Qoomiyada masia suuqooda ugu wayn

  Рет қаралды 41,588

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Күн бұрын

Пікірлер: 124
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 8 ай бұрын
Fargalka somalia 🇸🇴 ❤ mise faraanti ayaad u taqaanaan😅 from hargaisa
@Janagale252
@Janagale252 8 ай бұрын
Ilama qurxoona ciwaanka aad u samaysay ama cawaan aad ku tilmaamaysid dad aad booqatay sida kale waa vedio cajiib ah masha allah
@abubakarmohamed7357
@abubakarmohamed7357 8 ай бұрын
Hindida tiradooda ay tahay 1 billion waxey heystaan 1 madaxweyne Halka anagana aan rabno qabiil walbo inuu noqdo wadan 😢
@NooradinHurdaye1
@NooradinHurdaye1 8 ай бұрын
Why don't you say I visited maasai market why say cawan
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 8 ай бұрын
Ma been baa waa CAWAAANE 😂😂
@qaalidqalid2090
@qaalidqalid2090 8 ай бұрын
Ciyaal jiingad Masai mafahmayan
@CaafiTiens
@CaafiTiens 8 ай бұрын
Acutubillahi. Dadka Allah uumay maxaa u cayneysaa
@rashiid187
@rashiid187 8 ай бұрын
You visit thier country yet you are disrespecting them. Masai are proud of thier culture
@rashiid187
@rashiid187 8 ай бұрын
@@CaafiTiens waa jahil.dad dhaqankooda ku faraxsan ayuu canayas
@Hassanlive2050
@Hassanlive2050 8 ай бұрын
bro talo erayga cawaanka ka daaa edit ku samee laga yabee in ay wax ka soo noqdaan mustaqbalka
@axmedaxmednuur3635
@axmedaxmednuur3635 8 ай бұрын
Somaliland ❤
@sirkaal
@sirkaal 8 ай бұрын
Wallahi maanta ayaan liftga ibgaro 6 kugu arkay, qofka tahay ayaan garan waaye... markaan mesha kaso tagey ayaan soo xasuustey qofka tahay, InshaAllah berri hadaan ku arko waan kuso qabanaya... ii nolow bro.
@amiirakaapa3672
@amiirakaapa3672 8 ай бұрын
5kun ee ka dhiman ubuuxiya wiilka wuu qalmaye❤
@maryanali1607
@maryanali1607 8 ай бұрын
Keep going bro dhaqtar muqalada quruxda badan eed noso gubisaan👍👍
@farxanayuop11
@farxanayuop11 7 ай бұрын
When we’re reer burco. We always say naagta 😂😂
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 8 ай бұрын
Masha Allah badiyahanh muqalo qurux badaan nogaaso duub dhakhtarrr 200k iyo gabaadaan waa uqalaanta 2mlyan insha Allah waa gaare
@rashiid187
@rashiid187 8 ай бұрын
Dadka ha aflagedeen. Cawaan ma aha ee waa dad dhaqznkooda ku faraxsan. Masai
@Hamdiisxaq
@Hamdiisxaq 8 ай бұрын
Dhakhtar farantiga isii ❤
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 8 ай бұрын
Asc dhakhtar wxn kugula talinayaa madama aad joogto kenya wxd booqata beeraha somalida ay ku caweeyan sida uhura park parkland and pradise lost ilaa tustfast kuwaas booqo
@farnafarhan
@farnafarhan 8 ай бұрын
Wllo labarkaga maa ISO sin karta
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 8 ай бұрын
رائع 👏👏👏👏👏👏👏
@Candidiasisaflax
@Candidiasisaflax 8 ай бұрын
Wee mohamed dhakhtar big man 🎉 insha allah
@Galaal.channel
@Galaal.channel 8 ай бұрын
War hoos bad udhacay miyad walatay meesha ka kaalay cilashkaba burcad ka helaysaye😂😂 Kaftan taliye
@ANFACONLINEACADEMY
@ANFACONLINEACADEMY 8 ай бұрын
Best youtuber
@abdulibakale545
@abdulibakale545 8 ай бұрын
Cawan ma ahan waa dhaqankooda
@daahirmursal638
@daahirmursal638 8 ай бұрын
iska hagaaji title haku sheegin dadka cawaan
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 8 ай бұрын
Mchallah hooyo wnku salamy ❤
@naciimamaxamedmaxamuud1880
@naciimamaxamedmaxamuud1880 8 ай бұрын
Maxa qaldan waa tuntiis waa cawaan ceebna maaha wiilka ka dhamada wax qaldan ma sheegine
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Dhilooyinka somali baa isaga cawaan dhahaya masaaina cawaan u diidan xaga ragga si wanaagsan wax ugu sheegayaan
@nastehoali6695
@nastehoali6695 8 ай бұрын
Legend an tagero ❤
@Cfataxyare6
@Cfataxyare6 8 ай бұрын
Dhalin yaro hadad rabtaaN inaad raxaysataN wax parta❤❤
@TaKa-d6m
@TaKa-d6m 8 ай бұрын
magac cawaanka ma u qurux badana cinwaankaaga inaad ku soo qorto
@nafiisamohamoud8892
@nafiisamohamoud8892 8 ай бұрын
Somaliland ❤
@AbdiafatahDaahir-sc8ki
@AbdiafatahDaahir-sc8ki 8 ай бұрын
The Legend dhakhtar please reply😢
@muxumedqofal
@muxumedqofal 8 ай бұрын
Dhaktar sxp labarkada uu bahanahy
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp 8 ай бұрын
Ninkii qaysar marookuu naag ka doontay
@idont______care1356
@idont______care1356 8 ай бұрын
Yaa kuu qoray inaad iska dalxiizto
@munamohamed7980
@munamohamed7980 8 ай бұрын
200k iyo wxka badanba waad u qalantaa wll
@sharmakecabdi-lb5dp
@sharmakecabdi-lb5dp 3 ай бұрын
hu haa
@yusraxaaji8972
@yusraxaaji8972 8 ай бұрын
Dhakhtarr wan kusalaamey❤
@bidixoxusein
@bidixoxusein 8 ай бұрын
wll adna dadlkeda la imo❤
@balqeysashariff4436
@balqeysashariff4436 8 ай бұрын
Why you say suuqa cawaanka?massai are people not cawaan
@omarfarhan-yi8gv
@omarfarhan-yi8gv 8 ай бұрын
Magaca iska sax sxb
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 8 ай бұрын
Wllkie sama fale geep going bro sonqo ado napada ❤
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 8 ай бұрын
Dhakhtar iwas bro maruun
@princessgacal3678
@princessgacal3678 8 ай бұрын
Dhakhtarka duula❤❤
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 8 ай бұрын
War zxp cawaanka ka reer erygaa waa Gaf eh nool walba wa leeyihiine ar somali hadaan nahay Afxumo ayaa laynagu kharibay
@HariirAhmed
@HariirAhmed 8 ай бұрын
Horay usoco
@abdimajidmohamed1463
@abdimajidmohamed1463 8 ай бұрын
Erayga cawaanta iska daa ina adeer waa caay. Masaidu waa dad daqankooga ku dagan
@mahamedozman1604
@mahamedozman1604 8 ай бұрын
Zhp yana ku qalan ee isku badno😂😭
@sadiiqcaydruz7874
@sadiiqcaydruz7874 8 ай бұрын
Nice ring 💍
@Sadikmzungu-zk6qr
@Sadikmzungu-zk6qr 8 ай бұрын
Ma wanagsano dad Mel dagan oo u dalxiste degankoda inan aflagadeyso dowr Marne wan arke athigo ereygas isticmleyso bulsho aya wax isugudbuneysee mawanagsano areygas fdln kadigtonow inshallah
@fadumojamac2415
@fadumojamac2415 8 ай бұрын
Meeshu ma keniyaa
@jeffyfan9603
@jeffyfan9603 8 ай бұрын
Wax cawaan ladhaho oo adiga ahayn majira waryaa afsomaliga ga sax call them massai people they go to schools n are educated people cawaan yaho
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Adiga maxaa kaa galay marka
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Lacnad baa kugu taale shiisheye in cawan ladhoho baad u diideysa kii ku xigayna cawaan baad Leedahay dadnimo xumada nuucaa wa mxy
@lipanahmed4373
@lipanahmed4373 8 ай бұрын
Qeysbuu mid uu baalaminaya dhakhtar😂😂😂
@abhmed2338
@abhmed2338 8 ай бұрын
Cawaan
@sconto7
@sconto7 8 ай бұрын
why is he keep saying somaliland?
@NewsFusion24
@NewsFusion24 8 ай бұрын
Dee waa gurigii hooyadii. Hooyadaa English xun kawase.
@safiyojeylaani
@safiyojeylaani 8 ай бұрын
F🎉🎉🎉😢 sleep gm😅😅😮😮
@user-mouze
@user-mouze 8 ай бұрын
gggg
@fy4r
@fy4r 8 ай бұрын
Sxp waad ku gaftey dadka caawaan waa maxey disrespect
@kowsarmuuse2302
@kowsarmuuse2302 8 ай бұрын
Somaliland cid ku mataqaane somali yadadaa amin dhakhtaroow hbo
@muhamedhusseinjama2007
@muhamedhusseinjama2007 8 ай бұрын
sc waryaa dhakhtar wanu ku arkynaa cakanka somalia hadanu somaliland nhy hanoola soo galin , somaliland taadana ku faan waeyaa
@Thefooty-c2c
@Thefooty-c2c 8 ай бұрын
best youtuper
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 8 ай бұрын
Stop calling them cawaaan. Respect other people
@abdirashidibrahim7115
@abdirashidibrahim7115 7 ай бұрын
Waryaa dadka ilahay abùrtay ha ha habarin cawannaha dhihin jahiluyohow Hana cebeysan somalida
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 8 ай бұрын
Doqonkaan yaa dadka ka qabta cawaan adiga ah oo macalgad sameysan karin reer hargeisa cawaantan qabsada schooladiina dad ma soo saaraan wa fashil
@abdimajidmohamed-wq4se
@abdimajidmohamed-wq4se 8 ай бұрын
Exactly ..tag olakina 😂😂😂
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Adiga maxaa kaa galay dhilayahay Ma masaay baa tahay dadka Si dagan wax ugu sheeg am afkaada xir dhilo dabadhilafa wan naqaan adigoo kale
@naimam2685
@naimam2685 8 ай бұрын
Cawaan mataqana micnihisa u shouldn’t insult people like that, some of them are more intelligent than u.
@abdimajidmohamed-wq4se
@abdimajidmohamed-wq4se 8 ай бұрын
Tag olakina ...more inteligent than whole gobol somaliland😅😅
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Mxaa kaa Galay marka adiga dhilo Ma masaai noo xayeysii baad naga maqashay
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Qofka Haduusan diin heysan wa cawaan
@caasimadavlogs3160
@caasimadavlogs3160 8 ай бұрын
Calankaas buluuga ah waa sumaddeena hadba, xidigtaas cadna way na midaysaa,
@kowtharomar8875
@kowtharomar8875 8 ай бұрын
War wey kuxade nagta 100 waye 400 maaha 😂
@Cali7870
@Cali7870 8 ай бұрын
Afxumo waalaga fiicanyahay ee qowmiyad dhan oo iskaganacsaneso Ayaad utagtay hadane Cawaan ayaad leedahay
@abdirahmankoronto2815
@abdirahmankoronto2815 7 ай бұрын
It is disrespectful, impolite, uncivil, and ill-mannered of you to refer the Maasai as 'cawaan'. Your sentiments are not only abusive but also demeaning and degrading one of the most powerful and dignified African cultures in our continent. Maasai are proud of and pleased with their traditional aspects and we haven't heard them complaining. You ought to withdraw that term 'cawaan' and apologize to them. Style up young man
@shadessiyat4566
@shadessiyat4566 6 ай бұрын
How to hide the Abdi is a good friend thank you help me the animals is a good
@MohamedOsman-cz9xn
@MohamedOsman-cz9xn 7 ай бұрын
Bahalka aad siiriga moodayso alaabta raga lagu xajiyaa badow reer burco asal 😂😂😂👍
@nasteeh
@nasteeh 8 ай бұрын
nabiga kusaliya wll iina soo duceya
@sssdddf8508
@sssdddf8508 7 ай бұрын
Dhakhtar ma budhkii baad garan wayday soo diga reer burco ah
@Malloofficial1
@Malloofficial1 8 ай бұрын
Dhakhtar alwayz legend❤
@ibrahimcateeye1139
@ibrahimcateeye1139 8 ай бұрын
Doctor always legend❤
@FarxiyoTgirl
@FarxiyoTgirl 8 ай бұрын
Masha Allah dhaktarrr much respect for you the only Somali KZbinr I get entertained from🥰
@wm9669
@wm9669 8 ай бұрын
Why you call masai cawaan? You are not a good vlogger
@sharmakecabdi-lb5dp
@sharmakecabdi-lb5dp 3 ай бұрын
maha sanid
@rageugas2853
@rageugas2853 8 ай бұрын
Markaad Jahli iyo doqonimo isku darsato ayaad ugu yeedhi kartaa Ummad Dhan ‘’Cawaan’’. Waa in kan Kenya laga soo tarxiilo haduu wali joogo. Waxbaad noo soo gudbineysaa markaas ayaad Ummad dhan aflagaadeyneysaa. Shame on you.
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Wa cawaan qofka haduusan diin heysan wa cawaan
@Ac_photography-z7b
@Ac_photography-z7b 8 ай бұрын
200k Coming Soon
@CabdixakiinCaliyaasiin
@CabdixakiinCaliyaasiin 8 ай бұрын
Dhakhtar sxb hore usoco wan ku taagero runtii muqalo xiso leh ayad noso gudbisaa
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 8 ай бұрын
Masai wa dad dhaqan kooda amiin San jamacaade ka baxan wa farsamo yaqaan hidda iyo dhaqanka Africa mathala nin youtub shilimo yar ka raadsanayo inuu qawmiyad dhan cawaan ku sheego wa khalad anigu Somalia kuma Dhalanin lakin dhaqan xumada la yaaba somallida isma qaba to omg
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Qofka haduusan diin heysan wa cawaan mxd ka qawan kartaa shuubadadan dabadhilif ka ah luuqada noo dhilo yahay shisheeye kalkaalka ah
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
Somaliyana waad ku dhalatay dhilo beenleey baad tahay dabo dhilif qarmuun shisheeye kalkaal aniga majecli in qof cawaan ladhoho lakiin maahi shuubo adigoo kale dadkeeda shisheeye u caayeysa nuucada oo kale buu lahaa aabo somaliyeed gabar baa ii dhalatay
@cilmicali5151
@cilmicali5151 8 ай бұрын
Nin dhaqankisa ilaa shaday ayad cawaan le dahay😅
@sharmakecabdi-lb5dp
@sharmakecabdi-lb5dp 3 ай бұрын
zxb
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 8 ай бұрын
WAR DADKAA AAD MARTIDA U TAHAY MAXAAD CAWAAN UGU SHEEGTAY !!! BILAY HAWADA KUGU CUNAAN
@SomaliLewico
@SomaliLewico 8 ай бұрын
jow kow now somalida ya ka cawansan waata dal ama nabad dalkooga ugu nolol laa oo hablaha somalida naag laqabo iyo naag singel ah baa ethiopia ama keyna lagu fuulo bilash haben walba oo adunka ba laga ogyahay somalidu in ay yihin big jaahilin sida ado kaale jow kow now hadana bow
@mohamadabdulahi5521
@mohamadabdulahi5521 8 ай бұрын
Cawaan waa maxay adeer dadka cayda kadaa edebta KZbin Ka baro
@khamalhasan9001
@khamalhasan9001 8 ай бұрын
Wadhaf maahee waa shinbiro laaye abdoow
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 8 ай бұрын
Cawaan maahan kuwan. Waa xoolo dhaqato sida anaga oo kale dharna waa xertaan.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 8 ай бұрын
Idinka maxaa idinka galay Masaai da, ciidan qolo kale weeye soomalidu, cidkale ayuunbay Waxaan waxba ahayn kudifaacayaan, orod Ethiopia ka iyo Kenyanka iska soo celi dhulkaaga hasysta.
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 8 ай бұрын
@@NewsFusion24 masaai du dowlad maaha aniguna dowlad maahi lakin in lays xushmeeyo waa waajib
@cabaas8626
@cabaas8626 7 ай бұрын
@@NewsFusion24 wa dhilooyin micno laheyn midhaa gafuur udhaxay
@nastehoabdi2495
@nastehoabdi2495 8 ай бұрын
Hadan kugu arkay islii adoo marayo😅😅😅
@abdullahia2401
@abdullahia2401 8 ай бұрын
The Masai are not cawaan they are nomads when you say cawaan you are calling them Barbaric. It is like calling Somalis barbaric because they are nomads or they wear macawis. Masais have educated people, degree holders and skilled tradesmen. Shame on you and change the title.
@Alhajjyprincess59
@Alhajjyprincess59 8 ай бұрын
Stop being racist why say cawan?
@farnafarhan
@farnafarhan 8 ай бұрын
Dhakhtarr wllo hore usoco
@abdikadirbillemohamed1553
@abdikadirbillemohamed1553 8 ай бұрын
Dhakhtar thanks
@niicimamuxamuud4538
@niicimamuxamuud4538 8 ай бұрын
M.a dhakhtar❤
@youtubejunior3133
@youtubejunior3133 8 ай бұрын
Big fun Pro you and your freinds ❤🖐🦁
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 8 ай бұрын
Morocco 🇲🇦 vivaaaa
@abdirahmaanawil-zn7gc
@abdirahmaanawil-zn7gc 8 ай бұрын
Lagand ❤
@MohameThBrowN
@MohameThBrowN 8 ай бұрын
Nabiga ku sali wllky❤
@Fartuungeedoo
@Fartuungeedoo 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@khadaraj1846
@khadaraj1846 8 ай бұрын
Massai waa dadka magalada Nairobi iska leh
@hasnaden6hasnaden643
@hasnaden6hasnaden643 8 ай бұрын
Maogaan Nairobi in ee Masaai language tahaay
Suuqa ugu raqiisan nairobi gikomba
21:27
Dhakhtarrr
Рет қаралды 165 М.
30 SECONDS KU SHEEG DALALKAN | CHALLENGE ADAG
21:13
Dhakhtarrr
Рет қаралды 50 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 9 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 9 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 125 М.
Nolosha gaarisa | life of garisa
21:02
Dhakhtarrr
Рет қаралды 121 М.
Happy  2024 new year
13:00
Qays Qeyser
Рет қаралды 217 М.
GABAR TIK TOKLEEY CAAN AH AYAA MALAYSIA TIMID WAATEE GABADHAAS KOKO
17:16
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweell
Рет қаралды 100 М.
Ku guulayso 50 dollar  hadi ad garato sharaabkan challange adag
14:18
GURIGA AAN UGURI RABNO IYO QAABKA UGU NOLNAHAY WADANKAN😱👈❤
20:00
Waligaa ma samaysay?? | HAA iyo MAYA | Challenge
10:22
Qays Qeyser
Рет қаралды 224 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН