Qodob loo soo saaray in farmaajo doorashada looga reebo, Maxay tahay Cabsi uu ka qabo xasan sheekh..

  Рет қаралды 28,379

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@zamzam5255
@zamzam5255 2 ай бұрын
HASSAN SHIIKH MAHAMUD WUXUU UU SHAQEEYA YUHUUDA PLEASE SOMAALIYEEY 🙏 INDHIHIINA FUURA
@mohamedaliherab7777
@mohamedaliherab7777 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@NurRoble
@NurRoble 2 ай бұрын
Xurmadle xsm waxuu ka mid noqday tobanka madaxweeyne ee afrika ugu clilmiga fog ilaah ha inoo soo celsho markale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 2 ай бұрын
XILDHIBAANOOW, ILAAH KA CABSADA EE LAALUUSH HA QAADANINA.
@mjabdi1904
@mjabdi1904 2 ай бұрын
Xasan sheikh waa u hirgeleysaa,waayo.daarood maanta ma heysto siyaasiyiin xasan iska celin karta,deni iyo ahmed madoobe waa laba caada qaate.
@SKY-pf7sl
@SKY-pf7sl 2 ай бұрын
Inaadeer Dàarood iyo qabyaaladi waa waxa siyaasiga munaafaqa ah shidaalka u ah dhakinyarooy qabyaalada iska daaya oo wadaniyad ku bedela SI ubadkiinu aayo I helaan idinku seegtee tuug taasi isukeen dhaanto way inakala qaybinayaan Hawiye ,Dàarood,dir, D iyo midhifle waxaasi waa waxa laynagu dulaynayo Somali waa Somali ninkii madaxana Xisaab halala galo
@fartunhussein4836
@fartunhussein4836 2 ай бұрын
Faramaajo viva guul soo noqo shalay maxuu u dhahaayey mudo kororsi ma jiro maantana isaga Raba inuu kororsado caqligaas xagee ka shaqeya
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 2 ай бұрын
Rabiyow farmajo Noo Soo Celi Inshaaalh 2026 GUUL FARMAJO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdoahmed-mb8yr
@abdoahmed-mb8yr 2 ай бұрын
Allaw Somali wadada tosan ku hagaji
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 2 ай бұрын
Baarlamaanka waa inay si buuxda uga horyimaadan, tani waxay noqonaysaa tii ay xildhibaanada isku nadiifin lahaayeen ee quluubta Somaiida ku hanan lahayeen. Teeda kale madxweyne Farmaajo waa Muwaadan Somali ah Jinsiyadda uu heestana waa Somali.
@guledsm
@guledsm 2 ай бұрын
Alloow na sii Somaali heshiis ah.
@CaliRaage-kg5bz
@CaliRaage-kg5bz 2 ай бұрын
1farmaajo 2.waa sheikh sheriff aragtidayda mahadsanid
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Xildhibaanadu ha garaacaan adan madoobe waa shakhsi nijaasaysan
@Neima1000
@Neima1000 2 ай бұрын
Allah waxan weydi saney inu noso ceeliyo farmajog🤲🏼❤❤❤
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 2 ай бұрын
Qodobka Said dani quseya xasan sh.waa inuu Asagana quseya Asaga ha iska bilabo madaama uu xasan soo jeediyey qodobkas
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm 2 ай бұрын
Waa Loga tegaya hadi la wada yeelan wayo.Reer kastow tasho inti heshin karta hays racen Reer waliba ha danaysto
@MohamedOmar-y3v
@MohamedOmar-y3v 2 ай бұрын
Xsan dhiiqo waa faashil dawladiisu,xasan half luqad buu yaqaanaa,waana luqadda xabadda,we soomaaliyey iska dhiciyaa waa doqon cadawga soomaaliyeed.
@HibaaqAinache
@HibaaqAinache 2 ай бұрын
Farmaajo waa in la xidhaa waa yo Éthiopia buu ka gaday intii hadhay Hassan Sheekh baa ka gaday Turkiga.XAMAR MAAFIYAA JOOGTA AAN DAMIIR IYO WADANINIMO AQOON KKKKKKK BRAVO TUUGTA REER GAAJO KA ROOR HAMBALYO HAMBALYO.
