QIYAANADA LA DIYAARIYAY SI LOO SOO XERO GALIYO SSC KHAATUMO, SIR CULUS GEELE BIIXI IYO XASAN SHEEKH

  Рет қаралды 21,698

Aftahan Production

Aftahan Production

18 күн бұрын

Пікірлер: 104
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 17 күн бұрын
SSC khatumo waxba lagama qaadato WA dowlad dadkedii U tashadeen guuuuuuuulll SSc khatumo❤❤💪💪💪
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 17 күн бұрын
SEDEX KHAA"IN ILAAHAAY BAA KA WAYN INSHAA'ALAAH .
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 17 күн бұрын
Balwaan ha wel welin insha allaah
@azadmohawi6095
@azadmohawi6095 17 күн бұрын
Odayaashan ayagoo og ineyna geele ka badbaadeynin soo iyaga ismeyna geenin..halawada cuno dhamaantood
@yasminali5763
@yasminali5763 17 күн бұрын
This tree dames harti ayaa kahoraysa waan fahasanahay don't worry journalist balwan well done we keep on eye ❤❤❤❤❤❤
@abmoh9216
@abmoh9216 17 күн бұрын
Balwaan waad mahadsantahay. Khaatumo naf iyo maal badan baa ku baxay ciyaar ciyaar laguna khiyaamayn karo. Way qaangaadhay .
@mhashi7824
@mhashi7824 17 күн бұрын
Cabdullaahi waa saad u sheegtay. Seddexdii cadow ee SSC baa hadda taageeraya, wax la liqikaro maaha.
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 17 күн бұрын
Thank you Brother Abdullahi Balwan I agree with you that Omar Gelle Hasan sheekh and Bixi had tried to invade and conquer ssc khatumo but force Thank to Allah help and mercy Allah had granted ssc its victory Now it's another tactics and strategies how to divide among the ssc khatumo and its administration I pray Allah to protect and save ssc khatumo and Harti from the pilot of their enemies I am sure the people and leaders of ssc khatumo and their Garaads are very careful and vigelant
@Man19699
@Man19699 17 күн бұрын
Firdhiye fudeyd baa iiga muuqda,waxaanan ka baqayaa in xaalkiisu ku dambeeyo: Shimbir duul duul badan,aakhirka af libaax bay ku dhacdaa !
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 17 күн бұрын
Absolutely wey muuqata
@Umo580
@Umo580 17 күн бұрын
WAA LAGASHISHEEYA O WALAGA SOKEEYA ABEESOYINKA XAMAARTA DUKHSI HADU UREERO MAFUJIYO MAXAABIST WAXN U HAYSANA DAD KAYAGII DHINTAY IYO MAGAALADII AY DUMIYEEN HAKUGU TAG NAATO MUUSE IYO WIXILAHAL MAALA❤
@shakuursharif9931
@shakuursharif9931 17 күн бұрын
Scw Balwaan xafidulah Balwaan sharaf nooolooow oo joog iyo jir cadowgaa ha jabo
@pxtals
@pxtals 17 күн бұрын
Firdhiye ha midkalaleeyahay. Muxu lawaraeegaya. Puntllan ma baxaan. Wakuwaas quruxdaas bayleeyihiin
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 17 күн бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha 💪💪💪💪🦁🦁🦁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 17 күн бұрын
Sawirka firdhiye iyo Ismail oo welwel weyn ku abuurey ETHIOPIA. Wuxuu muujiyey midnimada soomaliyeed ❤
@madiino8542
@madiino8542 17 күн бұрын
eilhaya nabada hakuso celiyo dhagarya ismacil ilhayahaka lexiyo
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 17 күн бұрын
SSC. Firdhiye. Waa. In badalkiisa aad diyaarisaan waayo firdhiye. Iyo ssc oodhan fudayd baa kamuuqada war mey dani kuquustaan ma aragteen dani oo jabuuti tagaya war jooga
@rocky4066
@rocky4066 17 күн бұрын
CALI XARAARE AYAA HORTAADA SHEEGAY WARKANI
@lulanor9383
@lulanor9383 17 күн бұрын
Balwan wac grada iyo maamulka ssc khatumo
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 17 күн бұрын
Firdhiye alle hanoo xafido lkn hadii firdhiye la shirqoolo xitaa la dilo dadku ha ogaadaan in reer khaatumo wada firdhiye tahay qadiyadoodana aanay marna is bedelayn viva ssc khaatumo !
