qoomaal iyo maryan mursal mashxarad Hees cusub Mashxarad 2010 HD

  Рет қаралды 4,087,988

somalipage

somalipage

Күн бұрын

Codadkii Fanaaniinta Qaranka qoomaal iyo maryan mursal mashxarad Hees cusub Mashxarad 2010 HD, Erayadii Abwaan Mohamed Deeq Alfa, Laxankii, Musigii Mustafa Karama, Video Edited By Abukar Mahdi Soo saaristii Universal TV Somalia. somali new song

Пікірлер: 2 500
@haipemedicallaboratory5537
@haipemedicallaboratory5537 4 жыл бұрын
Xasuus 😭 10 sano ka hor anoo jamacada camuud dhiganaya ayaa ani iyo qof aan jeclaa wada dhegeysan jirney ⚘ Wiil kale ayey guursatey caruur 6 u leedahay ⚘ ilahay nolosheda farxad iyo awlaad baariyiin ah iyo caafimaad hawgu dhameeyo 🙏🙏🙏
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 4 жыл бұрын
Adi nolol madhisitay saaxiib
@simanyussuf784
@simanyussuf784 4 жыл бұрын
Amiiin adna nolal farxad kudhehantahy allaha kusiyo
@haipemedicallaboratory5537
@haipemedicallaboratory5537 4 жыл бұрын
@@simanyussuf784 Mahadsanid quruxey nolol weli ma dhisan e diyaar matahay😁😁
@simanyussuf784
@simanyussuf784 4 жыл бұрын
@@haipemedicallaboratory5537 hhhh maya huno
@maymuunabdurahmaan1356
@maymuunabdurahmaan1356 4 жыл бұрын
AMIIN walal
@hanadade6500
@hanadade6500 6 жыл бұрын
Hestan kama dalo wayo wa hess tariq igu leh 2010 to 2018 woooow waqti badan aya u dhaxeyo aroskeyga ayu ahay waqtigas hadana 7 carur ah aya I jogto msh alh nice song oo igu wen
@asensio568
@asensio568 5 жыл бұрын
Maasha ALLAH wllshey
@sharmalj3340
@sharmalj3340 5 жыл бұрын
Wlhi aniga xitaa kama daalo
@bashirwarsame2523
@bashirwarsame2523 5 жыл бұрын
Xasuustii 2016 bay ii tahay
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 5 жыл бұрын
Masha allah
@kichw
@kichw 4 жыл бұрын
@@asensio568 waa ns
@amiirkaumada9957
@amiirkaumada9957 4 жыл бұрын
Habeenkii la sameeynayay Waan fadhiyey Waa erayadii maxamed deeq Alfa oo reer laascaanood ah Waa arooskii maxamed iyo rooda faras oo reer sanaag ah Meeshu waa hayes galbeed ka magaalada london Xasuus iyo dhalinyaranimadii london best of the best
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 2 жыл бұрын
😊❤Rooda faras baan gran reer sanaag msha Allah
@Hikamhagio4271
@Hikamhagio4271 Жыл бұрын
Wiilku arooskay ma reer laascaanood baa sxb 2011 film aan daawan jiray ayaa ku dhamaaday heestan oo la odhan jiray Caasi
@RibaxCali
@RibaxCali 4 ай бұрын
Ilaaahada ma isqabaan hee
@guruvoke4331
@guruvoke4331 4 күн бұрын
Growing up in Isiolo this was the anthem that was played in every wedding. Purely nostalgic. Love from Kenya.
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 4 жыл бұрын
Wan hubaa😁 inad so boqatay hestan ereyada mcn ee xasusta mudan mel kasta jogto wanku slmaya wll like tada wa i muhim❤🖐
@anfacilwaad2056
@anfacilwaad2056 3 жыл бұрын
😍❤🤗
@mohamedaminabdi5273
@mohamedaminabdi5273 3 жыл бұрын
@@anfacilwaad2056 v
@najmaalimohamed1635
@najmaalimohamed1635 3 жыл бұрын
Wan kaa qady wll
@mariammustaqem2940
@mariammustaqem2940 3 жыл бұрын
Wan ka qady walalo 💞
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 3 жыл бұрын
Waan ka qaadey wll🙌
@cayni1560
@cayni1560 3 жыл бұрын
Heestan waxay soo baxday MaaLmihii arooskayga Imikanh waxan Haystaa 6 caruuurah Who's here in 2021❤
@اشتقتاليكياربي
@اشتقتاليكياربي 3 жыл бұрын
Mash allha abyo allha kuu barkeeyo angana hangu arsaaaqo
@cayni1560
@cayni1560 3 жыл бұрын
@@اشتقتاليكياربي aaamen walalo macann
@umalkhayrfarxan1879
@umalkhayrfarxan1879 Жыл бұрын
Mashallh qli ❤
@mmaster6845
@mmaster6845 6 ай бұрын
2024 🎉
@alihareed7874
@alihareed7874 5 ай бұрын
@@cayni1560 macquul maahan😂😂😂😂
@jimaleahmed8836
@jimaleahmed8836 2 жыл бұрын
Nothing beats this song for Somali weddings till 2023
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 5 жыл бұрын
Hestan mrkn Dhagaysto wxaa igu soo dhacda Goormaad Adna Guursan dontaa wlhi 😥😥😥😥😥 2020th??