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 ай бұрын
WAR WAA DOQON DOQON DHALAY XASAN XUMOOW OO YAA KA YEELAYO QAA.INKAN
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤
@HasanMaxamed-j3o
@HasanMaxamed-j3o 2 ай бұрын
farmaajo guul
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 ай бұрын
Waa qodobo ciyaar caruureed ah
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo umada somaliyad ba jecal sas ayey ugu baqayan wlkn abdulahi balwan meshan dorasho gama jirdo sas ogo kooxdi argixisada damajid oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza waxey raban mudo kordhin ayey raban ya ka yalayo
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
Sxb ma xasuuqe.malaayiin xamar wataas balad wayne wakaa balcad iyo buule barde. Iyo afgooye walla wayn iyo marka dhamaan waa kuwaa jubalan wataas gurceel wakaa iyo kabadanba nabadeey xasuuqe malaayiin fisqi musuq kufsi saqiiro la dilo ximno ladhoofsado lalayaab xaarmaajo
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc 2 ай бұрын
Qodobo. Iyo. Doorasho. Aan. Hishiis lagu ahayn. Waa. Hal. bacaad. Lagu lisay. Dawlada xasan sheikh. Waxay. Ku socotaa. Dawladii. Cabdiqaasim. Meeshay. Martay.
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 ай бұрын
XAARAAN XASAN SHEEKHOOW ISKU KALSOONOOW FARTAADA LEE TAAGNAATAA MARKAAD HADLEESO IYO FARTAADALEE DABADAADA GASHATAA GUUSHA WAXAA LEH FARMAAJO
@mulaxoahmed4672
@mulaxoahmed4672 2 ай бұрын
Illahay ayaa Formajo ka reebi kara doorasho Formajo waa Cabsi Cabsi
@mjabdi1904
@mjabdi1904 2 ай бұрын
Somaliya ma xamar qudhaa.aaway qabiilka daaroodka la yidhaahdo.waxay rabaan?
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat 2 ай бұрын
Xasan dhiqala wadanka hagaqabta😢😢😢
@maryanyusuf5041
@maryanyusuf5041 2 ай бұрын
Farmajo viva ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BeelaHassan
@BeelaHassan 2 ай бұрын
Xasanow waa hudoysaa jabiti iyo Somalia isma laha ee naftada haku Qamarin waad dheregtay ee iska tag
@abdinoor8487
@abdinoor8487 2 ай бұрын
WAAN SOO DHAWAYNAYNAA QODOBADAN
@Khadib-l2b
@Khadib-l2b 2 ай бұрын
Somalia waxay u diidayaan qaasatan tuugada farmaajo they know he is the honest one and he build our country
@mahamoudali9397
@mahamoudali9397 2 ай бұрын
Farmaajo waan dooranaynaa xasanow
@Neima1000
@Neima1000 2 ай бұрын
Somalii hadey uu heshini waydan ismacil cumar iska qaban waydan wey inidhaman hala iska qabto intey gorigortahay✌️🇩🇯🇸🇴
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 ай бұрын
Xasan habralaaye
@adanbile4237
@adanbile4237 2 ай бұрын
Xasan-Aboor! Xaalufiye, Xabaala quf, Inuu tosho shaadh isaga le,eg, Yidhaahdo madaxweyne aan dhicin baan noqonayaa, Ma suurta gelayso, soomaaliyina ma yeelayso, Jabuuti maaha soomaaliya.
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 2 ай бұрын
Sirdoonka jabuuti waxay degan yihiin madaxtooyada Vila Somalia
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 2 ай бұрын
Xasan ha diyaariyo in laga dhigo , garoonkii kubadda lagu ciyaaray muqdisho.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
XILDHBANOW LAALUSH AYU XASSAN IDINLA IMAN DOONAYE QARANKA AAD U DHAARATEEN, YUSAN IDIN QABAN, AABO IYO HOOYO AYA TIHIINE NABSI YU IDIN DHAAWACIN.