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 17 күн бұрын
Saxaafada qaar baa cadaw ku ah SSC KHAATUMO oo lasoo diray lakin dadku wili may fahmin
@kiinadan6786
@kiinadan6786 17 күн бұрын
Taasaa ugu dhow sadexdan tuug dealal bay galeen marka xoog markuuu u shaqeyn waayey waa ina meelkale kasoo foocaan! Khadra Xayd ayaa waxan ka dambeysa goal bay doonaysaa inay ka dhaliso SSC! Waa tuntaa Balwaanoow laakiin Harti aqoon baanay ahayn! Waa laga sokeeyaa waana laga shisheeyaa!
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 17 күн бұрын
Ogow Weykudhacayaan Godkaan wuu kalafirdhi somalidiidka
@Man19699
@Man19699 17 күн бұрын
Xassan dhiiqo & Ismaaciil Cumar ismaaciil daacuun waa ilko abeeso hoos ka xidhiidhsan,mujrimiin weeye,waase doqon ninkii aamina.
@guledsm
@guledsm 17 күн бұрын
Wariye Qaran oo runta biyaamiya.
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 17 күн бұрын
Ismaaciil.geele.lama.aamini Karo..khayaano.ayuu.wadaa Xasan.sheekhna.midnimo Soomaaliyeed.madoonayo
@groep8lolgroep824
@groep8lolgroep824 17 күн бұрын
Shugran wallaahay beentaa ma aha waa filim Amerikaan ah oo khatar ah walima handi ma ah walaal balwaanopw waa runtaa xoogkale ayey waayeen balse dhulbahante Ilaahay ha tuso khiyaamadaas 😢
@sacdiyocawil5987
@sacdiyocawil5987 17 күн бұрын
Halyeey cabdullahi balwaan sharaf karaman ku hayna haddanu reer SSC nahay halka wariye ee an hadalkisa ku kalsonahay ayad tahay ismaciil horoor ama hana khiyaano ama hanaga Haro markasta wanu ogsonahay inu yahay cadawgayaga
@elhanweera2435
@elhanweera2435 17 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk maandhow somaalilaan wa somaalilaan isaaq iyo dhulbahante ilaahay ba is baday wa walaalo e adugu uskag bad tahay ,,sheer iyo laak nagu raadsado,somaalilaan guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedHirsi__999
@MohamedHirsi__999 17 күн бұрын
Kkkkkk. Walee Ismaaciil baanan aaminayn. Bro Xaq baa ku adimaysaaa
@user-kx4us5cb4k
@user-kx4us5cb4k 17 күн бұрын
Khaatumo seeg doonimayo uf uf uf . Dhulbahantaha gobta ah haa
@yaasiinjaamac1616
@yaasiinjaamac1616 17 күн бұрын
Waa hubaal inay khaayimiin yihiin oo aan la aamini karin
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 17 күн бұрын
War Annaga heer ssc khaatumo cidna nama khiyamayn karto waxii noo cuntumin cidna ka yeeli mayno.
@saja9892
@saja9892 17 күн бұрын
Walaal waxaa laga yaabaa in sixiro la isticmaalo markii wax kasta u socon waayeen bal waynu arki cadawgaa caano kuma siiyo sharkooda ilaahay haku celiyo firdhiye markuu yimaado quraan hala saaro
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 17 күн бұрын
@@saja9892 waynu eegi insha allahu tacala sixirka adkaar badan baa ka adag alle xaalka ha sahlo .
