QOFKII LASOO JIIDO AYAA LAGA BADIYAY KU GUULEYSO LACAG

  Рет қаралды 225,990

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 851
@Hareedo
@Hareedo Жыл бұрын
Ciyaarta cadalad hadii la rabo Saleh aya badiyay sababtana wiilka kale jilbaha ayuu dhulka dhigtay sidas ayuuna ku badiyay mahine awood ahan saleh aya badiyay marna jilbaha dhulka ma dhiganin Lkn wiilka kale gacmaha iyo jilbaha ayuu Isku darsaday marka asad please dib u daawo ciyaarta mahadsanid viva Saleh yard👍✅
@bulshaawiaweys4381
@bulshaawiaweys4381 Жыл бұрын
kugu Ra'yi ayaan ahay run ahaantii Zalax ayaa badis la siin karaa ninka dhulka lagu jiiday ee miciin biday inuu jilbaha qabsado walhi Game ka kali ah ee aan loo cadaalad sameyn ayuu aha ayaan dhihi karaaa
@eidsheekh3025
@eidsheekh3025 Жыл бұрын
Cadaalad ma aha game ka gacmaha iyo jilbah ayuu dhigty
@salmalove8326
@salmalove8326 Жыл бұрын
Yes
@hamdimohamed5830
@hamdimohamed5830 Жыл бұрын
Sax weye cadalad ma ah game salad ayaa xaqleh
@zamzamhassan9843
@zamzamhassan9843 Жыл бұрын
Waa sax saalah ayaa guusha leh
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰
@kareen5993
@kareen5993 Жыл бұрын
Macha Allah jazakum Allhu kheyr pro scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@farhaanmahamed1778
@farhaanmahamed1778 Жыл бұрын
Scw
@adenabdi8442
@adenabdi8442 Жыл бұрын
Scw scw scw
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Scw
@mukhtarabdirahman2047
@mukhtarabdirahman2047 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 Жыл бұрын
ChallengiYada Asad hagio inta aan ka caajisin is muujiya 😩💪🏻 Number one somali KZbinr ♥️🤴🏻
@rihaamhassan7161
@rihaamhassan7161 Жыл бұрын
Asad lakama caajisi karo
@rihaamhassan7161
@rihaamhassan7161 Жыл бұрын
Asad lakama caajisi karo
@sihamiita4898
@sihamiita4898 Жыл бұрын
Number one somali youtuber dheh (one) hawada ku cuntay😁
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 Жыл бұрын
@@sihamiita4898 keyboard iga masaxy noh 😭😂
@sihamiita4898
@sihamiita4898 Жыл бұрын
@@xamdiitoibrahim8723 ok😅 qoraalka dib waa looga saxi karaa abayo
@KokoBULLE-its1
@KokoBULLE-its1 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 Жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@@abdrahmenibrahimahmed9646 SCW WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯 👏
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@fardowsomooyaale247
@fardowsomooyaale247 Жыл бұрын
@@abdrahmenibrahimahmed9646 S q
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@@bisharoabdulahihassen6755 WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯 👏 👸🎊
@safiyoabdullahi8311
@safiyoabdullahi8311 Жыл бұрын
Salax waa lagaday dacad oo ahaay lkn Axmad maraq marka koow gacmaha oo ku jiday wana kalmesahaye gacmaha iyo jilbahaba Waa in lagu celiyaa markale Asadoow qofkii jilbaha dhulka dhigo waa laga badiye dheh hada kadib guleyso Bro✊😍💝
@sheikhaxmedsheikhmowliid7259
@sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын
Saalax wllhy really he is honest 🥺 🥰👏👏. So , he is the winner 🎊🎊 . Yaa igu raacsan azxaabta 🤔🤔☺
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝🥰
@cabdiqadirhashiim2972
@cabdiqadirhashiim2972 Жыл бұрын
Scw❤️
@kingcabii7516
@kingcabii7516 Жыл бұрын
Scw
@sahracawil8738
@sahracawil8738 Жыл бұрын
💝👍👍👍👍👍👍👍❣️❤️💝🧡❤️👍🧡💖
@Saymaname77
@Saymaname77 Жыл бұрын
Hal mar haynu ku salino nabigeena Muhammad scw😍😍❤️
