walaal guusha waxay ku jirtaa gacanta illahay waa inaad ku dadaasha sidaad eebe u baryi lahayd una weydiisato guul daacdna aad u ahaato illahay iyo dadka iyo naftaada waxad gaaraysaa guul aduun iyomid aaqiro inshallah
@queendahriin18833 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi
@mustafabdiqaadir79273 жыл бұрын
Insha alah caway oo taariikhdu tahay 20/september/2021 saaacaduna thy 11:31pm waxan gaaray go'aan adag oo adag nolosheydana isbadal dhab ah ayaan ku sameyna i.a qoralkan 5 sano kadib ina arko jeclhy anoo guulo badan garay hadii ilahay rali ka noqdo guul idin rajeyna dhamantin✌🥰🤲
@naimashukri7792 жыл бұрын
Inshallah Allah kugarsiyo
@aaminaamiisha31542 жыл бұрын
insha allah bro
@mustafabdiqaadir79272 жыл бұрын
@@naimashukri779 amiin wll
@xuseencabdirashiid78402 жыл бұрын
Never give up
@abdirahmanabshir17482 жыл бұрын
Ii wrn maad gaadhay hadafkaagii
@lqjr78483 жыл бұрын
Somalia ayaaan Saacaana waaanku fiiirsanooyaa waa 4:00 am Youberka aaan Ka daaleyn dhageysigiisa Xitaa 100 daqiiiqo hadii uu so duubo Thank u so much ZuheybOrAyub u're da best wlhi Wax walboo Sheegtayna wax oo anigaan ayey igu dhacday Blse Alx but right now I'm Okaei
@xararo52223 жыл бұрын
Nin caqli badan diin leh deeqsi ah ayaa thy sida aad noo hormarisay allh haku hormariyo
@binfaqiibnulbalad13873 жыл бұрын
Aad iyo aad aa umahadsantahay akhuuyalqaali masha allaah tabaarakalaah aad aa noo dhiirigalisaa abaalkaaga magidikaro aniga ahaan deyn bey igu tahay,
Masha allha allha ha kubarakeyo aduun iyo akhiraba
@sahrosheikh97303 жыл бұрын
Mansh Allah waxan u bahney ayad ka hadli haysa waxn u bahnaa haqiqqdii jaZakallah
@drsyaasminabdihakim23503 жыл бұрын
Mnsha allah wlhi.ilahay ayaa igu.oge.waxad ka hadashay wax xaqiiqa ah oy dhab ah waxaana ka dareemay hadalkaaga qalbiga. Qalbiga ayaad itaabaty runtii.wax yaabo badan oy naftadu ku suganayda.waad taabaty
@prettysihaam5043 жыл бұрын
Janatu fardows Alle ha ku galiyo walal guulayso aduun iyo aaqiraba , waan ku faraxsanahy inn ka mid noqday dadka kugu xiran 🤍
Go,an baa qatay Cadowyda Inay iga Guleystan rbaan manta 12:09 Nolosheyda aniga Hormr Garsin kara wlhi I.n Ii soo duceya
@Shacbaandauus93 жыл бұрын
Thank you teacher ayuub wlhi wax badan ban ka fa”iiday dhiiri galiyaha nafafyasha ayatahay thank you best teacher of my life
@sameeramouse13593 жыл бұрын
Thanks the teacher of my life Ayup Ahmed🙏💯🙏🙏
@esmahanibrahim63583 жыл бұрын
Mansha allah summa alxamdulilah really waan guleysanaya sababto ah all idea eed kahadasho 90% waan ahay alxamdulilah yaa allah iso ducee wll
@zamiiraaadan70513 жыл бұрын
Masha allh alle aya mhd iska lee mar waLab hadaf baa leeyahay alele ini uu igadh siiyo ayan rajay nayaa waa gii horee naf tayad kuman qanac sanayn mar walba oo ana arko qof waxn is odhan jiray gaadhi maysid wayo naf tyada kuma kal soonayn had masha allh aniga iska dhaa dhiciyay in aan ahay qof jiro wana aaminay MashaAllh ii duceeya wllo in nolo sha meel wacan ka gaadho
@maanka12462 жыл бұрын
Best motivetion thnks ustada ,janada nobaln insha allah 🥰
Thnks wllo qali ayuub waa runta somalida walhi waa xasid waqtigan la jogo
@Shilaabo1233 жыл бұрын
My bro I like that ur advisers have never been seen like someone u thanks for your everything said about our steps
@maryamaabdirahman45373 жыл бұрын
wll anoo qlbi jabay baad i dhiirigalisay wallahi alle haku xifdiyo jasaka allahu khayr
@dagandarajo8030 Жыл бұрын
Mashallh abwe shukran ❤
@ikraanbaeuty7722 жыл бұрын
29/8/2022 mallin isnin ah insha allah isbadal Baan rajaynayaaaa
@ismailyg34933 жыл бұрын
Great teacher class manta no so gali macalin mhdsnd
@mohamedugass83093 жыл бұрын
Wiilkan wlhi wax dad anfaca ayuu soodhiga waxuu kafiicanyhy 100 KZbin OO kale OO somalida ah fadlan wiilka hala shere gareys 1m siduu o gara xaqiiqde wuu idhere galiya comment kama bixiya badana lkn the last 3 years wan dhagaystaa Alaha kuxafida bro keep going
@maskacade30413 жыл бұрын
Masha Allah we miss you really go ahead my dear pro
@amranbare79533 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍
@sumayomaxamuud64863 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid wllalkey si wngsn is cawisay been Maha dadbadanoo xasidiina jira
@afraaxismaciil48223 жыл бұрын
asc khlaad baa hadalkaga ku jiraa
@anaznajiip6313 жыл бұрын
Masha allh wax badan Ba iska badali Doona Nolashayda Wxan Bartay Fikrad Maskaxdayda dawo u Ah wax walpa aan Ku badalan lahaa Tnkz for you Supporting in my mind
@ayanmohamed46853 жыл бұрын
Waxaad tahay wkyga dhabta ah sidan wanaag way dhaaftay siwalba waxbaad nugu sheegtaa alle hagu anfaco wanadada wanaagsan marnaba kuma halmaami karo alle hanoo kaaxafido📿🌺
@abdinajibmohamed87943 жыл бұрын
One of the somali motivational thanks brother where is English lessons waiting for you our lecture
@shukraansalal38283 жыл бұрын
Aragagu waa noo faraxad Allah ha ku barakeeye
@argasanosman65302 жыл бұрын
Mansha allah wallo wad ku mahsan tahay sida fican ee aad nola wadagtay taaloyinka fican thnks
@nadiamuriidi30923 жыл бұрын
M.alh dhiiragaliyaha nolosheyda allh ku xafido abwe qali 🌹👌
@sulekhomaxamed49892 жыл бұрын
Ustaad Ilaahay haku barakeyo aakhiro iyo adduunba intii aan ku soo biiray daawashada video yadaada run ahaantii wax badan baan kaa bartay
@annaahmed25643 жыл бұрын
That's very helpful tips bro thanks for sharing God bless you keep it up good work
@sacdaadam58573 жыл бұрын
Allla haku xiftiyo wlhi dar allan kujecelahy Family gaga gidigoodba alla hakarqmeeyo waxidin dhibana alla idinma tuso wlhi waxbadnbaanka faaiday waxn alla kabaryaya inu janada inagu kulmiyo idamka eebe
@samaramoha71333 жыл бұрын
Wllahi suheyb waa runtaa xasidnimada nagubadan Allah hanaga madoobeyo waa cilmi yari iyo jahilnimo xasidnimada thanks ustad
@deeqomar.deeqomar8382 жыл бұрын
Thank you teacher laga bilaaba maanta goaan ayaan gaaray oo aan noloshyda ku hormarinnaya
Mahadsanid walal runtii marka aan 10 jirka ahaa wax baan aad u jeclaa in aan helo marka aan 15 jirka ahaana waxban aad u jeclaa marka aan 19 jirka ahaana sido kle ilaa maanta oo aan ahy 23 wax baan ku hamiyaa, in badan waan xaqiijiyay alx in ta aan maanta maanka ku hayaana in ay ii rumoobi donan alle wayne ayaan ka rajaynayaa insha allah.
