Qorshaha Dagaalada Halista Ah ee 2025 & Dabinada Cadowga Dagaalka Mustaqbalka Laga Cabsi Qabo

  Рет қаралды 11,411

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 4 күн бұрын
ASC.Mansha Allah Madale Walalkey Suleyman Xaashi EN Wasaad ushegtayee en X.SH.M.Magurgurte sidii uu horey iyiri haduu ku dhaqaqo kadabkisa ayaa goaya oo waxa uhaya imaradka iyo Ethiopia wayna iska muqata oo waxa ay iska heleen laclac aan wadankisa aan garaneyn oo biladhi ah Xisbiya Allah caleyk yaa Muqafal ella mastaxilshi ra,asa
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 5 күн бұрын
Allow umiciin dalkeena iyo dadkeena guul soomaaliyeed yaarab yaarab kahoree qabiika qurun ka uhiibee madax Soo maali wadaniin ah guul daa iman Abidan yaarab Amiin Amiin
@sulumsulum
@sulumsulum 5 күн бұрын
Mudaan lasocday labo war ayaan xiisayn jiray Waa bariga dhexe iyo ka somalia Horufadhi bariga dhexe wuulxuu taageeraa arimaha SHIICADA Somalia warkeeda wuxuu ku dabakhaa ladagaalanka Xassan Sheikh
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 5 күн бұрын
Ninkan Waa Weriye Run ah Maaha Allah ❤
@MaanJamac-i8e
@MaanJamac-i8e 5 күн бұрын
@@SaraUsama-o6n somaliya meel baa lowadaa magaratay h
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 5 күн бұрын
Haa waa runtaa Somalia Shayadiin Ayaa madax ka ah ilaahay hanaga Qabto 😢
@yusufosman4707
@yusufosman4707 5 күн бұрын
Xaashiyaw news ka wadankeena waxuu leeyahay xanuun iyo qalbi jab niyad xumo ee maa naga dhaaftid . Waa ogahay inaad wadankii aad cod dheer iyo gaababnba ugu yiilineysid ,laakin ogow waa xanuun
@Dhuuxlive
@Dhuuxlive 5 күн бұрын
Adiga wariye tahay wasiir TikTok inaa dhahdo waa laga wanaagsan yahay wariye ataa tahay qof sheeg magaciisa wararka suuqa adiga ma tihid neeynaas qaar raali moqo waraka iska sax thanks
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 5 күн бұрын
Sanad Cusub Shacabka Somali Maryoley ,,kusaliya Rasuulkeena ( Callehi Sallatu Wasallam ❤❤❤❤
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 5 күн бұрын
Sanadkan 2025 waa sanadkii Somaliya ay guulaysanaysay lana midoobayay shicibow u’diyaar’garooba Jihaadka dalka 5ta Somaliya lagaga xoraynayo Cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 iyo Nato iyo Yuhuuda Arsenal maalgaliya InshaAllah Duufaan ayaa soo socda diyaar haloo’noqdo bi’idnillah 🤲🏼 Hassan sheekh waa shar ilaahay Somalida ku cadaabayo dambiyadaan galnay oo Hassan, Geele, Xamza, Dani, Cagjar, Ahmed Madoobe, LaftaGarayn Muuse Biixi Firdhiye waa Ethiopian sidoonkooda aan dhiig Somali lahayn iyo Baarlamaan Oromo iyo Amxaar Somali ku gambanaya ay meelwalba kabuuxaan si ay dalka 5ta Somaliyeed cadowga ugu gacan galiyaan ilaahayse wuu arkaa khiyaanadooda bi’idnillah uma hirgaliyo sharkooda InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Madaxdii kahoreeysay Hassan sahnuuni walahi waa shar isaga oo kale kulligooda oo khiyaano walba ay maleegeen si shicibka loo’jaha wareeriyo ama game been ah loo’ciyaaray shicbka ilaahay wuu ku hungoobiyay oo waxba uma hirgalib Alhamdulillah ilaahaybaa Somalida jecel oo 100% Islaam sunni ah u doortay taariikh fiicanna siiyay iyo geesiyo kulligooda kadhigay alhamdulillah 🤲🏼 Ilaahayse dambi dhaaf ayuu nooga dhigiyaa shicibka 5ta Somali ee xalaasha ah meelwalba aan joogno, wayna iska soo idlaan bi’idnillah 🤲🏼 Cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Kufaarta Xalane fadhiya ee Arsenal maalgaliya walahi way halaagayaan iyo Turkida 🇹🇷👎🏼🗑️ khiyaamada wada & Msaasrida 🇪🇬 👎🏼🇮🇱🇬🇧🇺🇸🇦🇪🇪🇺🤮Yuhuuda gadaal kataagan oo ciidankooda lakeenayo 90% waa Yuhuud Masri ah quraanka lasoo baray luqadda carabigana dhalad ugu hadlaya oo sirsoonka Masaarida 🇪🇬100% waa Yuhuud walahi foojignaada shicibow InshaAllah rabbi ayaa nacalad kuwada ridi oo jab xoogan ku’wada’ridi bakhtigoodana badahaan ku qubaynaa InshaAllah💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼 Guusha waa xagga Somalida Xalaasha ah ee 100% dhiig Somali leh InshaAllahibta kale rabbi nacalad haku’wada rido yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 4 күн бұрын
Xasbunal allah dal ba oow yaa kuleh
@NabilBashir-o6n
@NabilBashir-o6n 5 күн бұрын
Dhaxalka imaanlaanta barkadka
@CabdiraxmaanJaamac-uh2pk
@CabdiraxmaanJaamac-uh2pk Күн бұрын
Wasida😊
@asmamahed5176
@asmamahed5176 4 күн бұрын
Ilahay naarta ha ku fogeeyo waa ninkii dagaalkii 1977 kaga baxay heshiiski uu la galay somalia ha noo macanayn gaalka bakhtiyay
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 5 күн бұрын
Xashaw Ninki Cabdirahman cirro kooxdi Muuse juudan Ayaa Hargeisa ku Dhex Haysata ,, cirro Awood badan maleh, kooxda muuse biixi Wali iyaga meesha ku Awood badan
@AadamAlibarre
@AadamAlibarre 4 күн бұрын
Somalye dhibka jira ma ahan wadamada shasheye ee waa madax deena ee an iska qabano intee gor goor tahy
@NabilBashir-o6n
@NabilBashir-o6n 5 күн бұрын
Hashiis kii come david waka baxnay anaga horta muslimka marna way amaanaya yuhuuda marna way dilayane maxana na dhibay heshiiskaas waa buray
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI 4 күн бұрын
Ninkaa munaafaq weye naga daa yakh
@Mahataliomar
@Mahataliomar 5 күн бұрын
haashiyow ugu yaraan sanadkii 7 ayaan wararkaaga dhageysanayaa mar walbana hadalkaagu mar walba dhinac ayuu u jan jeeraa waad noqon kartaa mucarad ama mu xaafid lkn wariye ayaad sheeganeysaa xogaa cadiifad ah ayaa kaa muqata
@NabilBashir-o6n
@NabilBashir-o6n 5 күн бұрын
War abeyo somalia iskaga soo bax wax fahmikara majiro somalida waayo qabiilo badan oo wada waalan
@AbdinasirEbrahims
@AbdinasirEbrahims 4 күн бұрын
Waligood ayaysan ka bixidoonin wayo waxay ethiopian ku kudoodayaan in hadii ay kabaxaan somalia ayagoon xuduuda gaadhin ay alshabaab addis ababa galayaan waana waxba kama jiraan waxay rabaan inay dalka qabsadaan macna ahaana wayba qabsadeen qeyb ahaan lkn somali is not aqoon umalahan kudarsoo dagaalada ayagaa hurinaya.
@MaanJamac-i8e
@MaanJamac-i8e 5 күн бұрын
Somaliya waay kudaaysay nio😅
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 5 күн бұрын
Waa weriye run ah so baro
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 5 күн бұрын
Sanadkan 2025 waa sanadkii Somaliya ay guulaysanaysay lana midoobayay shicibow u’diyaar’garooba Jihaadka dalka 5ta Somaliya lagaga xoraynayo Cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 iyo Nato iyo Yuhuuda Arsenal maalgaliya InshaAllah Duufaan ayaa soo socda diyaar haloo’noqdo bi’idnillah 🤲🏼 Hassan sheekh waa shar ilaahay Somalida ku cadaabayo dambiyadaan galnay oo Hassan, Geele, Xamza, Dani, Cagjar, Ahmed Madoobe, LaftaGarayn Muuse Biixi Firdhiye waa Ethiopian sidoonkooda aan dhiig Somali lahayn iyo Baarlamaan Oromo iyo Amxaar Somali ku gambanaya ay meelwalba kabuuxaan si ay dalka 5ta Somaliyeed cadowga ugu gacan galiyaan ilaahayse wuu arkaa khiyaanadooda bi’idnillah uma hirgaliyo sharkooda InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Madaxdii kahoreeysay Hassan sahnuuni walahi waa shar isaga oo kale kulligooda oo khiyaano walba ay maleegeen si shicibka loo’jaha wareeriyo ama game been ah loo’ciyaaray shicbka ilaahay wuu ku hungoobiyay oo waxba uma hirgalib Alhamdulillah ilaahaybaa Somalida jecel oo 100% Islaam sunni ah u doortay taariikh fiicanna siiyay iyo geesiyo kulligooda kadhigay alhamdulillah 🤲🏼 Ilaahayse dambi dhaaf ayuu nooga dhigiyaa shicibka 5ta Somali ee xalaasha ah meelwalba aan joogno, wayna iska soo idlaan bi’idnillah 🤲🏼 Cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Kufaarta Xalane fadhiya ee Arsenal maalgaliya walahi way halaagayaan iyo Turkida 🇹🇷👎🏼🗑️ khiyaamada wada & Msaasrida 🇪🇬 👎🏼🇮🇱🇬🇧🇺🇸🇦🇪🇪🇺🤮Yuhuuda gadaal kataagan oo ciidankooda lakeenayo 90% waa Yuhuud Masri ah quraanka lasoo baray luqadda carabigana dhalad ugu hadlaya oo sirsoonka Masaarida 🇪🇬100% waa Yuhuud walahi foojignaada shicibow InshaAllah rabbi ayaa nacalad kuwada ridi oo jab xoogan ku’wada’ridi bakhtigoodana badahaan ku qubaynaa InshaAllah💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼 Guusha waa xagga Somalida Xalaasha ah ee 100% dhiig Somali leh InshaAllahibta kale rabbi nacalad haku’wada rido yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Dawladda Xasan Sheekh waa Booli Qaran
8:47
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 5 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
SHAKI WAYN OO HAREEYAY HISHIISYADA QARSOODIGA AH EE DFS & ITOOBIYA
21:24
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 267 М.
SARKAAL ISRAELI AH OO FASHILAY SIR CULUS, TANOO KALE LAMA ARAG
11:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.