Alle somali hakala qaboojo iyagaaba isxaareeyna intayna cidkale is leeyn
@AaminaReerburco16 күн бұрын
Waa wax kale arabkuba qaaq bay kaga yeedhsiiyeen isbuuc gudaheed😂
@JanoGale-b6w17 күн бұрын
Malaha ,meesha layuuboolis lamalaynin miyaaa
@guledhirad904617 күн бұрын
Ale hakala qaboojiyo
@nathra735117 күн бұрын
Arapku ma nabad uun buu raadin waligiis. Waar wax iska celiya dhulkiinana diica cadowgiinu hajabo ishalah
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi17 күн бұрын
Afkana nabad ayaa laga raadinaya qorigu wuu dhacayaa, waa nooc min hoosaasin 😂😂😂
@nawaladam11417 күн бұрын
Subxaanalah war yaa hadalada xanafta leh kadaa dadka iyo isku dirka teeda kale ee shaydaanimd wadid jooji
@Mahmed-td2bk17 күн бұрын
Waxan leeyahay labada qoloba waar maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa hadaad naftaada ku weydo adigoo qabiil u dagaalamaya ehlu naar ayaad tahey allah hortii xujo kuuma taal
@LilyR-sd1lt16 күн бұрын
In layska difaaco waa xaqa muslimka Waana Xalaal in naftada iyo dhulkagaaga difaacdo. Liyuu police waa in layska qabto