QORSHAHA DAALIBAAN EE SALAADA LAGU TUKADO JAMAACADA IYO HAB DHAQANKEENA IS BARBAR DHIG !

  Рет қаралды 24,422

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 187
@umusafa9915
@umusafa9915 2 ай бұрын
Daalibaan ilaahay ayaa ku garab siiye guusha ee gaareen dalkoodi xaasiloni iyo nabad ayee heleen ilaahay haka qabto cadowga iyo gaalada shartooda
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Mnsha Allah dadkaasi waxay talada saarteen ilaahay gaaladii bay la dagaalameen ilaa ay ka guuleysteen dowlad islaam ah bayna dhisteen dagalkodana dhab ayuu ka ahaa ma aha khawaarijta dalkeena masakiinta iyo shacabka xasuuqaya ilahay umada ha idinka qabto aamiin
@DAACAD383
@DAACAD383 2 ай бұрын
ALshabaabta aad sheegayso iyo dalipan waa labo kox oo beyco iskula jira waana isku fakir jaahilkaa tahay cune wax soo baro waxna baar ha iska hadline
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
@@DAACAD383 😂😂😂😂jaahilka la sheegayo jaahil ha kugu tilmaamo sow dhib ma aha🤭 war adigu wax soo baro oo xagee ku aragtey daliban inta dadkooda dumarkoda soo dhex gala isku qarxinaya ii keen bal maskiin kaa tahay garee laga yabaa rag afganistan ah oo cadowgoda la jiray inay dagalamen lakin xage dumar iyo carur ku layen tan kale qofku wuxu rabo ha ahaado hadiiba ay shabab heshis la galen adan ka maqlaya uun eh nabigu scw yahud oo gaalo ah sow mar mar cadow 2 dooda mideeya sow ma lahayn oo nabigu scw heshiis lama gali jirin inkastoo ay balanka uga bixi jireen markad ha dhag wax ka maqasho waa iska sidan oo kale
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
@@DAACAD383 ragaas waxay yihiin waa tashadeene adigu maxaad isla haysaa maxaad qabsan kartaa maxaad dalkaga ka badali kartaa cadowga sidii neef dhaawac ah dhan walba kaa cunaya ma iska caabin kartaa ama shabab ama shisheeye🌝🤷🏽‍♀️
@DAACAD383
@DAACAD383 2 ай бұрын
@@Inasuldan1235 ninka kula hadlaya waa ansaari taagera dhab u ah shabaab iyo dhammaan ururweynaha Al qaida intaas markii muddo weliba fog tan intaas markii laga yimaado urur walba oo dunida kajira meeshu kabilowday cidda asaastay iyo waxey ku mideysanyihiin waan aqaan Islamabad Hadlo waxa aqaaan keliyaa kahdlaa urur weynaha Alqaaicda waa urur ballaaaran oo ka kooban kooxo badan sida shabaab oo kale nimankaas talipan ladhahona ururka alqaaida ee ay shabaab ugu weynyihiin waxay kula jiraan beyco ama heshiis mujaahidiinta shabaab sida mahad kaaratay oo kale waxa soo tobabaray ama ay waqtigoodi tobabarka kusoo qaateen dalka Afghanistan oo ay utaliyaan mujaahidiinta Talipan Alle hasharfee mujaahidiinta talipan waxey la dirirayeen kuffaartii maryekan ka ahayd iyo kuwii muslimka sheeganayey ee dalka Afghanistan dastuurk gaaleedka ku maamulayey weyna ka adkaadeen muddo badan kaddib waxeyna laayeen caadoqaatayaal badan shacbka Afghanistan weerardadooda dhib ba'an waa kasoo gaaray alle haka cafiyee sidoo kale shabaab waxay ladgaalamaan kuffarta amizom ee ujooga danaha gaalada iyo iney dhaqan geliyaan sharci aan kan alle ahayn waxeyna sidoo kale ladagaalamaan dowladda kuffarta ah somaliya kajirta xasan murtadna uu madaxweyne uyahay qaraxyada iyo dillaka dowladda ugeysanayaan sidii talipan sameyn jirtoo kale wax waa kasoo gaaran shacbka I.a weyna guuleysanayaan shabaab kasoo gudub intaas waxaan kuleeyahay waxaadan aqoon ulahayn haka hadlin jaahilad aan adduun lasocon baa tahay Talipan iyo shabaabna waa isku garab afkaagana kuma liidi karto midkod waayo xaqiidaba garan mayso
@IsmailIbrahim-zt8hf
@IsmailIbrahim-zt8hf 2 ай бұрын
@@Inasuldan1235 😂😂😂😂
@mohamedabdi8433
@mohamedabdi8433 2 ай бұрын
Waa la dilaa & waa la xiraa midna kuma jirto. walee cashir ayaa ku sugan meeshan
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 ай бұрын
Maasha allah Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin
@GudoonHassan-j1u
@GudoonHassan-j1u 2 ай бұрын
Alle ha gargaaro wllahen afganistan waa tusaale muhiima walaahi❤❤❤❤❤❤
@murzal31
@murzal31 2 ай бұрын
ما شاء الله، الله يحفظكم يا طالبان🤲
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 2 ай бұрын
ASC wall gaar ahan buulo xuubey jazakalaah kheyr sidana oo kle muslimiinTa ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA ha u mideeyo aan ku salino xabiibkeenii muxamad scw
@khaalidmuse2842
@khaalidmuse2842 2 ай бұрын
Tnx Daaliban ka soo Hadal meqa ku Dhahayy
@fartunabdirahmen6577
@fartunabdirahmen6577 2 ай бұрын
الله يحفظكم ياشعب أفغانستان وحكومة
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 2 ай бұрын
امين يارب
@SaidaAli-l4r
@SaidaAli-l4r 2 ай бұрын
Mashallah tabaraka jeezaka laahu khayr Ustad
@Y-ADIL
@Y-ADIL 2 ай бұрын
Waa isla xisaabtan mid aduun iyo mid Aaakhir intaba! Bravo Talibab. 👏
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 ай бұрын
Dhaqankii Islaamka ee ay Nimanka hada xukuma wadama carbeed,haleeyeen ,Daalibaan ayaa soo nooleeyey in Kibaabkeena Suuban xukun laga dhigto waxay keentaa Umad wanaagsan iyo Wadan barwaaqo ah,xaqa,Allaha tuso madaxdeena,Soomaaliyeed intey kitaabka ku dhaartaan ayey hadana wax kitaabka iyo kalaamka,Allah ka sugnaan ku dhaqmaan SUBXAANALLAH.
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 2 ай бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 2 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 ай бұрын
Manshaa Allah Daalibaan ale ha barakeyo waxey karun shegeyan diin kooda alene waa u run shagay
@xasancabdi1905
@xasancabdi1905 2 ай бұрын
Mashal alaah waa go,aan laga soo tashaday waa mid fican
@m.hassandiiriye5779
@m.hassandiiriye5779 2 ай бұрын
Mansha aĺlah waa wax lugu farxo oo Loo Qoslo Waayo Gaaladda Ayey xanuun ku tahay go.aankan Guuleysta dheh Taalibaanow
@Nina55870
@Nina55870 2 ай бұрын
Masha Allah
@QasemAhmed-ji8lf
@QasemAhmed-ji8lf 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@abdiahmed484
@abdiahmed484 2 ай бұрын
Mashallah shukran ❤
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 2 ай бұрын
MashaAllah TabaarakAllah ❤
@TheWarsame
@TheWarsame 2 ай бұрын
Nin raga ayuu ilaahay ka dhigay Muhiimada ay ka leeyihin qorshahana waa Shaqada Aan ka hor marino Cibaadada ilaahay Taasna wxy keeneysa alle la cabsi Shaqaale diin iyo dadba daacad u ah Shaqada ay taalibaan shaqaalaha u dhiibtay waxba lama aha Ee cibaadadaada ku dadaal weeyi
@Updirisak_Caano
@Updirisak_Caano 2 ай бұрын
waa ku saxan yihiin
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph 2 ай бұрын
Gaaladaan meesheeh cawadaw nimo kagaareen Waxeey raabaan walalaheen reer Afghanistan diintiina sharafta badan leh ee isku xukomaayaan in ey adoonka ka dhaadhac seeyaan waa diin argagixiso illaheeyow cadawgeena iyo cadawga islamka jabi walaalaheen reer Afghanistan guusha see
@abdolkadiralmas3104
@abdolkadiralmas3104 2 ай бұрын
جزاك الله خير
@Abdirisak1
@Abdirisak1 2 ай бұрын
Jazakalahu khayran 😂
@Mohkh647
@Mohkh647 2 ай бұрын
Asc sxb hasan osman warkagu waa xaqiisxb thanks ❤❤❤❤
@Bashir-i2g
@Bashir-i2g 2 ай бұрын
Masha alah waa niman dadkoda iyo diintodaba u shaqaynaya
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 2 ай бұрын
Allahu akbar dowlad sidaas ayan rabnaa
@caadilmusdhaf8129
@caadilmusdhaf8129 2 ай бұрын
M.alaah walaahi waa arin bogaanleh alaah inana hanuunio
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaalkey buuloxuubey cisman ❤❤❤
@moallim1000
@moallim1000 2 ай бұрын
Dilkii iyo Barakiciintii shacabka waxaa loogu daray in dhuunta la qabto oo Biilalkii isbaaro loo dhigto. Dammu-jadiid Xaraash Qaran iyo Dhac u daaya.
@axmedcrisaaq9064
@axmedcrisaaq9064 2 ай бұрын
Masha allah jazaka allah
@Abdiazizupdullahi3
@Abdiazizupdullahi3 2 ай бұрын
Allahu akbar
@abdirahimmohamed569
@abdirahimmohamed569 2 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
@NuurYamani22
@NuurYamani22 2 ай бұрын
الصلاة وماملكت........
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 2 ай бұрын
waa wax fiican xaqiiqdii
@fartunabdirahmen6577
@fartunabdirahmen6577 2 ай бұрын
ادع إلى سبيل ربك بالحكمة والموعظة الحسنة
@Baashaal1
@Baashaal1 2 ай бұрын
@@fartunabdirahmen6577 saxip hadey salaad imaado waa muhiim xeer ciqaabeed
@cabduqadirnuur6613
@cabduqadirnuur6613 2 ай бұрын
Wacaleykum salam
@noorabduwelisalah7804
@noorabduwelisalah7804 2 ай бұрын
Alla yacizak hassan Osman waxaad ka hadashay xaqiiqda maanta ka jirta caalamka qorshaha ugu fcn ee dunida lagu maamuli karo diinteenna ayaa noo sheegtay ❤
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 2 ай бұрын
Masha allh
@maankamtr7047
@maankamtr7047 2 ай бұрын
Mansha allah
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 2 ай бұрын
daalibaan waxay.keeneen qorshe fiican
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 ай бұрын
Waa qorashe ficn Aad iyo aad
@xaliimoabuukar9842
@xaliimoabuukar9842 2 ай бұрын
Asalam caleykum hadalkaga waa sax waxaa dhaqan ah qanuun ma qabno dadkeena iyo dalkeena ilaahay ha uu gargaro
@AmiinXaydar
@AmiinXaydar 2 ай бұрын
الدين نصيحه 😊😊😊😊😊😊 Waxaan CAADO Ka Dhigtay inaan Qofka Wax Ku QANCiYO Oo Si CAQLiYAYSAN Uqanciyo Balse Aan Ku Qasbin 😊😊😊 Waxaana La Yiri Hadaad Rabto in Qofi HADALKAAGA Qaato Marka Hore QALBiGiiSA Fur 😊😊😊 QALBiNA Waxaa Lagu Furaa Kalmad WANAAGSAN 😊😊😊 الحمدالله على نعمة الإسلام والإيمان 😊😊😊
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 2 ай бұрын
Uataad hassanoow khayr allaha kugu abaalmariyo Markasta waxaad inoo soo gudbisay
@calicabdiraxmaan1296
@calicabdiraxmaan1296 2 ай бұрын
Waa siwacan oo waxaa dalku noqonaya dal hodan
@Somali12222
@Somali12222 2 ай бұрын
Somalia waa dal wanagsan kuna dhaqmaya shareecada islaamka lkn dhib waxuu naga haystaa qolo yahuud ka soo qaadatay qandaraas oo xataa imaam masjid oo sujuudsan dilay kuwaas ayaa na dhahaya muslimiin ayaan nahay 😂😂😂😂 waana yahuud somaali kula ah ✌🏾✌🏾✌🏾
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
Alshabab waa khawaarij.. teeda kale somali waxa looga dhaqmaa Dastuur iyo 4.5
@Somali12222
@Somali12222 2 ай бұрын
@@TikTokBlend1 dastuurka wax lagu hishiiye lee ku qoran ee samada kama imaan cid cid ka fadli badana ma lahan waana la badalayaa badaan isku imaano lkn somali laga kari la yhy aan mid noqono
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
@@Somali12222 Dastuurka waxa ku qoran ma aqrisay marka hore????
@Somali12222
@Somali12222 2 ай бұрын
@@TikTokBlend1 in badan maxaa ku aragtay adiga manala wadaagi kartaa qodobkad ka doodeyso??!
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 ай бұрын
Kutub shabab wado dasturkan baa dhamo wlhi​@@Somali12222
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 ай бұрын
Thanks 🙏👍
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 2 ай бұрын
Thank you too
@gujisyare
@gujisyare 2 ай бұрын
Qoortaa la goynaa mii😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@Cumar2
@Cumar2 2 ай бұрын
Dhaalibaan muslimiin dhab ah
@qardho7720
@qardho7720 2 ай бұрын
Mida ala tv ga alcarabiya iyo sky waxa leh emiratka uae wana caaan colaada ay I qaban islamka iyo dhaqankiisa
@dekaali4298
@dekaali4298 2 ай бұрын
Wadooyinka badan wey fiican tahay qorshaha badan wey fiican tahay
@Keynaneditor
@Keynaneditor 2 ай бұрын
👍👍👍👍
@Shacni724
@Shacni724 2 ай бұрын
Taliban in ay xun yihiin ayaan u malayn jiray lkn markii ay wadankooda qabsadeen ayaan ogaaday in ay gaalada been ka sheegi jireen.
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 2 ай бұрын
Allow somali dowlad muslim ah o sida afganistan la mid ah ino dhali
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 2 ай бұрын
Wararkacarabta warkooda.lagumajiro.waayo waa.dabadhilif u shaqeeya
@hodanahmed9114
@hodanahmed9114 2 ай бұрын
Rag adag
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 2 ай бұрын
Waan ku taageersanaa hadda ka hor lkn waxaa ii cadaatey in aad necebtahay ku dgaqanka kitaabka ilaahay sidaasi dartedd waan kaa xarigfurtay
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
Oo hada ninkaan maxaad karabtaa. Goorma ayuu diiday ku dhaqanka shareecada??
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 2 ай бұрын
Dastuur dowlad ku dhaqanka faa iido malahan wax lagu gaari Maa in lagu daydo gaalo
@hassanabdihassanabdi393
@hassanabdihassanabdi393 2 ай бұрын
Somali diin kuma cusubno ki Salada diido Hala Xiro
@65nuuryare
@65nuuryare 2 ай бұрын
Afghanistan dad badan AA tukanin koley kuwa aan Ku arkey dhulalka gaalada ma tuktaan badankooda marka WA nidaam fiican fikir hagaagsan ayey keeneen
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
mar dhow ayuu bartay luqada ing
@65nuuryare
@65nuuryare 2 ай бұрын
Dadka ugu tira yer oo dowlado gaalo Hana deris la ah ayaa nahay hadana Kuli wahaa nahay seef Ka bood taasna wa dhibaato
@AsadAbdi-pm1wt
@AsadAbdi-pm1wt 2 ай бұрын
Nimankaas waniman aad ufiican xaga salaada fikirkey kaqaateen Dhaqankooda kale aniga ma aqani
@CASKA1212
@CASKA1212 2 ай бұрын
Soomaalidu ma dadbaa waa dugaag usgag xayawaana ka cali badan umadaha kalena ka caqli yar
@ahdxiish574
@ahdxiish574 2 ай бұрын
Dowlad islaam ah ayaa mesha ka jirta
@najiibyare4483
@najiibyare4483 2 ай бұрын
Al shabab waa wahabaiyo qoor goys bis bay yaqanin dalibana waa suufi muslmka kuma degdegan
@adammohamet9817
@adammohamet9817 2 ай бұрын
Suufi iyo wahaabi Lee ku hay , Maslimiin ayaan nahay,magac kale malinhin (هو سماكم المسلمين).
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 ай бұрын
Wll wadmahadsanthy
@AbuKhaalid-e5b
@AbuKhaalid-e5b 2 ай бұрын
TV CARABIA. waxaan u sheegayaa taaliiaan io reer gaalbeed mar hore kala baxeen reer galbeedna wuu u taak waayay taaliban ......
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 2 ай бұрын
Wallahi aad baan uqpslaay😂😂😂😂😂😅 dhabtii
@AbdiwasacIbrahim
@AbdiwasacIbrahim 2 ай бұрын
Maansha alah talibaan
@kazmerabshir9506
@kazmerabshir9506 2 ай бұрын
Nocaa matahay anshaxa hada la ilalin maxa kalo laqaban
@SuleymaanDakhare-cp5od
@SuleymaanDakhare-cp5od 2 ай бұрын
Arinta dadka badanki aysan kaseyn ayaa ah😏 in noloshu tahay sida jaranjarada 🤔 Everything is step by step
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 ай бұрын
Waxas anaga manaqano
@RealIslaamic
@RealIslaamic 2 ай бұрын
Sax weeye nio quranka waad taqaanaaye xagad u qoslisaa aad jaahilka ka tahay" ilaahay in loo hogaansamaa waa waajib waana wax wacan in lagugu xukumo
@AizackYussuf
@AizackYussuf 2 ай бұрын
Halka qosolka uu saaray ama uu ku qoslay waa dhaqanka somalida ee ma ahan kan daalibaan jaahil intaadan la Soo ordin
@m.hassandiiriye5779
@m.hassandiiriye5779 2 ай бұрын
Hadaad ba Manta Jaahil ku sheegtey Hasssn Osman Waa aduunyo macaankii ka dhamaday Aqoonta Diiniga u leeyahay Xittaa Adiga iska dhafee Waxaan fillaya Reerkiina Xitaa ineysaan Laheyn Ee Tariikhdiisa dib ugu laaabo hassan Osman haji Qosol u qoslayo waxay ki turjumeysa Farxada ay Nimankaas Salaadii Alle kor u Qaadeen Oo qalbada Jabiyeen Reer Galbeedka Ee Degdagu Ma Fiicno Sxbow Qoralkaga iska hubi
@Somali12222
@Somali12222 2 ай бұрын
Qofka jaahilla ah waa adiga aanan kala garaneyn ninkan miduu ku qoslay laxdaa tahay wase somalia iyo afganistan ayuu ka hadlaya cida sida saxan u dhaqanta jaahil dhaka weyn baad thy 😂😂😂😂
@AizackYussuf
@AizackYussuf 2 ай бұрын
@@Somali12222 maxaad igu caysay brother ???
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 ай бұрын
​@@AizackYussufyab wll
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 ай бұрын
S C W❤️❤️
@sammaanofficial5287
@sammaanofficial5287 2 ай бұрын
Sxb inoo Soo Badi barmaamijyadaani oo kale mahadsanid❤
@Hasaam930
@Hasaam930 2 ай бұрын
Taas waa qalad diintenu xoog mahan iyo qasaab salad soonka iyo wixii diina waxay udhaxaysa alle iyo adonkiis dalibaan waxood diin ku dhaqmiid ma’ahan ee waa diin xumayas
@naam9190
@naam9190 2 ай бұрын
Diintadan waxba ka ogayn
@Hasaam930
@Hasaam930 2 ай бұрын
@@naam9190 oo diinkaydu maxaway ifaraaysa inaan dadka ku qasbo salada soonka hadu intas samenwayan aan dhahayo shaqadan ka eryaya mushar kuma siinayo halkena diinteda ooga jirta bal iisheg hada igu dhaantiid wllo
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
​@@Hasaam930hada wax qalad maba ay sameyn. Oo xitaa 1 dharbaaxsho laguma xukumi dadkaas. Sida Somaliya ma ahan oo Xabad sigaar la isku dilaayo
@Ilhansweet
@Ilhansweet 2 ай бұрын
Taliban wax haka bartaan dowladaha islam ka oo iska daa inay dhahaan salaad tukadee xataa jimcaha ka dhigay maalin shaqo sida emirate ka
@funy194
@funy194 2 ай бұрын
Mid ayaa sidaas isku qabsanay waxaa ku irii diintaa gacan ka hadal ma ahan anaba la yaabay marka somalida qaarkodaa diinta ayeyba fahansaneen gaal ayaa ka so hartay
@LuulMuuse-c8z
@LuulMuuse-c8z 2 ай бұрын
Mashaalah ❤ wale inaga ubahan sidan talaw malasamen lakin hawtukan qodobada dartod wayo sax mahad ee utugko Alle darti kaxishiod Allihi saa kuu qur xiray laxawla wala quwata ilaa bila
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 2 ай бұрын
Dad gumeysi is ka dul qaaday hadana shareecada ku dhaqmaya
@CabdiraxiinCabdisalaan
@CabdiraxiinCabdisalaan 2 ай бұрын
Daalibaan Suufi miyaa mise
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 2 ай бұрын
Waa budhcad diimed
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 ай бұрын
Yaa aha ma taalibaan miss kuwa somaali
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 2 ай бұрын
Waxaynu wadanahay seef labood
@Mohamud6m5ali1
@Mohamud6m5ali1 2 ай бұрын
😅😂🤣 eeboow wax inoo reeb
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 2 ай бұрын
Al carabiya sucudigu ku yala Hadana waxay u shaqaysa Yuhuud iyo maraykan masooniyada ah ee hogaamiya waxa shar dunida ka dhacaya
@Meraqueen-vb5hn
@Meraqueen-vb5hn 2 ай бұрын
Haa wlhi waan Ka yabaay
@qardho7720
@qardho7720 2 ай бұрын
Kkkkkkkk. Rag rag dhalay kuwasoo kale ayan u bahanhay Bal aan ka nasano qabyalada iyo qurunka
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 ай бұрын
Argagixiso wadan ee jogto faido maleh
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 ай бұрын
Gaal aya thy
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 ай бұрын
@@liibaansoomaali6284 maye Islam bathy dheh 🤣 argagixiso Ina thn so idin mashegin gal atahay mahe wax kale mataqanid hadda adaba gal ah oo qof Muslim dhahay gal wakijirta awowe 😂
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 2 ай бұрын
Waxay ku kala baadhayaan dadka muslimka ah iyo dadka kale ee ku dhax jira si loo ogaado cida aan muslimka ahayn kolay waa sida waxbay iska shaandhaynayan
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 2 ай бұрын
Guulaysta daalibaan somali kama hadlin kamana so horjeesan gaalana umay u ifinin halka aad somali kaga mashquushay sow ma ahan alcarabiya oo gaalada u ifisay diintana laysku qasbayo u muujisay gaalada uga soo hadli weysay uguna mashquuli weysay carabtaan gaalada u nacam lqynayso
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 2 ай бұрын
Soomaali wax haka barteen ayaan kuugu ifiyay walaal ee fahamkaaga isii
@fardowsamao351
@fardowsamao351 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@Nahnah-un2cb
@Nahnah-un2cb 2 ай бұрын
Annaga' kuma dayaneyno dadka kale noloshooda iyo sharciyadooda orod adigu aad taliban iyo Afghanistan
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
@@Nahnah-un2cb adiga nafsadaada kahadal anaga ha isku keyn darin.. Afghanistan waa walaalahen
@Nahnah-un2cb
@Nahnah-un2cb 2 ай бұрын
@@TikTokBlend1 Hadey walalaha yihiin cidna kuguma haysato orod aad wadan kooda oo luuqadahooda baro oo ku noolow taa cidna kuguma haysato marnaba
@sakiabdul
@sakiabdul 2 ай бұрын
@@Nahnah-un2cb wardadka ha isku xoqine munaafaq yohow daalibaan waa musli saxa gaalo raacyahow orod dhulka reergalbeedka aad
@Nahnah-un2cb
@Nahnah-un2cb 2 ай бұрын
@@sakiabdul adiga waxa tahay ciyaal weyn- oo cay tamaya sida ilmo aan lagu soo korin rabaayad oo weliba caadifad ku hadlaya. kula hadli mayo mardame👍
@goroddaful5324
@goroddaful5324 2 ай бұрын
Kuwo Manqas dhalinta timaha si qasab ag , walibo suuqa dhexdiisa oga jarayo ayaan arkaye. Dhibka Somalida waa Wahabiyo iyo takfiir
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
Waxay dhaantaa in shirki lagu dhaco ooo qabriga labaryo
@Nuurcadow-n3r
@Nuurcadow-n3r 2 ай бұрын
Hhhhhhh
@khalidoday8943
@khalidoday8943 2 ай бұрын
kuwii daroogada cuni jiray xita say ula dhaqmeenba cajiiba dhakhaatiir ba lo sameeyay ugaara oo waalaga daaweeyay intaan la baabiin
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 2 ай бұрын
Waxa wacnayid madamo diintenu tahy mid alla inoo fududeeyey mahayin in xoog loo adegsado Halkay xoga ka adeegsanayan Waxay ahayid inay ku abal mariso Wayo abal marintay ka jecel yihiin bini aadamku Adoon ku khasbin waxad u samayin karta abal marin dhiri gelina way bay u boqondonta iyo ku dadalis
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
Daaliban mawaxad Mooday wahabiyada amarika ushaqeeyan oo dadka qal qala waa niman suufiyaal waaye😂😂
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 2 ай бұрын
Suufiga aad sheegeyso makan munaaqibka iyo shirkiga lawareegayaa makuwa awliyada baryaa oo weydiista ilmo iyo roob iwm
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 2 ай бұрын
@@laqlaajisnugal2756 hhhh dhibaayo bilaabatay markii wahaabiyo lasameeyr qoqladii sameeyasay ayeeyna xulufa layihii qol ingris sameeyasay see muslin kunoqaayan
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 39 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 16 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 3,2 МЛН
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
OGAANSHO
Рет қаралды 138 М.
MAALINKII GAALADA CUNEEN HILIBKII DADKII DAGANAA MACARATU NUCMAAN
8:42
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 11 М.
DHACDO MURUGO LEH: QABRIGA ISKOOL BOLIISIYO EE MUQDISHO MAXAA KA DHACAY MAANTA
4:13
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 228 М.
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 39 МЛН