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 2 ай бұрын
Imaciil. Meeshuxjkumo waa jabauuti waan. Meelyar somaaliy. Waa umada tiradakabadata xasan. Waa walanyahay haduuwaxaaskukoco
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 2 ай бұрын
good
@sahruja5777
@sahruja5777 2 ай бұрын
Guul Dowladeena danqaran horay ayaa loosocon
@dekamumin5283
@dekamumin5283 2 ай бұрын
Waxaan aad ula yaabay oo isbaaro qeexan ah oo muttaxan qofka waa in uu 20 sano dalka joogay. Dalku 20 sano meel la joogi karo ma ahayn xasanoow ciidda laga joogo waayeyena waa adiga iyo tolkaa. Xadan sheekh hallo sheego dadku maxbuus somaliya ama muqdisho Kuma ahayn somaliya adigaba Turki baad deganayd. Xasan sheekh hallo sheego dadku in for u yihiin in ay socon karaan. FREEDOM OF MOVEMENT. QOF SI UU MADAXWRYNE U NOQDO WAA IN UU 20 SANO DAL JOOGAY AA? meesha aad ku waddo waa xamar in lagaaga tago oo dowlad la dhisto meel xamar ka baxsan la isagu tago oo isagana la yiraahdo xamar ku dance garee keligaa.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
MUQDISHO BURBUR IYO GAAJO AYEY DHEX TAAL.
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 ай бұрын
Dee waa la iska celin wadanka ma asagaa is kaleh awey umadii kale xagoodii war yaa ilahey yagaan hadaan lagu hishiineyen dee reer walba gurigoodii ha xag xaagdaan halaguna kala yaaco meesha ileen shekadan macguul mahane subxaanalaah
@shaafiissackismail8060
@shaafiissackismail8060 Ай бұрын
Farmaajk iyo xasan sh.hadday tartamaan,90% waxaa helaya Farmaajo taasi shaking kuma jiro.
@bedelnolosha2490
@bedelnolosha2490 2 ай бұрын
Baarlamaanka Soomaaliya,waa uu ansixin doonaa,wax walba uu Madaxweyne Xasan uu wato,mana diidi karaan waa sandule.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Qof kasta mawaadin doorashada wuu geli kara
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
XASSAN SHEKH, QARANKA MA ISAGA AYA LEH, MISE SOMALI AYU U DHAXEEYA.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
inta Aadan madoobe fadhiyo golaha baarlamanka umada soomaaliyed waya dhibanyihiin meele kalena ka talimaaye waxa uu baabinaya waa shacabka muqudisho markaa iyaga larabaa inya si badbaadiyan👁️
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 2 ай бұрын
Haddii kooxda mucaaradku doorasho ku qabsadaan baydhabo ama garoowe dawladee la aqoonsanayaa
@hashiugas1603
@hashiugas1603 2 ай бұрын
Hal Nin oo Daarood Baa ka Qaylisiiyay Hawiye Qaas Ahaan Habargidir & Mooryan Wacaysle Ah Taas Waxay ku Cadeyneysaa Siyaasad Xumada Hawiye Hiraab
@halimoab1221
@halimoab1221 2 ай бұрын
Wx ay rabaan bey iska so qoranayaan sharciga ma hooyadod ba leh farmajo wu ka badiya mrka wx joojinaya maleh
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Xasan asagu masamayne yuhuud iyo dajaal baa soo dhistay, ayagaana maamulaya, wax gacanta ugu jiro lama arko, wax uhagagidoonana lama arko.
