala beerka wlhie
@NasriCabdulaahi
@NasriCabdulaahi Ай бұрын
Kkkk
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 Ай бұрын
Asc ileen xasaanoow comadyst yaa eheed yaah war nin yahoow adiguna oo yaa
@OsmaanIise
@OsmaanIise Ай бұрын
Asagana waa lasodiray
@luungemahamed1403
@luungemahamed1403 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Kkkkkkk Kkkkkkkl Kkkkkkkkl
@maxmuud317
@maxmuud317 Ай бұрын
Hhhhhhhhhh
@itaqillaa
@itaqillaa Ай бұрын
Salamu aleikom Jinka xirsi xidh baa la isaga celiya
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 Ай бұрын
Inoo sheeg xersi xidhka wll
@MohamedAbdihamid
@MohamedAbdihamid Ай бұрын
Waxaad aqrisataa, Suuratul Baqrah, qofkii aqristaa iyo Guriga lagu aqriyaa, Sixir ma soo galo qofkii aqriyana masaameeyo insha ALLAH. Waxaa kaloo uu amray Nabiga CSWS in la aqriyo Adkaarta Subaxa iyo midda galabeed/galabtii. Dhanka kale waxaa uu kayimaada Isha Sixirka xasad/xasidnimo. Waxaana sababa Isha/Caynta, in qofka uu ku dadaala Xirsi-xirka, kana fogaada in sawiradisa/sawiradeeda iyo wax waliba oo farxad u ahaa uusan la-waddaagin qof waliba iyo Baraha Bulshada. Qofka Dumarkana asturnaanta iyo Xijaabka Sharciga ahi ku dadaasha. Wax waliba oo dhacaa iddinka ALLAH ayu ku dhacaa, haddaysa dhacdo in qofka kudhaca labada midkood, waa in uu ku sabraa iskuna Daaweeya QUR'ANKA iyo Adkaarta uu Nabiga CSWS amray. Insha ALLAH ajar/dambi dhaaf ayuu ka helayaa.
@MohamedAbdihamid
@MohamedAbdihamid Ай бұрын
Waxaad aqrisataa, Suuratul Baqrah, Guriga lagu aqriyaa, Sixir ma soo galo, qofkii aqriyana masaameeyo insha ALLAH. Waxaa kaloo uu amray Nabiga CSWS in la aqriyo Adkaarta Subaxa iyo midda galabeed/galabtii. Dhanka kale waxaa sabaaba oo uu kayimaada Isha ama Sixirka xasad/xasidnimo. Waa in qofka uu ku dadaalaa Xirsi-xirka, kana fogaada in sawiradisa/sawiradeeda iyo wax waliba oo farxad u ah uusan la-waddaagin qof waliba iyo Baraha Bulshada. Qofka Dumarkana asturnaanta iyo Xijaabka Sharciga ahi ku dadaasha. Wax waliba oo dhacaa iddinka ALLAH ayu ku dhacaa, haddaysa dhacdo in qofka kudhaca labada midkood, waa in uu ku sabraa iskuna Daaweeya QUR'ANKA iyo Adkaarta uu Nabiga CSWS amray. Insha ALLAH ajar/dambi dhaaf ayuu ka helayaa.
Calaacalkii Cali Wajiis Iyo Jawaabtii Sh Xassaan Ee Kusabsaneed Kitaabka Rabigey Maxa Loso Dajiyey
13:09
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 41 М.
Qaabka ay Janada Oga Imaadeen Wabiyada Nile, Furaat, Jeyxaan Iyo seyxaan Mataqana Sh Xassaan
19:25
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 105 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 26 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 95 МЛН
NOOCYADA SIXIRKA ||SIXIRKA ALLUMANITI||SHEEKH MAXAMED ISMACIL2024
19:04
8 Qiso oo Cajiib ah || Sh Xassaan
47:54
Daarul Xadiith
Рет қаралды 203 М.
Muxaadaro Quluubta Gilgishay iyo qisooyin┇Sh_Xuseen_Cali_Jabuuti
1:09:53
Burhaan Production
Рет қаралды 31 М.
Qisadii Shurayx ibnu haani || Sh Xassaan
15:00
Daarul Xadiith
Рет қаралды 88 М.
3 Qiso Oo Dad Badan Argagax Ku Riday Sh Umal Sh Mahad Sh Shafici
16:58
Qiso Dhib Badan Oo Dhacday 986 Hijriyada ll Sh Xassaan
8:22
Daarul Xadiith
Рет қаралды 144 М.
Qiso Cajiib ah || Deeqdii Cali Binu Abii Dhaalib || Sh Xassaan
16:32
Daarul Xadiith
Рет қаралды 71 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 26 МЛН