Qof kasta oo Muqdisho jooga waa la xiri doonaa 1-da October kadib haddii sidaan uu sameeyo | OGOOW !

  Рет қаралды 39,518

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 128
@xaawomahamedsaalim9122
@xaawomahamedsaalim9122 Ай бұрын
Waa arin wanagsan qaadka iyo daroogada kuwasna hala joogiyo waa u muhuum shacabka👍
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
Alxamdulilah sharcigaan la so saarey👏🏾😍Mar an Xamar tegay an ka so naxay.Xoolaha cunayo bacda iyo Cimilada oo sii kululaatey iyo Cuduro ay dhalisey bacda Wadooyinka lagu tuutayo.Wan ku faraxsanahay Go'aankan.
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Ай бұрын
Mansha ALLAH waa guul weyn, runti waa u hanlayaynaya wasiirada arinta ku dhawaaqday,, Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️
@samirr546
@samirr546 Ай бұрын
Waa fekirkii ugu wanaagsanaa oo aan maqlo shugran dawlada xasan sheekh.
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
(وَالصَّابِرِينَ فِي الْبَأْسَاءِ وَالضَّرَّاءِ وَحِينَ الْبَأْسِ) البقرة ( kuwa samirka la yimaada markay dhibaato ama Xanuun ama khasaare ku timaado) Surat Al-Baqara ILAAHAY(SWC) Kuwaas WUU AMAANAY DHIBAATAD KU DHACDAY SAMIRKOODA ILAAHAY DARTIIS. ADEER XUSEEN
@xaredoabukar784
@xaredoabukar784 Ай бұрын
Guul Xamar . ALLA MAXAAN NACNAY BAC.
@xasanaadan7019
@xasanaadan7019 Ай бұрын
Farsamo-yaqaanadii dambiisha sameyn jirey,ha shaqeystaan.
@nuurdiinaxmed8266
@nuurdiinaxmed8266 Ай бұрын
Hhhh lkn ayadoo mara ah lasosaraya sida Kenya
@diriehirsi2883
@diriehirsi2883 Ай бұрын
Brother, you are doing a great job. Guuleeyso
@jamileosman4132
@jamileosman4132 Ай бұрын
Mansha alah munasar walaahi wadani yaa tahay ❤❤❤
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Ай бұрын
Good Job Allaah Yahfidakum
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq Ай бұрын
Waa dan aad u muhiim ah. Dadka iyo xoolaha iyo nadaafada guul ee wadanka. Si qaas ah waxaa la joojin donaa dumarka isticimaal bacada iyo daawada leysku cadeyo. War cusub iyo waaa cusub iga dheh war farxad u ah umada somaliyed
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Nice wa soo dhawynana warkaas
@Fvhffhjifjkztkzmg
@Fvhffhjifjkztkzmg Ай бұрын
Masha alaah waa faya dhoor wanaagsan wadada Rwanda ayeey kusocotaa Masha alaah
@MushtaqAbdullahi-v2h
@MushtaqAbdullahi-v2h Ай бұрын
Alxamdullilh naga joojiya
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 Ай бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة اللهم ارزقنا الاخلاص والوفاء بالعهد اللهم اني اسالك العفو والعافيه في الدنيا والآخرة اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم ارزقنا حسن الخاتمه يارب العالمين 🤲🥺🥺💔 عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🌹
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 Ай бұрын
Waa arin wanaga san guul doolada
@fadumoaden5113
@fadumoaden5113 Ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍godt job walaahi👏👏👏👏
@UmuSalmaan2020
@UmuSalmaan2020 Ай бұрын
