No video

QIYAANADII SNM KU SAMAYSAY MENGISTU IYO HESHIISKII SIYAD BARRE

  Рет қаралды 55,813

Raandhiis Media

Raandhiis Media

Күн бұрын

Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay.
This video is a part of series produced for Educational and Historical Purpose only.

Пікірлер: 60
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 3 жыл бұрын
Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo Alle ha xafido
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Tuugaa sarkhaankaa siiraany waa dofaar
@Saleeban-cy3dp
@Saleeban-cy3dp 4 ай бұрын
P
@mohiadin9355
@mohiadin9355 3 жыл бұрын
Noftod Hurayashii SNM ❤️🤍💚✔︎✔︎
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 2 жыл бұрын
Waa amxaaro
@sakariyemaxamed419
@sakariyemaxamed419 2 жыл бұрын
Muj Axmed mire 🦁
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Snm waa garxaajis
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Horta kuwa madaxda snm kala guraa inaaney aheen taagerayshii snm sow ma ogdin oo amaana hal sarkaal kkk snm waa snm hal sarkaal hal sarkaal waxba ma dheere laga ybaa inuu khabiir dagaal aha aiyo geesi lain kalig dawlad xoog leh lama daglameen ha illobin askarrtin ha iloobin sarakhiisha kale een reerkiina heyn kkkjuhaalo snm xilkoodii waay guteen inta dhimatey jano ku jiran waan hubaa why diinta tadhi difaaac gurgaaga iyo naftaadaa
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 3 жыл бұрын
Waaa libaax yadii jabiyey siyaad bare
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Xagey ka jabiyeen beenaalayahow. Maalinta Cumar Carte yiri ciidamadu ha isku dhiibaan Ninkaasi ayaa qaranka dumiyey oo fursad idin siiyey aad ku soo gashaan wadanka. Maxaadse ka faa’iideen maanta Hargeysa kuwii SNMta sheeganayey ayaa Hargeysa madax ka ah, waana laga qaylinayaa oo waxaaba la leeyahay kuwan ayaaba ka daran maamulkii Siyaad Barre. Maanta Hargeysa waa biyo la’dahay, waa laydh la’dahay way caafimaad la’dahay. Habrihii idin dhalay ayaa gidaara hoostooda ku gaajaysan. Dhib iyo rafaad mooyaane wax aad soo kordhiseen ma jirto. Waar Alle ka baqa oo u soo noqda islaanimada, nabadgelyada, run isku sheega iyo inay Soomaali heshiisyo oo mid noqoto oo wadanku barwaaqoobo.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Snm waa garxaajis
@user-bx5dj8sw7l
@user-bx5dj8sw7l 4 ай бұрын
Raggu faanka kuma wacna nio😂
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 4 ай бұрын
@@user-bx5dj8sw7l youtube kaa dawo dagalaad
@user-xy8br7lo7i
@user-xy8br7lo7i 4 ай бұрын
​@@hassan-mp1pkgarxajisku kuwa la waso maaha pro
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Kkkkk wale waa mujaahid axmed mire waa ninka dalka xoreyay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Sax
@abdirahmanahmed7627
@abdirahmanahmed7627 3 ай бұрын
Waa goaan adkaa illahay ayaa gusha raciyay ,
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 2 жыл бұрын
Waa geesiyaashii SNM ee siyad bare afka ciida udaray guuuuuuuuul SNM guuuuuuul somaliland
@muna619
@muna619 2 жыл бұрын
Manshslaa geesi axmed maxamuud silanyo geesi wa ninkii siyaad bare dhulka lu dhiftay garxsjis markay dagali wayeen ee su khadare kula wareregen cidanka ayuu silanyo ku warrjiyay gudomiysnimada rerka fanbadanaa axmed mire waa asksri kaamar qadan jiray silanyo
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
Siilaanyo 7 sano buu gudoomiye ahaa hadana wuxuu qabtay majirto wuuna ku guuleysan waayay Halka cabdirahman axmed cali tuur uu 5bilood gudahood dalka ku xoreeyay Garxajis waa raga xoreeyay dalka iyo dadkaba✊
@muna619
@muna619 Жыл бұрын
Walahay wa sidan maqlay cawan nimdooda waxay is barbsr dhigan sanlyo iyio axmed mire waxan maqlay Habarjeclo iyo jibriil abokor ayaa dagslamay abahay ilahay isaga iyo intii dhimatayba ha u naxstiistii wa ku dhintay ano urka hoyaday ku jira ayuu dhintay matkii burco dabada ay uga baxeen
@qnnaimoch1725
@qnnaimoch1725 Жыл бұрын
@@Abdirisakfaisal cuqdad bd udhimnysa aakhir wl
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
​@@Abdirisakfaisal 7 years xaday lacagtii snm sarkhaan buu ahaa
@abdiazizyusuf9442
@abdiazizyusuf9442 3 ай бұрын
Ha iloobin saliga nabiga صلى الله عليه وسلم
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Mujaajid axmed mire waa libaaxii dalka xoreyay
@user-bx4zg3ld1t
@user-bx4zg3ld1t Жыл бұрын
Markii fulaygu shakiyay ee sheeda ka qooraanso mooyee bad ha gelin is idhi ayuu mujaahid Axmed mire Allah yaxfaduh iyo ciidankii uu watay naf hurnimo sameeyeen waana bar bilowgii guusha snm iyo somaliland
