QOOTO QOOTO 57

  Рет қаралды 67,706

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 184
@jimaalemohamuud2549
@jimaalemohamuud2549 5 жыл бұрын
Anaa ugu horeya Like isaara inta quranka jecel 😍😍♨️
@abdikanisulub4852
@abdikanisulub4852 5 жыл бұрын
Jimaale Mohamuud Isla xishood wax dhintey bad tahe quranna ma jaclide quranka ma wax lagu ciciyaro ayad moodey wxn ku weydiyey like tu ma wax lacuna maxey ku tareysa wax bila damir ah bad tahey xolayahow
@zackerawali
@zackerawali 5 жыл бұрын
Inta sahra kiin ku dakhran like ta😉 Reer Somaliland ah double like🤗
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 жыл бұрын
hadad inuun somalilander tahay like ta ha igala bakhaylin👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😢
@waaberiacademy.7272
@waaberiacademy.7272 5 жыл бұрын
Kfusuaey ixus5
@maxamedsiciid4320
@maxamedsiciid4320 5 жыл бұрын
Ku lahaa waan ogaa inaan shiishkaygu baydhayn #viva yuusuf ceegaag iyo isku filan
@abdirahmanjama8187
@abdirahmanjama8187 5 жыл бұрын
Inta reer somaliland ah like ta 👍
@ikranabdi3924
@ikranabdi3924 5 жыл бұрын
Inti ha hadhihine waxad dhahada inti tagersan
@hothokalgacal3520
@hothokalgacal3520 5 жыл бұрын
Reer hargyza wleee style ilbaxnimo xadaarad xikmad cidi kuma gaadho😍💞
@mohamedabdirahmansahil8092
@mohamedabdirahmansahil8092 5 жыл бұрын
inta sahra kiin iyo isku filan taageerta like isku muujiya viva dhaladkii hargiesa
@LAQAAYE
@LAQAAYE 5 жыл бұрын
Wn ogaaa Inuu Shiish kygu Qaloocnyn Y.Ceegaag 😂😂😎🙇😎✌👍
@mohamedosman-mk4oi
@mohamedosman-mk4oi 5 жыл бұрын
Moha Aziiz61 waa intaan ku qoslayba 😅😅😅
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 5 жыл бұрын
Illaa iyo hibaaq oonan nixin ayaa qososhau. Caadi Manahan qooto qooto. 🤣🤣🤣
@LAQAAYE
@LAQAAYE 5 жыл бұрын
@@xaarwalwaal Hhh Haaahey wa inkaar Yar walal lkn Anigu wll Magcan ila hdaa ku 😂😂😂.... Iska wado hawshada Xarwalwaalow...😂😂✋✌😎👍
@ahmedabdiali9838
@ahmedabdiali9838 5 жыл бұрын
Wiilka yaree go a huwan maaha reer xamar hadana halkeeduu dhigaa marna wuxuu matala oromo waa qof hibo leh tageran uhaya
@wizamintv9147
@wizamintv9147 5 жыл бұрын
Ahmed Abdi Ali wa runta mustafe la idha wl
@damalhadhsade3042
@damalhadhsade3042 5 жыл бұрын
Talent ayuu hayaa
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Hibo maaha waa dadkaa silavc ku koray afafka badan silacaa baray
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Hibo maaha afafka badan silacaa baray waa ddka meelahaa ku ba hoofay
@wizkayd5843
@wizkayd5843 4 жыл бұрын
@@qardoyare2290 markaa mxaa kaa galay adiga
@abdirahmanmahdi9964
@abdirahmanmahdi9964 5 жыл бұрын
like Ku badi wixii Somaliland
@faraskacad1420
@faraskacad1420 4 жыл бұрын
haye hahe
@ABDISAMAD1514
@ABDISAMAD1514 5 жыл бұрын
inaba cadi ma ahan isku filan sahra kiin yusuf ceggaag iyo hibaaq iyo bahda qooto qooto caadi ma ahan funny ayad tihin kkkk ha noo baryin dadka kulehe
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
Searching gabadh #gabooye qabiilka waan ku haystaa
@amiinmahad
@amiinmahad 5 жыл бұрын
Ar cabdiyoo goorme noqday jillaa nin culus wlh diriskeyga xalaasha wlh bro horay uso
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
Waaaryeee cawa ana ugu horeeya 3:53 habeenimo Waynaka
@cabdiraxmaanfarax3129
@cabdiraxmaanfarax3129 5 жыл бұрын
Dameerkii wuu dhintay walahi ninka leh ayaa la yidhaadaa
@mudicade6325
@mudicade6325 5 жыл бұрын
These r my favourite pple: 1.iskufilan 2.yussuf cegag 3.hibaq 4.sahara kiin I only watch their part Mop love from wajeer -kenya....intaa iguracsaan..subscribe igucawiyaa
@aragasanquruxsanamaansan4465
@aragasanquruxsanamaansan4465 5 жыл бұрын
Abtiyo kuyee😂😂😂🤣🤣🤣 isku filan jecliya
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 5 жыл бұрын
#IKRAAN darted inta #Qooto_Qooto u daawato Thumbs up💖💖💯💯👑
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 5 жыл бұрын
Wlhi waxa ku hesta samia iyo munyey wa funny
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Hhhhhhh caawa qosol iguma yara rer qoto qoto mayadsanidin abukar Mahdi .sidokale mahadsanid
@hamzenuur5877
@hamzenuur5877 5 жыл бұрын
Gaadhi number 4 kulahaa reer xamarka dameer
@fatimamohamedkhaliif3731
@fatimamohamedkhaliif3731 5 жыл бұрын
gabadha hibaaq waa actoress aan caadi ahyn hal mar xataa qosli mayso dhab baa moodaa sheekadeesa
@ahmedilkacase9469
@ahmedilkacase9469 5 жыл бұрын
Gabadha wiilka rer xamar ka qaba wanagsan alla yaa saa caqli ugu yeela gabdhaha oodhan
@hamdaosman6745
@hamdaosman6745 5 жыл бұрын
Dad iskuma jiraan
@damalhadhsade3042
@damalhadhsade3042 5 жыл бұрын
@@hamdaosman6745 mayow ku qab
@ilhaanmursalsaeedsaeed3020
@ilhaanmursalsaeedsaeed3020 5 жыл бұрын
Walahay cawa qotoqoto cadi mahan qosolki aya iga batay hhh😍😘😍🤣😂🤣😂🤣 i can't wait next week
@ashamohamad4224
@ashamohamad4224 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh😂😂😂caadi maahaa wlee😱😱😱😱👌👌👌👌
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 5 жыл бұрын
I love walahi moyow iyo dumashigii waa ku heystaa walahi
@maxamedcadde9757
@maxamedcadde9757 5 жыл бұрын
kkkkk war maxa kla haysta dadkan isku filan waa kaptanka mesha runti qooto qooto waa funny
@ridwanomer91
@ridwanomer91 5 жыл бұрын
Wn fahansanaa inaan shiishkaygu baydh baydhayn tolaay yaa ila qosol doonaya😂😂😂😂😂
@cabdifataxseerjiyo6456
@cabdifataxseerjiyo6456 4 жыл бұрын
Wllo wxan idin odhan lahaa dhaarta iska daaya zida kale wan fican tihiin dhaarta uun ka daaya thknz
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
Wuu yar raagay waxa yari waa baster Y ceegaag
@burcocaday8145
@burcocaday8145 5 жыл бұрын
isku filan la'aanti wlhy riwayadu qurux mleh
@zlsports5427
@zlsports5427 5 жыл бұрын
Sahra kiin marka arko aniga dhan lama heli karaan noqdaa wara dumazhidiin ka xishooda duzhan ka fiirsadaye
@kaysesalebanomar1273
@kaysesalebanomar1273 5 жыл бұрын
Anigu ciwaankan uun idiin wada like tii waan ka ilbaxee
@maxamedzayid5749
@maxamedzayid5749 4 жыл бұрын
Best
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
Tan hibaaq la yidhaa baan sanifay ee ninka #yuusuf ceegaag caayaysa.. wuxu waa riwaayade iyaduna caadi bay u caayaysa hhh
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 жыл бұрын
Eheheh V8 baa laga sugayay oo markaasuu Gadhi ximar meesha la imnayaa😂😂😂😂😂
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 жыл бұрын
I am big fan of hibaaq. Best actress ever.
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 5 жыл бұрын
Hhhhhhh wuu yara raagay waxayari waa baastar😂😂😂 y ceegaag
@saedahmed4178
@saedahmed4178 5 жыл бұрын
kkkkkkkkk inta ala aragtay like yuusuf ceegaag ku lahaa waan ogaa in aan shiishkaygu baydh-baydhayn
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 5 жыл бұрын
*sahra kiin, isku filan, shucayn yare Hibaaq, yuusuf ceegaag walhi waa inta meezha shidaysa* 😍
@cabdiqaadirmaxamed4446
@cabdiqaadirmaxamed4446 5 жыл бұрын
Heelana haka tagin kkkkkk
@iamshimali6929
@iamshimali6929 5 жыл бұрын
isku filan ooma xola donbaa Ahayd funny boy wlhi 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
@abdirahmaanaadam7249
@abdirahmaanaadam7249 5 жыл бұрын
u Rago wuxu wa Bastar Ceegaag liKe YaaH
@zekiadam9535
@zekiadam9535 5 жыл бұрын
Viva kuleyl ninkasan tageera
@elisamalia386
@elisamalia386 5 жыл бұрын
Adunka qooto qooto jecliya❤❤❤❤
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
Isku filan vv waannku taa garaaa
@nucman-mohamed
@nucman-mohamed 5 жыл бұрын
Qooto qooto qaladaaadkeeda ayaan rabbaaa hhhh kaasaa ka funnysan riwaayada
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 5 жыл бұрын
Abdiqani isku filn Sahra kiin Hibaaq gobad Yusuf cegag Itasan wadaa wanaa intaa meshaa shitay weeyi
@salumsharaf9514
@salumsharaf9514 5 жыл бұрын
Mayu Caadi ma aha dameer bu Ukeenay 😆😆
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 5 жыл бұрын
Eesh calaa #hibaaq
@Mama-Mohamed2024
@Mama-Mohamed2024 5 жыл бұрын
V8 miya last model U ah rer hargeisa pmw Alabama aqaano
@shaamproduction820
@shaamproduction820 5 жыл бұрын
Anigon dawan wlhi liketa si saarey
@nastehamohamud8119
@nastehamohamud8119 5 жыл бұрын
Gormad abowe baratay 😂🤦‍♀️hadaba inanti yared abowe unuka o waaye ayadiba ka daran asigiye😂🤭
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 жыл бұрын
Caadi maaha ceegaag iyo isku filan iyo 2 hablood🤣🤣🤣
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Midha gunta kuugu jira midha geed saaran looma qubo
@boosmanindhocaashaqsaid4757
@boosmanindhocaashaqsaid4757 5 жыл бұрын
koxda qoto qto hore usocda ❤❤❤❤❤❤
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 5 жыл бұрын
Hhhhhh waxay uyar raagay waa basatar wllhi cegaag waaa xaraabo
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 5 жыл бұрын
Kkkkkkk riwaayada waxa shida ceegaag iyo isku filan iyo sahra kiin iyo ....
@faraxyasincabdi1478
@faraxyasincabdi1478 5 жыл бұрын
Nio kan reer xamar ka ah dhibbaa haysata geel iyo baabuur qaliya aya laga sugayey markasuu dameer nalasodooontay
@t.d8775
@t.d8775 5 жыл бұрын
Farax Yasin Cabdi hhhhh rerxamarka gabdhah damer ma ka bixiyaan
@ncngames8101
@ncngames8101 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@hamsecabdillahi5208
@hamsecabdillahi5208 3 жыл бұрын
Qofkii yara hanti saxee leeyahay hibaaq
@mohamedabdirahmansahil8092
@mohamedabdirahmansahil8092 5 жыл бұрын
actorka meesha isku filan
@barwaaqomaxamed5859
@barwaaqomaxamed5859 5 жыл бұрын
Xppi wadnuhu wuu idhacsanyahay hhh hibaaq gobaad
@shamis727
@shamis727 5 жыл бұрын
Hibaaq dhab bay u jishay uurka run run buu uga muuqdaa kkk
@mariyagamaal4984
@mariyagamaal4984 5 жыл бұрын
KKK inanu shiishkaygu baydhayn😂😂😂😁
@jaamacruush2125
@jaamacruush2125 5 жыл бұрын
ar maasha reer xamar
@nasiirosmaan8680
@nasiirosmaan8680 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk wlhi qosol iguma harin
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 5 жыл бұрын
Xaaska miyuu qabo markee luqada koonfurka ku hadaleeso macan badanaa qurux weyee kkkk
@t.d8775
@t.d8775 5 жыл бұрын
war dadku maanay ninka kaa qaban kkkk kulaha wa qayliyo waxaan idhi wa wareey dadki sasunbay ii egeen waray ma fahmayan kkkkk
@cabdiraxmammacalin4090
@cabdiraxmammacalin4090 5 жыл бұрын
Ninka waa rabaahe kulahaa hhhh Ar gabdhuhu lacag jecelaa
@ajabnino9577
@ajabnino9577 5 жыл бұрын
Hahahahaha wuu ragay baster kayari
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
Kkk riwaayaddaan walaalaheen hawiye haddaad jeceshahay in ilaahay nabar xaqdarro uga dhigo Like iisaar
@jibrilali3910
@jibrilali3910 5 жыл бұрын
Isku filan Ceegaagna abti buu leeyahy kan yarna abtiyo hhhh
@shacniahmed9324
@shacniahmed9324 5 жыл бұрын
Gues House Ki New Hargeisa Ku Yaalay Nayara....... 😂😂😂😂
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 5 жыл бұрын
Kkkkkkk qofkii yaraa ma hunguri buu kugila soo kordhy
@biyaysteofficall9539
@biyaysteofficall9539 5 жыл бұрын
mesha group ka isku filan ayaa ugu shidan
@fathiali1331
@fathiali1331 5 жыл бұрын
Hhhh caawa sahra kiin way qoslaysaaye
@maxamadmax5554
@maxamadmax5554 4 жыл бұрын
Mashaalaah
@faraxyasincabdi1478
@faraxyasincabdi1478 5 жыл бұрын
Jcylkii shucayb yare ee burburey aad baan uga xumay
@mikimoh9377
@mikimoh9377 5 жыл бұрын
Dameerbaad izkaga naxsan tahay🤣🤣🤣🤣🤣
@jecliyaintaisjecel5725
@jecliyaintaisjecel5725 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂hantida goormaad saxeexi
@gujis5819
@gujis5819 5 жыл бұрын
Sahra kiin waan iska jeclahy
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Ninkii tiin beera iyo nin kii timir beetaba taatkhdaa qorin mjaalle maxamed ziyaad barre taariikhdaa qorn
@idirisilkacase3032
@idirisilkacase3032 5 жыл бұрын
Inta like ta jecel like izaara
@abdifitahaguul2227
@abdifitahaguul2227 5 жыл бұрын
Sotan qofti Samia sidey lacagti raga uga cuneysay meel walba laablaab ka yelatay kkkkkk
@ifrahheyle3685
@ifrahheyle3685 5 жыл бұрын
Wlhi wan ku heystaaa aqiyrtan hori usocda
@t.d8775
@t.d8775 5 жыл бұрын
rer xamarku fabdhaha ma dameer ayey ka bixiyan hhhhh kulaha waba gadhigayaga ugu qalisan kkkk
@dalhaharir6872
@dalhaharir6872 5 жыл бұрын
Huruud baan ku dhabooqay kulahaa. 😂😂
@yusufkaamil6794
@yusufkaamil6794 5 жыл бұрын
Kulaha gaadhi gacan gaadhi dameer
@hanadindho7237
@hanadindho7237 5 жыл бұрын
Hhhhh y.ceegag wan fahansanaa inaanu shiishkaygu baydhbaydhayn
@mahamudabdi-norrevangsskol7323
@mahamudabdi-norrevangsskol7323 5 жыл бұрын
Hibaaq is gold diger
@mustafagarbo5046
@mustafagarbo5046 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh abtiyo kulahaa
@sosoalerrr2386
@sosoalerrr2386 5 жыл бұрын
Hhhhhh hhhhhh isku filin ayn ku haystaa
@koracaalami8863
@koracaalami8863 5 жыл бұрын
Uuu fahansanaa inuu shiishkiisu baydhyadhin Lmao😭😭😭😭😭😂😂
@ABDISAMAD1514
@ABDISAMAD1514 5 жыл бұрын
isku filan igeya
@abdiazizmohamedali605
@abdiazizmohamedali605 5 жыл бұрын
Kuwan damerka ugu madhaxsan
@بياضالثلج-ز1ل
@بياضالثلج-ز1ل 5 жыл бұрын
Abtiyooo Kulaha hhhhhhhh
@khaliilkhadar6481
@khaliilkhadar6481 5 жыл бұрын
Woooooooooow
@princessamina9363
@princessamina9363 5 жыл бұрын
Wuu raagay waxa yar wa baastar kulahaa istaqfurullah 😂
@DalmarDiyazka
@DalmarDiyazka 5 жыл бұрын
Cunugtan Shucayb zxpti ah baba sanifay igaso bodayw
@abdiraxmandahir5948
@abdiraxmandahir5948 5 жыл бұрын
Ma hooyada siilkeday dishay xaaryow mc nacaybka keenay waan inan sharaf badane hooyada anaa wasee
@الیاسعبدرحمن
@الیاسعبدرحمن 5 жыл бұрын
waa runtaa abdi rahmaan daahir shucayb waa inan iyo badh
@الیاسعبدرحمن
@الیاسعبدرحمن 5 жыл бұрын
ale hadaayo shucayb nama dheeree
@abdifatahdahir4498
@abdifatahdahir4498 5 жыл бұрын
M.a gabadha wan jeclahay mxaa ku tuuse gabadha
@salmaanshanta6866
@salmaanshanta6866 5 жыл бұрын
😂😂😂 isku filan 8:15 Garac 😂😂
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 жыл бұрын
Hooyadaa gaadhiga kawase orad shaqayso
@saamisuge873
@saamisuge873 5 жыл бұрын
$30x30maalmood= $900. Xisaabta naga sax dheh. Hadduu maalinkasta 30dollar soo saarayo, markaa bishii waa 900 oo dollar. Kuwa riwaayadda ka hubinaya waxay ahayd inay dhahaan xisaabta naga sax ama iska sax.
QOOTO QOOTO 62
35:01
Universal TV
Рет қаралды 74 М.
QOOTO QOOTO 56
32:05
Universal TV
Рет қаралды 46 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,1 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
QOOTO QOOTO 60
33:12
Universal TV
Рет қаралды 137 М.
QOOTO QOOTO 58
31:54
Universal TV
Рет қаралды 58 М.
QOOTO QOOTOO 59
30:12
Universal TV
Рет қаралды 81 М.
Dr Cabdillaahi Sh. Maxamed Cismaan.
59:44
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 3,4 М.
QOOTO QOOTO QOOTO IYO ISKU FILAN OO FASHILAMAYE
35:39
Damashad Media
Рет қаралды 48 М.
QOOTO QOOTO HARGEYSA 46
34:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 103 М.
QOOTO QOOTO 67
33:05
Universal Somali TV
Рет қаралды 40 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,1 МЛН