M.a waa wixii ugu fcnaa aan ka maqlo dalka Allah hir galiyo war hooy soomaalaay dan teena ku jirta midaan ee aan ku taageerno dowlada
@Umofficial3191
@Umofficial3191 Ай бұрын
Masha Allah wa arin wanaagsan wlhi 👍👏👏👏👏👏
@zaynabali2712
@zaynabali2712 Ай бұрын
Anga nairobi waa hore ayaa nalaga joojiyaye
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Dowlada hanoolato❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@istanbulelmi5200
@istanbulelmi5200 Ай бұрын
Waa nacay bac waan waxfiican
@imsoomali938
@imsoomali938 Ай бұрын
Badalkeeda ha keenan inta aaney joojin😂😂
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Ай бұрын
Yes mashallah Guud guud
@kaderbare3466
@kaderbare3466 Ай бұрын
Hadiiba dib loo isticmaalo waaba arin wanagsn Lkn cidi dib uma isticmaasho Waana arin wangsan in sidan layeelo
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE Ай бұрын
2024 miyaad iska mamnuucaysaaN😮 anagu 10 sanno maanan aragbee😂
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Haa waxa jogah Kenya bac wa lag maba nucaya Kenya qof Lagu qabto wa la xiryah
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q Ай бұрын
Bacada wadhibatada ugu wena❤❤❤❤
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Waa rayi fiican❤
@Immrmenrocity
@Immrmenrocity Ай бұрын
Waa.rutaa.masuur..hal.jooiyo.waa.ku.raacsanahay
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
Good news about time!
@jibrilali5139
@jibrilali5139 Ай бұрын
Qaadkana sheekh
@shukriahmed352
@shukriahmed352 Ай бұрын
MashaAllaah❤
@ishaaqoontaonline
@ishaaqoontaonline Ай бұрын
Mac waan ku adeeganaa waana ku adeegan doonnaa insha allah. Askar la mood yaasha oo tuugada ah oo umada dhacaya iyo kuwa baada qaadaya maaro u hela bac ha la haynine
@HusseinBeyre
@HusseinBeyre Ай бұрын
KkQaadna iyo tubasko iyo sigaar Waa la cunaa bac caafimaad Uma ficna. Caamooy Yaa kuu culimo
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q Ай бұрын
Waxan ku racsanahaye❤❤❤❤❤
@DrAli28-Y
@DrAli28-Y Ай бұрын
Waa ku raacsanahay
@Maslah-v2o
@Maslah-v2o Ай бұрын
Guul soomaalia
@osmanabdi7855
@osmanabdi7855 Ай бұрын
Doowlada wax markii la badalaayo waa in eey la timaado wax lagu badalo ileen bulshada waa dad masaakiin ah ciqaab iyo xukun lagu dul rida masaakiinta uma baahno ee wasaarada waxaa laga rabaa bacda lagu adeegto hadii la mamnuucay waa in isla mudada yar ee ka hartay October waan in eey keento badal keedii waxii lagu qaadan lahaa adeego ileen waan ku xiri waxna kuma badalin bacdii isma qaadaneeysa meeshaas fudeeyd ayaa ka jiro munasar
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i Ай бұрын
Salad iyo joog halagu noqdo,saladaha ha la sameeyo
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Ай бұрын
Dowlada haku darto waxyabaha halka mar la isticmalo ayaka xita badey lamid yihin
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Ай бұрын
Hala Joojiyo
@shamsaahmad3036
@shamsaahmad3036 Ай бұрын
Marki hore zalad iyo dambiil aa lagu adeega jiray .