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Muujahid axned mire wa ninka somaliland xoreyay
@CabdiraxmanXasan-xz9qp
@CabdiraxmanXasan-xz9qp 2 ай бұрын
Mashaa allaahu guuul iyo.gobanimo Somaliland
@maxamedxariir7105
@maxamedxariir7105 2 жыл бұрын
Mujahid ahmed mire
@Salebanibrahin-zn3cp
@Salebanibrahin-zn3cp 21 күн бұрын
Mujaahid axmed mire ale habarakeyo
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 21 күн бұрын
Thnks
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Mujaahid axmed mire ayaa dalka xoreyay
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Mujaahid axmed mire ayaa go aanka lahaa
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Mujaahid axned mire waa ninka somaliland xoreyay markii nin kasta baqay silaanyo london ayuu u cararay ciidanki hargaysa loogu talo galay in ay soo galana way baqen 4 malmod ka dib bay hargaysa soo galen
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 11 ай бұрын
Ee hablaa isaaq Ku lahaayey Idigu ina Miro iska hadh oo maatida Sii daryeel annaku cutubka u horeeya Ka hadhimaynee Aduun ceeryaale
@Cisman-jd8if
@Cisman-jd8if 3 ай бұрын
❤tarikhda some waruntiiooduban
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 8 ай бұрын
Axmed maxamed maxamuud nelson mandeela s land
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Go aanka lagu soo galay burco iyo somaliland mujaahid axmed mire ayaa laha oi go aansaday ethooianku waxay shegen in axmed mire uu galay burco cid go anka la ogaydna anay jirin snm na anay kuka socon mujaahid axmed mire aya go aanja qatay in u galo burco
@ashrafchannel591
@ashrafchannel591 Жыл бұрын
Waar beenta jooji
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
@@ashrafchannel591 waa run
@navergiveup9578
@navergiveup9578 11 ай бұрын
@@ashrafchannel591run weeye zxp go,aanka ina mira qaatay iyo gaaski madina ee uu watay
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Mujaahid axmed mire wa ninka dalka xoreyay
@HardTalk1
@HardTalk1 2 жыл бұрын
Rag aan dib loo helayn.
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 4 ай бұрын
Waxbaa khaldan. Gabose wuxuu leeyahay shirka Jabuuti ka dib Siyaad Barre wuxuu ahaa nin guulaystay oo wixii lagu wada socday oo dhanna ka baxay, Qaybana waa kan leh shirkii Jabuuti ee Siyad Barre iyo Mengiste wa lagu heshiin waayey
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 6 ай бұрын
DAGAALKA GALA. HAYEEY GARAAD JAAMAC
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 21 күн бұрын
Waxa lagu badalay mujaahid jaamac cali cilmi ina miraha aad sheegayso ninkaasa xoreyey dalka iyo ibraahin iyo kaahin
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 21 күн бұрын
Thnks
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un 4 ай бұрын
Cod nool buu ahaaa
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 11 ай бұрын
Cawke afku kuma go
@MGarboole
@MGarboole 11 ай бұрын
MUJAAHID SIILAANYO ALLE HA DHAWRO DHIIGA AYUU U SHUBAY DALKAN😢
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Sarkhaan siiraanyo
@saacidomar8752
@saacidomar8752 2 жыл бұрын
Qaybe dibloomasiyadii oo qof ah 🙏
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un 4 ай бұрын
Noolow geesi qaranbuu ahaaa
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Mujaahid axmed mire waa ninka somaliland xoreyay
@mmcc4347
@mmcc4347 2 жыл бұрын
Nin qudha dalka muu xorayn ee ummad baa xoraysay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Snm=garxaajis
@user-en9bz3pd2j
@user-en9bz3pd2j Жыл бұрын
Siilanyo wa axmar
Barnaamijka Taariikhda Mujaahid Lixle | SAAB TV |
40:47
SAAB TV
Рет қаралды 401 М.
Xusuus Reeb = Waraysi Muuse Biixi Qaybtii 1 aad
45:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 545 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,6 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
WAREYSI #2 - IBRAAHIM XABEEB RAG CIIL CADAAB BUU KA DOORTAA!
26:44
Siilaanyo iyo Taariikhda Halgankii SNM
13:35
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 102 М.
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
SAAB TV
Рет қаралды 75 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 374 М.
Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988
42:51
Barnaamijka Xasuus Reeb || Madaxwayne Muuse Biixi || Qaybtii 2-aad
56:56
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,6 МЛН