Qiyaas Sanadka aan Jiro || Guess My Age? Ajaanibta Ayaan Weydiiyay Su’aashaas Iyo Jawabta ee….

  Рет қаралды 102,889

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 351
@abdullahiakanuu1
@abdullahiakanuu1 Ай бұрын
Amazing video🎉🎉
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Ай бұрын
Ninki Duubay soo ma tihid hee Thank you so much bro
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 Ай бұрын
​@@nasra_abtidoonm.a.m.a Allah ha ku xafido walaasheyda qaali boqorada geeska Africa Guuleyso Coming soon 1m ❤
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Ай бұрын
Haa uu mahadsayahay abdullahi
@Idiris-zw4md
@Idiris-zw4md Ай бұрын
Hhh wxaa isawirantey anoo qadiiresan subaxdii macawiis xidhan. Su ashen laywiideyey. Naayahee maad gursatid baan iska soo jari lahaa. 😂😂.
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 Ай бұрын
​@@nasra_abtidoon farqiga noo dhaxeeya ajaanibta qaar ayaa ah anaga ka soomali ahaan waxaan nahay bulshada ogu lafaha yaryar jir ahaan waan yar yarnhay lkn turkida way naga jir wayn yihiin Ani ahaan islaan Kenyan ah nairobi ayaa d"a dayda ku iiyaastay 18 anigana 25 jiraa way qaadan wayse
@zameHD15
@zameHD15 Ай бұрын
Guulayso walaashey nasra gabadh sharaf iyo dhaqanba ku joogta socila media eebe ku guule aakhiro iyo aduunba walaal ❤
@abdullahiakanuu1
@abdullahiakanuu1 Ай бұрын
Leyla Cadeey 😂
@DabeelBursato
@DabeelBursato Ай бұрын
Naag nool waye taas😂
@NajmaMaxumed
@NajmaMaxumed Ай бұрын
Nasra daganeyy hppti wllhi jacaylka aan ku jeclahay qiyaas maleh hppti Marka qaali dumarey dedaal badan bixi si aynu December dhexdeeda one million u gaadhno ❤ From jigjiga cadey qaali daydii Coming soon one million 🎉😊
@naagnool8113
@naagnool8113 Ай бұрын
Nasra waxad tahay gabar cajib ah waxad naga mudan tahay inan ku garab istaagno oona ku jeclaano allaah haku xifdiyo baariyeey abaayo Te Amo💝
@LaylaAli-t9q
@LaylaAli-t9q Ай бұрын
Farqiga udhaxeeya waa quuri waa aniga somalida saa dadka uwaynaynaya 10 to 15 years bay da dayda iga yareyan marka abaayo madama caantahay gabar waxqab satay tahay inay kuniyad jabiyan bayraban qofkanse caan aheen runta wayka sheegan hawbixin waligaa iifarax sanow mashaa alah baanku leeyahay.
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Ай бұрын
Masha Allaah Nasra Luuqado badana waad taqaan polyglot ayaa la dhahaa qofka ku hadla several languages ❤
@RabiaBodleh
@RabiaBodleh Ай бұрын
Ala abayooy inaa adi darta uu imaado Turquie ayaa raba sababto ah waaxa thy gabadh qalbi wanagsan ❤️ waaxan kuu rajeynaya inshallah 1m waad uu qalanta🎉❤
@SafiaOsman-i9g
@SafiaOsman-i9g Ай бұрын
We use ( Do you speak English instead Can you speak English? ) Thanks 😊
@kaltumahmed4917
@kaltumahmed4917 Ай бұрын
Tabarakallah filkeeda karooonthy ❤ runtii waxaa tahey qofka kali ah een xiiso kusugo video giisa
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 Ай бұрын
Nasra marka da yar lagugu sheego waad qosleysaa hadii da inyar ka weyn lagugu sheegana waad naxeysaa 😊
@abdifatahabdi6279
@abdifatahabdi6279 Ай бұрын
Hooyadey oon muuqaalka isla daawaneynay kulahaa Nasro 27 majirto way nagu ciyaareysa Nasro waa ilmo ilmo dhalay kulahaa😂
@Ina_cabdulaahi
@Ina_cabdulaahi Ай бұрын
Alla nasroy halahan luqad m.a alle hakuu barakeyo m.a nag wax bartay 😂😍👸👈
@BushraSuleiman-i6i
@BushraSuleiman-i6i Ай бұрын
TEAM NASRA ♥️👸1M 🙉wXyar inooga dhiman 17k 🏃‍♀️last go guys😊👍
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 Ай бұрын
Leylo cadeey 😂😂😂 way iga qoslisay wlh