@Abdibasid_Garane3 жыл бұрын
Masha allah ilahey wanaaga aad noosheegtey mid ka badan oo aad heysid alle hakugu badalo insha allah❤
Masha allh wll ahmet chanel kaliya ee aan usoo galo KZbin ka
@abdiwaduudaadanahmed54853 жыл бұрын
Alla haku sharfo ustaad muqlaladada waxan ku save gareestaa taleefanka si meel walbo markaan tago udhagaysto dhiiragalintada ustaad ayuub alla haku sharfo🙏🙏🙏
Waad mahadsantahay walaal isoo ducee waan ku soo ducanenna Allaha ha inga aqablee
@saraaamuse34373 жыл бұрын
Allh ku xafido inbadan baaad idhiiiri galisay arin aaan ka niyad jabsana baaan iminka ku kudhiiraday 👍👍👍
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
The best lesson of life Thanks you soo mach my dear teacher 🥰
@safiyosheikhbashir10393 жыл бұрын
Mashaa all waa fariin aad uqima badan ustaad الله يحفظك ويجزيك الله في الدارين
@talasamemedia54873 жыл бұрын
Msha allah ustaad ayub alle haku xifdiyo, wallhi nolosheyda wax badan ayaad ku saaciday
@FARAXSAAN3 жыл бұрын
Ayub!! Wallahi you are telling our people the very truth. They never tell us what we asked for and say I will tell you all about it later!! Never happens!!
@iskufilanb3173 жыл бұрын
Masha allah xaqiiq bad ka hadashay wall inaa layska ilaaliyo weyaan qashinkooda dadka xun ama xasadka ah👍🏾👍🏾👍🏾
@raxmaruuxi86603 жыл бұрын
Fiicnaan laheeda inaad inoo Soo saarto book ka hadlaayo dhiirikalinta sababtoo ah waxaa tahay shaqsika ugu qiimaha badan aaan argo nolosheyda. Dhiirigaliya walbo badan xaqiiqda inta badan si dadban ayeey ugu hadlaan lkn adiga xaqiiq ayaad inoo tabaneysaa guuleyso
maxan wax badan ka faa'iday ustaad ayuub youberki igu cajiibsana abid an arko wlhi thak you ustaad ayuub ahmett ❤
@fathhxxannn13 жыл бұрын
SOMALILAND MODEL. AYOUB AHMED. WNKU TAGEERA ADEER
@ifrahmohamed62763 жыл бұрын
Ayuub ma somalilander baaa???? 🤔🤔
@farxiyamalin3 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub good to see your face
@ahmedabdi70833 жыл бұрын
Horeeeee u so. Bro imika. Wax wayn ayaad i sheeeegty alalh ha ku dhawro
@abibokiehyacin61383 жыл бұрын
Welcome back my teacher ayub
@deeganuur69972 жыл бұрын
Ayuub ahmed wxbadanban ku dhagastey kana faaidey shukran wllka Allah janadiisa hakugu abaal mariyo wllo🥰
@sahrahussein8153 жыл бұрын
Asc walkeey.ayub.mahadsanid.💚
@abwaandhanacraxmaan14103 жыл бұрын
Asc wlllo waanku frxsnhy in an mar walba ku xidhndoo janalkag sido kle waan ku tageersnhy Allhe haa ku garab glo
@fahmahajiabdi793 жыл бұрын
You are very good person masha allah guuleyso
@ubahmohamed69253 жыл бұрын
Mansha allah maxan dhirigalin ka helay runta ayaad ka hadasha jasaka allahu khayr
@LearnEnglishdaily1233 жыл бұрын
Masha allah wll Allah ku xifdiyo. Mxaa yelay aad ayaan is badalo ayaan dareemay. Wayo aniga meel-fog ayaan wx ka firin jiray. Balse wxaad iga tusisay meel-dhaw. Mxaa yeelay channelkaga every day waan ku xiranahay💯.