Jalaato Ayaan Kusoo Gaday Xeebta Liido Iyo Shacabka Waxa aan Kala Kulmay || Camera-da Qarsoon

  Рет қаралды 207,713

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 407
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Ай бұрын
Af maay si fiican baa u taqaan. Maashaa'Allaah. Walaalaha afka maayga ku hadlo gabadha walaashiin one million noo gaarsiiya.
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Ай бұрын
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂
@daudyussuf8401
@daudyussuf8401 Ай бұрын
Koko adi mrkn kuarkay ayaa KZbin dhan iska dhaafay
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 Ай бұрын
@@daudyussuf8401 tan koko ma ahaan waa been abuur huuno
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Kokadi runta ma ah waa Copy koko😷😷😷😛😛😛
@Fartunhared
@Fartunhared Ай бұрын
😂😂😂​@@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@FarxiyoAbdulle-t1v
@FarxiyoAbdulle-t1v Ай бұрын
😂😂😂😂​@@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Ramlo713
@Ramlo713 Ай бұрын
Masha Allah abaayo Nasro abtidoon xjaabka Qurux ku tahay walahi ha iska dhigin abaayo Allaha ku xafido adiga iyo sowjkaga iyo caruurtada ❤❤❤❤
@fardowsaomar1928
@fardowsaomar1928 Ай бұрын
Awal meeyqaawneed xijaabka qalad lagatahmay
@XafsaMaxamed-e8y
@XafsaMaxamed-e8y Ай бұрын
Aaamin qali ilhy ha uaqbalo waa runtaayr❤❤
@KikiAFCAD-t7g
@KikiAFCAD-t7g Ай бұрын
TEAM NASRA ABTIDON ONE LIKE 👍
@UsameAbdilahi-n9f
@UsameAbdilahi-n9f Ай бұрын
Kokoooos meelkaste maaad jogta ikhwaaany❤😮
@FariidoAbdi-l5f
@FariidoAbdi-l5f Ай бұрын
😂😂😂😂😂​@@UsameAbdilahi-n9f
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Kokadi runta ma ah waa Copy koko 😷😷😷😛😛😛
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan Ай бұрын
Anaa ugu Horeeyey Team nasra CabdulQaadir Axmed 1M mxaa ku haysataan😢❤❤🎉
@NashaadHassan
@NashaadHassan Ай бұрын
ilaahey xamar Nabada ha u siyaadiyo dadkeedana ha xafido🥰
@missnajma5505
@missnajma5505 Ай бұрын
Amin
@hanadmohamed230
@hanadmohamed230 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Kusaliya nabigeygna muxamed scw scw Scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Ай бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤
@YacquubMahad
@YacquubMahad Ай бұрын
Macalin sharaf Iyo karaamo❤ muqaalka xigo adhigow macmacaan wareejinaayo inshallah😊
@SaeedMahamud
@SaeedMahamud Ай бұрын
This girl she's clever doing content and working at same time Mashallah 😊
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 Ай бұрын
Tani waxee cadeen utahay shaqo ceeb malaha laakin somalida ayaa isku dhiiri galineen inee shaqo abuurtan ama waxee ka jecel yihin guryaha fariistan intee shaqada yar ka faanayan ❤
@AmiiraAmraa
@AmiiraAmraa Ай бұрын
Ayyyyyy nasraay like tii uhireysay anaa saaray naga dhaqsada 1m yqey waa sugj laahaye😢❤
@DrsfardowsoAli
@DrsfardowsoAli Ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم ❤
@najmaalihussein_koos
@najmaalihussein_koos Ай бұрын
Hhhhhhhhhh nasro caadi maahan she is so talented wlhi ❤
@AbdullHuseein
@AbdullHuseein Ай бұрын
Wlahi abayo nasra wakujecalnhy hada nahay wilasha somaliyed asturnantada iyo quruxdada masha allh abayo waxan jeclanlaha gabdhaha somaliyed ine adi cml wada noqdan❤❤
@CataasJp
@CataasJp Ай бұрын
Nasro waa gawar aad u qalbi wanagsan runtii waa gawar karti leh nasro aad baan kuu taageeraa abyo mcn nolow I.n 1m mar dhaw filo guulayso habar yar❤❤❤❤
@faaisacali8335
@faaisacali8335 Ай бұрын
Nasro illeen af maay waa ku hadashaa hambalyo 1m
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Ай бұрын
Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin ilaahey dadkeena iyo dalkeena nabad waarta sii aamiin 🎉🎉
@Almaaz2.p
@Almaaz2.p Ай бұрын
Kartileeeey baa taahay laakin nasraaay wa ku jeclahy xppti xoga yara taxadar allah hku xifdiyo paayo mcn❤
@SomaliQueen-17
@SomaliQueen-17 Ай бұрын
Wlhi reer xamar caan hadii utihid qosol waa ka dhargee 😂😂😂 dadkeyga ilaahow nabada iyo farxada noogu wad.aamiin
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np Ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado. Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
@sadiaabdullahhi4980
@sadiaabdullahhi4980 Ай бұрын
Nasrooy maaygii waa kufsatey maanta😅 nagasoo garbax
@BigmanYare-b9z
@BigmanYare-b9z Ай бұрын
Dumashidey shaqo wacn baa heysaa 1m camin soon🎉🎉🎉🎉
@jakoj9220
@jakoj9220 Ай бұрын
Wiilashaysana alaah ino dhaafo inta dhan gawadha aya wax ka iibsadeen.