@luulaadan5727
@luulaadan5727 2 ай бұрын
Farmaajo waxabah mayeelikaraan kuwaa litah ee dicifka ah
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Xasan dhiiqo iyo mooroyantiisa farmaajo waya ku waashen lkn ilaaha jecele maxaya kabedeli karan teeda kale maalinta xilikiisa dhamaado xasan dhiiqo macala mooroyantiisa waa la isla tuuraya👁️
@WardaXaaji-vy7zh
@WardaXaaji-vy7zh 2 ай бұрын
Ha igu hiifia lagaa yeelima waa lagu hiifa sawiryahow
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 ай бұрын
Passport kasto somali hestan inu Somali ku qoran yahay wa la oog yahay lakiin ninkan sidi ismaciil cumar geelu raba somaliya inu ka yeelo mogdisho le ka yeele somali kale ka yeleso malehe ninkan waxu ka shaqenaya duminta iyo kala taga Somali sidan normal maaha qabriyada marku faganayay bey eheed iney Somali iska qabato hawiye ka raali bu noqday wadanka dagal bu gaala ama sidi bariga dhaxu noqona
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 ай бұрын
Qodobadan hadi mogdisho lagu ansixiyo iney magalo morayan tahay bey cadesay casimad uma sii ahaneso somaliya xasan ayax hadey hawiye raali ka noqden mootida inad deen wlh ayaga uunbad la joogi uurkada inadan somalida kale la donane aniga xasan maba u aqani madaxweyne ayaax aan waxba deen aan xishoon ban u aqaan reer aqirad ruux qaxiyay yu la hadli kara uuf
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Xasan dhiiqo madherege maku filaan weyedeye waxa uu shacabka ku sameenaya oo weli ma waxa uu rabaa weli inuu vilada sii fadhiyo yaa ka yelaya👁️
@sahruja5777
@sahruja5777 2 ай бұрын
Damiinow adigaa ayaaba sheegaaya magaciisa anaga waxaan unaqaanaa dooohane farmaajo
@hasanarbeibrahim9904
@hasanarbeibrahim9904 2 ай бұрын
Wacackii abgal
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 2 ай бұрын
Farmaajo haduusan tartamin caano uga daadan mayaane waxa dhiban waa shacabka soomaaliyeed ee afduuban
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Ina cumar geele 600000 buu xaumaa somaliyana 18m ilaa 20m sidaa darteed xasan xoog kuma xukumi karo
@adanbile4237
@adanbile4237 2 ай бұрын
Xasanow ! Ciidama ajnebi ah, Soomaali kuma addoonsanaysid, Soomaaliyina kaa yeelimayso, * teendhadii u diyaargarow.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Ma asaga iska leh dalka hasan
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Xasan luga qalooc wax aan u suurta galayn buu la shir yimaadaa caqli yaraa
@ubax3018
@ubax3018 2 ай бұрын
Wlhiy mudisho danbe caasimad Noqon beey kashaqeynayan Xasan sheeq haduuba waalan yahay magarayaa 4sano hhhhh
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 2 ай бұрын
Barlamanka mamermarinayan cafoqato yeysan noqonine lee😂😂
@maryanyusuf5041
@maryanyusuf5041 2 ай бұрын
Xasan diiqo somali ma aha waa cadoga somaaliyeed
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 2 ай бұрын
XASSAN TOOXOOW DHIIQ ISAGU WAA SOO NOQON KARAA MARKA SEDEXAAD FARAMAAJO ISAGU WAA MASOO NOQON KARO WALEE XASSAN DHIIQO WAA IS MAHDIYEY BAL TII ILAAHAAYNA HA HOR ISTAAGO ISAGA MARKUU FARAMAAJO MADAXWAYNAHA AHAA MIYUU SIDAAS LAHAA XASSAN CULUSOOW QODOBO UMA SOO SAARANAYNINE CAQLI XUMADA HAKALA TAGO LEADERNIMADA .
@abdirizakhirsi796
@abdirizakhirsi796 2 ай бұрын
Balwaanow 20 sano ma aha ee waa 2 sano.
@abdihasanjama9829
@abdihasanjama9829 2 ай бұрын
War xamar waa in laga bedelaa Caasimada Somalia
@AxmedAhmed-y5n
@AxmedAhmed-y5n 2 ай бұрын
Kuhabsadaykulahaaa
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 2 ай бұрын
XILDHIBANADA WAA INAY K HOR YIMAADAN WAX KASTA OO KHIYAANO KU IMAAN KARO KACDOON SHACAB AYAA LOO BAAHAN YAHAY.
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
waxan kah xumahay in xasan moryan u idin xukumoh kk
@engrfaisalsheikhmohammed4025
@engrfaisalsheikhmohammed4025 2 ай бұрын
Farjaamo cid ka reeebi karto malaha dorasha waa muwadin somaliyeed
@hawafarah2410
@hawafarah2410 2 ай бұрын
Insha alaah ismaacoil horror umDa soomaaliyeed alaha kaqabo soomaali na bogood'a burcad alaha ISU mariyo
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 2 ай бұрын
HADI EY FARMAAJO LA RABAAN SIDII FAHAD YASIIN. KA YEELIMEYNO HADAAN SOMALIDA NABADA JECEL NAHEY EE SHISHEYAHA JECLEYN, XAMARBA LAGU QABAN MAAYO DOORASHA DANBE E MADAXWEYNE OO EY ASKARTA AFRIKANKA IYO CADANKA XALENA SACABKA U TUMAAN. MAR IDAGE ,MAR 2AAD IDAGANA ANEYS DAGEY.
@karingarfod9151
@karingarfod9151 2 ай бұрын
Th😂😂😂😂😂waayab nay balwaan
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
Adigu xaarmaajo hadiiba ad jeceshahay hooyadaa u aroosi todobaad ankee balse wataas meeshii hooyadaa joogtay ee muqdisho nabadaa xiligii xaarmaajo joogayna waan ogayn markii ankee uu yimid asagoon madax Wayne ahayn maxa dhacay xaarmaajo waa masiibadii somaliya makii yiri su aashaadu way adagtahay kama jawaabi karo kol lawaydiiyay sool iyo sanaag
@dhoolbari9886
@dhoolbari9886 2 ай бұрын
Wale waa nasiibdarantahay 34 dhibkuhaystay ayaad ilowday
@lulanor9383
@lulanor9383 2 ай бұрын
Imaan imaan in xamar lagu kala tago oo shan dowladood noqoto oo xamar laga wareejiyo caadimad somali Haduu qaldamo isagay u daran tahay madaxtoyada baa loogu gali hawiye wadaniyiin ah baa dagan casimada sida Sharif iyo kuwo kake
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Yaab weeye ninka kasta mawaadin wuu geli kara
@AhmedIbrahim-dz9fb
@AhmedIbrahim-dz9fb 2 ай бұрын
Qurbajoog waakagaraysan haduuhirgalo
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Qodobadaqar qarsiwaa ufiicanyihiin 1qodobmahine oah xujada qofku 20kisano udanbaysay inudalkajogay qodobkas farmajo losameyay balse macqulmahan wamadaxwayne dalkasoxukumay dalka hadalamadhisayo alxaasil qodobada dhamaan waxayquseyan cidkasta osamaynleh lanatartamikarta wana shar isagu iskucabiray waxsoconaya maahan hadibarlamanka sixaarana lodhafiyo wadagaal sokeeye ogaada
@yassinmohamed1039
@yassinmohamed1039 2 ай бұрын
Waxaa la yaable ninka farmajo la yiraahdo ma sidaan buu ku rabaa inuu kuso laabto xukumka dalka? Ayado hasan dhibaato badan dalka ku hayo misna asaga la beegsanayo ayuu iska amusan yahay. Waa la yaab war ninkan quraan ha la saaro wuu jiran yahay.
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 ай бұрын
Wlee been buu ushegay Somalia Mahan jabuuti reer Walba waa hubeysan yahay
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo 2 ай бұрын
War xasanoow umadu way kuneceene adeerow iskadag intaan sidii xasiila vilada helakobtar kaga cararin adoo sharaf leh iskadag kaligii taliye kursiga iska fadhiya horayba loowaa soomaali xoog laguma muquuninkaro
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 ай бұрын
Xayawankas xasen tukgas hawiye waa nacaladas tukgas hadhibkas sexdey xayawankas masocneso moryantas foshoxun callenka Aya arkaya qaniskas hawiye xasen
@yahyahassan3680
@yahyahassan3680 2 ай бұрын
Been badanaa ilaheey kabaq
@ahmednour-t1w
@ahmednour-t1w 2 ай бұрын
Balwaan xoolo you sold your personality. you should support your own clan.
@AbdullahiHaret
@AbdullahiHaret 2 ай бұрын
Muxu ku taraya qabiil imaankada wase
@ahmednour-t1w
@ahmednour-t1w 2 ай бұрын
@@AbdullahiHaret you foolish
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 349 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 107 МЛН
FARMAAJO IYO XASAN MAJEERTEEN (4202)
24:58
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.
DEG DEG Ururka Onlf Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Iclaamiyo Markale
33:46
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 349 М.