@abobasement346
@abobasement346 17 күн бұрын
Adeer waxan sugnah war bixintah firdhiyeh marku so noqdoh Aniguh yutubar fayus radinayah warkisah mah jeclih
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 15 күн бұрын
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim caasha badhi
@Jshshshsv
@Jshshshsv 17 күн бұрын
Qowsaarkan dadkiisi lugu qataarey cidaha kale geel oranmayo laakin ariga uraaca baac baacdisa yaa dhagaysa naya khaatumo danteda ayagaa kaa yaqaan
@abdicasisjamac2404
@abdicasisjamac2404 17 күн бұрын
Waa run in geele uusan usoo dhawaynin firdhiye jacayl uu uqabo balse uu rabo in uu kukarbaasho muuse.waxaase xaqiiqo ah in geele iyo muuse ay uskudhaceen waayo hadii ay ethiopia qaadato bad waxay kawareegi dakada jabuti waxayna kuhubayn canfar deedna jabuti saaslagucuni .marka ismaciil waa abaalkii isgaa lagawaayay war somalia midnimadeeda kashaqee bari hadii laguweero way kucaawin e
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 17 күн бұрын
Xaaar cun xaar cun dhalay
@AhmedNur-pz2qn
@AhmedNur-pz2qn 17 күн бұрын
Dhiiqo Weye geele
@user-rd2jm5ij2v
@user-rd2jm5ij2v 17 күн бұрын
Waa in uu firdhiye taxadaro
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 17 күн бұрын
Walllee firdhiye haduuu ismaiil.horar.haduuuu isu dhiibey waaanasiib daro dadkiii shaley gumaadaayey in maanta uu si fudud u ilaabey
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 15 күн бұрын
Siyaasadii dameeraha baad noo sheegeysaa dameerow
@AYJIIJI
@AYJIIJI 17 күн бұрын
Jamaahiirtu u joojinmayso xataa madaxweynaha haday afduubtaan mr firdhiye waawadaad ka awoodbadan sheydaamada insha allaah guulihiisa wuugaari ninkii xumaan ama waxyeel lahaana iyagay kunoqon insha allaah Madax wenakalaa lasamayn
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 16 күн бұрын
Oo sawirkan waa sacii villa mudulood samata laah wejhag
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 14 күн бұрын
Dameer xaarood daba dhilif uah from ciise isaaq yuu mooday teeda kale isaaq iyagiibaa siyaasad isku wada haysta 😅
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 17 күн бұрын
Khadra xayd ba xukunta jabuuti yaakadha dhcinaya dhulbahante maxase kamaqan khatumo
@abdirashid4016
@abdirashid4016 17 күн бұрын
Ka xishoo umada reer ssc
@fatimanour9793
@fatimanour9793 17 күн бұрын
Waa Run Sax
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 17 күн бұрын
Balwaano waaa ku dawada xili kaste video yadada lkn Wixii Qarsoon Adigu sidee ku ogaata marka noo soo gudbinaysid wixii Qarson?????
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 16 күн бұрын
Caqli iyo xog iyo siyasad tona Dulbahante wax ogamaqadeyan wana laga shisheya wana laga sokeya 🤔
@user-kx4us5cb4k
@user-kx4us5cb4k 17 күн бұрын
Waxaad leedahay siday naagtaydu iiga adagtahay ayey Ismaciil Geele Naagtiisu uga adagtahay. Runbaad sheegtay maanta
@gelehildid4797
@gelehildid4797 15 күн бұрын
YAXAR ABGAAL SHEEGTAY. YAXARTAADA WAA YAXAR KALE.
@cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
@cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 17 күн бұрын
mudane waan hubaa inan xasan iyo ismaaciil har u jiidayn lkn waxaanan walwal ka qabin inay ugu dhacaan dabinka lala damacsanyahay ssc madaxda dhaqanka iyo siyaasadaba hada hugaamisa qof walba oo kamid ah oo isku daya inuu hagar daameeyona shacabkaa istaaga ku diiranaya nin maqnta kudhacaa majiro in uu usooqaado shacabka waxaysabmn doonayn wxnan kula talinaynaa madaxda ssc khaatumo inay Ilna isaga wardiyeeyaan ilna danahooda uga qabsadaan runtii ismaaciil wa halis xasan asagu wa adeege lkn wa ismaaciil ninka daminada dhigaya