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯 👏
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ❤
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯 👏
@KokoBULLE-its1
@KokoBULLE-its1 Жыл бұрын
😞🇸🇴:Nasiib uma aana yeelan in aan Nabi muhamett scw ku arko aduunka korkiisa ilhy wxan ka paryaya in janada Nagu wada kulmiyo 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Welcome back again legend hore usoco legend asad hagio
@kingkaskey
@kingkaskey Жыл бұрын
amiin
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 Жыл бұрын
Masha Allah halmar aynu ku wada salino nabigeena Scw 🫶🫶❤️
@mahadinhoofficial2109
@mahadinhoofficial2109 Жыл бұрын
cumeer gamekan inuu diiday inta igu raacsan like saara🤣
@OgaalkaMaanta1
@OgaalkaMaanta1 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created Muhammad scw 💟💞 صلى الله عليه وسلم 💞💗
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Жыл бұрын
Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍 Asad Hagio🔥
@maajid_112
@maajid_112 Жыл бұрын
اللهم بلغنا رمضان 🤲✨🌛
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯👏🎊
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Aamiin
@kukrumpa7370
@kukrumpa7370 Жыл бұрын
Ciyartan alcadalomaha maha
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@@kukrumpa7370 WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯 👏
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Aaaamiin yaarabi 🤲 rabiyoow
@ahmedsahal6670
@ahmedsahal6670 Жыл бұрын
Away dadki jecla nabiga Muhammad scw scw scw ❤️
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@yuusufmuuse957
@yuusufmuuse957 Жыл бұрын
Wakuku racsanahay talye lakiin shaqa kusaran magaciis 🤔
@aaminaaadanmaxamuud3682
@aaminaaadanmaxamuud3682 Жыл бұрын
Waa xaqiiq wlihy walal
@kingzultan
@kingzultan Жыл бұрын
Aaway dadkii jeclaa nabigeena maxamed s.c.w😘
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad Жыл бұрын
ARAGTI Asad Walal waxay ku Qurxaneyd In labada qof ee hartay midkood uu Axmed Maraq la ciyaaro ciyaar bug bax ah oo hadii laga badiyo uu Hari karo saasay Ila tahay si xiiso uu uyeesho keep going waana Ra'yi
@simranlucky9336
@simranlucky9336 Жыл бұрын
Game kii ugu cadalad darada ahaaa kan saalax ayaa u qalmay sabbto ah ahmed maraq caadi u fadhisty awooda jilbaha ka raadshay anyway keep going asad haggio
@zultanmuhamedjigjigaawi5036
@zultanmuhamedjigjigaawi5036 Жыл бұрын
Qalad😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭sorry saalax aar ninkii jilibka ayuu kaashanaayay🤫🤫🤫🤫🤫🤫
@umalkhairawil7845
@umalkhairawil7845 Жыл бұрын
Caawa bilaa cadaalad weeye asad saalax iyo cabdle midna niyadaa udhiseysaa come back same aya dhahosa qalad weye 😢😢😢 bilaa cadalad gamekani
@sharmahiilwalal5889
@sharmahiilwalal5889 Жыл бұрын
Oo maxala oyni adi
@umalkhairawil7845
@umalkhairawil7845 Жыл бұрын
@@sharmahiilwalal5889 maxaa ku haaya adi 🤫🤫🤫🤮
@sharmahiilwalal5889
@sharmahiilwalal5889 Жыл бұрын
@@umalkhairawil7845 mesha calacalka kla tag le
@tukointaanlagugutukan4300
@tukointaanlagugutukan4300 Жыл бұрын
Calankaan waa calankii qaniisiinta asad remember that zxp rai galin kasoo bxix❤
@ibrahimhassan3534
@ibrahimhassan3534 Жыл бұрын
Asad barnamijkan gabdaha kusodar an aragne bal Amira, Ayanita, Fozia iyo Najmiita ya xoog badhan 🤣🤣 Meqa qof iguracsan ini gabdaha lagusodaro. Like
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Game kan saalaxa ku guulestay A.maraq jilibkaa dhulka u yaalay markii ugu dambesay