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Ай бұрын
Abaayo niyada ayaad iskudhii seeysa .Masha allha. Reer gobta. ❤❤
@FarhiaAbdihakin
@FarhiaAbdihakin Ай бұрын
leyla cadey benta joji balad weyne kuma dhalne😂😂😂
@AishaMohamed-m1z5x
@AishaMohamed-m1z5x Ай бұрын
1m coming soon Nasraay🎉🎉🎉 hampalyo oo hormaris ah❤
@suleeqacumar3967
@suleeqacumar3967 Ай бұрын
Walaasheen hala gaarsiiyo 1 milyan intaan lagaarin sanadka cusub insha alaah 🎉🎉🎉🎉
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Masha allah. Somalia ❤️🇮🇩❤️🇸🇴❤️ from Indonesia ❤️🇮🇩❤️🇮🇩🇮🇩🇮🇩❤️
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 Ай бұрын
Leyla cabdi caadi ma ahaan ❤
@Somalestine
@Somalestine Ай бұрын
😊❤️❤️❤️
@HabibaYussuf-on8dn
@HabibaYussuf-on8dn Ай бұрын
Mashaallah abayo ani xita inta inajirto ma umaleynin 25 umaleynaye laki abayo mcnto mashaallah Allah hakudayo cimrigaka cimride iyo cafimad Inshallha ❤I love you so much abayo ❤
@InmancaliImana
@InmancaliImana Ай бұрын
❤❤❤ nasradeèni 🎉🎉🎉coming soon 1m 😊😊😊😊😊
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur Ай бұрын
Waxa aad iso jiitay sida ay hablaha somaalidu isugu faraxsan yahin iyago hada hada isgu horayso mansha allah
@SacidoZeyna
@SacidoZeyna 28 күн бұрын
nasaro quxurxey sanadkaga nid kayaratahay moyane kama weyanid wlahi waan layaba daka kudhahayo wad kaweyetaha wadka kaxun hormarkag leeway dakasu guul leyaso walalshey mcn manal na igusalan waan jecelahay manal Masha allh❤❤❤
@balqisaabdi8618
@balqisaabdi8618 Ай бұрын
Why people judging her language🙄 she isn’t English she’s Somali period everyone have accent nd that isn’t bad period !!!
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir Ай бұрын
Agree 💯
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir Ай бұрын
I was too busy enjoying the contact but I didn't know the word she got wrong because I used to be people who were not the first language English like me , like Chinese n Arabic or West Africa broke English meaning trying their best . mashallah her English not bad at all . 😂😂😂😂 It's not impossible bring unwanted attention in her comments 😂😂English grammar police , please move along let it girl practice her English
@MuniitaAhmed-z9q
@MuniitaAhmed-z9q Ай бұрын
Dadka inta badaan waxay kugu qiysayaan 19 20 21 macquul maha 27 ayay ku leyiihin m.a waxad tahaya dadka anaya da ' a ka muuqan😂❤💕
@MaxamedXassan-nu8xw
@MaxamedXassan-nu8xw Ай бұрын
Abdullahi akaanuu ayaa duubay miyaa ❤ sharaf iyo karaamo ❤
@HaniCabdi-g7s
@HaniCabdi-g7s Ай бұрын
school 12 guri baylahayd6 jamacad3 caruurbay ahayd 6 markalaysugeeyo 27 warku waa dhanyahay❤❤❤
@Najaxfaaraxharleen
@Najaxfaaraxharleen Ай бұрын
28 or 29 ,waayo waxaad dhahday 17 sano ku guursaday , 2013 kiina waad guursatay 🎉
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 19 күн бұрын
32 kamayaro 😷😷😷😂😂😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Ай бұрын
Nasra aptidoon acan't wait 1million❤🎉
@FeisalFeisal-p9b
@FeisalFeisal-p9b 26 күн бұрын
Nasra your so funny wllhi😂😂😂
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 Ай бұрын
That’s not impossible hadhihin nasra that’s impossible ama that’s not possible dheh ❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Ай бұрын
@@umumasaakiin5396 yeah wan qalday
@Zeycadey22
@Zeycadey22 Ай бұрын
Ani hita wan islahaa usheg mashallah ❤
@balqisaabdi8618
@balqisaabdi8618 Ай бұрын
@@nasra_abtidoonisn’t big deal abyo😊
@fatahabukar
@fatahabukar Ай бұрын
Wow wonderful nasra This is amazing stay intouch maintain good friends food and life style and true happiness will sure to come your way
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Ай бұрын
Abaayo leeyla. Labarkeeda isootoor .anaa joga baladweyne ❤❤
@Amanayza
@Amanayza Ай бұрын
Mxn uwayey wlala somaliyed oo youtube ka igu diragalisa oo youtube ka video yasha oo gu dambeyen iso dawada ilxey dartisa mxn uwayey😭
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Ай бұрын
Nasra 18 jir ma ku guursatay ❤❤❤😂😂
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Ай бұрын
Waan ku jeclahay hn waad qurux badantahay from Djibouti ❤❤❤❤
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye Ай бұрын
Can you guess my age is silly question. Ajanibigu waxay dardanelles yar kuugu sheegayaan 19 waxaad moodiness sodon jir halal soomalida 40 jirkoodu dhowr iyo labaatan jir u eg yaha Cadaanku waxay dhahaah the black never crack. Iyaga 30 jirkooda waxaad ka arkaysaa wrinkles
@warsandubbed8456
@warsandubbed8456 Ай бұрын
bismillaah Mnshallaah ❤naag intay jirtaba rabi ubarakeyay cimrigeeda inta ku dhumana farxad ku dhamayso wllshy❤🥰
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Mash allah quruxey aadbaa kuu jeclahay alle dartii horay usoco
@nasrocabdiqadircabdullahi6338
@nasrocabdiqadircabdullahi6338 Ай бұрын
Ajaanibta dhan saas weyay 18 19 kuma dhafiiniyaan waan la yaabay m.a nasro samideeda
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah eedo Mcn Allaha ku xafido cimrigana Haku dheereyo
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Ай бұрын
Nasro qsali masha Allah ❤❤❤❤❤
@AnwarAlaska07-u5v
@AnwarAlaska07-u5v Ай бұрын
Narrative cadet coming soon 1M❤
@Akwadani
@Akwadani Ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@FarhiyoMahad-h4x
@FarhiyoMahad-h4x Ай бұрын
Ok wlle anigana isoboqo ❤❤
@Akwadani
@Akwadani Ай бұрын
@FarhiyoMahad-h4x wan ku so boqdey
@Sulekha-u2n
@Sulekha-u2n 9 күн бұрын
Manshalah Ani sanad kaa waynahy
@KadiraHassan-di2zx
@KadiraHassan-di2zx Ай бұрын
1997 27jiir llahay cimriga ha kuu siyaadiyo walaashay
@asiyahassan5905
@asiyahassan5905 Ай бұрын
My opinion kayga waxa umalaynaya somalida ayaga inta ugu badan isyareya marka qofka xita haduu da adiisa runtaa shegto waxaa larabaa in lasii weyneyo 😂 ma aqan waxa jira
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Ай бұрын
31 sano jirtaa mashallah abaayo cimriga allaha ku barakeyo ❤
@ikhlassaidkeynan3945
@ikhlassaidkeynan3945 Ай бұрын
33 years
@mushtaaqomar9657
@mushtaaqomar9657 Ай бұрын
Oo sidad ku ogaaten ma markay dhalanaysay joogteen 🤔
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Ай бұрын
@@mushtaaqomar9657 Nayaa war marabo hada adi dad ka is yareeyo ku jirto ma ogi lkn nasra wajigeda lo jeeda indhaha ma la dahay
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Ай бұрын
@@ikhlassaidkeynan3945 qoftan mayara abaa lkn we ba kaso darte 27 kuteh acuudu 😂😂
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 19 күн бұрын
Dumarka somalida 20 sano madhaafan nasro hadaan qiyaaso 29 ama 30 kamayaro somalida inta badan geed hoostisa iyo guryaha aye kudhashan qof walba wuxu rabo ayu iska sheegana qiyaas aye kuwada socdaan 😷😷😷😂😂😂
@naimasaeed2571
@naimasaeed2571 Ай бұрын
Nasroy ani waxaan kugu qiyaasay 28_30 Ilahay cimriga haku barakeeyo
@NaimoDagan
@NaimoDagan Ай бұрын
Asxabta nasro isooboqda please sharudaha ii buuxiya please ❤❤😢😢😢😢
@mohamedabdulle9675
@mohamedabdulle9675 Ай бұрын
Masha'allah gabar wax bararatay haddana bashaash ah, Allah haku xafido adduun iyo aakhiraba my sister.
@ayanayanayuush8312
@ayanayanayuush8312 Ай бұрын
Naa nasray mad na waaleysaa walhi ani 24 maku dhafiyen masha allah kama muqataba inan somli uhoreysay da run ka shegto ❤😂
@aishamawlid
@aishamawlid Ай бұрын
Maya 24maxay tahay wlley dada wa wakhti Allah kugaadhsiyay 27
@aishamawlid
@aishamawlid Ай бұрын
Maya 24maxay tahay wlley dada wa wakhti Allah kugaadhsiyay 27
@aishamawlid
@aishamawlid Ай бұрын
Maya 24maxay tahay wlley dada wa wakhti Allah kugaadhsiyay 27
@Qalanjohiiraan
@Qalanjohiiraan Ай бұрын
Layla cadey waa gabar Xl naga dhuntay😂
@MunaMoalim-g5p
@MunaMoalim-g5p Ай бұрын
Ar noosoo qabta 😂😂😂
@khadijoali2071
@khadijoali2071 Ай бұрын
masha allh abayo waana matashay socialka qofka ugu fican aan kuu arkaa❤
@Awaleey
@Awaleey Ай бұрын
manshalah hopefully you will reach 1 million coming new year
@HAPPYGIRL-l1b
@HAPPYGIRL-l1b Ай бұрын
Layla cadey and nasro love you❤🎉
@dream...7858
@dream...7858 Ай бұрын
Aniga 27 an jira lkn dadka waxey dhahan 20ka xata ma garin😅😅😅 sbbto ah adban cato u ahay
@abdullahiakanuu1
@abdullahiakanuu1 Ай бұрын
Dhalasho wacan walaashey🎉
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Ай бұрын
Hormaris miyaa😂🫣
@Snitchpenguin
@Snitchpenguin Ай бұрын
Aqas caleyk naa wax iskufal adiyo 3dex dhal ah meqa sana jira suqa laso istagtay uf maxishoto waxid
@edebsanabdi7674
@edebsanabdi7674 Ай бұрын
War gabarta iga yaaciya waa idin sidee 1m ku turn hal maalin somaliyey agah 🎉jaw ❤yaqayow 🎉muqalkan muqalka xiga ❤iyo dabaldag 🎉wah
@Umusafaumusafa-u5p
@Umusafaumusafa-u5p Ай бұрын
انت عمرك شكله ١٥ والله انا لما شفتك ما انا غيرتك 20 ولا شيء 15 عمرك زي 15 ما شاء الله عليك❤❤
@Ĺaylamaxamed-g8q
@Ĺaylamaxamed-g8q Ай бұрын
sababtoo ah ajaanibta wadamadaa ku nool si fiican bay isku koriyaan xaqiiqatan😂
@Amiira-t7z
@Amiira-t7z Ай бұрын
Nasra waxaa is ku mid ka nahay December wada dhalanay iyo Age ka aan la qarinin iyo Dadka in ayna da deena noo malaynin😂 Anyways Happy birthday nasra and Congratulations to 1 million subscribers 🎉❤
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt Ай бұрын
Wall nasray hanaga waalin maalinba sanqd noo sheegsysa hbbti ee meel ku dheg Cimrigu waa nimco illahay bixiyo ciduu doonana ku arsaaqoo 1995 dhahday mar 1996 dhahday mar 17 ku guursaday 18 ku dhalay dhaday curadkaguns 2014 ki dhashay hadana naleeday 27 jiraa goormaanu wax ka qoraa alx dheh haduuba illhay inta ku gaarsiyay alx in kabadana jir o joog ooo caafimad iyo camal wangsan ku joog wllshy ❤
@zamzam892
@zamzam892 Ай бұрын
😂😂😂😂
@hafsaadan2353
@hafsaadan2353 Ай бұрын
😂😂😂
@caashoxuseen7040
@caashoxuseen7040 Ай бұрын
Thanks nasro and Leyla from beledwayn
@caishachanell7102
@caishachanell7102 Ай бұрын
Wlhi waa naag reer baladweyna ah Leyla cadeey my dhiiga😂
@ayanmohamed7551
@ayanmohamed7551 Ай бұрын
Don't say that not impossible sister say impossible or not possible. Thank you
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Nastra abti doon . Boqorada aan abtiga u ahayv❤. 22 sano kalya wye ❤.
@AMraneyPpe
@AMraneyPpe Ай бұрын
From hiraaan omg 😮😂😂❤
@RaxmaMaxamuud-h1t
@RaxmaMaxamuud-h1t Ай бұрын
Manshallah abayo rabi haku xafido❤
@ShukriAyaan-j6g
@ShukriAyaan-j6g Ай бұрын
Nasrooy ani hadan ku qiyaaao 23iyo 24 inaad kaweeytahay looma maleeyo masha allah halka ani 19 jir lee maleeyo 30jir sida adi cml inan iskaaga shaqeeyo waaye
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Ай бұрын
Ala Ana kula mida mcney 20 jir 30 jir ueg ahay😢😢
@NaciimaHajji
@NaciimaHajji Ай бұрын
Naa walaly anaa saa ahaa 19 jir lkn Muqal ahaan u eg 40 😢😂lkn hada alx waxa laidhaa waab sii yaraabeysaaye mxaa sameysey xataa carurteydii looma maleeyo inaa dhalaly waa inkiri karaa 😂hada waxaas na waxa weye wakhti io kharash badan ban bilaaby ina nafteyda galiyo alx ❤❤❤
@abdifatahmohamed8625
@abdifatahmohamed8625 Ай бұрын
Sorry Love next time when you doing same video tell them the people excuse me can I ask you one question please? It’s very important thank you. 🙏
@najuu439
@najuu439 Ай бұрын
Weey u qalantaa geeya 1m somaliyeey❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Ай бұрын
Masha Allaah gulayso huno ❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Ай бұрын
😂😂😂😂 nasro abtidoon waxan ku qiyaasa 28 year old ama 29 year old
@SahraKiin-m8s
@SahraKiin-m8s Ай бұрын
Mash allh abyo guuleyso ❤
@QueenAniso-zc8im
@QueenAniso-zc8im Ай бұрын
Ani waxaa kugu qiyaasayay 27/28 M.a abaayo cimri dheer iyo caafimaad kuu rajeynaa❤❤😊
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 Ай бұрын
Abyo ilahay ka cabso hadaad is yareene qarso is yarentada lkn anaga been ha nogu imanin meshaan waayo hada kahor waxaa tiri wilkayga 2014 dhalay waxaana ka weynahay wilkayga 18 sano Sidaa daraded 29 ayaa jirtaa maxaa laba war miyaad kukala hadashaa tiktokaga iya KZbin kagaba wa kujiraan hadalkaga wilkaga waqtigu dhashay iya inta kawentahayba marka benta joji 27 wa ka wentahaye
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman Ай бұрын
Beynta qofka markuu sheegaayo sidaa ayuu ukala hadlaa waa sodon iyo dhoor jir dabcan waayo dadka da qabato maaha iney sii yaraato maahee wax da ah kama muuqato
@leyloomar2577
@leyloomar2577 Ай бұрын
Anaa Leyla leydhahaa Oona reer baladweynana ah subxanllaah ❤🎉
@sadiaabdullahhi4980
@sadiaabdullahhi4980 Ай бұрын
Nasro abaay midka 29 dhahay runtiis waaye anoo 18 jir aa la iguursadey aa dhhdey 11 sanaa la iqabaani adaa dhahay marka 11 iyo 18 iskudar 😂
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman Ай бұрын
Wey kaweyn tahay waayo iney sii yaraato maahe wax da ah kama muuqdaan
@Meymaqurux11Meyma
@Meymaqurux11Meyma Ай бұрын
Ani 28 sano 29 kugu qiyaasay lkn waa iska shaqeysay m.a u look like 24 25 😊
@SUMAYAADEN-v8x
@SUMAYAADEN-v8x Ай бұрын
Nasro noo soo badi bananka wareysiga❤
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 22 күн бұрын
What is the purpose of this, I'm confused 😕? Maxaad da'adaada u rabtaa in la qiyaaso?
@umuayman8363
@umuayman8363 Ай бұрын
nasraay WA nafaqada ad cunayso de waxay kaga muqan ladahay da dadu abayo Masha allah
@MarcusOluwadurotimi
@MarcusOluwadurotimi Ай бұрын
Wow, I swear I would've said 19 wow Africans are on another gene ❤❤
@boboshanty1343
@boboshanty1343 Ай бұрын
Reer baladweyn ismuujiaa🎉🎉🎉🎉🎉
@hamdaaddow5073
@hamdaaddow5073 Ай бұрын
Leylo waan salaameynaa hadii aan nahay ree baladweyne
@cuud_
@cuud_ Ай бұрын
Ic'nt wait 1M xbbti 🎉❤
@sahrabashiir-q4s
@sahrabashiir-q4s Ай бұрын
m,a tabarakalah nasray 27 macqul m,ahan 23-24 ku dhihi laha ❤ cimra dher ku rajaynaya hno❤❤❤❤
@SharmaLeo-d4j
@SharmaLeo-d4j Ай бұрын
Maamada oo soomaliyaah waa xariif runtii
@ashaosman2972
@ashaosman2972 Ай бұрын
Masha allah ❤abayo jakada ah wakaxaley.❤❤midiba mitkaley. Ayakadara❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I like ❤
@shukri8964
@shukri8964 Ай бұрын
War reer baladweyne gabadha leylo laleyhy hanolo so cesho😊weynaga dhuntee 😂baladweyne beerti raaxada ❤nasra abti doon leylo cabdi sifican u so wareyso hadey surto galeyso ❤
@FataxFatax-m8r
@FataxFatax-m8r Ай бұрын
Leyla cadey😂😂
@NajmoYuusuf-c6j
@NajmoYuusuf-c6j Ай бұрын
AbAyo nasroy maxa kugu dhacey maxa video kamahayne😊
@darishore814
@darishore814 Ай бұрын
That is not impossible ❌ That is impossible or that is not possible ✅
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir Ай бұрын
🤔🤔🤔 let the girl breathing Mr. Police
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q Ай бұрын
😂😂😂😂😂​@@FaisaDhahir
@C.wahaab
@C.wahaab Ай бұрын
Sxbow ka dhac gabadha😂
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir Ай бұрын
It's sad the country went to civil war 34 yrs ago mashallah this young lady born doing war zone forget education it wasn't easy to find food to eat 😞😞😞. Mashallah , she speaks better English than many somali Americans who have lived in the USA for over 20 yrs , they don't take advantage of the free system education in western world ... let's encourage Young generations not bullying them thx 🙏🏿🙏🏿
@AHMEDMOHAMEDCISMAN
@AHMEDMOHAMEDCISMAN Ай бұрын
Aniguba waxaan kugu qiyaasi lahaa 24 ❤🎉
@nimconiahmed2012
@nimconiahmed2012 Ай бұрын
33 subxana allah Aa dadka social media ku jira dhamantod yaranta maxey u jecelyihin 🤔🤣
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Ай бұрын
ala somali nimadu macana kolad isla qososhan iyo kolad isla walatan farxad m.a😩🇸🇴🫶😂
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 Ай бұрын
Masha allh qurxlay laguma modo dada
@AnzelRaage
@AnzelRaage Ай бұрын
Ajanabiga saaas waye meeeqeee jiraaa qiyaaas hadaa dhahdo sanad yar kugu qiyasayan halka somalida kugu qiyasayan sanadkada sanad kaweyn sas oo ee tahay hadaa dhahdo intaaas ma jiro somalida waxey ku dhahayan waa is yareneesaaa duuuq tahay 😂😂😂😂
What Is In Our Hospital Bag//For Baby luxe We Had to Be Extra!
37:24
THE WAJESUS FAMILY
Рет қаралды 6 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Cuntada qalddan iyo caruurta aan fadhiisan
13:24
Turbashaash Family
Рет қаралды 5 М.
WAXAAN WADAY JETCAR IYO SOO AHAAY!
14:49
ISHAA AZIIZ
Рет қаралды 24 М.
CABSI CABSI! 3 GABDHOD SAXIBO AH JACELKODA TIJABIYAY |S2024p21|
15:31
Ridhwan Issack
Рет қаралды 167 М.
MARKAADA SOO TIJAABI WAA HUBAA WAA II MAHADCELIN DOONTAA .
17:05
Hamda Home Decor
Рет қаралды 44 М.