@qamarali6968
@qamarali6968 2 жыл бұрын
Hada ma guursatay abayo 2 years aya kasoo wareegatay qoraalkagag I wish ina guursatay 2022 6 may
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 жыл бұрын
@@qamarali6968 Qamar adi rer mad ledhy wll
@faizomahamettali
@faizomahamettali Жыл бұрын
Hada ma gursaty abayo 3 year kadib😢
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 9 ай бұрын
4sano wye xligan iney 4 cruur ah hesato filaa.
@Apdimaalik-g9v
@Apdimaalik-g9v 7 ай бұрын
Hada maguursatey 😢😂
@mobiin7280
@mobiin7280 4 жыл бұрын
20201 hadadd dawaneyso nacas ha igu Noqon like ila dhac apti🙌
@shugrimuxumad1299
@shugrimuxumad1299 3 жыл бұрын
Oo ka ku dhafa ma nacas baa
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Axsan hes ninka iyo nagta waxey is dhihi laheyen hadal macan ah
@queenaliinaa1990
@queenaliinaa1990 2 жыл бұрын
@@Alon_404 I,m even sorry2023 dhagaysanayaa
@Yusra_N3jib
@Yusra_N3jib 4 ай бұрын
Kararan 3sano kadib hadaan arkay😅waxba iguma lihid
@mahadmalabow982
@mahadmalabow982 2 жыл бұрын
Hees macna iyo Xasuus ba u leh Bulshada somaliyeed, Old Is a Gold. Waan ku salaamayaa wll meel kasto aad joogto, waxan ogahay inaad heestaan soo raadisay
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
2019❤ Gabar iyo will inta #Guur rabto allow waafaji kheerka👉👍
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 5 жыл бұрын
Guulayso
@kayseali8755
@kayseali8755 5 жыл бұрын
F4
@AhmedMohamed-yb4ux
@AhmedMohamed-yb4ux 5 жыл бұрын
aamin
@alizhaheiz4817
@alizhaheiz4817 5 жыл бұрын
Ameen🤲
@mankaxaaji6612
@mankaxaaji6612 5 жыл бұрын
aamiin aamin aamiin guulayso
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
Aniga music ayaa isoo jiidatey wllhy qurux 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘 waan salaamey qoomaal iyo maryan fanaan waa jamaahiirtii hore un
@chapkamoha6597
@chapkamoha6597 5 жыл бұрын
Hees walba ma jogta sxbow
@saeddayib6752
@saeddayib6752 5 жыл бұрын
@@chapkamoha6597 music iga gadan wlhi
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 жыл бұрын
2020 ❤️May Allow Wixi is jecelba Reer wngsn sii 🙏 Ten years agooo••• Jgjga
@faaidmedia6374
@faaidmedia6374 4 жыл бұрын
Aamiin sxp
@ukshorts6779
@ukshorts6779 3 жыл бұрын
Adoon aroosin ayaad heestan iska farxaysaa cajiib❤❤
@ilhaanomar9315
@ilhaanomar9315 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@IkhlaasMohemed
@IkhlaasMohemed 9 ай бұрын
Hubaal🎉❤😂
@najiipkaape
@najiipkaape Жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗
@quruxsansidahooyadeed4006
@quruxsansidahooyadeed4006 5 жыл бұрын
❤❤❤❤heestan arooskeygan kashidan ee azxbta like ta maxad igu qabataan👰👰💟💔❤💏💏💏
@fhadali4388
@fhadali4388 4 жыл бұрын
goormeewayo arooskada miss wuu dhaca👍👍💜💜💜y
@cabdikariin7619
@cabdikariin7619 4 жыл бұрын
Hhhhhmyy
@ahmetthataawa2603
@ahmetthataawa2603 3 жыл бұрын
KuLa miD baan aHaY
@abdirashidmohamedaliabdira1639
@abdirashidmohamedaliabdira1639 2 жыл бұрын
Wall hada ma aroostay
@mohamedabdullahi3081
@mohamedabdullahi3081 8 ай бұрын
Heatii erayada iyo mageceda kusoracay
@iqraabdalla8229
@iqraabdalla8229 4 жыл бұрын
Heeskaan laba jeerba inaan codkayga ku qaadaan rajaynayaa labadaas marna mari waa arooska curada hooyaday iimaan walashay macaan ila dhalatay marna waa arooska wiilka klaiya ee ila dhashay aduunka Abdishakur ilaahay maalmihiina aroos ima fogeeyo Bowehay iyo Bayaday❤❤
@adini2523
@adini2523 10 жыл бұрын
Qoomal as usual... Keep up the good work. The best somali singer ever. Qoomal we need something new for 2015 Wahh Wahh
@Ayuub_Apdishakuur_Ali_10
@Ayuub_Apdishakuur_Ali_10 6 ай бұрын
Wllky ma nooshahay😢
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын
Maxan horjoog kahaa zxp Mohamed iyo zaxipo kle inan aroskoda hestaan lagatumay aniganah dhaawan ayan gursanrabaa wixii lasugaba qayr ba kujirah hiray ba loyiri bal manta like igu quba on love qomaal 🎤✌️
@najwamohamed703
@najwamohamed703 Жыл бұрын
ilaahy hakuu fudaydiyo adigana inshaAllh