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 Ай бұрын
Nasra 1m coming soon 🎉🎉🎉
@talowxuseenoscar7300
@talowxuseenoscar7300 Ай бұрын
Nasra Dear sis wn kusalamay From Konfur Galbeed Baidoa-Somalia Gabadheena 1m kabdn ugalantaye Aan garsiyo
@AminoFaarax-w3f
@AminoFaarax-w3f Ай бұрын
Mansha Allah beautiful young lady keep going, 🙏💞❤️😍
@CabdiYare1097
@CabdiYare1097 Ай бұрын
Nasro so Gali video oo wareesiye malinti xebta waa boqol boy boss plz Abaayo can inaa noqdo ay rabaa abayo ee so gali🎉❤
@SaciidSaciid-n8y
@SaciidSaciid-n8y Ай бұрын
Waan ku taagersanahay waan jeclaanlahaa inaan ku arko balse waan kaxumahay waayo wadanka ma joogo guuleyso wll mcn❤
@hamdiosman2540
@hamdiosman2540 Ай бұрын
Masha allh nasro xijaabka alle ha kuku asturo ee xiro ha iskadhigin wllo
@Bilanbaari-c4w
@Bilanbaari-c4w Ай бұрын
Kkk nasro talentigaan waan kahelay
@MaxamedIidan
@MaxamedIidan Ай бұрын
Nasra abtidoon waaa gabadh fariiid ah guulayso walashay
@BushraSuleiman-i6i
@BushraSuleiman-i6i Ай бұрын
TEAM NASRA 1M LAR GOOO😊🎉
@umufartuun4959
@umufartuun4959 Ай бұрын
A.s.c.abayo.nasro.waa.ku.salaamay.see.thy.asxaabta.gabadheena Nasro.cadeey.hala.gaarsiiyo.1milyanka.isbuucaan.inay.gaarto.jeclahayinsha.allaah❤❤❤❤❤
@Leaderbarajii
@Leaderbarajii Ай бұрын
Hal milyan ka badan u qalantaa muqaalkaan sida qurux badan u daawaneeysaan waxaa laga yaabaa in ee qurax iyo dhib ku soo duubtay wlshy mahadsanid ku jeer nolaaw intey nolal jirto 🤲
@Sabariinmaxamuudcismaan
@Sabariinmaxamuudcismaan Ай бұрын
Wadada 1m wahesa keep going ❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
Masha Allaaah❤ Allha ku Barakeyo Abaayo
@InaBusbus
@InaBusbus Ай бұрын
Nasro cadey guuleso marka 1m garto waan kula dabal daga insha Allah 🎉❤my Quen
@Dhamaystiran-i1b
@Dhamaystiran-i1b Ай бұрын
Team nasra abtidoon❤ 1M keeda maxa ku haysatan 😢❤🎉
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 Ай бұрын
Mashaa allaah wallhi dadaal war gabadha ukaca 1M hala gaarsiiyo❤❤❤
@kaltuumofaarax309
@kaltuumofaarax309 Ай бұрын
Indho adeegan ina barto waye 2 hadal hadan dhaho waan is xeera masha ALLAH sis horey u soco❤
@user-cx4kjaban
@user-cx4kjaban Ай бұрын
Nasra PLS walaal waxaan dalban lahayn routine aad duubi jir tay ❤
@qaliibrahin7967
@qaliibrahin7967 Ай бұрын
M.a shaqo wcn ❤saxib
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 Ай бұрын
Masha allah waa figrad aad keentay wll hada qof kastaa kugu dayan oo reer yuutub ah
@Cabdimaaalik
@Cabdimaaalik Ай бұрын
Next sambuus gad😂
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Ай бұрын
Ama cambo leedleefow la dhanaaniyay iyo miraha gaduudan ee macaanka iyk dhanaanka magaciisa waa oobee. Cadayga sidoo kale. Waxyaabaha dadka yasaan oo u malaynin in lacag laga sameen karo.