@DeeqaQurux-bp7jl
@DeeqaQurux-bp7jl Ай бұрын
Naga dhafa dheh bacda wayo wllhi malin kasta albabka banankeyga ayey buxan 😢
@farxiyotigow2372
@farxiyotigow2372 Ай бұрын
Asc munasaroo noo geena salad iyo danbiil
@MaryanaCabdulahi
@MaryanaCabdulahi Ай бұрын
Wan arkenaa hadii ay joojin karaan
@cabdisalaanxasan8557
@cabdisalaanxasan8557 Ай бұрын
Maxaa lagubadalaa
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Ай бұрын
Dowlada inay fariinahanaga ay dhagaysayo way Ku mahadsantahay
@shukriahmed352
@shukriahmed352 Ай бұрын
Xabsiyada hala badiyo intaan lagaarin kowda oktober
@Shaxaari_weyn
@Shaxaari_weyn Ай бұрын
😂😂😂😂wlhi wa iga qoslisay anigo muufo ku casheynayo😂🆎️😘
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Bananka aa ljifanaya hadhi xabsiga buuxsamo 😂
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Caagaga caanah ku jiraa ku dar abaay khadiijo😂😂😂😂
@shariifohassan1242
@shariifohassan1242 Ай бұрын
Asc, munasarow qeyr allaha kusiiyee bacdudhibaato eyleedahaywaarun laakiin waxaakadaran qamriga dalka halagajoojiyo qamriga wiilasha somaliyeed eemarwalba waxdila waxaa uguwacan waa daroogada nin sarqaansan oo qoriwato dhibkaweeyn majiro maalin walba waxbeey dilaan kadibna waalaxukumaa oowaaladilaa ilaahaan idinkudhariyee marki wiilashi qoryaha watay ayagoosarqaansan dadweynaha layaan ayagana maxkamadi dilku xakuntay maxaa nooharay😢war halafekero oo dhibaatada qamriga dalki kuhaayo xataa hadaanan diinta lugu dhaqmeynin dhibaatada nagahaysata qamriga bal aantalo uhelno madaxda iyo wasiirada ilaahey kabaqa oo dhibaatada sidey ukala culustahay wax ugaqabta maanta waa aduun berina waa aaqiro ilaahay kabaqa daroogada wadanka halaga mabnuuco fadkan ama please
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Bacda wax ka xun baa madaxdu inaku wadaaye horta Dhaca iyo Boobka ha joojiso please
@xareedxaaji2565
@xareedxaaji2565 Ай бұрын
Anaa sabta xaanku qaadeynaa sab soodhiib majireesee
@SaacidYare-c9f
@SaacidYare-c9f Ай бұрын
Dowlada wey qaldan tahay sxb soo saarintaanka dowlada marka ay kahortagto kadib ayaa bulshada waxa la dhihi karaa shaqada wey kala horeesaa
@MuqaMoha
@MuqaMoha Ай бұрын
Bac qafiif hadey diidey maxaa dadka adeega lagu siin doonaa sokortana xagee lagu shubi doonaa
@shukriibrahim121
@shukriibrahim121 Ай бұрын
Salad iyo dambiil waa shaqo abuur
@hassanhajji1982
@hassanhajji1982 Ай бұрын
Sxb waxaas waa caburin wazadarada iga laga Raba in ee magalka qaahinkiisa aruuriso ma ahan iney dadka culeys saarto
@SalaadoAhmed-b1g
@SalaadoAhmed-b1g Ай бұрын
Maxalaguadegaha edowalada kentay
@foos4126
@foos4126 Ай бұрын
kkkk somalia in wax xeraan mahinee xal kale malahan bac hala yareeyo wala dhihi karaa laakiin gabi ahaanbo masoceyso wadamadii hore umarey aa jooji waaye
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 Ай бұрын
Dawladeey xaal qaado mooryaan qabuuraha fagata maa wax wanagsan laga sugaa
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Bac la aan macquul ma ahn dadka waxaas sameenayo ine xiraan aya wanaagsan somalia cudurada badan iyo bakteriga o aan kabaxeynin wadanka waxaano kale aya kajiro cudurka goorma baxa marka 😷😷😷
@Alkaram29130
@Alkaram29130 Ай бұрын
Bro walaga marma kenya 3 sana laga isticmalin o dambil fudhud aya jirta wana laga reysti
@dekaltoss1129
@dekaltoss1129 Ай бұрын
Hadii biyaha bada lagu maydho waa daahir bacdu lkn waxba saamyn kuma yeelan karto
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Ай бұрын
Saxiix bacda yaaya shiishiid ayaa ugu yare ayaa loo isticmaala maxaa lagu badalaya??? Mashruucaan waxaan u arkaa in dadgooniya loogu faideynaayo because bacda ay meelaha wadeen
@abdirazakali333
@abdirazakali333 Ай бұрын
MAALAAYACNI
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
Dambiil soomaalida weey sameysan kartaa oo dadkii farsamadaa ku shaqeysan jiray ayaa baagamuundo noqday oo kasoo qaxay tuuladii uu ku noolaa muqdisho katuugsada waan taageeray go,aankaa sababtaan u taageerayna xoolo badan ayaa miyiga ugu dhintay
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Ай бұрын
Qaadkana maa la'madnuuca iyo cuntooyinka dibada laga kenayo kuwasoo anaga beeraheena ku abuuran karno maa'lacag shilin somali wadanka loosameyo maa warshado lasameeyo cuntooyinka dhacey ee dakada laga soo dajiyo halajoojiyo iyo daawada dhacdey iyo maan'dooriyaha markasuu wadanka hagaga plz kudadaala arimahaan oo dhan
@UmuCiiltire
@UmuCiiltire Ай бұрын
Kenya WA hora Laga mamnucay ana gobolka Gedo balad hawo ba joga isticmalkedana WA nagu yryhy
@AxmedMuxamed-w9b
@AxmedMuxamed-w9b Ай бұрын
Hooyada iyo kenya was
@hawoali-kf4cj
@hawoali-kf4cj Ай бұрын
damiilo ha la tosho
@BeriiyoMaanta
@BeriiyoMaanta Ай бұрын
La arki doonee 😂😂😂 Kuwaan Daaraha Dhaadheer jiifo magaalada banaan keeda hala dajiyo Duruufta kajirta muqdisho ha arkaane. Bac qafiif Nolosha Dadka iyo Duunyada uma fiicna balse qaabka warbixinta usocotaa Nin dhergan nin baahan kama Naxo oo sawir ah weeye
@xaredoabukar784
@xaredoabukar784 Ай бұрын
Mar how’re aa fiicneyd hadda ha la adkeeyo mancida bacda way na duleyse walaalayal
@Ataaka-e2m
@Ataaka-e2m Ай бұрын
Aad wanaag santahay
@farxiyoxuseenmaxamud6183
@farxiyoxuseenmaxamud6183 Ай бұрын
Oo see la yeelaa dawladu dalka oo dhan ma xukuntee hadii aan lawada qaadan dawlad goboleedyada iyo dawlada dhexe in la joojiyo isticmaalka bacaha
@AliMohajim
@AliMohajim Ай бұрын
Sheekhow raali ahaaw dawladan jaadwalaha oo jaadka ka shaqaysata miyaa bac jojin karta bacdii iyo jaadkii waa isla socdaane
@AmiraAbdullahi-ms4ll
@AmiraAbdullahi-ms4ll Ай бұрын
Xijabka haddan ku qarsado gorme la i so xiraa😂
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
Kaamera ku daba taagay car wir😅
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Bac la aan macquul ma ahn dadka waxaas sameenayo ine xiraan aya wanaagsan somalia cudurada badan iyo bakteriga o aan kabaxeynin wadanka waxaano kale aya kajiro cudurka goorma baxa marka 😷😷😷
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Ай бұрын
Kenya mar hore laga reebay bac mida yar sokorta yaan laqarsada qofki lagu arko wa laxiri 5000 ganaax ahna wa laga qaadi
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Bacda in la joojiyo waa wax wanaasane Dawladu ma u diyaarisay wax ay Bacda ku bedesho
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i Ай бұрын
🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 Ай бұрын
😂😂😂😂😂!!!!!
@abdifitahhassanmahammed7456
@abdifitahhassanmahammed7456 Ай бұрын
😂😂😂😂❤
@Heimatar
@Heimatar Ай бұрын
Wasiirada wee wareertay
@Heimatar
@Heimatar Ай бұрын
Ar nacaskan arag koormee laga tagay bac la dhaqo
@ggfff1733
@ggfff1733 Ай бұрын
Lkn waa in ay dowladu keno wax lagu badalo
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
CUDURKA KANSARKU WADANKEENA AAD IYO AAD AYUU UGU SOO BATEY WAXAANA SABABA LABO ARIN 1) BACAHA 2) CAAGAGA CAANAHA LAGU KEENAYO WELIBA QORIGA KULUL LA GELINAYO CAAGA LAMA OGOLA IN MUDO DHEER LA ISTICMAALO
@ziizking6815
@ziizking6815 Ай бұрын
Bac awalbo umajoogin inaraadiyo diyaarba umaihi😂😂
@AxmedMuxamed-w9b
@AxmedMuxamed-w9b Ай бұрын
Bacda dhibaato ma wade dad aan caqli lahayn iyo dowlad aan mamuleyn shacabka ayaa sababey
@ishaaqoontaonline
@ishaaqoontaonline Ай бұрын
Waxaas waa sheeko baraleey luuqa la aada dheh
@khadijoabdulkadirhussein4372
@khadijoabdulkadirhussein4372 Ай бұрын
kuwa keno me xran alla ddka maskinta mexe ka raban😂
@nabadawaanololgobanimosoma5457
@nabadawaanololgobanimosoma5457 Ай бұрын
Dowladaa gobolkaa banadiirlee xogasartaa gobolada kalee kama taliso miyaa secml waxkastoy sogo amiso maxaa gobolka banadirlee xoga iyo caburintaa losara awaay goboladiikale ee dalkaa
@MohaMk-sp3wg
@MohaMk-sp3wg Ай бұрын
Cafimad kuwas 🤬 wax lagu bedelo malakenayo bac hdi la igu arkane wa leyxira mina
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Ай бұрын
War somalia dhan ha la jirahdo si anakana na loka mamnuco
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool Ай бұрын
Yaan lakala reebin bacmadow bac bakaaro bac rooyal bac qafiif
@sm.5191
@sm.5191 Ай бұрын
somalia❤🇸🇴♥️Guul❤Dowlada❤Guul❤💪🏿🫶🏽
@yamanilove6338
@yamanilove6338 Ай бұрын
Gorme laixira ani Somalia majoge😂
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Bacda dhib weyn ayey ku heysaa wadamada badigood waa in lamamnuuca
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Bac qafiif kaliya miya bac o dhan
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Ай бұрын
Darooga sida sigaar,ka iyo qaadka hala,gu daro
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
XASAN HALOOSHEEGO INUU JAADKA JOOJIYO ASAA BACKARANEE
@Maryanruncabdirahmanfarax
@Maryanruncabdirahmanfarax Ай бұрын
War naga qalee
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Ай бұрын
Bacyasha wa lajojiyay
@cabdisalaanxasan8557
@cabdisalaanxasan8557 Ай бұрын
bacda waxbadan oo badan baan kuqabsanaa wax baan ku qaadanaa dalkeenaa soo saara ma wax dadkale soo raan baan qaadaneynaa qandaraas waaye maxaa lasoo wadaa warqadaa
GALKA SIINAY IYO XUKUNKA RASAAS TOOS AH OO AY QABATAY CAMERA-DA AMNIGA.
18:56
Somali National Television
Рет қаралды 48 М.
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 104 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
FAM TV
Рет қаралды 1,3 МЛН
How to make a 3-in-1 wood stove _ Cooking stove - grill - hot water heater
12:59
DHOOF PART 64 || true story || qiso dhab ah ||
22:59
Family Sagal Channel
Рет қаралды 38 М.
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 104 МЛН