@user-fd1mg3jk6y
@user-fd1mg3jk6y Жыл бұрын
the best person ever the most knowledgeable and the most shine Alllah created is our prophet muhamed peace be upon him (csw)🙏🤲🕋🧠
@supersaylici0831
@supersaylici0831 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Kusali saliga Nebiga Muhammed the best person ever The most knowledge able and the most shine all cteated prophet Muhammed❤️❤️❤️
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯 👏
@saharlayousuf8034
@saharlayousuf8034 Жыл бұрын
Masha Allah fikiradah kug soo dhaca iyo sidaad u fuliso waan kug wadanaa Masha Allah tabaarakarahmaan allahumbaarak huunno
@iman1527
@iman1527 Жыл бұрын
The only KZbinr oo positive wax ku radiyo asago dad la caytamin Asad hagio time 27🥰
@mohamedabdirahman9659
@mohamedabdirahman9659 Жыл бұрын
Asadow laba Jeer final Tagay A maraq Qassab semifinal inuu ciyaarno ayay ahayd Abdul Iyo saalax final mid utuuri lahayd ❤
@nataashaamohamad4486
@nataashaamohamad4486 Жыл бұрын
Ramadan Kareem qeyr Allaha hanagu gaarsiiyo❤️💖💖💖💞💞💖💖💝💞💖💞👍👍
@busurimucaad7807
@busurimucaad7807 Жыл бұрын
Waxaa waa qalad Nio asadoow ninka caadi ayuu ufadhiistay😢😢😂😂
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CHEATED PROPHET MOHAMMED SCW SCW SCW ♥️💯
@Octformanud
@Octformanud Жыл бұрын
Keep going my brother legend horey usco guul an Ku rajeyn wallkey ♥️🥰✌️🥰🥰👏
@kowtharmohamed1072
@kowtharmohamed1072 Жыл бұрын
Kuqurxiso maalintad saliga nabiga scw aqri intat awoodo xitaa 100 ha ahatee
@aaminacabdillahi6154
@aaminacabdillahi6154 Жыл бұрын
Asad anigu you to you baroda wllhi adaan kuugu jeclay sababta makuu sheegaa marka koobaad waxaatahy qof faraxsan marKa labaadna waxaa tahay qof caqlibadan oo Malin walba fikrad layimada masha allah I love you man
@ismahanqurux346
@ismahanqurux346 Жыл бұрын
Saalax ayaa badiyay wiilka kale jilbaha ayuu cuskanaayay xaqiiqdii markaan fiirsanaayay waan xanaaqay markasta jilibka dhigaayay dibufiiri
@amaalmaxamedcabdi1760
@amaalmaxamedcabdi1760 Жыл бұрын
Wah wah anaa uugu horeeeyo asad
@sharmaarke2222
@sharmaarke2222 Жыл бұрын
Walaal.ku salli nabigeena swc swc
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ;;;;;;
@alone___boy9399
@alone___boy9399 Жыл бұрын
Malaga yaabaa comentgan inuu Asad Hagio 27 uu arko wan kusalamy 2020 ilaa hada kutageera keep going wllky ❤❤❤
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 Жыл бұрын
Axmed maraq wuu nastay wlhi oo wuba faristay mesha zaalx ba guulystay😂😂😂
@idowaliadow9320
@idowaliadow9320 Жыл бұрын
Asad hagio team 27 igu sheeg lcg phone kugato iso diraa wll MCN 💜💜💜💜💜
@kingsalanko2689
@kingsalanko2689 Жыл бұрын
Dadna wey is Caynayan nin wakan shaqadisaa qabsanayo wala kala tagay ordna maaha keep going asadkena
@assadxajio
@assadxajio Жыл бұрын
Assadow waxan rabaa in anogdo Qofki ugu horeyay Ee rer Djibouti Et qusobira tyme 27 sxb inchallah dhof ayan radcaynaya sxb walllahi waxan ahay 17 years old Lakiin wan imanaa inchallah sxb wallahi😎🙉🙉🙉
@abdikadiralli
@abdikadiralli Жыл бұрын
Axmed maraq dhulkuu fadhiyey maanta dhan oo gacmaha waliba isku hayey halka qaladba ku jira😂😂
@drssayruuqaadam2572
@drssayruuqaadam2572 Жыл бұрын
Kusali nebi Mohammed scw scw scw💞❤❤❤
@falastiinmohamud9512
@falastiinmohamud9512 Жыл бұрын
Daqiiqada uku dambeesa sifiican ufiiri asad, axmed maraq inta badan jilibkiisu taagsanaayay halka saalax....