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Guri baad dhisaysaa fadlan hees iyo fusqi haku bilaabin. Kkkk aan sheekhad iska dhigee
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Heesaha arooska waa mida ugu jeclahay hestan😍😍😍
@lordshaxx3228
@lordshaxx3228 6 жыл бұрын
Hargaysa ayaa lay geeyay 2010 kii, 4 1/2 baan soo joogay. Habeenkii baan cashada isku wada iman jirnay aan warka ka daawan jirnay slntv. Heestan baa mar walba soo Gali jirtay ee ayeeyday jeclayd. 4 bilood bay imika mootan tahay, ilaahi ha u naxariisto iyo umada muslimeed ee naga hoseesay kuligood
@liibaancali5418
@liibaancali5418 3 жыл бұрын
Aamiin wll dhamaanteenba
@mahadmaxamed174
@mahadmaxamed174 2 жыл бұрын
Aamiin Walaal Nacaan Allow ayeeyadaa unaxriisto waa ayeeydeyda oo kale Aamiin
@snappynews4803
@snappynews4803 7 жыл бұрын
I grow up in western country and I’m dj so whenever I Dj Somali weddings all the aunties ask me to play this song lmaooo I had to download this song and all of em are happy now 😆💯😂🙏🏽
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 5 жыл бұрын
Wedding without this song is not a wedding 😂
@naxwoibraahim5858
@naxwoibraahim5858 5 жыл бұрын
Its good freind
@abdiazizakoqali5916
@abdiazizakoqali5916 4 жыл бұрын
@zahra mohamed 😂😂
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
@@AwesomeExperiencez Big facts. 🎶❤
@sowdoartan4566
@sowdoartan4566 3 жыл бұрын
@@naxwoibraahim5858 0
@mahadmaxamed174
@mahadmaxamed174 Жыл бұрын
CODKA 100 % LAXANKA 100 % EREYADA 100 % MIRAHA 100 % BEST SONG AROOS EVER SOMALIA 🇸🇴
@Shiroyashasama
@Shiroyashasama 2 жыл бұрын
It’s 2023 and people literally still play this in their weddings. Talk about a classic
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Long time 2010ki 😭 now 16-september 2019 😍 waqti bey aheyd 2010ki loona laaban doonin 😭😘😍❤
@izabellaizabella9390
@izabellaizabella9390 3 жыл бұрын
Adi meelwalbo aan aado commanti walbo aaa dhexjogtaa xasuus lekuheysaa xasuusahaga badana🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@najamamahad2368
@najamamahad2368 4 жыл бұрын
waxaan dawanayaa yadoo ramadaantii labo maalin inaga xigto markaan bartayna waxay 2010 wllhy universal baan ka daawan jiray anoo Buuhoodle jooga hadana waa 2020 Alle ramadaanka nabad Qab Hq inagu Gaadhsiiyo wllhy xasuus weeye intii xasuus Gashay 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 like Haila dhaafina From Borama we love all somali people alle Haidin amaansado 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdiqadar3128
@cabdiqadar3128 2 жыл бұрын
Mantane waa ramad sandka 10/4/2022 hpn Axad thy sacada 1:21 Am 😍
@blackpinkrose1050
@blackpinkrose1050 2 жыл бұрын
Maamuus kalgacal muxupiyo jacayl ayay maxamedaw naftu ku qaptaa
@jaakalow9061
@jaakalow9061 6 жыл бұрын
hestaan xasuus baan ugu soo labtey 2018 25 october malin talada ah i miss old time with my bbe 2010 Najmo manta waa marwo calafka nakal bajiyey 😢 cimiri dheer iyo cafimaad ayaan u rajeynaa ciyaal muqdisho 🙏🙏🙏
@shukriabdirizak6368
@shukriabdirizak6368 3 жыл бұрын
Amiin wll anigaba jacaykaygii ayaan waayey😭
@king-hajji10
@king-hajji10 2 жыл бұрын
Xasuuus Heestan 2009/2010 yaraantaydii ayaaan dhagaysan jiray inta 2022 daawanaysa like ha ila dhaafin waaba Timi halkan
@aymanphoto2889
@aymanphoto2889 2 жыл бұрын
Q😮😮😮
@Qazoball
@Qazoball 3 жыл бұрын
Still here in 2022 for this breathtaking song, reminds me of my childhood 😂❤️❤️🔥
@nuurboss3164
@nuurboss3164 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@naemachama8547
@naemachama8547 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@miskiadan8513
@miskiadan8513 2 жыл бұрын
Same
@KarimTVSOMALIA
@KarimTVSOMALIA 2 жыл бұрын
Ha magaalada Kismaayo waa jooga
@damlasheikh724
@damlasheikh724 2 жыл бұрын
😂😂
@tuurdibichannel6912
@tuurdibichannel6912 4 жыл бұрын
Mustafe karama gacabta alle kuma gooyo , maxaad music tuntay waa best level ee music ee hees somali ah saaran. Mohamed -deeq alfa abwaan waxbadan waa lagu tabay runtii 2010 - 15 heesaha ugu badan ee fanaaniinta Uk qaadeen isagaa lahaa.
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 6 жыл бұрын
2019 yaa dawanaayo farta taag
@mohazyare2494
@mohazyare2494 5 жыл бұрын
🙋‍♂️
@cabdixuseen8378
@cabdixuseen8378 5 жыл бұрын
layma kah diidin
@cushite2223
@cushite2223 5 жыл бұрын
🖐
@nadaahmad5818
@nadaahmad5818 5 жыл бұрын
🙋‍♀️
@abdinasiradow3252
@abdinasiradow3252 5 жыл бұрын
Am watching now on 14june twenty 19
@abdisar367
@abdisar367 3 жыл бұрын
I am Borana Oromo and I don't understand Somali language but I love this song so much . Since my childhood age till now 2022
@mariamhani-g9j
@mariamhani-g9j 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 2 жыл бұрын
Can't get enough of this song till now 2023! My Wedding song inshaaAllah.❤️
@MohamedGulled-qk5kx
@MohamedGulled-qk5kx 6 ай бұрын
😅
@cabdiraxmanabdullawjamac7623
@cabdiraxmanabdullawjamac7623 3 жыл бұрын
Maamus gal gacal Muxubiyo jacayl Haye maxamedow Mardhow ku qabtaa Intas darenkay ku qadaysan jeclahy Maama maryan mursal allah dhwre❤👍
@hodoali8363
@hodoali8363 6 жыл бұрын
Nolshayda Mohammed wan rajaynayaa heestaan inaan kudamaashaadno habeenkeena ❤❤😘😭❤
@JARAS_J
@JARAS_J 2 жыл бұрын
Sedex sano ka Dib maku damaa shaade walaal 2022
@Ina_chama
@Ina_chama 2 жыл бұрын
Ma ku damazhedeen🥺🤍
@zakattela4844
@zakattela4844 Жыл бұрын
4yer kadib 😢
@Najmamohamout
@Najmamohamout Жыл бұрын
🥺😥
@faizomahamettali
@faizomahamettali Жыл бұрын
4year kadib ma is heshin
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Wow😭 xasuus wlh 2010 iyo qaxii Ceelasha now... 1-december 2019 life goes..on ✌️
@Rothaomar
@Rothaomar 2 жыл бұрын
Love this song because I think of it as a prayer for my family 😂, I'm a Rotha married to a Maxamed 💗. So Amin 🤲
@jemalyimer-nk5jq
@jemalyimer-nk5jq Жыл бұрын
I can't stop ..to listening ...this music ...from ..🇪🇹
@UpdirahmanYusuf
@UpdirahmanYusuf Ай бұрын
Heestiiiii Arooskeyga Hadan NooLaado ❤🎉😍🙌 Hees Ka wcn ama Kama Caaan Majirto ❤
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 5 жыл бұрын
Xasus weye wllhi yaran tedi like isaara bal waxay dawa uthy ayaan waye 💯💯💯
@mainchick8353
@mainchick8353 8 жыл бұрын
Am not Somali.and I love this song so much I wish I was somali I love.somali people
@priinceyaaem2249
@priinceyaaem2249 8 жыл бұрын
What made you say that 😂😂😂
@zafwaantarabi6883
@zafwaantarabi6883 7 жыл бұрын
what's your nationality
@zohalali9865
@zohalali9865 7 жыл бұрын
like buu raadinaya
@sihamqurux8731
@sihamqurux8731 7 жыл бұрын
Main Chick wow 💝💝💝💝
@mohadigmo5166
@mohadigmo5166 7 жыл бұрын
Zohal Ali adaaa ka mudan
@frodzone1167
@frodzone1167 7 жыл бұрын
This Reminders Me Back When I was little and how things Change. I listened to this song when I was 6 now I am 13 :)
@pacifierboy
@pacifierboy 2 жыл бұрын
Now you're 18teen good boy
@Fafa22
@Fafa22 2 жыл бұрын
Innit?? It’s weird to listen back to songs ur parents listened to as a kid; such a throwback
@MuhudinJeska
@MuhudinJeska 3 ай бұрын
Fature somalian people aan halkaan fariin uga reebayaa nolol wanaagsan ku noolaada 🇸🇴🩸 year ( 2024) gold Never changes this song is my childhoods song 2010/2011 anaga nasiibkeena si fcn nooma saacidin idinka nasiib iyo nolol wacan Allah idin siiyo 💥❤️
@mohamedali348
@mohamedali348 2 жыл бұрын
2023 Hdda dhagesty Like i sar✌️
@ninculus8597
@ninculus8597 5 жыл бұрын
Ya kuheysta heestan *2019* Like Kuqabta.
@hindi3522
@hindi3522 6 жыл бұрын
Heestn aroozkayga ban kazhidn inshlh😄💋 2018 yaa ila dawanayo😄😘
@abdiaziizmahamed1340
@abdiaziizmahamed1340 6 жыл бұрын
Aniganah sido kale insha allah
@sadaamahmed9195
@sadaamahmed9195 5 жыл бұрын
Zidoo kale anina Abayo
@samiircadee4868
@samiircadee4868 5 жыл бұрын
Zahiira Peipe ZP aniga
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 5 жыл бұрын
💯💯💯💯 heestan 2007-2008 dhegeesan jiry ayado la ogoleen oo hees dhan mamnuuc tahay xiligii shabaabka nacalad haku dhacdee qomaal/MAAMADA ALLAH DHOWRO
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 5 жыл бұрын
👌👌👌inaba caadi matihid wllo meel kasto waad jogta allah kusiiyo cimiri dheer inshallah
@kabiirlaki3903
@kabiirlaki3903 2 жыл бұрын
2023 13 bisha kowaad waqtigu wuu soconayaa adiguna dhaqaaq samee hormar wacan saaxiibayaal
@mustaferoble
@mustaferoble 2 күн бұрын
Hees ql mAan sha allh😊
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 8 жыл бұрын
alah alah ka bax , qatar ❤🔥🌷 heestan xaada ikacda wlahi 🔥 hm yes , ala ala ka bax qatar qatar ❗
@ismahankarshe7499
@ismahankarshe7499 6 жыл бұрын
wîzz sacåd , Karshe kkik.
@ismahankarshe7499
@ismahankarshe7499 6 жыл бұрын
æ 😘
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 6 жыл бұрын
Ismahan Karshe arooskaga ka tuma hestan wa balan 😂😂🔥
@MohamedSaid-jr6tr
@MohamedSaid-jr6tr 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 Arooskygi ugu horeyy baa hestan laga shiday alla waayo waayo xasusta qaar xanuun badna
@kingmubarak4663
@kingmubarak4663 7 жыл бұрын
Hestan hees ad uwanagsan weye 2da fanan si wanagsan ayay uqaaden .... love it
@yahyesadiq6347
@yahyesadiq6347 3 жыл бұрын
Goortaan dhagsanay heestan waa xili hbn saacadu waxay sheegaysaa 1:51 hbn waxaan ku jiraa xasuus aan soo noqnayn iyo riyo aan rumoobayn 😔😔 2021
@اشتقتاليكياربي
@اشتقتاليكياربي 3 жыл бұрын
Sorry hno😔💔
@amiishadan8351
@amiishadan8351 3 жыл бұрын
Hestan waa riyadeyda waxan ad u jeclahay in aroskeyga laga daro insha Allah iso duceya sanadkan guursan raba insha Allah 🥰😰
@Abfrmdapppp
@Abfrmdapppp 3 жыл бұрын
InshaAllah quruxey 🥺🥺❤❤❤❤
@Abfrmdapppp
@Abfrmdapppp 3 жыл бұрын
Aniga kugursanayaa babe InshaAllah 😍
@amiishadan8351
@amiishadan8351 3 жыл бұрын
@@Abfrmdapppp thank you aboowe sharafow🥰🥰
@اشتقتاليكياربي
@اشتقتاليكياربي 3 жыл бұрын
@@amiishadan8351 insh allha xppt iso dalbo yaa🥺👸🤴♥️
@ayaanmoha9301
@ayaanmoha9301 2 жыл бұрын
@@amiishadan8351 qoralkan hal sano Ka hor qoray alx riyoyinkeyga wa I rumowen alx
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 4 жыл бұрын
JULY 2020 Yaa ila DAWanayo Goorma Arooskeyga Laga Shidi Donaa Waye 🥰🥰 Farxad Ayan Darema Markan Dawanayo Heeskan❤❤❤ I love Somalia💞💞
@alibarrow2505
@alibarrow2505 4 жыл бұрын
diseembar 2020 aya naloo shidaa😂
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 4 жыл бұрын
@@alibarrow2505 😁😁😁 iga Qoslizay wale
@AyaancabdicaliAyaancabdi
@AyaancabdicaliAyaancabdi Ай бұрын
Heetaan waxan soo booqdaye 9 /12/2024 ❤🎉 Insh allha waxan rajaynayaa inana arooskeyga ka daaro ♥️💍🥂🎶🫂 Faarxaad ayan idin rajeenyaa kuwii midoobeeye ♥️🤲
@TheDhooL
@TheDhooL Ай бұрын
❤😢
@AyaancabdicaliAyaancabdi
@AyaancabdicaliAyaancabdi Ай бұрын
❤💍​@@TheDhooL
@mohamedmukhtaar25
@mohamedmukhtaar25 5 жыл бұрын
Yaa dawanay oo ku raxaysanay 2019 caku kuwa hada joga ee bac kasii heesba kuwasan unacay melahan iska joga❤💯💯
@micraajofficial2172
@micraajofficial2172 4 жыл бұрын
Haaa wllhi kkkk
@Abdiyarepog
@Abdiyarepog 11 ай бұрын
Waxa huwal ah inad hestan wali jaceshay 2024🎉❤😂
@hafsomohamudali
@hafsomohamudali 7 ай бұрын
Haaa marka arooso aya liidara
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 4 жыл бұрын
allaha towbada ka aqbalo mohamed ahmed qoomaal fanka guud ahaan wuu ka towbad keenay xajka na wuu tagay masha allah uguso duceeya in alle ka aqbalo
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Xasuus time wlh Alla Yaa dip iigu CeliyO 2010ki 😭😭
@amrancabdi5071
@amrancabdi5071 3 жыл бұрын
Wakhti tagay ma zoo labto walaow
@UpdirahmanYusuf
@UpdirahmanYusuf Ай бұрын
​@@amrancabdi5071adi xitaaa wuu kaa taga 😂
@mosheisreal872
@mosheisreal872 7 жыл бұрын
I'm not Somalian, but I love this song and your guys culture and Farxyia fiska 💯
@q.n1629
@q.n1629 7 жыл бұрын
Moshe Isreal kkkkkkk Thank u bro or sis
@mohamedcoonka6685
@mohamedcoonka6685 6 жыл бұрын
Moshe Israel shutfuck up dumb s b,,,itch
@cushite2223
@cushite2223 5 жыл бұрын
It's Somali & thanks
@zibongo6720
@zibongo6720 5 жыл бұрын
Somali*** no such thing as "Somalian".
@abdirizakabdihayi1279
@abdirizakabdihayi1279 5 жыл бұрын
Moshe isreal thank you 😍😍😍
@hartibiileosman9961
@hartibiileosman9961 6 жыл бұрын
Hees taan mar kii iigu horeeysay aan daawado 2010 kii Ayee Aheed mar kiilabaad aan daawado waaa hada 29/4/2018😍😍😍
@ugaashufane6048
@ugaashufane6048 6 жыл бұрын
harti Biile Osman anaa hadaa kula dawanaya hhhh
@Ayuub_Apdishakuur_Ali_10
@Ayuub_Apdishakuur_Ali_10 6 ай бұрын
Wllky ma nooshahay😢
@Mrsheekeye
@Mrsheekeye 13 күн бұрын
2025 oo hada ma 15 sano laga jooga ilaahow 😢 like wa ii muhiim ❤
@MonaHAhmed-zm5wl
@MonaHAhmed-zm5wl 13 күн бұрын
14 sano weyi waqtigu wu ordyaa
@abuhurairatv
@abuhurairatv 4 жыл бұрын
I'm from India and I love this Somali weeding song
@umeyramohamed2098
@umeyramohamed2098 3 жыл бұрын
we love bollywood songs too
@mariamhani-g9j
@mariamhani-g9j 2 жыл бұрын
Thank you ❤️
@fysalmohamad5653
@fysalmohamad5653 9 жыл бұрын
i love somalia i love my country i love your song somalia life for ever
@anasabdi1909
@anasabdi1909 4 жыл бұрын
2020✊
@mascuudyasinnur8036
@mascuudyasinnur8036 4 жыл бұрын
000p4796982713 88
@liibaannuur8384
@liibaannuur8384 4 жыл бұрын
Anas Abdi kqj
@Zackie446
@Zackie446 4 жыл бұрын
Who’s here in 2020
@rahmahussein6547
@rahmahussein6547 4 жыл бұрын
Love u too dear thanks for u all love
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Heeztan mRki igu Horreysay 2010 Ayn Filaya inaan Galap Universal tv ka Daawaday😍
@saeedinspire3381
@saeedinspire3381 5 жыл бұрын
😭 markan heestan maqlo xasuuso hore ayan galaa wllhi I remember when I was young in 2010."⚡️😘❤️️😉
@yusraahmed1422
@yusraahmed1422 3 жыл бұрын
Mee too🥰
@saeedinspire3381
@saeedinspire3381 3 жыл бұрын
@@yusraahmed1422 thx
@khalish649
@khalish649 4 жыл бұрын
10 jir baan ahaa wakhtigay heestan soo baxday maanta 23 ilaahay cimriga hanoo dheereeyo inta 2021 daawan doonta suulka amateedka ufura 😂😂😂
@ibtisaanbeutychannel2657
@ibtisaanbeutychannel2657 3 жыл бұрын
Wlhi heestan markii u horeysey een maqlo wxy aheyd 2012 filimki caasi habenku dhamaneyey ayaa logu ridey marka man garaneyen cida qada waayo filimka ayaaban dhumasho ku dawneyey oo ley didi jirey barigi laga bilaabo ilaa iminka wn dhageysta wlhi waqtiga caruurnimo mxy wax kasta uu macn yihiin iminkana waaba 2021 /6/4 habeen jimco ah sacadu 22:18 koley waa xasuus
@sultanzahardid6926
@sultanzahardid6926 3 жыл бұрын
Kula daawanynaa wllo isla habeenkan
@hersij7161
@hersij7161 5 жыл бұрын
Heestan wan jeclhy mar walbo inan dhageysto maxa yelay xasus ayey igu thy run ahaanti yaa dhagesanaya 2020 like isara inta mama mursal tagerta
@abduwelidalel9054
@abduwelidalel9054 4 жыл бұрын
Sanadkan 2020 iyo kan xiga ee 2021 allow dhamn iskaabulada faraj u fur💚💚
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 10 ай бұрын
Cajabey cajiib 2024 Baan dhageysan 😊❤
@hafsomohamudali
@hafsomohamudali 7 ай бұрын
Xiligii an maqlaye ilmo aya aha manta 😂
@fahmocali1368
@fahmocali1368 Жыл бұрын
Wow m.a heestani Waa hees mucjisadeyda iyo darenkeda wadata dabcan anigu wey iga gadan tahay I love my somaliya
@acmedyare3460
@acmedyare3460 2 жыл бұрын
Music 🎵 waa mid kicinaya shucurtada Hobolada Qomal iyo maryan mursal waa dad aan la ilibaabi donin😥😍🤗
@roo3159
@roo3159 4 жыл бұрын
So many beautiful cultures! Love from morocco!
@blessedsuccessful
@blessedsuccessful 6 жыл бұрын
I don’t understand anything but I am guessing they are thanking God , I love their songs , you know the artists are talented when you don’t understand but still enjoy
@ZakariaQurbac
@ZakariaQurbac 2 жыл бұрын
They are talking about a newly wed couple Mohammed and roodo and how the two couple feel about each other
@najmaxasannuur2679
@najmaxasannuur2679 3 жыл бұрын
2/3/2021 Yaa ila dawanaya likta👍 igu soo xasuusi covid 19 ayaa markale nagusoo laba kac leeyey🤦‍♀️ allow noo sahal aamiin🤲😥
@SamirweyeNoloshu
@SamirweyeNoloshu 3 жыл бұрын
Ilhy ha inaga badbaadiyo wllO from Burco
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 4 ай бұрын
Hestan wiil iyo gabadh reer laasqoray ah o is guursaday ayaa loo qaaday 2010kii. Iminkana wa 2024 afar iyo toban sanaa kasoo wareegatay alla muxu waqtigu ordayaa😢❤
@Hasan_mattaan
@Hasan_mattaan 2 жыл бұрын
2022, ilaa iminka waan sugi kari la'ahay maalintan arooskayga ka shidan lahaa heestan weliba Ereyada u horeeeya😍 Waa mahad alliyo maalin lagu farxee Mudan iyo marwaa meherkodi dhacay.....
@haidarsweedendream9101
@haidarsweedendream9101 6 жыл бұрын
Awlaad masuula oo muslim ah ooo diin leh mohamed iyo muna mowla ha ina siiyo
@algimohamed9899
@algimohamed9899 6 жыл бұрын
Wow gorgeous, beautiful and emotional ... It instills in me the feeling of my wedding day ... Love it
@abdifitahaweissheikh4457
@abdifitahaweissheikh4457 3 жыл бұрын
Heestaan markaan dhageesan jirin mar walbo waxaan qalbiga iska dhihi jiri. Adigane goormee guursataa. Maanatane aabe hal wiil ujoogo ayan ahey. Hadane mid kale jid igu soo jiro alx alx alx alx. Adduunyo wixii kuu qoran adigoon is wareerin ayaa boostaada ilahey keenaayo..
@IidoMoon
@IidoMoon Ай бұрын
Heestan aad ayaan u jecelahay insha allh arooskayga shidan🎉❤
@moali6299
@moali6299 3 жыл бұрын
Heestan aroos aan laga daarin haduu jiro aroos ma ahyn kaas. 2021 hadii aadawanaso like iisaar🔥
@mohamedabdullahiabdi2919
@mohamedabdullahiabdi2919 3 жыл бұрын
hada ayaan daawa haayaa sxb😂😂😂
@moali6299
@moali6299 3 жыл бұрын
Cajiib weeye wlhi adeer waa xagee
@mohamedabdullahiabdi2919
@mohamedabdullahiabdi2919 3 жыл бұрын
@@moali6299 uganda kampala✌
@moali6299
@moali6299 3 жыл бұрын
@@mohamedabdullahiabdi2919 salaamulaah adeer jumca wanagsan
@dezmapranks8699
@dezmapranks8699 4 жыл бұрын
December 2020 quarantine who's here 🙌😂😂
@rashdr6080
@rashdr6080 4 жыл бұрын
😂😂never gets old🥰
@Lander_18_may
@Lander_18_may 4 жыл бұрын
😂Me
@mariammohammed8720
@mariammohammed8720 4 жыл бұрын
Sure🤣🤣
@sacdiyosheekhsomane320
@sacdiyosheekhsomane320 4 жыл бұрын
December io quarantine wah
@anabaahamed2966
@anabaahamed2966 4 жыл бұрын
Mee
@yenekonjo8463
@yenekonjo8463 4 жыл бұрын
29/1/2021❤️😂 mahamed iyo rooda❤️ wada jiro nabad ku waara
@cumar_____axmed_official3703
@cumar_____axmed_official3703 3 жыл бұрын
Haahey ✌♥️💪🎧🥰
@yaboyabe6936
@yaboyabe6936 12 жыл бұрын
Best Song Ever Masha'allah ")
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 7 ай бұрын
Universal.iyo honey caple maxaan ka dhageystay 2009/2010 xusuus wlhi waqtigaaas jawiga sidu ahaa hada maahan Dadkiu aan wada joognay hadana ma wada joogno sido kale magaalada marko baan joogay hadana ma.joogi wr yaqe heesaha qaar waaba xusuuus runti 😢
@roodomohamud
@roodomohamud Ай бұрын
31/12/2024 sanad dhamaadkii io bilow sanad cusub I.a wxaan rjynyaa inuu ii qurux badnaado oo riyooyinkyaga ii rumooban😢
@NastuuArab
@NastuuArab 27 күн бұрын
Cajaaib shiikhow 2025 baan daawanayaa❤❤❤
@awledsube3679
@awledsube3679 22 күн бұрын
Still 2025 /1/14
@KadisMedia12
@KadisMedia12 4 жыл бұрын
War heedhahaya heestan waan hubaa inaadan ka baaqsaneen ood ku soolaabataye like
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 4 жыл бұрын
Xusuuus wlhi yaaa dib wakhtiga u celiya ayaaan isdhahaa 2011 dhagaxbuur 😭 Inta iga danbaysa liketa hayla dhaafina please
@feisalissa2318
@feisalissa2318 4 жыл бұрын
2010 burco anoo kasoo socda oo hargaisa isoo socda dhagysanayay 2021 na Nairobi Kenya 🇰🇪 aan ku dhagysanaa gobtii burco baan ahay
@Qoojistan
@Qoojistan 4 жыл бұрын
Gobta waan kusalaamay xamar
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 Жыл бұрын
In 2012 used to go to the internet Cafe and sit on the computer To just listen this song all day ❤ Nostalgic feeling 😌
@Waliyullahjafaal
@Waliyullahjafaal 6 жыл бұрын
Heestan 2010 dhegesysan jirey Anoo 9sano jir ah Still watching Xasuus gaara iguledahay
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 5 жыл бұрын
Ooh and look at u now you are 19yrs old Lil bro. Weynaade ayaa waanagsanaado 😎
@Waliyullahjafaal
@Waliyullahjafaal 4 жыл бұрын
@@AwesomeExperiencez ✌❤
@zainabhassan9338
@zainabhassan9338 5 жыл бұрын
Am not a Somali and I don't understand anything there but I love this song and the way they dance 😍 I love it Somali are the best they are respectful.
@queenaliinaa1990
@queenaliinaa1990 2 жыл бұрын
Oo run ahaa wadankee udhalatay
@abduljabbarmohammed4188
@abduljabbarmohammed4188 Жыл бұрын
​@@queenaliinaa1990😮
@Itzmeahmet
@Itzmeahmet 4 жыл бұрын
One of my favorite song of the whole of somali songs 😍🥰
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 3 жыл бұрын
Hadaa dawatay 2021 love isara hestan weli wey shidantahay madamin
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 2 жыл бұрын
Waa heesta heesta somali waligeed suuqa ka baxeen
@anabali5114
@anabali5114 11 жыл бұрын
love this song and luv my country
@omarjuninho9618
@omarjuninho9618 4 жыл бұрын
That's great siz
@abdikani4081
@abdikani4081 2 жыл бұрын
Wali ma noshahy wll🥺🤲🏼
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Missing the old Days 😭😭😭❤️ alla muxuu ahaa waqti Cajiib ah 😭😭 now 22-December 2019 ❤️🎧👈
@Waliyullahjafaal
@Waliyullahjafaal 4 жыл бұрын
😢
@zunduznor6133
@zunduznor6133 3 жыл бұрын
😩🥺
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,7 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 23 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
AWALE ADAN BEST AROOS SONG ( OFFICIAL VIDEO) 2017
7:52
Tusmo Films
Рет қаралды 5 МЛН
Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY
6:31
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 7 МЛН
Aroos
7:06
Release - Topic
Рет қаралды 14 М.
HODAN ABDIRAHMAN HEES CUSUB l UTUMA HEELADA l VIDEO HD 2020 LYRICS
5:44
Kabarai Films
Рет қаралды 4,4 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 112 М.
coma coma - shamsa Mohamed Foot & Mandela
6:03
eyeforaphoto Ruffluv
Рет қаралды 2,3 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН