No video

QOOTO QOOTO 47 QOSOL IGUMA HARIN

  Рет қаралды 72,510

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 166
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 5 жыл бұрын
Inta c/qani isku filan acterka filimka inuu yahay aaminsan like ku muuji 👉👉
@naciimonalka1047
@naciimonalka1047 5 жыл бұрын
Walhi kuwani qosolka iga dhameyen inaba cadi mahan 😍😍😍😍😘😍😍
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 5 жыл бұрын
Naciimo nalka mabaan qosline qosolkaga ii amaahii
@naciimonalka1047
@naciimonalka1047 5 жыл бұрын
@caaisho cudoon chnanelok xbbti
@zuhaybali9434
@zuhaybali9434 5 жыл бұрын
Wlhi Runtaa plz subscribe IGU caawiYah plz wlloh
@zuhaybali9434
@zuhaybali9434 5 жыл бұрын
AZAXAAPTA subscribe IGU caawiYah kzbin.info/door/lB2CJIDgz4_SvPxSG9JK7Q Plz
@farahjama3480
@farahjama3480 5 жыл бұрын
Qooto Qootaba reer hargeysa dartood baan udaawadaa... ee fadlan soo badi eposides badan oo reer hargeysa ay dhigeen! waa xaraabo socota... love you guys
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 жыл бұрын
Asc wr wbrt ilaahaan kuugu dhaariyee dhegeysiga heesaha iyo maalaa yacniga iska dhaaf wlhi qoraalka inaan qoro ayaan halkaan usoo galay halkaan. Allahayow qofkii waanada qaata waxuu jecelyahayoo wanaag ah sii qofkii waanada diidana calaamad degdeg ah tusi
@Miriamegeah
@Miriamegeah 5 жыл бұрын
Hussein Salax acuudubilaah dad baad rabtaa inaad waaniso waanad habaar tamaysaa!!!!!!! Qofka diinta ku xidhan ma habaaro umada Uu waaniyaa. Mida kale wadaadku wax ma qod qodo oo mmeelahan oo kale masoo galo!!!!!!
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 жыл бұрын
@@Miriamegeah qofka wanaaga diida waala habaaraa waatii qabiilkii CUSAY ay wanaaga diideenoo nabiga scw habaaray. Waxaan usoo galay dadka sheydaanka uu ku adeegto iyo qolooyinka nimcooyinka allah siiyay ku kufriyay inaan wax usheego
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Dadka si wacan oo Wanagsan Baa wax Loogu sheega oo nasteexa Niyow Waxaagu Waa Habaar Mida kale Ma Waxad tahay Qolooyinka diinta Islaamka Khaladka ka Fahmay Ee Umada Islaamka Qaribay
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 жыл бұрын
OZ OZ aduunka waxaa ugu darqn dadka uu sheydaanka kushaqeystee xumaatida qiil uraadiyi,qolooyinka magaca diinta dadka kudhbaateeyo waxaa qofka kutilmaama waa dadka xun ,waayo xaqa ayay rabaan inay qariyaan oo ay sheydaanka udoodaan
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
@@gureyfanax5005 Waar Tag jaahilyow
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
😂😂😂 naaa boqolyo konton jeer bnu ku. taabanaa hapeenkiiye....😁😁😁😁😁😀😀😀😃😃😃😃😃
@apdiaziiz4520
@apdiaziiz4520 5 жыл бұрын
Reer burca ku haYa..qooto qooto Naagba ninkedi kuFsadY Qooto qooto ahaan Yaa maqlaY Hhhh Qozol badaNa ..♥♥
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
burco lhyne waa rEr hargiesa apti
@naciimonalka1047
@naciimonalka1047 5 жыл бұрын
Me too
@apdiaziiz4520
@apdiaziiz4520 5 жыл бұрын
Dadki qoto qooto LA dhazhaYbad tahy Horta originally JilaYazhu waa reer burco♥
@user-wb9tt6ix2b
@user-wb9tt6ix2b 5 жыл бұрын
inta jecel qoto hargeysA laki
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 5 жыл бұрын
Osop hazan ok lkn dhuulkaad eegaysaye horta ii soo eeg
@xamsedhibaatonour5708
@xamsedhibaatonour5708 5 жыл бұрын
Tan hadaaad guursato jeemis bay kaa xidhan baan is idhi hmmm ninkii fahmaa fahmay warbal nio like ta
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 5 жыл бұрын
Number 1 ayaan ahee Abukar mahdi wllo dee nakala saar Dadkan wada number 1 leh kaayaga horeeyay aan iska kala seexane From Burco
@ikranshiiqaaley4190
@ikranshiiqaaley4190 5 жыл бұрын
Asc abtikey jimca wanagsan
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 5 жыл бұрын
@@ikranshiiqaaley4190 wcs ikran wllo jumca lamida
@muhiimabarre4502
@muhiimabarre4502 5 жыл бұрын
Istijo goorma igu danbaysay !! Ayeeyday Allah ha u naxariste ayan ka maqli jiray markan yara .. Allah beerka.. Hargaysa my home city
@anfacmoha2499
@anfacmoha2499 5 жыл бұрын
Yeeya hooyo aaaaa laxowla af adkaaa rer hargeisa rer xamar hooyo mcnto aan dhana like saara inta igu racsan👍
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 5 жыл бұрын
Hargaysan adayaye in Ilaahay Lacag isiiyo iso duceeya! Yaa ahlu #KZbin
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
hhhh yaaakugu sheekeeyy hargiesa mrkd timado lcag baa la helaa😅😅😅
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 5 жыл бұрын
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 hhhhhhh Hqrgaysa lacag taal layma odhane, lacag an hargaysa ku aado ayaan u baahnahay qof yahay so ducee qosolkaaga mooyee!
@susuali
@susuali 5 жыл бұрын
😅😅😅😅💶💶💶💶💶💶💶💶💶😅😅😅
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 5 жыл бұрын
*waa ruwaayada kaliyee an somaliga ka daawado*
@hakeamhassen6503
@hakeamhassen6503 5 жыл бұрын
Naag nin keda kuf sanaya anaa ugu horeYa ku laha😂😂😂
@saidali5400
@saidali5400 5 жыл бұрын
Waa adigan qor qornaadaye magaala biil kusiisa 😂😂😂😂
@khadaressa8735
@khadaressa8735 5 жыл бұрын
Actorka ilkaha ku baxey Atriishaduna wey Dibirsan Thy kkkkkkkk
@Mustafe.17
@Mustafe.17 5 жыл бұрын
Qooto qooto hargaysa we love♥😍 the best Isku filan vs Ceegaag inta taageerta like-ta.
@hamsecabdillahi5208
@hamsecabdillahi5208 3 жыл бұрын
Jimis bay kaa xidhan kkkk
@munashiine2981
@munashiine2981 5 жыл бұрын
zxby walasha was kulaha isku filan 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😆😆😆😆😆😁😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😁😁😁😁😁😁😁😁😆😆😁😁😆😁😆😁😁😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆
@apdiazizaliapdiazizali1323
@apdiazizaliapdiazizali1323 3 жыл бұрын
Hada Maday Yemeni ku DhashAy hhhhhhhhh
@maslahmaska7591
@maslahmaska7591 5 жыл бұрын
Maad i weydiisatid marka i kufsaneyso Haa i taaban (naga aamu habeenki boqol jeer ba u taabana)
@aaryaretube
@aaryaretube 5 жыл бұрын
AZXPTA QOOTO QOOTO KU XIDHAN ANAA KA KAW AH YAA ISO LABEEYA
@stayblue759
@stayblue759 5 жыл бұрын
Mac'sonkor weeye wlhi Riwayadani waliba inta Sahra kiin iyo isku'filan Iyo Ceegaag iyi Xaazkiiza 🤣🤣🤣🔥🔥🔥🔥✌
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 5 жыл бұрын
El clasico Isku filan vs sahra kiin Iyaga dartood udaawadaaa War qofta wdba caysey ma adaab ala heshiiyey😂😂😂😂
@zayidabdalla590
@zayidabdalla590 5 жыл бұрын
qoooto naac bay noqotay xikmad iyo aqoon mesha midna kuma haysaaan
@abdiweliabdullahi9265
@abdiweliabdullahi9265 5 жыл бұрын
saxiiibey walashaa was kudhacay isku filan wax kale waaye
@kmoney2461
@kmoney2461 5 жыл бұрын
Team Qooto-Qooto❤✋
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 5 жыл бұрын
*Sagal wanku jeclahay abayo wlhi*
@farduuscali7263
@farduuscali7263 5 жыл бұрын
Hhhhhhh isku filan Cadi maha wlhi tnx Abukar Mahdi
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Dadkaygi inoloda 😘😘😘
@mohameddahirabdullahi1352
@mohameddahirabdullahi1352 5 жыл бұрын
13:54 ha igu kicin hawlaha madaxyada ku lahaa
@adeshiniomohamed195
@adeshiniomohamed195 5 жыл бұрын
No. 1 ... My first day ... Aarr abubakar mahdiuoow igeyaaaa
@adeshiniomohamed195
@adeshiniomohamed195 5 жыл бұрын
@caaisho cudoon chnanel balaaan wayaaa hunoo inaan kugu sharfaaa subscrib
@adeshiniomohamed195
@adeshiniomohamed195 5 жыл бұрын
@caaisho cudoon chnanel wankuso jimleyee huno ... Keep going... Szta .... Tedhakala King Ck films & flogs .. Subscribe. Iguso qawaaa adhnaaa ... Tnkz
@mayuunmayuun1642
@mayuunmayuun1642 5 жыл бұрын
Cimrigaaga Oo Raaga Dameer Dhalaya Buu Kutusaa
@sahraali97
@sahraali97 5 жыл бұрын
Waa koox shidan
@daudic1829
@daudic1829 5 жыл бұрын
Laba channel ayad ku so dhigeysan kuso gelinysan youtube kee saaka alaaseydii daawane
@abdiweliabdullahi9265
@abdiweliabdullahi9265 5 жыл бұрын
saxiibey walashaa was odhahy wax kale waaye isku filan
@mohammedadam3605
@mohammedadam3605 5 жыл бұрын
😃😂isku filan, kulah xataa kijada inaad suuligii mooday ,
@bintusultan5660
@bintusultan5660 5 жыл бұрын
Walhi waa dacad qosley uu kufsaday 555 uu garaca 😁😁😁😁😂 Zahra kiin waa funny nin Turkisa baa jacal ku laha uuf uuf turkia daa walhi dad maha wan wada shaqena school ka wan wada dhiga naa walhi wax ka xun man arag
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Zamiiro abdilahi Hassan Maxaa XaMar Kuu KeeNay Zawtan HarGeyzi Buuxdo Bago Zamiira ZaLaN IGa GaaDhziya wll
@AbdirisaakShow
@AbdirisaakShow 5 жыл бұрын
Oo ma adaa yamani ku dhashey nsb naag asxaan maleh
@maanali3680
@maanali3680 5 жыл бұрын
isku filan one Love
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
XILDHIBAAN ceegaag naa balaayaa ku kufsata iyo baase
@cabdiaxmed2124
@cabdiaxmed2124 5 жыл бұрын
Kulahaa zxpay waalash was😂😂😂😂😂😆😆😆
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 5 жыл бұрын
Koolka koolka xiga sxp adoo faraxsan oo lagu gufsatay aan gu maqlo kulaahaa sahro kiinaa kkkk
@qaliaided4478
@qaliaided4478 5 жыл бұрын
Isku filan wa cajiib👌
@dejiyaabdirahman9697
@dejiyaabdirahman9697 5 жыл бұрын
Sv ya lo dirtay kuye kaligay ba ka dhex qaday 😂😂😂 inantu ma shaqa
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
kulhaa a.qni saaxiipoy wllsha....😂😂😂😃😃😃😃
@amiirahappy4811
@amiirahappy4811 5 жыл бұрын
Iskufilan baa meesha ka taageeraa
@abdelazizosman1084
@abdelazizosman1084 5 жыл бұрын
No1 like ta asxbta
@abdelazizosman1084
@abdelazizosman1084 5 жыл бұрын
@caaisho cudoon chnanel wn ku saaray wllzhy
@liibaanabdiqadircumar8090
@liibaanabdiqadircumar8090 5 жыл бұрын
Abuukar Mahdi horay usocda
@awilkekey177
@awilkekey177 5 жыл бұрын
Anaa ugu soohoreeya
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 жыл бұрын
Kalmada ugu danbaysa eee W inad kagoysaan bay ahayd ree universal tv yow ilayn caruurbaa ini dawanysa dhaqanka anshaxa xun kadhawr dadka .
@kaberioradicaliandkoky6676
@kaberioradicaliandkoky6676 4 жыл бұрын
Naaa boqol iyo koontoon jeerbaannku tabana hawenkiye ila hadal kulaha😂😂😂😂
@galaxjaama70
@galaxjaama70 5 жыл бұрын
SAAXIPOY WALASHA WAS
@mohmdfadal445
@mohmdfadal445 5 жыл бұрын
Mad na waydisatid😂😂 isku filan iyo sahra kiin el classico ka dhaxaysa ba😂
@mohmdfadal445
@mohmdfadal445 5 жыл бұрын
@caaisho cudoon chnanel hye adna i saaar
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 жыл бұрын
Isku filan waa Riwaayad Wuxu Qarax sheeganyo eeg Gabadhii Qasabka uu is kula Sawiray ayuu ku Leeyahay Sawir bay xoog igula Gashay oo meel aan ka galo Ayan waayey
@asmaqalbisomali86
@asmaqalbisomali86 5 жыл бұрын
Alla Kuwan midpa midka kale kasii shactaro badan yey iskufilan iyo Hipaaq ba hawgusitaane 😂😉😂😂😂
@ikraanali975
@ikraanali975 5 жыл бұрын
Qiiira jabaaneeys
@sagalgaaldiid6468
@sagalgaaldiid6468 5 жыл бұрын
adna waa inad laba laba u dhashaa hhhhh
@raxmadrabbi1578
@raxmadrabbi1578 5 жыл бұрын
Rer hargaysa xasuusinta naga yareya ish
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 жыл бұрын
Enta najwa karam😂😂
@asadmomed1226
@asadmomed1226 5 жыл бұрын
Hahahahha qado majirtee waa lays kufsanahayaa kulahaa kuwanaa. Hhh
@sahraabdirahman8386
@sahraabdirahman8386 5 жыл бұрын
hhhhhhh wlle Xerkaani dad badan wal
@alihassanali7655
@alihassanali7655 5 жыл бұрын
Saxiibow Walaasha Was Kulahaa Hahaha
@ruuruuujama2691
@ruuruuujama2691 5 жыл бұрын
Marhaduu gadhi keenayo xamar bad sheegaysaye Burundi ha ahaado kkakakak
@khaalidbida8475
@khaalidbida8475 3 жыл бұрын
Hhhhhhh wlhi qosol iguma hadhin isku filan nin daran
@eglandshow4147
@eglandshow4147 5 жыл бұрын
nagada riwayad mahan waxane diintoda wasoyin
@fardusbarreh5667
@fardusbarreh5667 5 жыл бұрын
ilahaaga ku abuurtey u toobadkeen
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Ilaahay calaamo kaa ifi balaayo kugu dhacday nijaasyay
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
ala waxY DHAQAN XUMIDANI STOP MAWDUUCYADAA SHIDH😠
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 5 жыл бұрын
nawal dhal gobeed ado kale aduunka ay ku yar yihiin aan geel soo shaqaysto adaan ku so doonayaye waxii nool ba ku nooleeyee
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
@@hangoolgudinmasar4087jow geelaa
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 5 жыл бұрын
nawal dhal gobeed hee ma geel wax ka qiimo badan oo lugugu soo geed fadhiisto baad ogtahaaynaa
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Qooto qooto waa isku filan iyo baabah😂😂😂😂😂
@qalbidhaya3543
@qalbidhaya3543 5 жыл бұрын
Best💪💪
@laqanali1005
@laqanali1005 5 жыл бұрын
Caadi maaahan
@dekkhalif1893
@dekkhalif1893 5 жыл бұрын
Caadi ma aha
@hanitaabdi865
@hanitaabdi865 5 жыл бұрын
wlhi kuwan waa iga qosliyen
@thabitahmet341
@thabitahmet341 5 жыл бұрын
malxiis ii noqo neysaaa kulahaaa SHUCEYB ee ilu tag hooyo 😂😂😂😂😂😂
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
orod wajigaga iga qari kulaha ceegaga😂😂😂😂
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
+caaisho cudoon chnanel xage laga Sara wll
@raxmadrabbi1578
@raxmadrabbi1578 5 жыл бұрын
@caaisho cudoon chnanel anaa kusaarey
@hallaabokor8990
@hallaabokor8990 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkj qado ma jirtee waa lays kufsanyaaaa 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@sagalgaaldiid6468
@sagalgaaldiid6468 5 жыл бұрын
yusuv ceegaag xarabo nio jecliyaa
@sakariyecali8628
@sakariyecali8628 3 жыл бұрын
Wuu igu celceliyey kulahaa hibaaq😅😅
@saynabilmi8862
@saynabilmi8862 5 жыл бұрын
Horta qaybtan hargaysa kaliya maxaa nagulusodayaa qabtii kalana nastexo indho kujaraan maa nalosodayo aniga kuwan majecli
@fathihaji1062
@fathihaji1062 5 жыл бұрын
Iskumid nahay wallhi
@saynabilmi8862
@saynabilmi8862 5 жыл бұрын
@@fathihaji1062 haa kuwa kale baa dhama aniga kuwas ban jeclahay abukar Mahdi waxan koacod san laheen inuu nosodayo Kuwa London
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Hadaa maxaad u daawanaysaan caagadayow bal makhruuqiintaa eega ka baxa meesha xaasidiinyay
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
150 jeer ban ku tabana habeen kii 😂😂
@noloshamaanta
@noloshamaanta 5 жыл бұрын
Aar yar ma i waydiisan kari wayday
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 5 жыл бұрын
Dumarku xeer maleh😁😁😁😁
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 жыл бұрын
Hibaaq Gobaad Gabadh shidan ku lahaa Maxad noo kufsan Maadna waydiisatid
@salmaaragsan4329
@salmaaragsan4329 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 wllhy cqani dacad iga qosliya taageero buuxda ku hya
@Sam_travels
@Sam_travels 5 жыл бұрын
Oo lagu kufzady kulha Hipaaq wx waln🤣🤣🤣
@ilkacaztaburco4940
@ilkacaztaburco4940 5 жыл бұрын
De mala naga kala u mayna ala beerka hibaaq xarapo wlhi
@xilkasxasan1507
@xilkasxasan1507 5 жыл бұрын
Hhh wa garaci minis wan wici miya abukar mahdi no fisir he ada laga raba
@ayaanumu8585
@ayaanumu8585 5 жыл бұрын
Inankan yari horta Faro Dhadheeraa bisinkee isa goo intaa leeg ayuu inanta iska ha hayaa 🤣😂🤔😜
@asmarooble1532
@asmarooble1532 Жыл бұрын
W
@umurazan2451
@umurazan2451 5 жыл бұрын
waale waxma kadhacay meshaa 55 kula 😂😂😂😂😂😂
@munasheikhabdilaahi8535
@munasheikhabdilaahi8535 5 жыл бұрын
Hhhhh waa qosol miiran walahi 😅😅😅😅
@amiincawl7515
@amiincawl7515 5 жыл бұрын
Naagtaa LA yidhaahdo sahra kiin waata ugu maalinyacsan mmesha izh
@aminasahra9900
@aminasahra9900 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 kufsigaga uusle Hhhh wacde waxa ka racay
@hoodoyuusuf2756
@hoodoyuusuf2756 3 жыл бұрын
Tana ku istijo ku laha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nuurmacaneeyemubarig3117
@nuurmacaneeyemubarig3117 5 жыл бұрын
Riwayda dhanba wxan u dawada abdiqani isku filan wlahi 😂 waa xarab
@zubairabdilahi7531
@zubairabdilahi7531 5 жыл бұрын
Sidaasu u Qooqah 😂😂😂😂
@munaaddy303
@munaaddy303 5 жыл бұрын
hipaaq cwa ruwaada wy ka bad badty
@fatimaabdirahman6402
@fatimaabdirahman6402 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 San u qoslayay dalayee
@santiagonajiib6685
@santiagonajiib6685 5 жыл бұрын
Hhhhh iskufilan waad iga qoslisay saaxiibey walaashaa was kuyeh
@rajowanag464
@rajowanag464 5 жыл бұрын
Subscribe ii sara hay xasdina walalahay
@quenofmind4667
@quenofmind4667 5 жыл бұрын
Walaasha was😂😂😂
FILO PART 120
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 28 М.
QOOTO QOOTO 52 QOSOL KKKK
36:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 39 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
QOOTO QOOTO HARGEYSA 46
34:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 103 М.
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 12 М.
QOOTO QOOTO 62
35:01
Universal TV
Рет қаралды 73 М.
NEW QOOTO QOOTO 45 QOSOL
36:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 183 М.
QOOTO QOOTO QOOTO IYO ISKU FILAN OO FASHILAMAYE
35:39
Damashad Media
Рет қаралды 48 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 377 М.
QOOTO QOOTO 51 QURBO JOOGTO
30:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 95 М.
QOOTO QOOTO 63AAD
34:04
Universal TV
Рет қаралды 108 М.