NEW QOOTO QOOTO 45 QOSOL

  Рет қаралды 181,371

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

5 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 328
@deeqo7cadey749
@deeqo7cadey749 5 жыл бұрын
Qofki jecl Nabigena Maxamed scw haigula igula Saliyo
@cawosanyare3224
@cawosanyare3224 5 жыл бұрын
Deeqo 7cadey scw scw scw scw scw scw scw
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Deeqo abyo SUBSCRIBE isaar
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 5 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 5 жыл бұрын
Deeqo 7cadey scw scw
@user-vt6pg3if7f
@user-vt6pg3if7f 5 жыл бұрын
Scw
@11stars26
@11stars26 5 жыл бұрын
Waa jmco aan ku salino nabigena mohamed scw 💖💖💖
@queennataasha268
@queennataasha268 5 жыл бұрын
Scw
@siciidfanax9876
@siciidfanax9876 3 жыл бұрын
Scw
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 жыл бұрын
⚘⚘Cidii somalilander ahi like taba igalama bakhaylayaan😊😊👍👍👍
@Ahmednour.143
@Ahmednour.143 5 жыл бұрын
suhaib abdi like ta kuu saare. kzbin.info/door/5TbLYS1VC_z7QZWjd3v-mQ Subscribe isaar Channel keyga wllo
@alliahmet8305
@alliahmet8305 5 жыл бұрын
Ku lahaaa Anaa cawuryay Reer soomaalilnd likta igu qabta
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
Dayax ifiima kuusaarey subcuraab iisaar wll
@abdirahimabdullahi1833
@abdirahimabdullahi1833 5 жыл бұрын
Asxpta inta ku heesata qoto qoto somali land lake ta yaan leela dhaafin 😍😍😍😍😍👈
@demohamnajkovil27
@demohamnajkovil27 5 жыл бұрын
Abdiraheen Abdullahi anigo reer xamar ah aya kuheestq qeyba somaliland kuuna saaray like
@abdirahimabdullahi1833
@abdirahimabdullahi1833 5 жыл бұрын
@@demohamnajkovil27 🤩🤩🤩👈
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 5 жыл бұрын
Asxabta jummco Mubarak meel walbo aad jogtaan commentigeyga hada aqrisanaa like isaar 😻😻 *VIVA QOOTO*
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 жыл бұрын
Mxd ka helli
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 5 жыл бұрын
Mustafe Xeedho Burcaawi waan ku nafisi
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Amal Ali subscribe isaar xppti
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
Amal Ali Ahmed kuusAarey abyo subcuraab iisaar
@user-ft2ie4io3v
@user-ft2ie4io3v 5 жыл бұрын
Fh
@naciimonalka1047
@naciimonalka1047 5 жыл бұрын
Abuukar mahdii thankz sxp ❤❤❤❤❤😍😍😘😘😍 qoto qooto wan uxisnay wlhi qosolka iga dhamaday mahadsanidiin dadkeygow dhamantena juhdiga aaad so galisen inan namadadalisan😘😘😘😘
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
Naciimo nalka *subscrbe iisar wllo waxba ka dhibi mayse*
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 жыл бұрын
Asc wr wbrt ilaahaan kuugu dhaariyee heesaha maalaa yacniga daawashadoodi iska dhaaf wlhi qoraalka inaan qori ayaan halkaan usoo galay
@mohamedabdigeedi7182
@mohamedabdigeedi7182 5 жыл бұрын
Riwayada qooto qooto qabta somaliland ujeclahay inta ila mida like
@Chanariofanny
@Chanariofanny 5 жыл бұрын
Way so dhacdee intii isku fillan taagersan like i saar
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
Isku filan dabka isaga shidaya isagaana daminya
@Mohamedamiin04
@Mohamedamiin04 5 жыл бұрын
Abdi somalow manta zamiira aya meesha ka maqnayd inantasan u dawada riwaydaba😂😂😂 Mnta wey maqnyd
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
#hargaysa meel qooto qooto kaga wanagsani ma jirto Inata igu raacday #like ta
@laacibkamuqdishotheboyofth9468
@laacibkamuqdishotheboyofth9468 5 жыл бұрын
Masha Allah Heer hargiesa Iyo dhaman shacabka Somaliland Allaha idin dhowro Salan poqortyo ayan idinku salamy From muqdisho cdy
@omarfattah175
@omarfattah175 5 жыл бұрын
Wlh hargeisa ugu shidan qooto qooto
@saidali5400
@saidali5400 5 жыл бұрын
Haddu kursigi qaday sariirtana mar mar soo eegay ahayd😂😂😂😂😂😂😂😂
@khalidchanell5921
@khalidchanell5921 5 жыл бұрын
hdii aad jeceshaHy nabigene mohamed scw igula saliyaH❤❤
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
Qooto qooto in laga Hiiso dhacay waxa ku ogane Maalin cadeey laso galina KZbin 😂
@degmocali9376
@degmocali9376 5 жыл бұрын
Riwaayadu manta waxy ka hdlaysaa dhasha alle ayaa bixiya waa raguna hka wantoban dumarka ay leyihin mxd u dhaliweyday
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Degmo Cali qaali subscribe isaar
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 5 жыл бұрын
Waa qaaybtaan sugayey isku filan mrkaan arka iska qoslaba😂😂😂
@nimodiamond595
@nimodiamond595 5 жыл бұрын
Abukar thanks huno wad naga qoslisan adigiyo xertada qoto qoto.go forward Akhi
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
rer ❤hargeisa 😘😘😘😘💋
@Real_OG143
@Real_OG143 5 жыл бұрын
Veiw 144 kalinta 10 ku jira abukar mahdi love isar subscibe isar big legend 😆
@shaficimohet6486
@shaficimohet6486 5 жыл бұрын
Keen Aan Caruuur Dhaalne kulaah Izku filaan wa Ninka kliyaa tee meesha kla wad Go forward Bro Apdukani 😂😂😂
@gaadsanmedia9079
@gaadsanmedia9079 5 жыл бұрын
Maba dhiiqeysee haday dhiiqdana bakayleee dhalaysaaa hhhhh #like ha iga dhaafin hadaad ku qososhay
@naimahasaen3041
@naimahasaen3041 5 жыл бұрын
Kkkkkk ala beerka jilayaasha ama fananiinta somaliland ee aan kufaaano mar walba waaan subscibre yaaa si aan ula sicdo bal amarka ilahay waan necebahay inaan subiskareeyo balse waan subiskareya aala qisolka waan qosla mar walba
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 жыл бұрын
Meesha qiso dhaba oo dhacday ayaa lagu jilayaa walaahi qof fahmayaana idinkuma jiro somaalay
@abdirisaksamriye3052
@abdirisaksamriye3052 5 жыл бұрын
Abti waa siyaasad camii bashu chess baa la isku qaadayaa
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 5 жыл бұрын
Hhhhhh bbe children baan anaa kugu darayaayee allah cawadaa qoosol amaan udhaantaa abuukaar iyo family qooto qooto waad mahaadsantiihiin
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
fathi ahmed *subscrbe iisar wllo waxba ka dhibi mayse*
@simambbe9933
@simambbe9933 5 жыл бұрын
Hye hee anaa oo gu horeeyy hdaa soo gashid like plcz
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Simam bbe subscribe isaar
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
simam bbe kuusaarey abyo subcuraab iisaar
@ayaanmohamed6883
@ayaanmohamed6883 5 жыл бұрын
Fast one ☝️ today
@quuenaragsanbbe2890
@quuenaragsanbbe2890 5 жыл бұрын
Masaqiirna kuyeh waa iskifilan waa balaayo wlhi qosol badnaa
@yayavic1185
@yayavic1185 5 жыл бұрын
Abuukar mahdi... wan kaga mahad celineynaa sidaad noola wadagto ruwayadaha kasoo baxa maskaxdaada..... qooto qooto waxa ka muhiiimsan maskaxdii ey kaso curaty..🤔👏🖑 abukar mahdi....
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 5 жыл бұрын
inta barnamijkan kutaxan fadlan farta taaga
@MadashaUgaaska
@MadashaUgaaska 5 жыл бұрын
SOO BOOQDA MADASHA UGAASKA SAAXIIBAYAAL MAHADSANIDIIN
@aflaydhaadan1539
@aflaydhaadan1539 5 жыл бұрын
Iskufilan boqortooyoh wallhi Adigaa shiday goobtaa iyada ah
@aaishohomedecor9197
@aaishohomedecor9197 5 жыл бұрын
First 👍
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
Asho Diini *subscrbe iisar wllo waxba ka dhibi mayse*
@wardibae3861
@wardibae3861 5 жыл бұрын
Xasuustu way iskajirtaayee yara bood bood anaakuqabaneee😂😂😂😂😂😂😂😂😂 iskufilan xaliyaha QOOTO QOOTO 👏👏👏👏
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 5 жыл бұрын
Madhiiqeyso insha ALLAH kulahaa hhhhh isku filan habr weynidaa hhhhh
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
Nimco Shaandi subscrbe wllo qli waxba ka dhbi mayse
@monacali7804
@monacali7804 5 жыл бұрын
Hargeisa ugushidan qoto qoto soobadiya xagaa hargesa
@enghusseinhaamud6628
@enghusseinhaamud6628 5 жыл бұрын
big respect Legends
@engismaaciilali4623
@engismaaciilali4623 5 жыл бұрын
Ceegaag iyo isku filan la'aantod dadku caqdud Bay qaadi lahayen
@cawil__tiiko__officail7922
@cawil__tiiko__officail7922 5 жыл бұрын
Hargeysa 😍😍
@msszooya1919
@msszooya1919 5 жыл бұрын
Xidhiban ma adaana mesha wax ku heen mise iyadaanba qaadan kal iyo laab uqoslay wlhi yaa fahmi kara 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
Anagaa fahmeyna
@khaliilabdih1955
@khaliilabdih1955 5 жыл бұрын
Ma iyadan qadan kulaha😂😂 Izku filan ninka kliye aan ku qozlo
@user-lo7rm9jo4o
@user-lo7rm9jo4o 5 жыл бұрын
😳😳😳😳😳😳😳 awoowgiin lagubye eega ma youtubekaad huruddaaan
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
hadaa intee aadnaa nio
@user-lo7rm9jo4o
@user-lo7rm9jo4o 5 жыл бұрын
@@kingfmotivation3048 meelaanu aadi miyaa lagu yidhi hadaa
@qalbidhaya3543
@qalbidhaya3543 5 жыл бұрын
Aad baan u sugayey thanks
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
qalbi dhaya subscrbe iisar wllo qli waxba ka dhibi mayse
@fadxiyepupwizzo1976
@fadxiyepupwizzo1976 5 жыл бұрын
Jimce waciid ree qoto qoto yaa like iigu hiiliyay
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
fadxi yep up wizzo kuusaarey wll subcuraabiiisaar
@fadxiyepupwizzo1976
@fadxiyepupwizzo1976 5 жыл бұрын
@@ubaxcooking5050 thanks ukhtii alla ycisak wan ku Saray sista
@farhiyamohamed1311
@farhiyamohamed1311 5 жыл бұрын
Isku filan 😂😂caawa qosolka iga dhamaday may dhiqin kulahaa
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 5 жыл бұрын
Maddaan Meesha Waxba Ku Hayn Mise iyaddaan Qaaddanba😂😂😂
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 5 жыл бұрын
Asxb iyo Abubakar mahdi codsi inanta aan jeclahay ayaa idhahday 100 like hadii qabtan lagu saro aroskaga wan ogolahay marka somali nimo 100 like hadii kale dar ilahay inan gursadan raba pls waligay like macodsan like pls iga dhisa
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
😁😁😁😁 isku filan uus back😂😂😂😋
@abdirisaqbuux5750
@abdirisaqbuux5750 5 жыл бұрын
Sahro kiin iyo isku filan halaysu maslaxo wllyaal
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Wxaan soo xasuustay heestii axmed yasin digfeer )(waxa waxa gaadhka ka hayee ilmahayga gurayaa* daka kale ma gaadheen
@luuulaxaaji9694
@luuulaxaaji9694 5 жыл бұрын
Oo ma qooto qooto cusub ayaa labilaay
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 5 жыл бұрын
Ceegaaag Ma Former Class mate
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
orod noro noro bad ku darsatay dhaliiin laa ne ninka kaliyee iga qosliya yusu ceegaaa😂😂😂😂
@nimcodauud9193
@nimcodauud9193 5 жыл бұрын
Madaan mesha wxba ku ahyn mise iydaan wxba qaadnyn 😂 isku filan khasiis
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 5 жыл бұрын
Hh ceep khasiisku waa kalmad xun
@hamseomerbatuun8391
@hamseomerbatuun8391 4 жыл бұрын
Wuu iga qosliyay
@cabdicasis6640
@cabdicasis6640 5 жыл бұрын
Hhhhhhh kulahaa ma caruurta aad dhashay ayn kaa cunay.. maye waan shakiyay hhhhh Mida kale waa bilaa editer waayo abdiqani marka loo sheegayay waa la maqlayay
@hamsehasan803
@hamsehasan803 4 жыл бұрын
Xamse. Xaman
@shukritumeey3777
@shukritumeey3777 5 жыл бұрын
Masha allah hormar wacan abukar Mahdi
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
Shukri Tumeey subscrbe iisar wllo wxba ka dhbi maysee
@shukritumeey3777
@shukritumeey3777 5 жыл бұрын
@@daaddalyrics8282 heheheeh bal wayahay
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
Shukri Tumeey 😘😘😘
@faatushiskufilan4140
@faatushiskufilan4140 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh ani kuwaan leenba ku heystaa kulahaa nacaskii feraha weyna ar kuwanaa
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
Faatush isku filan *subscrbe iisar wllo waxba ka dhibi mayse*
@faatushiskufilan4140
@faatushiskufilan4140 5 жыл бұрын
Daadda lyrics &comedy wll an kuu sare MaxA so faideysaa ileen iska Saar mahane
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 жыл бұрын
Qooto qooto kuwan ba ugu qabdaran wax fcn keen abuukarow
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 5 жыл бұрын
Lagamaso jiidin kulahaa #iskufillan😂😂
@almaslv3134
@almaslv3134 5 жыл бұрын
Burcow in jeceli ❤❤❤
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 жыл бұрын
Rer burco miyaa
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
hhhh allaah isku filan aaa aar muga like igu kazbeey qozol zuuxaye😂😂😂😂😂😂😂
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Ma Adigaan Meesha Waxba Kuma Hayn Mise Iyadaa Wlahi Daacada Baan U qoslay 😂😂😂
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 5 жыл бұрын
Rufiyaaan waaye ninku kulahaa midkale tijaabi😁😁😜😜😜😁😁😁😜😜
@sayidcalitaatiko742
@sayidcalitaatiko742 5 жыл бұрын
@Abuukar Mahdi sxb waa Kusalaamay Ruwaayada Qeybta wax loogu tilmaamayo Lagama jarin Fatsamada qalad yaraa kujira thnks
@Quman_qaali
@Quman_qaali 5 жыл бұрын
😂😂 ruwayadeydii ahaa aan sugayey❤️❤️
@monacali7804
@monacali7804 5 жыл бұрын
Qaybta hargeisan ku hastaa anaa
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
Qooto qooto cidi ah like isaara
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Hodan abyo SUBSCRIBE isaar
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
hodan marwadii somaliland kuusarey mcnto subcuraab iisaar
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 5 жыл бұрын
Nafta wlhi maad ika dhashid kulahaa nafta 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
Xamdi Cabdiwali *subscrbe iisar wllo waxba ka dhibi mayse*
@sayidholac5382
@sayidholac5382 5 жыл бұрын
mmm kulaha wxna .ms dhlin mana dhiiqin hibaaq gobaad!!
@apdirizaksulthan702
@apdirizaksulthan702 5 жыл бұрын
Aniga waxba hay calaacaline😂😂
@gkgvh2516
@gkgvh2516 5 жыл бұрын
Ala qosol badana caadi Mahan
@shaamproduction820
@shaamproduction820 5 жыл бұрын
Filmka qoto qoto ninka socodsiyey waa isku filan walee jila buuxa
@almaslv3134
@almaslv3134 5 жыл бұрын
Kklkkk isku filan waa shaydan
@xiismaxamedcilmi2066
@xiismaxamedcilmi2066 5 жыл бұрын
Riwaayadu Iyadoo socota ayaa lala hadlayaa
@somalicade4284
@somalicade4284 5 жыл бұрын
Isku Filan Waalhy Waa Raggeedi
@abdulazizmohamed2280
@abdulazizmohamed2280 5 жыл бұрын
Isku filan
@ilkacaztaburco4940
@ilkacaztaburco4940 5 жыл бұрын
wlHi aniga wxn ku haysta hibaaq iyo sahra kiin👈👏👏👏👏say u jilaan hore usocda wlalahy
@haldhaadumar3833
@haldhaadumar3833 5 жыл бұрын
hhhhhh jumca Mubarak
@hamsecabdillahi5208
@hamsecabdillahi5208 3 жыл бұрын
Hibaaq waa dhisa
@suldansaabir3577
@suldansaabir3577 5 жыл бұрын
ILAAHAY WADII MAXAA UDHIHI WAYDAY
@ifrahheyle3685
@ifrahheyle3685 5 жыл бұрын
Isku filan wax kale Waye wlhi hhhhhhhhhhhhh
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 5 жыл бұрын
Ala peerkah best qotoqoto iga dheh😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😆😁😁😁😁😁😁😄
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 5 жыл бұрын
Qofkii koowaad zxbta like ta yaan laysla dhaafin qofkii Akhriya commentygayga
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
Mohammed Bille kuusaarey bro subcuraab iisaar
@aaryaretube
@aaryaretube 5 жыл бұрын
IDIN MEE DADKII YOUTBERKA AH IGU QABTA
@iizabellainaabdi4481
@iizabellainaabdi4481 5 жыл бұрын
Hhhhh Astaqfirullah isku filan hda arko dar allaan uqoslaaa😂😂😂 Shu'uunu daaqiliyaH lama galo 😆😆
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 5 жыл бұрын
Xildhibaane malaha waad ag seexataaaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@fariihaawale2069
@fariihaawale2069 5 жыл бұрын
Ee maad iga dhashid kuma lahoo
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
Doqontaasi ninka may caayaysa mise riwaayad bay matalaysaa
@xazanzantczr3952
@xazanzantczr3952 5 жыл бұрын
Madaxa kadhukoo labo labo dhashide hhhhh isku filan
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 5 жыл бұрын
HORAA loo yidhi #Naag abaartees waa ubaad la aan #Nina abaartii waa maal la aan
@hamzegaane8629
@hamzegaane8629 5 жыл бұрын
Nin Abaartii waa Talo La aan zxp
@kkkkk695
@kkkkk695 5 жыл бұрын
HAMZE GAANE nin lacag heysan ixtirqm mahelqayo
@hamzegaane8629
@hamzegaane8629 5 жыл бұрын
@@kkkkk695 Haa zxp Lkn sidy tahy murtidu waa Awrka abaartisu waa Ilko La aan Dumarka abaartoodu waa Ubad La aan Raga abaartoduna waa Talo La aan
@smanpower7765
@smanpower7765 5 жыл бұрын
Wwww isku filan wuu kabaxsaday
@fuaadabdullah8685
@fuaadabdullah8685 5 жыл бұрын
Maad iga dhaahid aa ilaa hada ku qoslaa😀😀😀
@fardowsayusuf1458
@fardowsayusuf1458 5 жыл бұрын
Kķkk haraga kusudhan kulhaa
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 жыл бұрын
Aala maxay Gaajoonaysay
@masuultvzhyb
@masuultvzhyb 5 жыл бұрын
waxan idin waydiiyay reer xamarku Misidanay masaakiin u yhiin mise isagaa miskiina yarka riwayada matalayaa
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 5 жыл бұрын
Re xamarko dhan ma ahan ee cid gaara baa jirta sida maskiin u ah wa kuwa cad cadka ah
@masuultvzhyb
@masuultvzhyb 5 жыл бұрын
@@qumandarajo9353 waaban yaabee markan miskiinkaan arkay waxaban Moodey in reer tolkii oo dhan noocadaan yihiin
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 5 жыл бұрын
@@masuultvzhyb hhh mar hore baa xamar lala waregi laha hada inago idil sida miskin uwada nahay😂
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
@@qumandarajo9353 naa wllo de kuwa cadcadka midh igaso radi😄☝️
@abdirashidmohamed2931
@abdirashidmohamed2931 4 жыл бұрын
@@hizamhasa9189 hhhhhhhh
@ahmedzakifilmsvlogs1211
@ahmedzakifilmsvlogs1211 5 жыл бұрын
sadex saddex
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 5 жыл бұрын
Jumca xilwa
QOOTO QOOTO 47 QOSOL IGUMA HARIN
35:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 71 М.
QOOTO QOOTO HARGEYSA 46
34:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 102 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
Somali Museum 2018  Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.
1:05:37
The Somali Museum
Рет қаралды 2,1 МЛН
QOOTO QOOTO 64AAD
40:25
Universal TV
Рет қаралды 167 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 2
50:43
Abukar Mahdi
Рет қаралды 554 М.
QOOTO QOOTO 57
35:43
Universal TV
Рет қаралды 67 М.
QOOTO QOOTO  HARGEISA PART 43 FULL
32:23
Abukar Mahdi
Рет қаралды 730 М.
Sooraan iyo jawaan riwaayaddii jinka qosolkii aduunka
49:58
Dhaxalreeb TV
Рет қаралды 204 М.
QOOTO QOOTO 39
36:26
Universal Somali TV
Рет қаралды 185 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 13 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 165 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 438 М.