@Kaafi.media_10
@Kaafi.media_10 Жыл бұрын
Waxaan Salamaya inta Somalinimada kuweentahay intakale qabiilada kudagaalamayana waxaan leeyahay bal dib iskugu laabta caqliyadiina kashaqeysiiya😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶
@haboonabdirahman3561
@haboonabdirahman3561 Жыл бұрын
0🤣🤣🤣🤣🤣
@Kaafi.media_10
@Kaafi.media_10 Жыл бұрын
@@haboonabdirahman3561 somalinimo majirto ana qabiilkeyga kulaabana Balan waye🥲🤣🤣🤣
@dheymanluula4550
@dheymanluula4550 Жыл бұрын
Cadaalad hadi laga hadlo saalax ayaa badiyey sbbto ah qofkas jilbaha ayuu dhulka dhigtey 😱🙏🏽
@faadumo4887
@faadumo4887 Жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number + 252613645331
@MohamedAli-jw6vc
@MohamedAli-jw6vc Жыл бұрын
Axmed Maraq Jilibka Ayuu Taagsayey VaR
@yazkapoi
@yazkapoi Жыл бұрын
Asad hajio legan waa kuwataa lpx sare
@iqraibraahim2823
@iqraibraahim2823 Жыл бұрын
Alahu Akbar qiyaano wayeh Ahmed maraq asoo jilibkisah cug sanaayoh oo banooniga wareega ka bixinaayeh qof wax cug sanayoh iyo qof istaag san maa osku mid eh
@taanobashiir9326
@taanobashiir9326 Жыл бұрын
Dhulka ma sino sxb Asad salax labada game hore uu badiyay dhinaca kale ayu jiray game ka ugu danbeyay na dhinaca kale uu dal cad ah thank you 🙏 sxb
@abdullahimohamed2611
@abdullahimohamed2611 Жыл бұрын
Lkn asadow ciyaartaan qalad baa kujirey waayo markasta waxaa badiyo qofka jiro dhinaca bidixda Micnaha dhinacaas dhiiiqo ma ahan Lkn dhinaca bidixda waa nadiiif Waani meesha labo mar uu kusooo badiyey saaalah halagu soo celiyo videogaan @asad Hagio codsigeyga tix geli Insha Allah
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka KZbinrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ ❤ from hargeysa ♥ ❤
@osmanfaycal2022
@osmanfaycal2022 Жыл бұрын
Allah is the greatest ♥️♥️♥️
@sharifoahmed5079
@sharifoahmed5079 Жыл бұрын
Party to Ia am keey iyo Axmad Maraaq 🤣🤣yaa ila qabo Farta taga ✌️
@ahmedabdiqaadir2680
@ahmedabdiqaadir2680 Жыл бұрын
Pro prnk ceyda kuzooo zameeh
@adnandahir
@adnandahir Жыл бұрын
Legend Azad Hagio Reply iso gal tageero 1wan aniga weye.🙏
@hibaaqfaysal3653
@hibaaqfaysal3653 Жыл бұрын
Asadoow ciyaarta khaladaad ayaa ku jira 1:saalax laba jeer ayuu ciyaaray oo awoodisa ayaa yaraatay halka axmed maraq markii ugu horaysay ay ahyd wxuu ahaa inuu mar ciyaaro oo aad u qori tuurto saalax ama inankii klee badiyay mid 2:axmed maraq ciyaarta shuruudaheega muu ilaalinayn oo gacmaha iyojilbaahaba wuu cuskanayay qof jilbaha dhulka dhigty oo cuskanaya dee cidna ma dhaqaajin karado wllo Saalax yare waad ku fududaateen
@Eng_caseer
@Eng_caseer Жыл бұрын
ciyaar fcn eheed lkn ahmed maraq uma qalmin inu badiyo lkn nasiibkiisa noqday guusha waayo qofka hal gacan wuu cusko karaa lkn inu ku haayo dhulka qaldan next game ku dheh qofka gacmaha wu cusko kara hadu dhici rabo 2 secend ka badan maku haykaro dheh intaas ku darsanaaa
@kiikolyrics143
@kiikolyrics143 Жыл бұрын
Ku saliya nabi muxamed scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Please.. part two kusoodar .. I m k .. king ceyda abeera and cumeer
@bintuosmanmusse3561
@bintuosmanmusse3561 Жыл бұрын
Asad aboowe halmar ilasoihadal aniga waankaa helaa markasta waa igacodsi 🙏🙏🥺😍
@zakariyaaxmed2891
@zakariyaaxmed2891 Жыл бұрын
Asxaabta kuxeran asad hagio iisoo duceeya muraad ayaan leeyahay walaaladey
@ayuubabshir6796
@ayuubabshir6796 Жыл бұрын
Asad reer caato dhan soo wad sida Ceyda Cumeer Ibrakadarba Arimaheena Iyo hal qofkale oo dhex dhexaad ah Sida saalax ama macalinoo waa igo codsi soo samee plez prt2
@niciimamattan5871
@niciimamattan5871 Жыл бұрын
Iamk ito ahmad maraq isku balami inta igu racsan like👍😍🤩
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯 👏 👸🎊
@pro___serbia
@pro___serbia Жыл бұрын
Arimaheena😁 iamk cumeer abeera cayda next pls 🙌😁😁
@shmzaraate2614
@shmzaraate2614 Жыл бұрын
Asadow game tuuga no so badi asaa macaan ah inta igu racsan like 🥰🥰🎼🥰
@muntaazmaxamedibrahim740
@muntaazmaxamedibrahim740 Жыл бұрын
Walal mcn thanks walal nosodaa challenge GA pause ka
@maxamuudsiciid6974
@maxamuudsiciid6974 Жыл бұрын
Asad xadhiga midabkiisa badal ama video ga kasaar waayo waa calaamada khaniisiinta 🤔☹️😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@sdqwadani5687
@sdqwadani5687 Жыл бұрын
Nin sadex kabadiyay ayaa win gareeyay bro
@maxamadfarax190farax9
@maxamadfarax190farax9 Жыл бұрын
Asad wiilashii hore noo soo celi sxp wiilashaan badal waa marax
@ahmedmustafe4415
@ahmedmustafe4415 Жыл бұрын
Axmed maraq waxaad u balamisaa imk inta igu raacsan liketa
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 Жыл бұрын
Part 2 plz IMk iyo axmed maraq Cumeer iyo ceyda iyo faadil Sey isku xoog le egyihiin iskugu beeg
@aaliyahshaban9343
@aaliyahshaban9343 Жыл бұрын
King Asad hagio✌️👊the legend🥰keep going brother
@samiira2588
@samiira2588 Жыл бұрын
Manta Dhan sugayay muqaalka cusub Asad waa ku Salaamay 😍😘😘
@ibraahimcade6332
@ibraahimcade6332 Жыл бұрын
Keep.hoing my sister
@Maalinlechannel
@Maalinlechannel Жыл бұрын
Big talented man asad 👏
@sadamhussen7922
@sadamhussen7922 Жыл бұрын
Libaxu laba mahan the Legend asad hagio 1 Somali KZbin a qalas waa😂😂
@khaalidgalas3954
@khaalidgalas3954 Жыл бұрын
Shp Asad hagio waxan qof aad ku taageer Kuna dawaada marka waxan zugya inaad Malin si live ilaa so hadal doontiis
@salmankalafoge5452
@salmankalafoge5452 Жыл бұрын
Pro asad barti two arimaheena abeera imk iyo king cayda pro pls am pls
@xamdimahamed7008
@xamdimahamed7008 Жыл бұрын
Axmad maraq wiilasha uu uxooogshegtay lamkey usooqabo part2
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Waa Idiin Salaamey Dhamaantiin Reer Malesia
@AaminoAliBashiir
@AaminoAliBashiir 10 ай бұрын
Iyaart kuceli asdd❤❤ow
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 Жыл бұрын
Inta Qososhay like Saara😂🤣
@salmasiciidfaarah8216
@salmasiciidfaarah8216 Жыл бұрын
Nio balaayadan buuran maantoo dhan jilbaha qabsanayay salah baa xaq hadii la eego badiyay😂😂😂😂😂
@daahirnuur6305
@daahirnuur6305 Жыл бұрын
Asad Sxp wlhi Gemka inaba cadi ma ahan waxad Soqawatah iamk iyo Ceyda nosoqawo Part 2 Asad
@hazazi1508
@hazazi1508 Жыл бұрын
O my got best somaali youtuber number one in the world insha allah
@Shignifilms
@Shignifilms Жыл бұрын
Fanskeyga Waa Familkeyga
@caishoayuush1352
@caishoayuush1352 Жыл бұрын
M.a wll farxadaa nii rajeynaa Mar walbo Team27❤️❤️❤️❤️❤️
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Omg mxaa idin xisy team27 3w offline ahaa asad hgio gorme firsnaa lee ku hyey hdu illhy so qdary hamplyo ahmed mrQ🎉👏
@iqramohamedhassan2928
@iqramohamedhassan2928 Жыл бұрын
Assd wllky ciyaaartan ma fcno kilyaha iyo caloshee dhibaato ka dhalin kartaa ani ahan ilama fcno runtiii hore usoco wllka
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka qofka subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
@zamzamqueenzamia4019
@zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын
Keep going my brothers 💪 🙏🏻 💯 ❤ 🙌
@raxmajirde3108
@raxmajirde3108 Жыл бұрын
Part 2 soo soosame
QOFKII SOO HORMARA AYAA 50 DOLLAR QAADANAAYA SACK GAME
17:42
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 272 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,2 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
تجربة أكل 100 بيضة في نهار واحد !!
16:04
Oussama BL
Рет қаралды 103 М.
Subscribers Race Across Kerala for 10,000 രൂപ
44:34
Arjun MP Shorts
Рет қаралды 256 М.
كنخدم 16 ساعة فنهار
21:46
B3A9Lii
Рет қаралды 113 М.
YAA KULI SHEEGAY DALALKA WORLD CUPka CIYAARAAYO AYAAN WEYDIYAY
18:28
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 320 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,2 МЛН