@mine_huseinpepe3387
@mine_huseinpepe3387 Ай бұрын
Legend wlh qoftan talent
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale Ай бұрын
Waa ku wataa walashey video yaashaada waa ku xiranahay wlhi funny waaye dadka lkn waaka waashay😂
@Sacdiyoabdinasir-t9b
@Sacdiyoabdinasir-t9b Ай бұрын
Nasrooy shaaax sooo gad muqaalka ku xiga xbbt😂❤
@munamohamed4247
@munamohamed4247 Ай бұрын
Inee uur ledaha umalena 😢shaah xanun waaye
@IfraahAli-x2h
@IfraahAli-x2h Ай бұрын
nasro 1m wee uqalantaa ee halagaarsiiyo❤
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 Ай бұрын
Meshan meshi dahore qaraxa kadacaye somahaa Ilahow umada ugargar😢
@DaauudBeegsey
@DaauudBeegsey Ай бұрын
Nasra waan ku salaamay abaayo mcn ❤🥰🙏
@NimcaIslow
@NimcaIslow Ай бұрын
Nasra allah ku xifdiyo
@fjabdalla5071
@fjabdalla5071 Ай бұрын
Nasro abdi madax ii saran tahay shrfe keep going ❤
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare Ай бұрын
Asxaabeey isoo duceeya muraad ayaan leeyahay inuu alle ii aqbalo 40qof ducadooda alle wuu aqbala😢😢😢
@SowdaAli-gs7mj
@SowdaAli-gs7mj Ай бұрын
nasro waa shaqeysa taqan masha allah
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh Ай бұрын
Nasro Abtidoon keep going insha llah 1m ❤❤❤❤❤
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Nasra abtidon. Marwada qarniga .❤❤
@XaawocabdiXuseen-l5l
@XaawocabdiXuseen-l5l Ай бұрын
blz aan garsiino walashena 1m caminson❤❤
@SacdiyoCusmaan-p3m
@SacdiyoCusmaan-p3m Ай бұрын
Mansh Allah nasra horay usocda ayaan kuleyahay abaayo ❤
@kingabdikani9517
@kingabdikani9517 Ай бұрын
Nasra pls muqaaladan oo kale noo soo badi wan ka helay wlhi funny weyan😂
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m Ай бұрын
Team samiya hambalyo hambalyo 400k ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@amiira789
@amiira789 Ай бұрын
Dhalintee qurux badana inta muqalka u danbeysa amayzing wlh ilhow barakee o waxa dhibka ku hayya ka ilaaali❤😢
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Ай бұрын
Abaayo.qeebta xegta. Bajaaj soo qada. ❤❤
@maryanosmanismacil5021
@maryanosmanismacil5021 Ай бұрын
Hhhh Nasroy waxyabaha aad malmahan sodhigaysay weyiga qosliyen abayo
@UmYassir-g6z
@UmYassir-g6z Ай бұрын
Masha Allah
@abdulaziizaadammuhomed3368
@abdulaziizaadammuhomed3368 Ай бұрын
Masha Allag allow gbr Nasro oo kale ah isii
@Hafsa-l3y
@Hafsa-l3y Ай бұрын
1m🎉 inshaa Allah waagaaraysaa ❤❤❤
@FaaisoMaxamed-w4r
@FaaisoMaxamed-w4r Ай бұрын
Wllhi wa naga qoslisey nasro ilahay haku barakeyo abayo❤
@SheymaMohamed-z5v
@SheymaMohamed-z5v Ай бұрын
Nasroy abayo macany adh aanku jeclehe maar uun inaan kulaa kulmo wayee❤❤❤😢
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Ай бұрын
Insha allah😍
@ApdyrahimHassan
@ApdyrahimHassan 2 күн бұрын
Ala qurxeey afkeena halkee kubaratay❤😂😂
@isseabdulkadir6417
@isseabdulkadir6417 Ай бұрын
Guulayso abaayo nasra
@muna603-p4v
@muna603-p4v Ай бұрын
Masha allah ciyaal rer xamar waa dad bulshaa qofkii caan u noqoda aya nasiib leh sidey iskugu camirnyaa hadey😂❤❤
@mohamedBashiir-dd9cl
@mohamedBashiir-dd9cl Ай бұрын
Allaha haku Xafido Abyo 😊
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Ай бұрын
Ayy nasro ileen af maaymaayga waaba taqaanaa
@Kaffisayid58
@Kaffisayid58 Ай бұрын
❤❤❤ insha Allah ina kula kulma rajeyna
@Shakz999s
@Shakz999s Ай бұрын
Ilahayoww xamar nabad kadhig
@CumarSalad-sw1xf
@CumarSalad-sw1xf Ай бұрын
Abayo waa kutageyraaa❤❤❤horay usoco guleyso
@RuwaydaAli-e5s
@RuwaydaAli-e5s Ай бұрын
Masha allah❤❤
@AyanelmiGobsan
@AyanelmiGobsan Ай бұрын
Mcnto 1m inshallah sugeynaa illahey xadow naa garsiiyo
@AliGaleyr
@AliGaleyr Ай бұрын
M.a Nasra abtidoon ina ader qaali alle haku dhowro❤
@HibaaqCabdimajiid
@HibaaqCabdimajiid Ай бұрын
Allah ha ku xafido mcnto ❤😊
@ridwaanibraahimmohamed
@ridwaanibraahimmohamed Ай бұрын
Man shallah keep going maxada uhaysatan rer comantile mee 1m Man shallah nasro xamar meyeykashaqaysaa lacagtii kunka shinlin soomaaliga allah waan uxiisay masoo carararaaa 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️ fagatax
@fatumaosman213
@fatumaosman213 Ай бұрын
Mashaalaha ilaheye hakuhafido ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Nasro wllhi waa qalbi wang waa iska jeclhy ❤
@ddrssacdiyoosmaan8523
@ddrssacdiyoosmaan8523 Ай бұрын
Masha Allah nasro coming Soon 1milin
@amalmuminabdi2263
@amalmuminabdi2263 Ай бұрын
Alla waxaaan funny sana alla wiilasha wa jclhy foodadooda 😂😂
@fali2695
@fali2695 Ай бұрын
Mash Allah muqdisho caday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Ай бұрын
اللهم بارك لها فى رزقها.
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s Ай бұрын
Shacabka reer Koonfur galbeed Nasra 1M gaarsiiya, madama ay Af maay ku hadashay
@AdamSuleiman123
@AdamSuleiman123 Ай бұрын
Haday is cadayn lahayd qoraxda may taagnaateen 🎉
@SabarinMuhiyadinIsmail
@SabarinMuhiyadinIsmail Ай бұрын
Nasrayy dar alle ayan kujeclahy ❤
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 Ай бұрын
Soo badi dhiirigelinta dhalinyarada somaliyeed
@AnzalMaxamed-z3h
@AnzalMaxamed-z3h Ай бұрын
Wow shaqo sharaf leh❤ nasro ina adeerteyda❤
@HibaaqCabdimajiid
@HibaaqCabdimajiid Ай бұрын
Maasha allah Nasra mahadsanid😢❤
@Umamuctazim
@Umamuctazim Ай бұрын
Team nasra one like
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Ай бұрын
Muqdisho waa nabad allaha u siyaadiyo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 nasro abtidoon sheekh kuli noqotey nolosha dhan weliba wa ka shaqen karta karti badan tahay Masha Allah 🎉🎉🎉 keep going guuleso queen 💞💞💞👑👑👑👑
@yaasmiinclaahi321
@yaasmiinclaahi321 Ай бұрын
Nasroooy in aan ku arko rabaa❤abyoy 😭❤
@AasiyaFarxan
@AasiyaFarxan Ай бұрын
Nasro goormee intaan imaayay abaayo teeda kale waa magaaladee
@NadaAbdilaahi-j5f
@NadaAbdilaahi-j5f Ай бұрын
Sooo badi wllhi waa macane❤
@iqramohamud-c2t
@iqramohamud-c2t Ай бұрын
masha allah wan farxad qosle lkn ciyalka kale ha u shegin yaaa❤illahow dalka iyo dadka diintena suban nooxifdi illahow cadowga naga qabo wanku farxa marka arko dadkeygo faraxsan
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 9 МЛН
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 65 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 71 МЛН
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 69 М.
SAFARKI GAROWE , bosaso ILAA MAREERO
12:24
KOKO BULLE
Рет қаралды 219 М.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 132 М.
PRANK KII UGU XUMAA ABID MAHERKA SUNDUS AYAAN SI LAMA FILAN AH
12:14
Cumeer BigFan
Рет қаралды 460 М.
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
13:49
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 291 М.
AFUUFA DHACOOYO- HEESAHA ANSHAX XUN MAXA UGU HEESTA
52:46
Ridhwan Issack
Рет қаралды 329 М.
QOFKA UGU DAMBEEYO EE AAN SEEXAN ANAGAA ISLA YAABNAY WLHI
23:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 938 М.
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 9 МЛН