@prosl11
@prosl11 17 күн бұрын
Hogaamiye firdiye waa fudud yahay ismail ,hassan iyo muse iyo abiye way ishaystan madaxda kale ee somalida way kaa afgaabsadeen laakiinse isagu inu badda isku dex tuura maaha waayo aragnimo ayaa kaa maqan
@Mahdi-hc3ud
@Mahdi-hc3ud 17 күн бұрын
Soomalida SaaS Uma caqli badna ways hayaan gele iyo biixi waayo geele waxaa Lagu Soo kubaareeyay dhaqaalihii uu ka helayay itobia Iyo in hoosta Laga Soo geliyay itobia waxaa la Kala jaray isaga Iyo soomalidii khadrana muse abti Buu U yahay nag bay ka yahay gele ma. Naxo WAA rajiim wayn
@CubaydYare-gb9pp
@CubaydYare-gb9pp 17 күн бұрын
Siyaasada irir samaale lama fahmi karo mar walba😂
@user-tg5wr5ho3z
@user-tg5wr5ho3z 17 күн бұрын
Kusoco waa hadal fiicane
@saja9892
@saja9892 17 күн бұрын
Waan kula qabaa balwaanow cadaw kuuma naxo waynu arki
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 17 күн бұрын
ASC Adaa Guusha kaqaadaya Balwanow ❤❤❤❤
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 17 күн бұрын
Aniguna taasaan aaminsanahay Waxeey og yahiin Hadaan La oran Biixi iyo geele baa dagaalamaya In aanay SSCKH laga dhaadhicineen Waxkastoo lasheego Laakiin SSCKH ma iska ogolaaneeyso Waxan hada la sheegayo Xataa hadii aay firdhiye Sumèyo Ama laga dhaadhiciyo SSCKH waa wada firdhiye iyo garaadada Iyagu miyeey iska ogolaanayaan Waxii loo soo bandhigo Maxaabiista miyaa weligood la iska heeysanayaan Hadii igad dhexdhexadineyso Weligiiba Ma aqoonsanayo Laakiin Waxeey ilatahay Xasan iyo geeleba balan iyo axditoona malaha laakiin Waxeey ilatahay SSCKH weey og yahiin Ujeesada waa qawda naqashii bal aan aragano War jiraava cakaaro
@pxtals
@pxtals 17 күн бұрын
Firdhiye islawareeg awalba dhulbahante islwareegto buuaha
@user-sd3vs3yr3s
@user-sd3vs3yr3s 17 күн бұрын
Afka dani baa kuhadleysa munafaaq
@madiino8542
@madiino8542 17 күн бұрын
warninkan firdhiye wadagdag badan yahaya kaman firsan safarkisa
@user-wo1sy9ng9w
@user-wo1sy9ng9w 17 күн бұрын
Kkkkkkk cabaadweynaaa
@user-tu3wq5bv5l
@user-tu3wq5bv5l 17 күн бұрын
War dhalbahante waa nin bahaan nin bahaana talo ma lahaa, waa loo taliyaa marka ssc meel ma gaadhi karto, waxaay noqon karaa state dawakada dhex maamush.waayo maxaba ma yaalan degmada laascanood, no income 0%.
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 17 күн бұрын
Qiyaanadu muuse ku soctaa niyo ha nawaalin
@xariif007
@xariif007 17 күн бұрын
Sxb Balwaan, Umaleyn mayo umadda SSC aad Adiga ka caqli badan tahay oo sir badan Aad ka badiso. Waxaad sheegeyso waa uun fikir xagaada ah. Doraad hadal Aad sheegtay run ma aheyn oo Waxaad tidhi Madaxweyne Geele wuxuu arki Hogaamiye Firdhiye maalin ka Talaadada taana sax ma noqon. Teeda kale reer SSC ma aha dad la khiyaami karo……
@abdirashid4016
@abdirashid4016 17 күн бұрын
War mahayside dadka wax waydii
@hassandarar
@hassandarar 16 күн бұрын
Wararkaagu mahufna warar saxa ma'aha iska aamus warmahaysid
@Adsc1000
@Adsc1000 17 күн бұрын
Ismacil cumar somaliyey iska jiira ssc fojignada wa bentod ismacil iyo muuse bixi kaaa jooga🇩🇯
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 17 күн бұрын
keligii taliyaha jabuuti xasan dhiiqo oo laqaya muqudisho muuse juudana SSC khaatumo iidooro kuma celin karaan ee inuu tago MD firidhiye jabuuti waxayaba ahayad qalada hadaya 🥹
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 17 күн бұрын
DHIB MALEH SOOMAALIWAA ISTAQAANAA GEEDKAY GAARAAN REER SHURUNSHUUR SAMAALE MIRAHA HA SOO GOOSTEEN . MAXASD MARKII HORE U SABAALINAYSEY AWAL YAA BALWAAN ILKO ABEESO HOOS KA XARIIRSAN BAAD WADAY BALWAAN . MIYAA?
@pxtals
@pxtals 17 күн бұрын
Sidii xasan shiikh tuugsi ubaxay
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 17 күн бұрын
Wasa sheego waalan wease loo fadhiyaa
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 17 күн бұрын
Somaliland waxey ku calaacalo waa nala xasuuqey 1988 sababta Somali ooga go ayaan rer khatumonaha haku doodan isaaq wey na xasuuqeen 2023ka mid noqoneyno somaliland waxa nahey somali bas
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 17 күн бұрын
khaatumo waa kuwi la xasuuqey
@user-bz4po4pd5m
@user-bz4po4pd5m 17 күн бұрын
Ciisa not part of Somalia be carful I'm correcting you
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 17 күн бұрын
Waxaad tahay wax jira moog madax buran?😅
@user-jf7zy4cb3v
@user-jf7zy4cb3v 17 күн бұрын
Balwanow hora lo yiri ninkaad dilin ninkad daqi wa layskidadsha yusan ka didin.kanaan degay midkalane l laban balwanow ya ku warama.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 13 күн бұрын
Suldan C/llahi waxaad sheegtay oo dhan waa runtah. Waxay qalad ku tahay. Ssc & Firdhiye inay Xasan shiekh & Ismacil geele inay la shiran ama warkoda dhagaystan. Waana sheeko been ah. Muuse bixi & Ismacil geele.
@rodaabdale1629
@rodaabdale1629 17 күн бұрын
Munafaq Ilahay ka go,ay ayaa thy xun beenta waad edi
@CabdulaaahiyuusufYalaxow
@CabdulaaahiyuusufYalaxow 17 күн бұрын
Waxa qarsoon adiga yaa ku tusa?
@elhanweera2435
@elhanweera2435 17 күн бұрын
Nacaskan maandhow fiir iya laak iyo sheer nagu raadinaya maandhow nacskan u jawaaba caac somaalilaan wa somaalilaan guuuuuuuul
@prosl11
@prosl11 17 күн бұрын
Darood buu mar kaste uu leef leefi kani waar dameer baad tahay tolka haku fogaan
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 17 күн бұрын
Caydu waa CEEB...weriyuhuna waa xor❤
@Adsc1000
@Adsc1000 17 күн бұрын
Sax balwanow masibada qadra molo sheydan mada aya katalisa jabuuti ismacil wa xolo barii horee ayu sexdey waxba kama taliyo
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 17 күн бұрын
Balwaanow Faaliye ayaad Isu bedeli rabtaa😂😂😂
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 17 күн бұрын
War dadka beenta kada
@user-jx3vg4vz8w
@user-jx3vg4vz8w 17 күн бұрын
Beenaale isaaqow ha rumaysanina ninkan
@abdifarah5538
@abdifarah5538 17 күн бұрын
Aad iyo aad ayaad waxbadan u ogtahay, Aftahan waxaa tahay Somali dhab ah taariikh ayaad geli doontaa.
@user-hl5yg7sj8b
@user-hl5yg7sj8b 17 күн бұрын
Good job Balwaan please keep it up
@awiladen7814
@awiladen7814 17 күн бұрын
Brother ka xishood reer ssc iyo madaxwayne firdhiyeba sidii laguu soo dhaweeyayna waad ogayd reer ssc shacab iyo xukuumadba ixtiramka hadhaafin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 17 күн бұрын
Absolutely this is true bro balawaan ✅💯✅💯
@HirsiosmanAbdullahNoor
@HirsiosmanAbdullahNoor 17 күн бұрын
Qadaad weynaa
@user-kx4us5cb4k
@user-kx4us5cb4k 17 күн бұрын
Balwaan Baaniyaal Beenaale BBB
@abdirashid4016
@abdirashid4016 17 күн бұрын
Beenaale
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 17 күн бұрын
Fududka firdhiye iyo shirqoolka kadro xeyd iyo xasan munafaq dhulbahantoow iska Jira cadowga aan sedexdaa aheyn malihidiine
@user-ns1gg8wl7t
@user-ns1gg8wl7t 17 күн бұрын
Balwaan munaafaq rufiyaan dadka isku dirtaa. Umada alehakaa qabto munaafaq
@kiinadan6786
@kiinadan6786 17 күн бұрын
Balwaan waa fariid caqli badan! Runtu way xanuun badan tahay!
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 12 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
ODM Leadership in Kenya Kwanza Government.
43:38
SpiceFM
Рет қаралды 32 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 47 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН