Suuqa ugu wayn jidah IYO halkay ka bilaabmantay

  Рет қаралды 142,608

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Күн бұрын

Пікірлер: 265
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
100k xaflada inoo balana
@Dhakhtarrr
@Dhakhtarrr Жыл бұрын
Let’s reach him guys odayga ha igu ceebeenina
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
😊
@cristiano-x1g3f
@cristiano-x1g3f Жыл бұрын
​@@Dhakhtarrr wan usaaray sxb
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 Жыл бұрын
@@Dhakhtarrr Waan usaaray walaahi😊
@najiipkaape
@najiipkaape Жыл бұрын
​@@Dhakhtarrr saarney akhiiii
@HamzeVlog
@HamzeVlog Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤
@abdirizakahmedmohamed7542
@abdirizakahmedmohamed7542 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤😊😊😊❤
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/gXjSdnubaLmoe9E
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Scw❤
@wll__________qeys463
@wll__________qeys463 Жыл бұрын
Guulo is daba joog ah✊ Farxad aan dhamaad lahayn😊 iyo khaatumo wanaagsan❤ Ayaan kuu rajeynayaa Adigaan🫵
@Jibrilosman-oi5xb
@Jibrilosman-oi5xb Жыл бұрын
Dhakhtar & Qays qaysar & Geedisahan three Legends wlhi 🖐
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Жыл бұрын
Wadanka xaaged wax baaba'ay uga dhigtay basal baar waana maqaana wadanka way taalaa waanan isticmaalna😊😅
@sagaljiijiile8565
@sagaljiijiile8565 10 ай бұрын
hahaha aniga hadda rabay inaan so qoro. ayaganan jikada galin oo ka war qabin, basal baarta
@mimik2959
@mimik2959 Жыл бұрын
Masha Allah dhalinyaro cibaado iyo bashaal isku darsateen Allahuma baarik! Sanadkaan cumeada waan wada joognay rabbi ha naga wada aqbalee.. i support all ur channels for Gods sake. Guulaysta wllyaal
@dambeleofficial8159
@dambeleofficial8159 Жыл бұрын
Ragii safarka oo isku soo lug dhacay guuleysta saaxibyaal
@sulli__ka376
@sulli__ka376 Жыл бұрын
Inshaalah riyad hadaad tagtiin meesha bolivard la yidhaah taga aad ayay u qurux bdn thy
@zaami5450
@zaami5450 Жыл бұрын
qays qaysar ninka kaliyee baaqiga u celyay waa geedi sahan Caan uun baanu ahayne waa the best travel of youtuber❤🙌🏼
@farax6361
@farax6361 Жыл бұрын
Walal dhakhtar Alle hakaa aqbalo cabaadada soo gudatay wll iladartii caagad yar oo biyaha zamzam zamka ah maad ii keeni adoo mahadsan waxan daganahay hargeisa 🤲
@jibriilupdy2160
@jibriilupdy2160 Жыл бұрын
Hrgysa hlke ayaad ka dagan tahay
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 Жыл бұрын
Waa dad yar yar oo wax fiican la yimaada mansha Allah
@ayaanmahamud4504
@ayaanmahamud4504 Жыл бұрын
Asc maansha allh habo horey u socda waxyaabaha wanaagsan ee umadana u faaiideeya insha allh ale ha idin xafido
@mohammedofficials
@mohammedofficials Жыл бұрын
ku sali nabigena muxamed walalo adoo mahadsan❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 Жыл бұрын
حديث: من تصبح سبع تمرات عجوة لم يضره ذاك اليوم سم ولا سحره
@Sheekha.Idiris11
@Sheekha.Idiris11 Жыл бұрын
msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim
@abdiasisibrahim3343
@abdiasisibrahim3343 Жыл бұрын
War alle ha idin barakeeyo saxiibayal dad wax tar wayn bulshada u hayaad tihiin arintii cawinta dadkana ha ilaawina
@zamiraqurux874
@zamiraqurux874 Жыл бұрын
Waa bazal bar waligeed la iztcmali jirye burco Qayzow😂
@saedtom3839
@saedtom3839 Жыл бұрын
Lakkin suiqa magacisa ma fahmin magacis 1988 baan joogi jaray aduunki waa isbadelay 🙏🙏🙏thanks
@yassenabdallah2143
@yassenabdallah2143 Жыл бұрын
Dhakhtar iyo Qays qaysar waan idin salaamayaa iyo saxiibkiin Geedi sahan dhamaan tii. Enjoy saudi Arabi madax sare dhamaantiinba
@fariixaali3351
@fariixaali3351 Жыл бұрын
Fariido waa wiilal aad u firfircoon riyaad way fogtahay Allah hadin nabad galiyo fromQatar doha
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
🤲 Illaahayow 🤲 inta 🤍 kheeyrka 💜 jecel 💟 oo ✨ kheeyrka ✨ dartiis 🤍 Igu 🤲 soraacdo 🤲 muraadkeeda 🤍 oo 💜 kheeyr 💟 ah ✨ usahal ✨ amiin 🤍 yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨🤍
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim Жыл бұрын
maansha allah waxaad na dhexgayseen suuqayada aduunka halkii ugu fiicnayd, waad mahadsantihiin sxpyal, hal mid inaga saxa dalaga ama cuntada la iibinayo gacmaha laguma taabto waayo qof kale ayaa cunaya, ta labaad wadankeenna waxwalba wey ka baxaan yaan la moodin wadankeenna meel aysan waxba ka bixin oo nolol ka jirin. intaas waa talo wllnimo
@ubaxqalbi843
@ubaxqalbi843 Жыл бұрын
Adeer qeysow waan garaneyna basal baar baladhaha ee hanala dadagin
@hamzeyouzufxy2602
@hamzeyouzufxy2602 Жыл бұрын
Wll Maxamuud DHAKHTAR Huacachina. Waa jasiirda Aad u qurux badan. Warbixin naga sooo siii. Bro 😎🫶. Waaan ku taageera bro
@shukrisulaymaan5671
@shukrisulaymaan5671 Жыл бұрын
Drka Timirta uu jecel yahay Hor mar wacan wallkey mcn
@hibbomuuse6542
@hibbomuuse6542 Жыл бұрын
Waa basal baar. Waan garanynaa
@Fihiimafaarax-hr9qh
@Fihiimafaarax-hr9qh Жыл бұрын
Qays iyo dhakhtar waxan idinka sugaya wall timirta nabiga idinkoon sidi hargaysa ha imanina
@nafiisamaxamed1984
@nafiisamaxamed1984 8 ай бұрын
Riyaad aabhy ba jooga aan dhawrsno arag insha,allh maruun waan tagi
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 11 ай бұрын
Salmaan ayaa lagu furtay ❓ saxaabigaa ayaa nebigu scw scw ❤️ ayuu ku soo furtay
@nadiamahmed4864
@nadiamahmed4864 Жыл бұрын
Masha Allah 🥰 wllo keep going 💐💐💐✋✋ basaliya waa green peons
@cimraanabdimohamed1480
@cimraanabdimohamed1480 Жыл бұрын
dhaqtar gormee tagaysaa 💟Denmark🇩🇰
@sakicabdiyuusuf3826
@sakicabdiyuusuf3826 Жыл бұрын
magaladan anigoo yar ayaanu soo dagnay magalo kale ayaanu kasoo guurnay hada wxaas oo dhismo ah magaran karo waa wada update iyadoo cidlo ah ayaan kasoo tagay . thanks dhakhtar
@abdi5852
@abdi5852 Жыл бұрын
Magaaladii Jeddah namaydaan tusin, aniga Jeddah waxaa iigu dambaysey 1987. Aawey suuq Nada yaa ciyaal
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Three legends always dhakhtarka and qays qeyser and geedi sahan another's levels street's food's 💯👍👍💪❤
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Жыл бұрын
Zhb naga qale wan naqana basal barte sawta maha aan maraqa lagu daro ewn is ticmalo
@barrooooz......70
@barrooooz......70 Жыл бұрын
Masha Allah ina adeer hore u socò
@adammohamed3789
@adammohamed3789 Жыл бұрын
Masha'allah xalxalis goorma ayad taageesaan
@somaliland9231
@somaliland9231 Жыл бұрын
Innaga ka inoogu gaaban baa carabta uyo hindida ugu dheer
@ayaanmohamed4802
@ayaanmohamed4802 Жыл бұрын
Qays waa badaw yar waar waa basal baar dalkeena way kabaxdaan waana la isticmaalnaa
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 Жыл бұрын
أنواع التمر عديدة ومتنوعة، حيث يبلغ عدد أنواع التمر أكثر من 200 نوع، سنتحدث في هذه المقالة عن أهم أنواع التمر وبعض خصائصها: 1. تمر العجوة (Ajwa) يتميز هذا النوع بطعمه السكري، يوجد منه نوعان الطري والصلب، ذُكر هذا النوح في الحديث الشريف فهو يُفيد في الوقاية من السم. 2. التمر الخضري (Khidri dates) يُعد تمر الخضري أحد أشهر التمور وأكثرها طلبًا نظرًا لسعره المعقول وطعمه اللذيذ، يتميز طعمه السكري وقشرته المجعدة. إذا أدت أ تستمتع بطاقة متجددة وحيوية عليك بتناول تم الخضري. 3. الرطب، البلح، التمر (Kholas dates) يمر هذا النوع بعدة مراحل الأولى قبل نضوجه تمامًا ويُعرف بالرطب، الثانية هي مرحلة الرطب والثالثة بعد نضوجه كليًا وهي التمر. يتميز هذا النوع بطعمه السكري ولونه الذهبي. يقوم الناس بتقديمه مع القهوة كنوع من حسن الضيافة. 4. التمر المجهول يُعد تمر المجهول أحد أهم أنواع التمر الموجودة حول العالم، طعمه لذيذ بشكل يُشبه طعم الكاراميل كما ويترك طعمه أثرًا يبقى طويلًا في الفم. يتميز بحجمه الكبير، بسبب طعمه السكري و نضارته يُستخدم في تحضير العصائر التي لها فوائد صحية عدة كتعزيز جهاز المناعة. 5. تمر السكري (Sokari dates) يُطلق على هذا التمر السكري، اسمه يدل على محتواه فهو تمر بطعم السكري كما ويمتاز بهشاشة ملمسه. للتمر السكري عدة فوائد فهو يساعد في خفض نسبة الكولسترول في الجسم، يُخلصك من التعب والإرهاق كما ويعمل على الوقاية من تسوس الأسنان. 6. تمر الزهيدي ( Zahidi dates) طعمه أشبه بطعم الجوز، لديه قشة سميكة مع لون مائل للذهبي. ما يُميز هذا النوع من التمور من ناحية صحية احتوائه على نسبة عالية من الألياف. 7.تمر الكلامي (Kalami dates) يشتهر هذا النوع من التمر في الجزائر، يعتب أحد أهم الاطفاق على سفرة رمضان، يُساعد في التخلص من الإسهال وذلك لأنه غني بالبوتاسيوم. 8. تمرالمبروم(Mabroom dates) يُعد من أكثر أنواع التمور جودة فهو مصدر غني بالمعادن ومضادات الأكسدة. 9. تمرالصفاوي (Safawi dates) يتم زراعة تمر الصفواي في المدينة في المملكة العبية السعودية، هذا التمر من أجود التمور لاحتوائه على العديد من الفيتامينات والمعادن. كما ويفيد تناوله على معدة فارغة بالقضاء على الميكروبات الموجودة في المعدة. 10. تمر عنبرة (Anbara dates) يُعد هذا التمر من أغلى أنواع التمور، يتميز بثمرة كبيرة ونواة صغيرة، يعتبر مصدر غني بالبروتين. 11. تمر ثوري (Thoori dates) هو تمر ذو أصل جزائري، يعد من أنواع التمر الجافة، يُطلق عليه بتمر الخبز وذلك لإمكانية استبدال خبز الإفطار بمثل هذا النوع من التمر.
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Maash Allah. beautiful maash Allah 🤲🤲🤲🤲
@abdicasiismustafe4456
@abdicasiismustafe4456 Жыл бұрын
Waa basal baar zxp dalkeena wa laga hela😮😊
@CabdisalaanNuur-q4n
@CabdisalaanNuur-q4n Жыл бұрын
Ninka kaliya ee aan taageero tiktok facebook KZbin I like you dhakhttar
@yaxyamaxamed396
@yaxyamaxamed396 Жыл бұрын
Dhaktar mxaa kaaqaldan dad dhan ma xishmeyneysid mxa kugu dhacaey zxp
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
JIIDAH . XAFFADDA. CANAA KIISH. AYAN DEGEE NAA .MUDO LABOO TOO DOOBAAD AH. KADIIB. WAXAAN KU SOO LABTEEY. DALKAN. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 DJIBOUTI 🇩🇯 ❤
@farax6361
@farax6361 Жыл бұрын
Waa basal baar qaysow way taalaa wadankena
@neylaanis1
@neylaanis1 Жыл бұрын
Maschallah qays qayser and dhakhtar keep going brother ❤🎉
@ayuubilkacase2882
@ayuubilkacase2882 Жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo dushaada ha ahaato sxb dhakhtar waan ku taageeraa
@cumardhabar7333
@cumardhabar7333 Жыл бұрын
Asc dhakhtar horta ship waxaad tahy qof qalpi fican tahy markaa Ship garan ka kooxda al nasri Ronaldo igu sharaf Guil ku rajanayaa langend🥰
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
Sadex LEGEND Geedi Sahan, Dhakhtar,Qays👀
@Ahmed_Showqi
@Ahmed_Showqi Жыл бұрын
basal baar ayaan dhahnaa Xamar
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
anaguba
@umuakram5275
@umuakram5275 Жыл бұрын
Masha Allah meshu waa Babmaka hadan Qaldaneyn
@hannaibrahim8833
@hannaibrahim8833 Жыл бұрын
Basal baar baa la idha waana la yiqaana suuqa hargaysa waa lagu iibiya
@hidaayatv1177
@hidaayatv1177 Жыл бұрын
Kasoo qaad Kasoo qaad Kula ahaa Dhakhtar Dadkeena Maaha farbaan u taagay 😂😂😂 hore u soco sxb
@xamdahcapdilahi9574
@xamdahcapdilahi9574 Жыл бұрын
Zhp mrkad hargysah imnyso xapad cagdo piyo zamzamah ikeen iyo timir anah kuso donanyeh
@sundusothman2169
@sundusothman2169 Жыл бұрын
Alla waa sugayy Ina wx ka ogado❤❤
@ريتاجحسن-ش4م
@ريتاجحسن-ش4م Жыл бұрын
meeshi ku soo barbaaray😓JEEDA waan u xiisay 🇸🇦🇸🇦😍mudo 6sano igu danbeysay xasuus 😍
@khadijasharif3829
@khadijasharif3829 Жыл бұрын
Suuqa magaciis? Walaal
@ريتاجحسن-ش4م
@ريتاجحسن-ش4م Жыл бұрын
@@khadijasharif3829 suuq Al balad
@kingzackiziyach1858
@kingzackiziyach1858 Жыл бұрын
Nabiga an ku wada saliya I.a shpyal
@IsraOsman-gl3zp
@IsraOsman-gl3zp Жыл бұрын
Mohamoud osman mohamed(dhakhtar)❤💎
@ayaanmohamed4802
@ayaanmohamed4802 Жыл бұрын
Waxa ka danbeeya basal baarta waa green beans
@xawomohamed1621
@xawomohamed1621 Жыл бұрын
waa u saaray mar hore adinkane waa idiin saaray
@ruunhaaji3634
@ruunhaaji3634 Жыл бұрын
Basaliya maha faasuliyad digirta gasaceysan baa laga sameeyaa😂😂
@hibaksalah9388
@hibaksalah9388 Жыл бұрын
Qaysow basal baar baa layidhahdaa dalkeema waa laga helaa
@dalmarabdallah544
@dalmarabdallah544 Жыл бұрын
Basasha caleenta leh muqdisho waxa looga yaqaanaa "basal baar"
@sahramahamed5106
@sahramahamed5106 Жыл бұрын
Biiniska ayaa laga sameeyaa faasuuliyaa Basl baar ayaa layidhaaha waanu naqaan😅😅
@nimcoaxmednaadiya-lz2fi
@nimcoaxmednaadiya-lz2fi Жыл бұрын
Masha allah wallkey qali ❤❤❤❤❤❤❤
@safiosaafiofficiall1637
@safiosaafiofficiall1637 Жыл бұрын
Reeer xamar hadaan nahay waxaan dhahnaaa basal baaar ayaaa la dhaha sambuuuska loo isticmaaalaaa
@ifraaxabdulkadir3917
@ifraaxabdulkadir3917 Жыл бұрын
Qeysow inaga hadan rer xamar nahay wangaraneyna waa basal baar
@نادية-ش1ض
@نادية-ش1ض Жыл бұрын
‏‪2:51‬‏ ilama qurux badana inad sawirto daqadaha Waxa ficann inaad iska jirto
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
MAN SHA ALLAH. TABA RSKAA ALLAH
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp Жыл бұрын
Mcha allah video faaido leh weehe❤
@Suheyla-321
@Suheyla-321 Жыл бұрын
Qeys basasha waa dhaqan basal bar ba la yira sambuuska laga sameya
@lolyonkah
@lolyonkah Жыл бұрын
MAshaaa Alllah rag ad ad❤🎉
@kaltuunmoallin3531
@kaltuunmoallin3531 Жыл бұрын
keep going
@ashoibrahim7828
@ashoibrahim7828 Жыл бұрын
Welcome Riyad
@cabdixaliimcali9904
@cabdixaliimcali9904 Жыл бұрын
Maxaa ugu qoran yuotupka wan waye zxp
@mohavlogs855
@mohavlogs855 Жыл бұрын
Riyad muqaalo badan ka soo sameeya
@jeylanisciid3952
@jeylanisciid3952 Жыл бұрын
نااس جده وين
@najmahusayn2463
@najmahusayn2463 Жыл бұрын
Wll basashaa wadan keena waa lagu iibiyaa badaw baa tay waaryaa
@xabsomaxamed3749
@xabsomaxamed3749 Жыл бұрын
Jah masha allh
@bushra445
@bushra445 Жыл бұрын
Reer muqdisho hada nahay waan naqan basasha waxan u naqan basal baar af carabi basal akhdar
@shcyb1584
@shcyb1584 Жыл бұрын
Geedi Sahan is the best. Wuxuu iga caawiyey video umrada.
@KingLeexo
@KingLeexo Жыл бұрын
200k inoo balanna zxp dhakhtarr
@maxamedcali2135
@maxamedcali2135 Жыл бұрын
Ragbaa ishelay🙏
@amalnoor4760
@amalnoor4760 Жыл бұрын
Meeshu magaceeda maad sheegtaan suuqa qudaarta maxey tahay xaafada iyo meesha aad joogtaan magac malahan si aan u fahamno soo sharax meesha magaceeda xayi safa miyaa quleel miyaa inkaastoo kuli lawada dumiyey meelihii waaweynaa saxeefa oo kale waxaas hada ma jiraan iminka halka aad joogtaan waa magaceed
@mumtazdhakhane8548
@mumtazdhakhane8548 Жыл бұрын
War basashaa waanu naqanaa 😂
@ladanhussein3812
@ladanhussein3812 Жыл бұрын
The legend ❤
@fathhxxannn1
@fathhxxannn1 Жыл бұрын
#somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:23
@hamdimohamud5869
@hamdimohamud5869 Жыл бұрын
Basashas reer xamar hadaa nahay waa inoo baxdaa waxaana u naqaanaa basal baar
@saamiyaabdiahmed2982
@saamiyaabdiahmed2982 Жыл бұрын
Wan ku salamayaa wll masha alaha
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Geedisahan waan tageera
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 Жыл бұрын
Noocyada Timirtu waa farabadanyahay sxb halkan ka akhriso noocyadeea lkn
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir Жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰
@ugbaaadmaxamed
@ugbaaadmaxamed Жыл бұрын
M.a my heart beat 💓 ♥️ keep going
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 Жыл бұрын
Magaaladan ku dhashay ❤️جده في قلوبنا
@ayanahmed70
@ayanahmed70 Жыл бұрын
Mashaallah mashaallah
@hodanTiino
@hodanTiino Жыл бұрын
Keep going brother dhakhatar
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allh bro
@qorane189
@qorane189 Жыл бұрын
Waar waa la yaqanaa waa basal baar qaysoow iyo dhakhtarr😂😂😂
@iqrahassan1
@iqrahassan1 Жыл бұрын
Keep going my brothers ❤🥰🥰🥰
Cuntada wadooyinka Hargeisa | STREET FOOD IN HARGEISA
15:42
Dhakhtarrr
Рет қаралды 156 М.
Nolosha habeenkii magalada makka | night life in makka 🇸🇦
11:00
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Yaa caqli badan qaysqayser vs maaweell / who is the smartest one
22:24
WEYDIIMAHA WEYRAX:  CALAFKA MAXAAD KA AAMINSAN TAHAY
13:31
KhaaLid Weyrax
Рет қаралды 2,2 М.
Nolosha gaarisa | life of garisa
21:02
Dhakhtarrr
Рет қаралды 131 М.
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 238 М.
Qabrigii iyo masjidkii nabiga SCW
10:40
Qays Qeyser
Рет қаралды 345 М.
[Hargeisa public prank ] Wali sidan oo kale makugu dhacday !!!
12:44
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 396 М.
Suuqa ugu raqiisan nairobi gikomba
21:27
Dhakhtarrr
Рет қаралды 180 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН